ILA QOSOL " DAAWO ADAA QOSLI DOONEE | HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 108

  • @abdisalammohamed1
    @abdisalammohamed1 9 ปีที่แล้ว +32

    Dadka badankoodu wax ma fahmayan ninkan qosol kaliya kama wado lkn xigmad baa ku jirtaa hadalkiisa (dad yar baa fahmaysa)

  • @suheylabashirsuheylabashir8240
    @suheylabashirsuheylabashir8240 7 ปีที่แล้ว +1

    wlhi xikimd buxda aya kujirta mansha Allah xogan wa IGA qosliye ano xanaqsan mahdsanid wll sare

  • @saido53
    @saido53 11 ปีที่แล้ว

    masha alaah..qisooyinkiusa nice waye....vive baadiye...

  • @nucmaanbuzzer2826
    @nucmaanbuzzer2826 11 ปีที่แล้ว

    wlhi waa run kuwa hada kasoo galay baadiyaha oo ka ordaya ayad arkaysa aduunka dhaqan lagu faano aya la arki jiray miya laga orda anigu ninkii aan ka dareemo inuu avoid garaynayo sheekoyinka badiya horay ayan ka garta inuu hada ka yimi hadaad geel raacday iyo hadaad lo'raacday intiba waa lasoo wada raacay somalidu 90% wa xolo dhaqato be proud

  • @calakasomalia
    @calakasomalia 11 ปีที่แล้ว

    Lkn barnaamijka ila qosol miyaa ama waa wax kale .. alxaasil wey ku mahadsan yihiin inta calanka ay weyneeyeen . Viva somalia

  • @qatraibrahim7925
    @qatraibrahim7925 9 ปีที่แล้ว +1

    adigana waad mahadsanta walalkey macan Allaha ku dhayi walalkey nolow walal

  • @craxmanmaxmud6716
    @craxmanmaxmud6716 6 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah.casharbuu uga jeda mga qosol.Alla ha barakeeyo.

  • @saleebaanfaarax6321
    @saleebaanfaarax6321 4 ปีที่แล้ว

    Mash allh waxuu ku faanayaa dhaqankii reer baadiyaha

  • @trial836
    @trial836 11 ปีที่แล้ว

    ninkan hogaamiyuu ku fiicna erayadiisu waa kuwo xigmad ku fadhiya iskuna xidhan isl markana isku toosan oo is leh wonderful speech

  • @zamzameeya8872
    @zamzameeya8872 8 ปีที่แล้ว +15

    Kkkkkkk oday saxib isha ayad kariday.
    Badiya walagu fana lagama fano😂

  • @carabyare7902
    @carabyare7902 11 ปีที่แล้ว

    bro odey abudllle in laa dhaa haan umaleynaa you tube wuu kuu jiraa waa wiil add uficaan mansh allah oo dadkanaa runta ugsheegaah

  • @qatraibrahim7925
    @qatraibrahim7925 9 ปีที่แล้ว

    walahi walalkey macan badiyo wan ka nimid kamana fano runti Allan ku dharte badiyo mel an ka jeclahay maleh wayo waan ku dhashay

  • @Samiira87
    @Samiira87 11 ปีที่แล้ว

    k k k k k k k ah ah ah loolz waan beer cadaaday qosol
    hanidaad saaka ka sheekaynaysay wax hakuu kariso.

  • @diinideampiresfilmydiinide4878
    @diinideampiresfilmydiinide4878 6 ปีที่แล้ว +1

    Arkan wa dhal makaalo iyo dhal badiyo inta igu racsan like saar

  • @ugaasawale3826
    @ugaasawale3826 11 ปีที่แล้ว

    ahhhhhhhh soomali oo dhan baa baadiye ka timi kii ka faanyow dilac ahh aabahaa iyo hooyadii baadiye bay isku guursadeen

  • @nuurabilan566
    @nuurabilan566 11 ปีที่แล้ว

    kakakakakakakak - hadal wa dhameyey wallahi - masha allah allah ku daayo - walaalo

  • @elninoo1986
    @elninoo1986 11 ปีที่แล้ว

    Ninkaan waa Musharaxii 2012 u Taagnaa
    Jagada MadaxTinimada wadanka waxaan
    aamin sanahy Xasan Xayawaan inu asaga
    Noo Dhaami Lahaa MaanTa wale & Bile

  • @abbasmohamudabdi5896
    @abbasmohamudabdi5896 10 ปีที่แล้ว

    waa qosol gubaabo wata maahan kaliya qosol waxaa lagu tusayaa muhimada aqoonta

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 7 ปีที่แล้ว +7

    Thanks wlhi xigmad miidhan huuno kkkkkk

  • @canab1973
    @canab1973 11 ปีที่แล้ว

    Masha Allah bro. You are so honest. I think your from Hiiraan. You look like my cousin Ahmed.

  • @abdirahmanadammohamed5958
    @abdirahmanadammohamed5958 7 ปีที่แล้ว +1

    sax waaaye nin caaqil ah waaye ninkaan wlh

  • @mohamedadulahi1705
    @mohamedadulahi1705 4 ปีที่แล้ว

    Brother ninkaan waa wada xikmad magaciisa ii sheeg aan chanalal kale ka daawade

  • @hargaizawihadalsame7710
    @hargaizawihadalsame7710 7 ปีที่แล้ว +1

    caruurtan yar yar miyaa Somalia wax ka ah

  • @tabaarak2767
    @tabaarak2767 11 ปีที่แล้ว

    wlh ninkan waa nin qiimo leh mashallah

  • @mahmudsharif7314
    @mahmudsharif7314 11 ปีที่แล้ว

    War yaab aan araknay maa ninkabaa madaxweyne noo naqanlahay

  • @عباسمسلمالصومال-ن5ج
    @عباسمسلمالصومال-ن5ج 6 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan hadaladisa xikmad ayaa kujirta inta somalia aho kafaidaysta

  • @ducaysan100
    @ducaysan100 11 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah good man I like that keep it bro

  • @looliye
    @looliye 11 ปีที่แล้ว

    anigu waxaan ka arkaa ninkan shaadhkii tesco uk stores

  • @igasle2302
    @igasle2302 11 ปีที่แล้ว +1

    waar ninkani waa rageeddiiyee aan qudbadihiisakale dhagaystee, magaciisa sheega.

  • @axmedmanu
    @axmedmanu 11 ปีที่แล้ว +1

    somaliyeey qabiilka iska daaya ninkan hadladiisa waa macquul si somalinimo ayuu u hadlay ee qabiil kama hadlin

  • @yusufsaidjama8007
    @yusufsaidjama8007 11 ปีที่แล้ว

    funy --- waxan ka qaatay wax badan .- dameeri dhaan raacday ha noqon - sida qoloyin marba magac la baxa oo aan taariikh lahayn oo la odhanayo .mujaahid ,profissor ,siyaasi ,aqoonyahan . qiime oo dheh magacaa ma yahay mase u qalmaa, muxuu qabtay ,wax ma qabtay ,wax maqaban karaa

  • @maanka2814
    @maanka2814 8 ปีที่แล้ว

    Waa nin aad u xigmad badan. Abdirahman Taysiir miyaa????

  • @whatamancandoeverymancando1023
    @whatamancandoeverymancando1023 6 ปีที่แล้ว +2

    Leelkase Darood ragg jira

  • @abdifatahmohamudhassan7278
    @abdifatahmohamudhassan7278 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi waan qosley adeer shaqo wcn baad noo iftiimisey😂🤔

  • @faysalali5340
    @faysalali5340 11 ปีที่แล้ว

    abaa wali gelakaa kasoo shiiroyo sxb heer magaal manoqon wali wax badanaa kuu dhiman

  • @faadumocarab2866
    @faadumocarab2866 7 ปีที่แล้ว

    😂😂😂 it's so funny abti masha.allah

  • @ayanaali1354
    @ayanaali1354 11 ปีที่แล้ว

    plz download more

  • @fadma638
    @fadma638 6 ปีที่แล้ว

    Run ma kaa tahay eraygaas in aad qabiil wax aanad ku qabanin😌

  • @macmugaadk
    @macmugaadk 11 ปีที่แล้ว

    Happy being a Somali!!! we make the best jokes n nick names!!

  • @ducaysan100
    @ducaysan100 11 ปีที่แล้ว

    Akgyaaray waxaan layaabay ninkaan so funny 3 years office kaga shaqeyay mansha Allah aqoonta somaliyed kkkkkkkk

  • @moheldin
    @moheldin 11 ปีที่แล้ว

    Very funny Indeed!....and Honest again...its sunnah to go and visit ''baadiya'' Our prophet 9SAW) was sent to ''Baadiya'' when he was six years old to learn the true dialect of Quresha, thus a sunnah to visit.. its only in baadiaya that the heritage and culture are preserved.

  • @wiilkasanadkaciyaalkaxaafa7480
    @wiilkasanadkaciyaalkaxaafa7480 11 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhhh Lol Funny wlhi

  • @hanihassan5032
    @hanihassan5032 11 ปีที่แล้ว

    ninkaan xagen kahelaa magacisa sadaxaan

  • @abdiqadir3015
    @abdiqadir3015 10 ปีที่แล้ว

    waa qosol yaab eh

  • @shirwac.6277
    @shirwac.6277 7 ปีที่แล้ว

    هههههههههه ماشاء الله ابداع

  • @madaale571
    @madaale571 11 ปีที่แล้ว

    ninkani waa aftahan lakiin daacadnimo allaa og

  • @abdullahimohamud7444
    @abdullahimohamud7444 11 ปีที่แล้ว

    Nin shidan waa ninkaan

  • @aqoondhis01
    @aqoondhis01 9 ปีที่แล้ว

    wadaadka askarigu istaajiyay baan aad uugu qoslay

  • @qalieyes6850
    @qalieyes6850 11 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkk wlhi runta ayuu ka hadlay lkn xil ama madax miyu donayaa war xil don ha isku noqoon

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 7 ปีที่แล้ว

    yarkan magacisa halay sheego

  • @ahmedadde2757
    @ahmedadde2757 9 ปีที่แล้ว

    hhhh wllaaaah waa.iga qoslisay bro

  • @hassanmire847
    @hassanmire847 9 ปีที่แล้ว

    Brother, nin dhisan oo hufan baan kugu tilmaamayaa oo aad tahayna, xaqiiqdii!! Wax kasta oo aan ku Faanno dhaqan iyo hiddaba, hadal iyo hawraarba asaliyan waxaa unkay ama laga dhaxlay waa reer miyigeenii. Aad baan kaaga mahad celinayaa

  • @hamzajrbudull2864
    @hamzajrbudull2864 6 ปีที่แล้ว

    Wuxuuu Ka hadlay waaa waxa soomaali hoos udhigay waxaa Jira dad badan oo wadanada reer galbeedka jooga ayaa noocaaya waxay odhonayy maba arag somalaiya

    • @laylabokh3051
      @laylabokh3051 6 ปีที่แล้ว

      Hamza Budull iii88ikiiikiiiii8ii8iiiiii88iiiii8ii8ii8iiiiffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffff

    • @hamzajrbudull2864
      @hamzajrbudull2864 6 ปีที่แล้ว

      layla bokh haa wllo welcome

  • @suchw
    @suchw 11 ปีที่แล้ว

    Hani, abaa wiilkan waxaa la dhahaa Oday cabdulle run ahaantii magaciisa saxdaa ma'aqaano laakin saa buu ku magac dheeryahay. wuxuu ku noolyahay Minnesota gaar ahaan Minneapolis dhowr jeer baa is aragney oo xawaalad suuqa somalida kutaal buu ka shaqeyn jiray. ma aqaan inuu weli ka shaqeeyo laakin ma arag baryahaan. he's a funny guy.

  • @maryansh.hussain898
    @maryansh.hussain898 6 ปีที่แล้ว

    Haduusan baadiyo ka imaana lahayn sidaan uma xikmad badnaadeen

  • @khadarsomali9497
    @khadarsomali9497 7 ปีที่แล้ว +1

    qofki hadlaa xitaa waa qabiilkee ayaa ladhahaa soomaali maxaa naga beeray

  • @cabdale02
    @cabdale02 11 ปีที่แล้ว

    waa nin sare reer miyiguna waa daadka ku haboon waxbarshada iyo dadaalka iyo is horumarinta bini adan nimo

  • @farhanisse1721
    @farhanisse1721 11 ปีที่แล้ว +1

    kan waa ceyr ama duduble

  • @captainajiidawaale1037
    @captainajiidawaale1037 9 ปีที่แล้ว

    hahsa aada umahad santahay suaaashaada waa su aal mu hiim ah wan leenahay miyi magaala kii qabiil jaccl aseey dhibee

    • @ilyaascade4202
      @ilyaascade4202 8 ปีที่แล้ว

      walal anba wa sidaa lkn dadka badankiu kuma faanan

  • @ilhaanabdi1361
    @ilhaanabdi1361 11 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkk caadi maahan

  • @abdimahad4440
    @abdimahad4440 8 ปีที่แล้ว

    Xikmad iga dheh

  • @saberyare7946
    @saberyare7946 9 ปีที่แล้ว

    hhhhhhh wligy wax ku qosla ma arkin

  • @hudeeyfimohamed8466
    @hudeeyfimohamed8466 7 ปีที่แล้ว +1

    kan magac malahan miyaaaa mase kilbkan kaliya utosay waxkale mahayo miyaaaaa??????????????

    • @goldenheart8636
      @goldenheart8636 7 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Mohamed odaay aya ladaha

  • @xamarsomali6832
    @xamarsomali6832 9 ปีที่แล้ว

    mahamuud hasan

  • @ibnuhasan680
    @ibnuhasan680 11 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk baadiya Ku fiicana baladna Ku fiican kkkkkkk

  • @HODHAN0
    @HODHAN0 11 ปีที่แล้ว

    ninkani barlamaaan halodorto

  • @AhmedMohamedmaxamud
    @AhmedMohamedmaxamud 11 ปีที่แล้ว

    waroow waye kan

  • @waffahaji4716
    @waffahaji4716 11 ปีที่แล้ว

    ninkaan cuqdad reer baadiye aa heyso markaad aragto

  • @leilahassan8119
    @leilahassan8119 11 ปีที่แล้ว

    soomaaliyeey ani mid taas ka duwan baan qabaa aqoontu aan maanta sheeganeeyno waa meesha aan ka baa banay waxaa layiri dad baab qaylo maqlay qayladii un been ka carareen oo is dhaheen bal u carara meel masaajid ku yaal iyagoo ku sii socda masaajid kii un baa waxaa ka hor yimid kuwo masaajid kii ka soo cararay war maxaa dhacay waaye masaajid kaaba qayladu ka yeereeysaa beey ugu jawaabeen waxa soo maali baa bi iyay waa kuwa aqoonta sheeganaya you have to know

  • @ahmedtayoxuseen6997
    @ahmedtayoxuseen6997 10 ปีที่แล้ว +2

    qosolkii orod hani aad saaka dhan sheegay waxa ha kuu karisee kkkkkkkkkkkkkk

  • @MrA36500
    @MrA36500 11 ปีที่แล้ว

    Nuura bilan wan ku jeclahay ilaaa xad lol

  • @HakaFakarin
    @HakaFakarin 9 ปีที่แล้ว

    ninkan xigmad xumaa shacyiro muu u soo fariistey meesha jin ku dag

    • @haniibrahim8
      @haniibrahim8 7 ปีที่แล้ว

      wlhi waa sheega an.cadi ehen kkkkkkk adiba mahan

    • @updallahassan7072
      @updallahassan7072 7 ปีที่แล้ว

      Jahil miyaa thay adiga

  • @abdulfatahgaboobe5898
    @abdulfatahgaboobe5898 11 ปีที่แล้ว

    farhaan Ciise waad soo dhaweysay waxaansa umaleynaa in uu yahay Duduble ama Murusade, sababtoo ah dhulka aw ka sheekeynayo waa agagaarka Ceelbuur ( washaaqo) meel biyuhu galaan oo ceelbuur u dhow oo geela laga waraabiyo kkkkkk

  • @islaamyhussein2490
    @islaamyhussein2490 8 ปีที่แล้ว

    xigmad weyn ayuu ka hadlayaa ee ilaahay umada ha fahan siiyo mahad sanid

  • @lulmohamedkahie5398
    @lulmohamedkahie5398 8 ปีที่แล้ว

    Wiil kaan magaciis

    • @yasseryasser2527
      @yasseryasser2527 8 ปีที่แล้ว +1

      Odhay aa ladahaa he's my friend

    • @shucaybfaysal6235
      @shucaybfaysal6235 7 ปีที่แล้ว

      Lul Mohamed Kahie hhhhhhhh

    • @yasminmusse7900
      @yasminmusse7900 7 ปีที่แล้ว

      lul mohamed mamagiciisaa dadka waydiinaysaa sidaad adigu u daawanaysid buu qofkasta u daawanayaa ee huuno isaga waydii

    • @mohamedosman8686
      @mohamedosman8686 7 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkkkkk

  • @The-horn-of-africa
    @The-horn-of-africa 11 ปีที่แล้ว

    King44 xayawaan baa tahay dadka kaa masuulka ah afka hala galin somali saafi ah weeye ninkaani marka shaqsi kasta ee somali madaradaa aad suuqa la taagan tahay buu madaxwaynaha mustaqbalka u yahay

  • @shirwac.6277
    @shirwac.6277 7 ปีที่แล้ว

    😂😂😉

  • @bashkahared5121
    @bashkahared5121 11 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mahadahmedofficial3629
    @mahadahmedofficial3629 11 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkk

  • @abdiibra2229
    @abdiibra2229 10 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhhhhhh

  • @mofarah5689
    @mofarah5689 6 ปีที่แล้ว

    Been badana asaba ciyaal bee. Showwiistee iga dheh.

  • @kawtherable
    @kawtherable 11 ปีที่แล้ว

    waa cajiib, waayo dadka hor fadhiya oo dhagaysanayo reer baadiyahan oo doonayo inuu dadka ka qosliyo wuxuu sheegana uusan haynin? Reer baadiyo will always sound like reer baadiyo and he is one good example of reer badiyo, no offense at all. Just giving the fact.

  • @maxameddeeqalfamaxameddeeq3610
    @maxameddeeqalfamaxameddeeq3610 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhhhh

  • @bashkahared5121
    @bashkahared5121 11 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @بحبكياروحي-ظ3د
    @بحبكياروحي-ظ3د 9 ปีที่แล้ว +1

    viiiva Xawadle waa nin reer hiraàn ah.
    Dadka Afka Somaliga saxda kuhadla ayuu kasoo jedaa

    • @engwarsame7
      @engwarsame7 8 ปีที่แล้ว

      Kkkk Xawaadle kuye
      Nin kaan waa nin ree Matabaana cayaarta ka daa TH-cam

    • @mideyeadde1470
      @mideyeadde1470 6 ปีที่แล้ว

      Ree hiiraan weeye siiba matabaan waana cayr ayaanle oday ayuuna caan kuyahay

  • @KINGZ44four
    @KINGZ44four 11 ปีที่แล้ว

    Wa kuwi 1993 xamar so galay from gobolada dhexee oo xamar uu yimi boob , dhac iyo isbaaro kuwi ba hada raaba inay soomali wax uu sheegan lol ilahow na astuur

  • @farxiyoadan7815
    @farxiyoadan7815 9 ปีที่แล้ว

    qto k

  • @abdullahiahmed7774
    @abdullahiahmed7774 9 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhh

  • @mohamedmohamud1727
    @mohamedmohamud1727 10 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @khalifafrah6318
    @khalifafrah6318 11 ปีที่แล้ว

    ķkkkllkl

  • @makalaango
    @makalaango 10 ปีที่แล้ว

    nothing funny

  • @maanka2814
    @maanka2814 8 ปีที่แล้ว

    Waa nin aad u xigmad badan. Abdirahman Taysiir miyaa????

  • @faysalismail6178
    @faysalismail6178 7 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkkkk

  • @ahmedabdishirekeyse9438
    @ahmedabdishirekeyse9438 8 ปีที่แล้ว

    kkkk

  • @libaanafgooye447
    @libaanafgooye447 10 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk