Somalida Ku Aafeesan Erdogan Sh Xassaan 4Sano Kahor Wuxuu Ka Yiri Daawo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 88

  • @MohamedSuudani-ec9lo
    @MohamedSuudani-ec9lo ปีที่แล้ว +1

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 ปีที่แล้ว +5

    اللهم أرنا الحق حقا وارزقنا التباعة وأرنا الباطل باطلا وأرزقنا الإجتنابة،
    بارك الله فيكم ونفع الله بكم الأمة

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 ปีที่แล้ว +4

    Shukran Sheekh,
    Ilaahy diinta hanafahamsiiyo xaqana hanawaafajiyo dhamaanteen,
    Jazakumu Allahu kheyra

  • @beegsibeegsi1267
    @beegsibeegsi1267 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay baa kaa abaal Marin doona diintiisa aad saa ugu ciyaarayso

  • @sadioabdulle9059
    @sadioabdulle9059 ปีที่แล้ว

    Asc sheekhaw waan kuu naseexayn ee ilaahay iyo adoomankiisa ukala dhexbax
    Ma,arkin maxadaro aad leedahay oo aanad cid wax uga sheegaynin ama aad bay uyartahay sheekhaw xaqa sheegidiisa uun kugaabso asagaa kugu filane dhiiradinaanta saas ihi faaiido aduunyo iyo mid aakhiro toona kuma jirto jzkl

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle 7 หลายเดือนก่อน

      Horta ma dhageysatay , waxa iska dhigee ruux muxaadaro walba oo sheekhu duubo dhageysto .

  • @mukhtaarmuuse7383
    @mukhtaarmuuse7383 ปีที่แล้ว +5

    Urdugaan waa muslim mumin ah
    Waar ma ninka aan arkayo isagaa tukanaya quraan akhrinaya
    Sidaad gaal ugu sheegtaa
    Ilaahay musiiba kugu ridyee

    • @clsamedfaysal2660
      @clsamedfaysal2660 ปีที่แล้ว +1

      Cilmaani weeye ordugan
      ee shiikha habaarka ka daa

  • @Hanweyn-side
    @Hanweyn-side ปีที่แล้ว

    Masha allah sh xasaan

  • @abdirizakmunye8764
    @abdirizakmunye8764 ปีที่แล้ว +1

    Adigaa munaafaq weyn iaqarinaya ah

  • @MohamedabdiMuhumad
    @MohamedabdiMuhumad ปีที่แล้ว

    Madaxwene erdogan ❤❤❤❤ gaalma aha beenale xasn

  • @hamdihussein8794
    @hamdihussein8794 ปีที่แล้ว

    Adiga iyo Ordogan waxaan aaminsanahay inuu ku dhaamo ordogan Diiniyan caqliyan iyo wax tar ahaanba gaalaysiiye umada dhib baad ku haysaa alle ayaa kula xisaabtamaya maalin aan maanta ka ahayn

  • @maryamdalmar5438
    @maryamdalmar5438 ปีที่แล้ว

    Ok bal wuxu gaal kuyiri muunoosheego sheikha

  • @mohamedamiin2708
    @mohamedamiin2708 ปีที่แล้ว +2

    Xasaanow ordugan umada muslimka ah wuxuu uqabtay waa la arkaye bal adu hal wax ood umada uqabatay sheeg xitaa alshabaab baa ku dhaama oo waayo iyagu waxay aminsan yihiin bay ku dhintaan adu waxaad amimsan tahay hal shay kama qabatid

  • @mukhtaarmuuse7383
    @mukhtaarmuuse7383 ปีที่แล้ว +2

    Waar gaalnimada ma jeebkuu ku wataa adiguna isku dar gaalnimada

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool ปีที่แล้ว

    Wahaabi Alle & Rasuul Kadeecay Oo Dhiigga Islaamka Bannaysta Warkiisa Kuma Jirno.

  • @taifakali1981
    @taifakali1981 ปีที่แล้ว +1

    Adigaa fikiir shaabab waaye

  • @amareto5772
    @amareto5772 11 หลายเดือนก่อน

    Sheekh Xasanoow ummaddii oo dhan gaaleesayee- yaa Muslim ah oo haray!?

  • @ahmedabdihassan2987
    @ahmedabdihassan2987 ปีที่แล้ว

    Sheikh maxaa ku dhacay xasan liil

  • @safwansayid6338
    @safwansayid6338 ปีที่แล้ว

    Sheekh Xassaaan taas kuma raacsani hakulaabto arintaaas

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 ปีที่แล้ว +1

    Doqon ogaadeen

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 ปีที่แล้ว +2

    Dad gaalaysiinta kuu fududaa subxaanalaah ilaahay umada hakaa qabto

  • @isseabdirahman1915
    @isseabdirahman1915 ปีที่แล้ว +1

    Waryaa Adaafo urdogan wuxuu NOLA mida tahay saladin alqudsi iyo salixudiin ayub ❤ ❤❤❤❤❤ urduqaan amiirul islaam

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt ปีที่แล้ว

    Doqonkaan ilkaha dheer Muslimiinta oo dhan gaalo ayuu u haystaa kaligii buu isu haystaa inuu Muslim yahay .
    Waa dibjir Diinta ku dhuumanaya

  • @mohamedabdiahmmed
    @mohamedabdiahmmed ปีที่แล้ว +2

    Wadaadkani Erdogan ma gaalnimo ayuu ku ogyahay mise wuxuu ku qaldayaa ka la tartamaya ee Kamaal oglo Alla wadaadoow Dhibkaagu waa cid sudhan uun

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 ปีที่แล้ว

    MESHAAD ORDUGAN KAGA XANAQSANTAHAY WAXA WAAYE DOWLADA SOMALIYA AYU CAAWIYEY SHABAABNA WUULA.DAGAAALAY MARKA SHABAB NIN LA DAGAALAY SIDEE ADI KULA HESHIINEYSAA ILEN SHABAB UMBA TAHAYE

  • @yuusufbaxaar109
    @yuusufbaxaar109 ปีที่แล้ว +1

    Firconyahaw daqiqadkasta qof baad galeysiineysa xisho òo alle kabaq

  • @Kedismedia
    @Kedismedia ปีที่แล้ว

    in ow yahay hogaamiye wanaagsan baanu taagersanahay lkn waan ognahay waaqica taagan

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 ปีที่แล้ว +1

    Af carabi yaan aad u aqaan Kaa saarimayso malinta Ilahay la hor taagan yahay lakiin camal fiican oo ad suubiso ayumbaa ku garab istaagi Kara. Lakiin malaha amaantii Yaa lagaa badiyay markasaa is cajabisay oo isu qaadatay nin lagu jabay. Lakiin xaqiidii hadda ayay Soo baxday waligaana dacaad diinta umaad noqon. Hadaba Halka ad ku dambayso la arki donee In Sha Allah!!!

  • @difaacqaran8181
    @difaacqaran8181 ปีที่แล้ว

    hadaad ogtahaya mesha uu ka keenaya erdogan maadan dhahdeen erdogaan waa gaal maadan ka baqeeyn Alle subxaana llaah qofka qof muslim ah ku tilmaamo gaal rasuulka ku til maamay in uu qofkii yiraahdo baa uga dhaw gaal nimo marka adigaa ka xun kuguma na raac sani cadaabka alle kama baqin ee afkaada u fiirso wax ka soo baxaayo afkaada dheer ka reeb

  • @adammacalin5997
    @adammacalin5997 ปีที่แล้ว

    War kan ummaddoo dhan wada gaalo ka dhigey maxaa ka qaldan
    Timir lafaa ku jirta kan asaga ayaaba ah wuxuu dadka ku sheegayo allahu Aclam.shartaada alle ha na dhaafiyo xasanow.wadaad kuma dhihi karee.

  • @hamzaabdirahmanmahamud4175
    @hamzaabdirahmanmahamud4175 ปีที่แล้ว +2

    Xasaan hadalkiisu wuu farabadanyahay hada soo saas male kuwa kale ayaad hadana arki isagoo leh waynay wax dhaamee taageera

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle 7 หลายเดือนก่อน

      Goormee aragtay isaga oo laba afleynaya , meeshaad ku ogayd ayaad ugu imaanee waa hadii aysan wax mad'aladi uu riday waxba iska badalin .

  • @cabdihadiibrahim9708
    @cabdihadiibrahim9708 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @XaawoSiciid-si6um
    @XaawoSiciid-si6um ปีที่แล้ว

    Sheekhan wuu fuduyahy subxanallah

  • @ilyaasHaykalmaxamed
    @ilyaasHaykalmaxamed ปีที่แล้ว

    Erdogan Muslim weeye maxaa kaaqaldan shiikhow

  • @cismaandhagayare776
    @cismaandhagayare776 ปีที่แล้ว

    Ninkan waalan yaa dadka ka qabsada bal wuxu ku hadlaayo day subxaanallaa

  • @saeedofficial
    @saeedofficial ปีที่แล้ว

    Ma Erdoğan baa. Gaaaaa. Inkaari. Kugu dhacdee. Shaydaanyow

  • @shukrifarxan8065
    @shukrifarxan8065 ปีที่แล้ว

    Waan kaala laabtay inaan kuu aqaanay sheekh waxaase tahay SHEYDAAN UF AH

  • @aliyabeh1722
    @aliyabeh1722 ปีที่แล้ว

    Galnimadu matu jebkaka kujirta yajahil kanoqo kalmada erduqan wamuslim waligana magadhide

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 ปีที่แล้ว +1

    Kan kuwa horfadhiisanayaa iigala liita .Ordogon waa halyeey waayey garab.

  • @difaacqaran8181
    @difaacqaran8181 ปีที่แล้ว

    qofkasoo wanaag sameeyo ama layiraahdo waa qof wanaag san ba ma hadli karo haduusan isgu rabin waaa gaal illaah buu kaa magan galay erdoganba hadaad titi waa gaal adigaa ugu dhaw sheikh e nooma tihid waayo kii somaliga ahaa iyo erdogaan hadaad ku tilmaantaya gaal adigaa ka liito ee fakaada kala bax subxaana llaah yaahuu culama ku sheegtaan wax kasto anagaa garanayo waa wadaada dii ee eysay. subxaana llaah

  • @DahirMohamud-l2x
    @DahirMohamud-l2x ปีที่แล้ว

    Jahli waa waxa aad kalimada gaal u fududaysanayso ogow ama adaa Gaalnimo ku dhiman ama asaga marnaba jalmadaas cidlo Kuma dhacayso

  • @Dajiye614
    @Dajiye614 ปีที่แล้ว

    Ninkaan fudeyd & xikmad la'aan baa ku kulantey! Erdogan meeshuu turki ka keeney & meesha ey maanta joogaan marna muu u fiirsadey? Deg deg & fudeyd baa ka muuqda , Wax kasta Samir & shaqo ayey rabaan , Haddii maalin wax ku hagaagayaan ambiyada maba dhibtoodeen oo waxaa lagu xoojin lahaa malaaik & Maal.

  • @FanTube0001
    @FanTube0001 ปีที่แล้ว +1

    Hada adigu maxa wadan gal ujogtahh gal uegow

  • @niciimamahamed5369
    @niciimamahamed5369 ปีที่แล้ว

    ALLAA ALLAA war maax kaqaldan odayga caadi ma aha

  • @Ahmed-iz8be
    @Ahmed-iz8be ปีที่แล้ว

    Adiga maan cidina kaa aamaan helin ma aduun baa toosan

  • @lustyfrog7221
    @lustyfrog7221 ปีที่แล้ว

    Gaal kuyeh subxanallaaah kan muxuu ahaa Daria Isla galeynaayo balaayo Kula tagtey yahuuu Erdogan wa libaxa muslimiinta guul ban U rajeynaa

  • @HassanMohamed-qd5pw
    @HassanMohamed-qd5pw ปีที่แล้ว

    Sheikha waalan

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 ปีที่แล้ว

    Daddka muslimka lee muxuu gaal ula soo taagan yahay

  • @khadarahmed5556
    @khadarahmed5556 ปีที่แล้ว

    Sheekh dib isugu noqo fikirkagani wuxu u eeg yahay midka alshabaab

  • @ShiineYuusuf-tg2wi
    @ShiineYuusuf-tg2wi ปีที่แล้ว

    Allaha hanogargaro waa saban aqir sababto ah imanki badadka lacifay 😢

    • @_-JB
      @_-JB ปีที่แล้ว

      Waryaa aamus oo diinta soo baro
      Sheikha dastuur ka ayuu kuheysta waana arin sax ah dastuur wa kitaab iyo diin gooni ah sida islam christian yahudi hindu diintan cusub ee labada boqol sano jirto secular system ka ah haku aaqiro wayin iskuday inaa wax badan ka aqriso quranka iyo sunnada kadibna aad aqriso kitabka diinta cusub ee dastuurka la dhaho ha ahaado kan somalia kan turkey kan ciraq kan pakistan ama kuwa gaalada xata sida england america Illahey xaqa hakutuso

  • @goodman5831
    @goodman5831 ปีที่แล้ว

    waxa yable kuwa dhegaysa basasksn xun ee maraykanka u sheeqeya waxad usheekaysa dadka masakinta ah waxad mooda inad adigu galnimada adigu gacanta ku hayso

  • @sucdiabukar2035
    @sucdiabukar2035 ปีที่แล้ว

    Sheeqow ala ha kuu dembi dhaafo wuxuu gaal ku yahay manoo sheegi jartaa

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 ปีที่แล้ว

    ERGADON OO ALLAH KU XIRAN QURANKA SURATUL Albaqara Masajidka ka akhrinayey ummada u gargaari , miyu sheikhu gaal ku tilmaamay subxanallah ,
    Sheikhan wa dhaweyd waxa ku dhegana culo badan kkk wa takthiir caqiida umaleyn wbt

  • @mohamedhussein8431
    @mohamedhussein8431 ปีที่แล้ว

    Ruxa kuso gurmada adigo tabaryar colaad gaajo iyo abaaro dowlada la an eyku afeysay ku garab istaagey ee dhalaankaaga dhunkadey miyaa saxan mise? Mise kan kudubanaya e qor iyo galab kula dabataagan qaraxa ewax kareeban iyo muqadasaad u xurmeyaa jirine sheikh hoyo urleh ubad iyo ardoba xalufinaya kaa miyaa fiican? Ebaan idinku dhariyee ? Subxana Allah

  • @taifakali1981
    @taifakali1981 ปีที่แล้ว

    Adigaa mu qumaantaxaay

  • @JamaalWabar-zo5qk
    @JamaalWabar-zo5qk ปีที่แล้ว

    Waryaa.hooy.adigu.diinta.hadharjabin.umadana.hawaalin

  • @moha786
    @moha786 ปีที่แล้ว +1

    Yahuu wadaad Xanuunsan atatahay

  • @fowziamohamed9644
    @fowziamohamed9644 ปีที่แล้ว

    Adidas idnash

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 ปีที่แล้ว

    Wadado lama arag
    Caruuraha derbi jiifka
    Wax u qabanaya?
    Masaajidku waxuu u baahan yahay dad,
    Dadkana ka bilaaba
    Dadka masaa kiinta ah iyo derbijiifka

  • @cabdinaasiryuusufciise5901
    @cabdinaasiryuusufciise5901 ปีที่แล้ว

    kan hala yaabina horaan uyaabay asaga iyo kuwa lamid ah ee culumada saban aaqirka ah intuu gaal iyo islaam kusoo boodin oo sidii aarbita kaarka gaduudan iyo kan jaalaha haysta hadba midkuu raba utaaga cayaartoydayda waa yaab bahasha fudeyd gaalwaaye iyo muslin waaye oo aan loo daaheenin waa u astaan lagu garta culumadaan ujeedkooda alaa og laakiin sheeq umul ayaan hada ka hor ka maqlay isagoo leh olnf waa qaldan yihiin jihaad ma aha waxa ey ku jiraan ciid iyo calan iyo geed iyo dhagax yey udiriraayaan halsaas yaan qoslaayay ilig iguma harin waaya diin uu sheegay daayoo in amxaarka lala dagaalama ayuu si dad ban usameeyay yuu ushaqeeyaa waan yaabay kana waa kii oo wey badan yihiin meel laga soo diray manaqaan si dadban yey gaalada ugu shaqeynaayaan si dadbana islaamkii wey ula dagaalamaayaan inta kale dhameysta idinba aqli ayaad leedihiin

  • @lustyfrog7221
    @lustyfrog7221 ปีที่แล้ว

    Alshabaab baa tahay yur

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 ปีที่แล้ว

    Dhiladi ku dhashe was wlh wixii ku dhageysto ayaaba adi kugu danbaaba ninkan waxaan ka sabray maalinku dhahay ex control afgoye qaraxii ka dhacay waxa ku dhintay kuli gaalo ayay ahaayeen hadana marki la wareyste dhehe ani ma dhahin o u arkay in hadalkiisi laga wada xanaaqay

  • @FanTube0001
    @FanTube0001 ปีที่แล้ว

    Shaikh galow maxaa dirade 😂😂😂😂

  • @Mukhtaarcabdirooble
    @Mukhtaarcabdirooble ปีที่แล้ว

    Sheekh suufi ah ayaad tahay

  • @mohamedamiin2708
    @mohamedamiin2708 ปีที่แล้ว +1

    Xasaaan waa doqon aan oqoon wixi umada muslimiinta dan u ah gaal umbay kaga dhagtay lkn waxaaba ani igala daran kuwa hoos fadhiya ee sheekh uhaysta waa geel jira yaal markay miyiga ka yimideen ku ilbaxay hebal waa gaal una haysta inay waxaasi diin tahay

  • @mowlidismail9817
    @mowlidismail9817 ปีที่แล้ว

    Shekhbad moda hadana wanfahmi wayay ordaga buu kushegaya gal wanuka digaya

  • @Salaaxadiin8690
    @Salaaxadiin8690 ปีที่แล้ว

    adaa aafo ah

  • @somaliking7807
    @somaliking7807 ปีที่แล้ว

    Qashin baatihiine umada faraha kala baxa

  • @mohamedamiin2708
    @mohamedamiin2708 ปีที่แล้ว

    Hebal waa gaal umay kaaga dhagtay gaalimadu afkaaga kuma jirto

  • @cabdiqani34mohamed75
    @cabdiqani34mohamed75 ปีที่แล้ว

    Wadaad waalan oo aafeysan oo dad uu dhimiyo rabo waaye asaga kaligii ayuu Muslim isku heystaa

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica ปีที่แล้ว

    Erdogan taager buu naga mudan...shar baa kala daran

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 ปีที่แล้ว

    Ilka dheere keligii Muslim qofkui arkaba waa gaal Yahuuw

  • @shaabanibrahim2482
    @shaabanibrahim2482 ปีที่แล้ว

    Adiga ayaa gaal ah😊

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 ปีที่แล้ว

    Qofka nuucaa ah ayaa culumanimo sheeganaya, qurun.

  • @taloiyotarbiyo
    @taloiyotarbiyo ปีที่แล้ว

    Wadaadkaan mashruuca faarujinta guriga islaamnimada miyuu madax kayahay horta?
    Tankale waxaan iswaydiiyay tolow yuu soo dajin rabaa markuu naga saaro?

    • @Masago2025
      @Masago2025 ปีที่แล้ว

      Difaaaca adkeeyso ebow cadde lol