Isr`il oo markale kujabtay dagaalkii maanta,Yemen oo lagu duulayo & Kooxaha XM, XB oo wali baacsanay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2024
  • Isr`il oo markale kujabtay dagaalkii maanta, khasaare gaaray, Yemen oo lagu duulayo & Kooxaha XM & XB oo wali baacsanaya
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

ความคิดเห็น • 45

  • @abdialisidow5211
    @abdialisidow5211 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Soo duulayaasha jab iyo halaag Allah ku rido, rabiyow fircoon iyo kooxdiisa halaaga aad ku ridey ,mid la mid ah Allah ku rido soo duulayaasha. Aamiin

  • @aminclwahab6979
    @aminclwahab6979 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Dagaalkan wuxuu Noqondoonaa
    Dagaalkii Ay Ku Burburi lahayd InshAllah .
    Muslimiintuna Way Guulaysanayaan InshA Allah

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allahu akbar 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @Ikyar
    @Ikyar 22 นาทีที่ผ่านมา

    IlHay ha ugargaro falastiin

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 37 นาทีที่ผ่านมา

    Illaahey daaliminta is baheysatey Allaah jebiyo kibirka ay wadaan, Illaaheyna waxan jab iyo hungo waxan aheyn Alle ma siiyo, cida maanta hiilada gaalada laga karo al’yahey waa musiibo qabaha imaradka ah, iyo baxreyn oo iyadiina noqotey kabaraaca imarad, Illaahey dhmntod burbur iyo guul daro Allaah ku rido aamiin aamiin aamiin

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🤣😅 6:15 Walaahi waan ka’heley sidaad ula’heshey yuhuuda erayada aad isticmaashey “maalinkastana baabuurteeda gaashaaman ee balaayiinta doolar laga’soo bixiyey ay KHASAARO u’joog’yihiin” 🫣🫣🫣you nailed it with your words and they diserve it.

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa guul

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤wcs ❤ cawey xalku waa xun yahay❤alahu akbar ❤

  • @ibraahinmacalin6156
    @ibraahinmacalin6156 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    isha allhu yuhuudu guuleysan meyso

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida siiba B/dhexe ❤😂🎉😢😮

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alahu akbar yuhuudu wey jabysaa falastin wey gulasanysaa

  • @RahmaAbdilahi-q7j
    @RahmaAbdilahi-q7j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Insha alah burburkii yuhuuda ayaa la tagan yhy rabiyow jaabi yuhuda

  • @Saydika101
    @Saydika101 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA MARKII AFARAAD AY KU JABAANGELITAANKA XADKA

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda

  • @AbdullahiGeljire
    @AbdullahiGeljire 54 นาทีที่ผ่านมา

    Xuutiga waa xaliifka ugu wayn ee falastiinta maanta

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rabi wuu qaban insha allah

  • @XasanMuhumed-t8p
    @XasanMuhumed-t8p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaah garbkooda galo dhamaan dhinacyada iskacaabinta

  • @Jiilishariif
    @Jiilishariif 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    اللهم الإسلام والمسلمين

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @AxmedSharif-i6v
    @AxmedSharif-i6v 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa sifiican xalada

  • @CumarMuxumad-u7p
    @CumarMuxumad-u7p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cumarmuxumad

  • @aliguediadaweh8516
    @aliguediadaweh8516 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashallah I am the first Djibouti who listens to this newspaper but since I am always the first, I ask Gaylan media to give me the medal of first person who listens ❤❤❤

  • @SaitamaKing-en7gq
    @SaitamaKing-en7gq 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maansha laah waad ideeqsiisaa warka shugran

  • @MaxamedfarxaanMaxamedfarxa-k4r
    @MaxamedfarxaanMaxamedfarxa-k4r 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🎉 3:06 3:08

  • @AhmedAbdi-r6m
    @AhmedAbdi-r6m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Halkaas baa wuxuush lugu jihaado joogan wa yuhuude

  • @mohamedomarbaan
    @mohamedomarbaan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahu akbar

  • @MoussaSougueh-fz9uo
    @MoussaSougueh-fz9uo 52 นาทีที่ผ่านมา

    Gayal Media ok

  • @khadarsalehsaleh5323
    @khadarsalehsaleh5323 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maadta sadaam baa dunida ka maqan

  • @Samekaab-zy5pt
    @Samekaab-zy5pt 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    guul luglan

  • @abdiciro7610
    @abdiciro7610 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ascww wlaal waxaan kaa codsanaynaa hadii ay suuro gal tahay dalalka ay kasoo jeedaan ciidankan qaramada midoobay inaad noo gudbiso fadlan mahadsanid

  • @hassancali
    @hassancali 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Welacom

  • @MubarikJamac-d7q
    @MubarikJamac-d7q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Garaaad gala dagaaalka muu yiraahdo gala dagaaalka

  • @MaxamedfarxaanMaxamedfarxa-k4r
    @MaxamedfarxaanMaxamedfarxa-k4r 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahimahadadan3874
    @abdullahimahadadan3874 8 นาทีที่ผ่านมา

    Edecada Gaylan media shaqa wanagasan bay Haysa

  • @MohamedHassan-bu3zm
    @MohamedHassan-bu3zm 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    198

  • @CumarMuxumad-u7p
    @CumarMuxumad-u7p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤🎉🎉🎉😂❤❤❤❤❤❤

  • @CumarMuxumad-u7p
    @CumarMuxumad-u7p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ineey is daydo guda gelid maba ahan waa in dib looga eryo meesha oo loo quus gooyo nacaladda

  • @faysalcaalin7134
    @faysalcaalin7134 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Israail.mamatamiya

  • @hassancali
    @hassancali 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc

  • @hungery1
    @hungery1 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    اسرائيل و ايران متفق سرى للعرب

  • @yuusufcabdiraman4808
    @yuusufcabdiraman4808 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    falanqeye lahubo warkiisa

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Farah abdoulkadir Gull gobonimo Asc gaylan media mahadsanied press well come 🫴🏻 Hamas support Palestine Gull gobonimo Palestine 🇵🇸❣️❣️ xiisbuulaah yamane iran