Gorfeyn Podcast | Todobaadkan Waxaan uga hadleynaa Xirfadda Laxameynta Heesaha.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 มิ.ย. 2023
  • Gorfeyn Podcast | Todobaadkan Waxaan uga hadleynaa Xirfadda Laxameynta Heesaha.
    Waxaa marti ku ah Barre Maxamed Fiidow oo ah Abwaan iyo Mullaxan bilaabay sanaddi 1973dii.
    omny.fm/shows/gorfeyn-podcast
    / gorfeyn-podcast
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 27

  • @abdullahihersi1188
    @abdullahihersi1188 ปีที่แล้ว +4

    Weriyahaan aad baan u hambalyeenayaa si aad u wanaagsan oo weliba xeelfog buu Warka uga soo saaray Abwaanka Bare Mohamed Fiidow Allaha dhowree. Barasho horteed ha I nicin baan maqli jiray. Waa run Abwaan Bare labo wareysi baan ka dhagaystay waana aan ka masquuday sida uu wareysiyadiisa u bixiyey. Xayaakalaah!😂😂

  • @abdikachannel9777
    @abdikachannel9777 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah wa xikmaadi sugaanti iyo naqshadeyihii heesaha ( laxamistee rasmi ah) hees an jecylahay aw laxameyey

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad Bare Maxamed Fiidow cimri dherer iyo caafimaad suuban Baan kuu rajaynayaa Abwaan

  • @maxdar11
    @maxdar11 8 หลายเดือนก่อน +2

    Raggii laxamada qaraamka lahaa dhammaan midh kama sheegin waana laxamada heesaha ugu qaalisan uguna macaan.
    Sida
    subcus
    Riftoor
    Ciil
    Raaxeeye burcaawi
    Raaxeeye banaadiri
    Nugul
    Carwo
    Rogaal.
    ....
    ....
    ....

    • @ADOONKIIRAXMAN
      @ADOONKIIRAXMAN 8 หลายเดือนก่อน

      Laac
      Xaafuun
      Beerdilaacshe
      Jiib

  • @ahmadnuur489
    @ahmadnuur489 11 หลายเดือนก่อน +1

    Fadlan abwaanka waraysi kale ka qaada oo ku saabsan taariikh faneedkiisa

  • @Abshirmamamed
    @Abshirmamamed ปีที่แล้ว +2

    Waa idin salamay anigoo jiifa

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan Barre waa khabiir. Tonality, dissonance, ereyadan uu isticmaalayay Barre iyo sida uu u kala saaray codadka waxay muujinayaan aqoontiisa faneed jirta 50 sano. Waan daawaday ruwaayaddiisii Ka Joog Adiga Maahee. Mahadsanid Abwaan iyo Astaan.

  • @Abdimalow433
    @Abdimalow433 ปีที่แล้ว +1

    Rabbi cimriga ha ubarakeeyo abwaan barre maxamad.

  • @waayaAragYouTube
    @waayaAragYouTube ปีที่แล้ว +2

    #Abwaan Barre Maxamad Fiidoow
    Murtidiisu badweeyaan
    Waxaana alle kudeeqay laxan erayo music 🎶 iyo Cod intaba Waa nin kudheereeya

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 ปีที่แล้ว +2

    Wariyaha caadi maaha hambalyo sxb

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 ปีที่แล้ว +2

    Abdikariim Jiir, Hassan Gareey, Saalax Qaasim, Siciid Xarawo, Ahmed Ali Egal, Ahmed Gacayte, Ahmed Noor Jaango, Hassan Garey, Jiim Sh Muumin, Xudeydi, Abdillahi Qarshe,
    waa laxamistayaasha Somali u wanaagsanaa, wixii ku dari karto ku dar.

    • @abdulahiahmed6459
      @abdulahiahmed6459 ปีที่แล้ว

      Maxamed Ahmed kuluc Tubeec baclawaan jaangow

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj ปีที่แล้ว

      Ismaaciil yare,Aweys Goobe,Daa’uud Cali Masfax,Maxamed Aadan Shamuuri Axmed Naaji Sacad,C/raxmaan Sarkhaan ( Jabuuti waa top tenka Somalida),Ha ilaawin mucjisadii laxanka ee xataa sameyntiisa safarka u geli jiray legend Rashiid Bullo Ibraahim ( aun tee waa ninka isagoo laxan hees u raadinaya oo yare marqaansan xabaalaha Hargeysa ku arkey islaan barooraneysa markaasuu laxankii halkaa ka helay,iyo sidoo ha ilaawin Axmed shariif waa ninka kaalinta afaraad ku jira laxamiistayaasha Soomaalida (AUN tee waxaa ka
      Laxamadiisa;Cadceediyo inanyahay ee Khadra iyo Cigaal iyo heesta kale ee Sida Dhamastu geedaha ee Isla Khadra iyo Cumar Rooraaye).Halkee ku ilowday Bashiir Xadi oo isna top tenka ku jira xasuuso heesta magool ee dabka ah Caashaqii ku dhegatira iyo riwaayaddo badan iwm.
      1. Axmed Nuur Jaango .
      2.Axmed Cali Cigaal.
      3. Saalax Qaasim.
      4.Axmed Shariif.
      5.Xasan Gareet.
      6.Axmed Gaceyte .
      7.C/kariin Jiir.
      8.Bashiir Xadi.
      .9. Jiim Sheekh Muumin.
      10.C/raxmaan Sarkhaan.

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdulahiahmed6459kuluc codka ku fiicnaay laxan shaqo kuma laheyn

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@AhmedAhmed-tx6djsida dhamasta geedaha waxaa laxanka saaray saalax qaasim kabanka ne asaa tumaayo

  • @xariifwayn6675
    @xariifwayn6675 ปีที่แล้ว +1

    Cimri dheer baan kuu rajayhaa abwaan barre Maxamed fiidoow leento

  • @muktarmeo
    @muktarmeo ปีที่แล้ว +1

    Aaminaadi ahayd heesihii horaa ka fiican kuwan hadda, wuu iga kaafiyey.

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal 8 หลายเดือนก่อน

    Barre Maxamed Fiidoow Khabiir weyn.

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac ปีที่แล้ว +2

    Axmd gaceyte iyo ismaaciil yare ayaad ka tagtey

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 ปีที่แล้ว +2

    Kuwii waqooyi maxaa ku dhacay.ahmed gacaytay .ismaciil yare
    Join sheikh muumin

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 ปีที่แล้ว +1

      Jiim shekh mumin rer waqoyi maha wll wa rer konfur

    • @shaafijeyte9021
      @shaafijeyte9021 ปีที่แล้ว +1

      Laxan haddaa maqasho iyo raggii udbaha laxanka ahaa waa reer Koonfur aan kuu tiriyo.
      Cabdikariin Jiir
      Xasan Garayd
      Jiim Shiikh Muumin
      Axmed Nuur Jaangoow
      Daa'uud Cali Masxaf
      Aweys Goobe
      Saalax Qaasim Naaji
      Axmed Naaji Sacad
      Cabadalla Yuusuf Hanuuniye
      Maxamed Aadan Shamuuri
      Iyo qaar kaloo badan
      Bal raggaas rag la mid ah car waa kaase yaa keena?

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 ปีที่แล้ว

      @@shaafijeyte9021 sacid Harawo ka tagty

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@shaafijeyte9021barre fiidow cabdi baadil ku dar

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 ปีที่แล้ว

    Fan miidho iyo xikmad waa hooga fanka hargesia.