Gabar markay nin kale kula wado samee sidaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • =========================================
    I make reaction and inspirational videos every week.
    Connect with me on social media:
    Instagram: / ayub.axmed
    Snapchat: ayubaxmed1
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    My gear:
    Nikon DSLR camera.
    Software:
    Sony Vegas Pro 19
    Sony vegas pro 13
    After effects CC
    Adobe Premier Rush
    Background sound:
    Videohive.com

ความคิดเห็น • 89

  • @cismancali5836
    @cismancali5836 2 ปีที่แล้ว +43

    Inta jacel nabigeena maxamed scw
    Love Saaraa❤ ❤

  • @jibrilabdalla6452
    @jibrilabdalla6452 2 ปีที่แล้ว +19

    Been maahan qof Mar ku qiyaamay Mar labaad sabab aad ugu noqotid haba yaraate ma jirto ,qofka hadu Mar ka tago go'aan adag ka qaado hadii uu qof kula wadana kabasi daran naftaada ha liidin ✌

  • @amancrn8715
    @amancrn8715 8 หลายเดือนก่อน +2

    6 Sano ayaan gabar la socday Marka ku arkay in ay I qayaaneyso wllhi waan iska dhaafay bishi igu horeysay aan ka tagay nolasheyda hormar aan waligey arkin ayaan garaay mararka qar qof in aad ka tagto ayaa qeyrka iyo irsaqada ku jirta ❤❤❤ Alx sidaan ugu tagay jaxiimadaas

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno 2 ปีที่แล้ว +25

    I LOVE YOU WIILASHA SOMALIYEED💯❤️

    • @Tusmeeye555
      @Tusmeeye555 2 ปีที่แล้ว +1

      You two sister

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 2 ปีที่แล้ว +9

    Walaal iskaga bax walbo oo naftada cariiri ku haya. Naftada meel ee u qalmin haku qasbin wiil iyo gabarba 🥰

  • @kayaabdul4915
    @kayaabdul4915 2 ปีที่แล้ว +4

    Markasta noloshaan kusodaalo o niyada iyo qalbijab dareemo waxkaliya ee niyada kudhisto marka lagu so tago quraan akhriska iyo digriga alle iyo saliga nabiga waa walal ayuub runtii wax tahay qof raaxo nafisayan ah ku dareemo hadladisa motivate i ah alaha ha ku barakeeyo walalo... iso duceeya manta wa jimce in ilahay qalbiga i qaboojiyo

  • @maanka305
    @maanka305 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nagu dhiirri galiya بارك الله فيكم 🧡🙏

  • @safiadaahir8936
    @safiadaahir8936 2 ปีที่แล้ว +14

    Ustad ayub gabar kaliya falkas masameso gabdhahaba walagu sameya labada dhinac maka so qadatid 😆

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 2 ปีที่แล้ว

      Hadase tan ayaa tusale noonah 😂

  • @HanadAkOfficiall
    @HanadAkOfficiall 2 ปีที่แล้ว +4

    Legend muqalka ana ogu hureya cawa family suheyb PIN

  • @khaahagamer7312
    @khaahagamer7312 2 ปีที่แล้ว +2

    marka u horeysa Asc Brother ayub wiil 18 jir ah ahay😄xiriir jaceyl oo ka qiimo iyo qaayo badan ka dadka waaweyna waan leenahay sida aan u wadano jaceylkayaga labada dhinacba,Sidaan u xalisano khilaafaadkayaga,marxaladaha qaar sida aan isugu samirno isma oranaysid dad yar yar ayaa xiriirkan leh xad dhaafna waan isu jecel nahay gabadha.shayga iigu layaabka badnaa een arkana wxy aheyd marar badan ayaan ku riyooday iyada oo laileeyahay heblaayo gabartad mustaqbal la wadaagi lahayd weeye mana aqaano wax ilahaa anagoo aroos ahna dhowr jeer riyo ku arkay muddo dhowr sanno ahna waan wada soconaa waxbarasho labadayaduba waan dhiganaa markan waxbarashada heer ila jamacadeed dhamaysto shaqana aan helo nin qacan bini aadam aan hoos joogin marka aan noqdo ayaan ku balan sanahay inaan is guursano insha.allh☺ maxaad igula talin laheyd walaalka ka yar oo talo kuweydiistay

    • @zakiali4591
      @zakiali4591 หลายเดือนก่อน

      Weli xariirka ma wada mise wa guursaty

  • @munaobuli2586
    @munaobuli2586 ปีที่แล้ว

    Horta waanku salaamy maansha Allah waan ka helay sidaad u siiso waanooyinka iyo sidaad ula dardaaranto

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsh Allah ustad ayub alle hakuxafdiyo

  • @drsfariida7979
    @drsfariida7979 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayuubow Raggana Sidii laga yeeli lahaa maad ka soo hadashid?

  • @amalindhojecel1511
    @amalindhojecel1511 2 ปีที่แล้ว +2

    Acs wlll waxa rabo talo wll waxan ku dhaashaya miyi kadiban aqona layama soo barin maxan imadaya magalada dadkii magalada waxay igu cayen aqon lanta maar kasta waan fikira waxa aqono ku shaqasto mana baran waxan ku shaqeya xafada anu famila nahaya waxay markasta igu yeedhan badawadi ama rer miyidi oo waxay igu yidhad badawad wiil xafadiya ayaa jecelahay isoo bandhigaya anigun waan ka diidaya anigo ka maqaya familkiisa maalin kasta wuxu igu yiidhahad ka so fikir an waxa ka baqaya xafad oo ciid kale magalad kama garanayo waan ka tegi lahaya waxa u shaqeya mama carurtayada iyo hoyoda ayaan cawiya madam abahay nolayan aqun ana baran meel kalen maganayo waxan ka codsanay inada talo isida wlll waxan sameyo wan garan layahay mara xafad aya i cayasa maran wiilkoda ayaa jecelaya isoo ban dhigaya waxan samayo garan mayo xafadu sidaya i cadan xita kijaday i sexiyan anigu mara walaba waa fikiraya waxan sameyan garan layaha

    • @waxgarad983
      @waxgarad983 2 ปีที่แล้ว

      WAXBA DHAG HA UDHIGIN ABYO WAXAYKAA SHEEGAYAAN PLZ EE WAX ISKA BARO ABAYO
      BAREEFAD AMA MEESHII AAD HELAYSO EE AAD WAXKA BARAN KARTO GAL BILOWNA WAXBARASHADAADA HNO

  • @abwaansharmaarkeofficial
    @abwaansharmaarkeofficial 2 ปีที่แล้ว +1

    Saxiix
    Shugran jizaakalaah walaal macaan

  • @ugbadabdirahman3837
    @ugbadabdirahman3837 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninka ino so samay in uu naag kle Kula wado

  • @LibanStylish-ce1rh
    @LibanStylish-ce1rh ปีที่แล้ว

    Masha Allah siweyn hadalada dhirigelin buuxda io wadooyin hirnaa ayey Albaabadooda fureen

  • @hsss698
    @hsss698 2 ปีที่แล้ว +1

    sxb sidee ku ogaan garaa in gabdha xirirka nakawadadhaxeyo inay ijecshahay io inkle
    pls answer me next video

  • @munadiriye70
    @munadiriye70 ปีที่แล้ว

    Wll nin iqabay baanu kala tagnay kadib nagtii an uga shakiyay buu gursaday ilataliyo maxaan samey Mel kasta wuu iblokge

  • @fatumayussuf5255
    @fatumayussuf5255 2 ปีที่แล้ว

    Walaala yaalow ayuub ahmed xaguu aaday

  • @munadiriye70
    @munadiriye70 ปีที่แล้ว

    Seen usoo ceshtaa wali waan jecle

  • @Khaire.10
    @Khaire.10 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaal aan taageero tahey🥰

  • @cabdikariim7657
    @cabdikariim7657 2 ปีที่แล้ว

    waa maxay dhiirigalintaada fikirka u dhextaalkaa ayub

  • @LibanStylish-ce1rh
    @LibanStylish-ce1rh ปีที่แล้ว

    Markii aan xidhidhkeeda gooyey wey igu soo laabatey 20 cisho kadib maxaan sameyaa anigana umabaaxni hada

  • @feelfree4067
    @feelfree4067 ปีที่แล้ว

    Hoodi, Channel kaan halkee laga aaday Nabee!!! Kumeey Abuu Suheyb and Saajid?

  • @cadedaahir5023
    @cadedaahir5023 2 ปีที่แล้ว +1

    m.a macalinkeyga

  • @faatxiali3405
    @faatxiali3405 2 ปีที่แล้ว

    Asc abwe ayub waxan rabaa in ad ila talido wil ayan iska soconaa muda 5 sano eh wilka waxan kadaremaa in oo saaid I jecel yhy lkn aniga Kuma qanacsani xiirkisa wayo ula jedka an marki horaba an uga aqbalay aya ehed marka is barenay in oo igalay abal an waligey iloben abalkas dartis ayan is dhahay iska aqbal marka hada iguurso hada dhaho ma awodo in an kugursado ayuu ileyahy ane wan kucajisay sidan u ixtiramayy marka maxa sameyaa wll

  • @amiizhaomar9628
    @amiizhaomar9628 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad ayuub from ayaan goopdon ✋

  • @queentaliso3900
    @queentaliso3900 2 ปีที่แล้ว +1

    Qaaa'in ma wantoowo xaqiiq

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub annaga nasoo fiiri 🙄

  • @maxamadamiinali9432
    @maxamadamiinali9432 2 ปีที่แล้ว

    m.a wlhi wax walbo aa dhahday waku saxantahay m..a ilaahey aku dayo balse hal barnamij akaa cod sanaa sida loo ogaado qofka xirirkada aaku qanacsanen ama waqtiga iskaaga luminayo sida oo ogaado

  • @nimarobleh2480
    @nimarobleh2480 2 ปีที่แล้ว

    asc.ayub.wan.kusalamay.huno.waxa.ku.sualaya.qofka.kunacay.selaku.gartay

  • @cabdulaahigalbooy2732
    @cabdulaahigalbooy2732 2 ปีที่แล้ว +3

    Usheeg ninkaas gabdhaha badankkodi inay daacad ahayn gabar diin lahayn waligaaa waxaan qiyaano ahayn kama heleysid sxp adigoo nin rag ah qofaad ogaatay inay nin kula shukansato sidee weli xiriirkiina usii wadeysaaa berina wax kale kafilo

    • @nimcoahmad6305
      @nimcoahmad6305 2 ปีที่แล้ว +2

      Ogow qof ku qiyaamay kuma jecla qofka dhab ku jecel kuma qiyaani doono

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 2 ปีที่แล้ว

      @@nimcoahmad6305 jacaylka lasheegoba waa huf 😭

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 2 ปีที่แล้ว

      Wara jacayl jacayl leene magaalada ka seexo 👥😭😭😭
      Hada 2022 ayaa lajooga
      Shaqayso
      Ka dib Gabr aabaheed ka doon, nolol waasac ah oo raaxa gal
      👥
      Isma fureesaan
      Dhicana macishada buuq kama jiro
      Dhinaca ehelkeeda buuq kama jiro
      Dhinaca jaceylkana
      Hadi la isgursadaba markaa su jacaylka dhabtaa yimadaa 😭👥

    • @cabdulaahigalbooy2732
      @cabdulaahigalbooy2732 2 ปีที่แล้ว

      @@Turjumaanka maxuma lkn dadkoo dhan hada wadadii shaqada ayey kusocdaan ninkii waqti yar uhrsan howlihiiisa waa good waayo guurka kadib ilaah baa faraj ufuraya lawada wadada saxda ah isku guursadey guurkana lacag la.aan dartii ha ugu joogsan mazuul

    • @cabdulaahigalbooy2732
      @cabdulaahigalbooy2732 2 ปีที่แล้ว

      @@nimcoahmad6305 saxiix walaahi anaa nadartu dhahay

  • @farhiayaseen9867
    @farhiayaseen9867 2 ปีที่แล้ว

    Gabdha wallaha khiyaano badan yahay

  • @najmayusuf722
    @najmayusuf722 ปีที่แล้ว

    Wllo waxn ahay gabdh waxn barty wil kadib waxan wad soconay 2 sano kadib waxa dhacay wilki inan sixad dhafa u jeclado kadib wu iga tagay waxn igu dhahy kumarabo inbadan aayaan daba socoday wali mu iso jilcin malin walba idhahyga ilin ka socota wllhi wax aan sameyo wllo ma aqano waxn ka cosanaya inad talo isisd qof qalbi aa dag weye

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you teacher🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏❤❤❤💯💯💯

  • @salmanabdi957
    @salmanabdi957 2 ปีที่แล้ว +1

    Professeur

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 2 ปีที่แล้ว

    Ninka gabdh kale la socda maxaan ku fahmaya

  • @umusadri8453
    @umusadri8453 2 ปีที่แล้ว

    Asc.wall inaan ilataliso ayaan raabaa su aal kuway diiyo sibrefadah

  • @ozkaabdi2801
    @ozkaabdi2801 2 ปีที่แล้ว +1

    Kasohadal wall dadla dhaqanka wanaagsan

  • @user-vq4te1he8o
    @user-vq4te1he8o 2 ปีที่แล้ว

    War mar idage allaha dago labba jeer se idage anigaa is dagay!

  • @thebestshortsvideo5154
    @thebestshortsvideo5154 ปีที่แล้ว

    Reality

  • @shugrimohan7623
    @shugrimohan7623 2 ปีที่แล้ว

    Qayin ma waan toobo wa run walhi

  • @xayaadyuusuf9264
    @xayaadyuusuf9264 2 ปีที่แล้ว

    asc wll ayuub axmed san kusalamay runti waxatahay qof an jecelahay ilaahay dartisa.. taloyinkaga wan kufaiday in badan...marka manta talo ban kuwaydiysanaya waxajira will an hada kahor an shekaysan jiray maraka wan iskudhacanah isaga o laha qaladka an iskaga dhacanay an wan kaharay dib bu isoradiyeye isago shegaya in wixi dhacay u sixidono kadibna in badan bankadiday xirirdabe inan lasameyo akhir wan ka yelay marakan ka aqabilay modoyar an wadaso conay bu bilabay amusu iyo aniga wan ka amusanahay mana waco mana ..lahadlo isana sidokale maraka kawaran hada inan mabalok mise wan iskadaya maxase igula talinaysaa magacaygu wa casha

  • @deeqomohmed1673
    @deeqomohmed1673 2 ปีที่แล้ว

    Tha real word good for word

  • @fadumoxasan3454
    @fadumoxasan3454 2 ปีที่แล้ว

    Ustad midas wan kaga so horjeda qaacin ma wan tobo ahed why ana sameyay ugu damben wan jecladay jcl dhab ah wa mar aan wayay lkin

    • @xoriyo7349
      @xoriyo7349 2 ปีที่แล้ว

      Dumarka way waan samaan raga lkn ma waan samaan anaa arky 😅🤔

  • @mohedzinga7782
    @mohedzinga7782 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub Waxan raba inaan kal hadalo halkee ayan ka hela wll

  • @abwankiina2386
    @abwankiina2386 2 ปีที่แล้ว +2

    Wax fahma sxbiyaal

    • @nimcoahmad6305
      @nimcoahmad6305 2 ปีที่แล้ว +1

      Ragiina dumar ayay ka cabanayan dumarkina rag wllyaal xidhidhka dheer iska daya oo qata dariiqa diintu inoo banaysay

  • @ikraanaxmed411
    @ikraanaxmed411 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayuubow hanagu dirin raga ma xaliyihi labad bad tahy😂

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 2 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo xaliye maahane 👥nimankaba kuwa noocaas ah way jiraan 👥
      Ee hadii aad khiyaano khayaano.kasoo hurto ninkaad shukaansatolid 👥qalbigaaga hasiin 🤔
      So nin kan xaliye waa uu ka duwan yhy 🤔

    • @ikraanaxmed411
      @ikraanaxmed411 2 ปีที่แล้ว

      Haa wn la kaftamya wllkyow

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 2 ปีที่แล้ว

      @@ikraanaxmed411 hye

  • @somdelivery
    @somdelivery 2 ปีที่แล้ว

    Su.aal sxp aniga gaber ayaan qabaa gabadhana laba meel ayaa kala joogna waana ka hinaasa mar walpa waxaa dhahaa yaad la hadashaa iyadana sifiican ima qanciso hadaan is leynana mar walpa aniga ayaa is dhaha reerkadu yaanu kaa dumin

  • @LibanStylish-ce1rh
    @LibanStylish-ce1rh ปีที่แล้ว

    Waan isku filnaadey

  • @riimraaj4732
    @riimraaj4732 2 ปีที่แล้ว

    Wll halkee kala so xiriira

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว

    Prother qalpigaga cabdulle shideyaha ka daa 🤣🤣

  • @yarancali
    @yarancali 2 ปีที่แล้ว

    Ustad halken kala so xariraa Inad ila talisa Rabaa sxp 👊🏼

  • @siidcali9859
    @siidcali9859 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll ayuub sethy wll mcn ilaahey dartiisa ayaan kuu jecelhy

  • @looralibaan4649
    @looralibaan4649 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof walbo dacada qof dacad mahelo😰😰😰😰

  • @user-zc8nm1kk4p
    @user-zc8nm1kk4p หลายเดือนก่อน

    scw scw scw scw scw

  • @kaderomar806
    @kaderomar806 11 หลายเดือนก่อน

    Sxb plaese isoo jawab aaniqa naa siidas ayaa iquu dhacay

  • @leyloyusuf1275
    @leyloyusuf1275 2 ปีที่แล้ว

    From Ayaan gobdoon

  • @feysal5683
    @feysal5683 2 ปีที่แล้ว

    Videoga Cusub ee Ridhwan issack kaa sugaa Reactionkisa🥰😇

  • @Hoyopodcasy
    @Hoyopodcasy 2 ปีที่แล้ว

    NAFTA ciid aan raabin laguma qasbo

  • @faizaabdirzaakahmed3285
    @faizaabdirzaakahmed3285 2 ปีที่แล้ว

    Ayuubow wilka gabar kale kula wada mxaa isagana lagu gartaa?

  • @DARKGAMING-yo2un
    @DARKGAMING-yo2un 2 ปีที่แล้ว

    you have 661 subscribers

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 ปีที่แล้ว

    Asc🎉🎉👍🙌🙌🙌🙌😂😂