ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Shacabka Muqdisho: "Caruurteyda Kuli guriga ayey joogaan, Dugsi iyo Iskuul waan ka bixinwaayey...".

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2024
  • ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

ความคิดเห็น • 101

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 หลายเดือนก่อน +6

    waabeenale kan xasan waa tuug waa shaytaan mahadsanid

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 หลายเดือนก่อน +3

    Dowlad caadil ah baan illaahey ka bariney oo dalkaan iyo dadkaan badbaadisa

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Asxaabeey Waa wareey Xasan Baahane warkii hore War soo dhaaf lacag ayaa la Canshuuraa aloow sahal Amuuraha.

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน +3

    sharciga cusub ee cashuuraha, Tusaale, waxaan biil i diraa dad masakiin ah jooga Xamar 100 doolar, dawaldu qayskii maskiinta ahaa waxay ka qaadaysaa cashuur, iyada oo aan waxba u qaban , biyo , cunto siin, adeeg kale iska dhaaf caafimaad , waxbarasho.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน +6

    Meeshu Dowlad ma joogto ee koox qowlaysata ah oo dadka dhiiga ka jiqto

  • @ladan987
    @ladan987 หลายเดือนก่อน +1

    Laa ilaaha ilalaah, waa dhiigyo cab, Allaha awoodaleh haka qabto kuwaan dulmiga iyo daryeel la'aanta dadka ku heyso bedel kheyr qaba Allaha u keeno dalka iyo dadka yaa raxmaan yaa raxiim yaa daljalaali wal ikraam yaa xayu yaa qayuum 😢😢😢🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @mooseemilano322
    @mooseemilano322 หลายเดือนก่อน +9

    Dowlad aan lacag laheen ayaa na leh canshuur ayaan qaadayaa lkn umadaan wax walbo oo lagu sameeyo wey istaahilaan waayo wax damiir ma leh wax walboo lagu sameeyo ayagaa raali ka ah mooryaan mooryaan dhashay nalad ha idin ku dhacdo

  • @khadigiamohamud9938
    @khadigiamohamud9938 หลายเดือนก่อน +3

    Cafimad ma heestan daka somali wlh aniga qiiraya wa

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r หลายเดือนก่อน

      Wey kaa lacag badan yihiin dadka xamar jooga adeer

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n หลายเดือนก่อน +4

    Calamkad sheegeyso dadkoda waxay u qabato adi malogu qabtey

  • @user-kn7mz9bl8g
    @user-kn7mz9bl8g หลายเดือนก่อน +3

    Shacabka waxay wax ku bixi karaan wax uso labanayo badelkeda marna ma diidi karan blse hadeysan arkeyn wax bedelkeda uso labanaya akhiro War a jiro afdabolan wa dahab bal fiiri xildhibanada iyo waziirada lacagta ay dawladnimada ka helaan inta badan kenya iyo dibada ayay ku maalgashtan, waddo loma dhisin, isbitaal iyo waxbarasho haba sheegin askarta mushar yaraantiisa iska daaye Ana la heleynin biloyin.
    "Alle Ma bedelo qowm ayagiiba diidan iney isbedelaan" 😔😟

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w หลายเดือนก่อน +4

    Soomaaliya inkaar ayaa ku dhacday

  • @user-pm7dk2tj5h
    @user-pm7dk2tj5h หลายเดือนก่อน +4

    War waxaan dowlad maaha wlhi hala la dagaalamo mushaarka beesha caalamka bixiso inte lageeyaa

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน +2

    Dawladu waa Tuuugo , Cashuurta ay qaadato dad gaar ah ayaa ku naaaxa.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 หลายเดือนก่อน +3

    SHACABKA SOMALIYA KACDOON SAMEYA AMA JIJIMO GACMAHA GASHTA SIDA DUMARKA OO KALE DAWLADA WAA IDIN BARATAY WANA IDIN ARAGTAY INAAD TIHIN SHACAB DHINTA

  • @mohazone7585
    @mohazone7585 หลายเดือนก่อน +2

    wasiirka kii dhaye mahin ani cideeda ujooga anina xoolehey anaa leh

  • @user-jd1cf5dy8q
    @user-jd1cf5dy8q หลายเดือนก่อน

    Kuwa diidan ee dhahaya qori ayaan qaadanaynaa bakool ayaan tagaynaa hala soo xira kuwa diidan waa kuwa kasoo horjeeda dowladnimada

  • @user-jq1pw4tx5n
    @user-jq1pw4tx5n หลายเดือนก่อน

    Waa qasab in canshuurta la bixiyo qofkii diidane xabsi

  • @ahmedmaxamuud438
    @ahmedmaxamuud438 หลายเดือนก่อน +1

    إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @anababdi6364
    @anababdi6364 หลายเดือนก่อน +2

    Mesha ay ku baxday Lee ha la cadeeyo Canshuurta waa wax fican lakin in wixii lagu qabtobanaanka ha la soo dhigo

  • @Abdiganipodcast
    @Abdiganipodcast หลายเดือนก่อน +2

    dowladu iney shacabka dhacdo maahane xalkale ma ayweysay

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 หลายเดือนก่อน +3

    Xariifka leh dowlad wax walbo ay keento haloo bogaansamo waa ina adeerka miyaah hdu dhaho hoyada kagaraac masameneh ma u hogaansame dowlada canshuuti hore ila hda nalaka qaado rag baah hoteelo kujiifo dhaylone kacunoh ciidanka jiida hore joogah qaar badan baa mushaarka kago ay ilahada waxbo maqaraan awalbo imaaratka lacagta mushaaekooda ah wuu kajatay waxu rabay ciidan calooshood u shaqweto oo imaraatka ka amar qaato sida libiya c.xaftar iyo yamen iyo sudan sidey u burburiyeen ay somalia la damcsanaayeen misakale sidee ciidan somaliyeed dalkale masharkooda uu bixiyo say ku dhici kartaah

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k หลายเดือนก่อน +1

    Doowlada umadeeda ha u naxdo wxn ka badbadis wye dadka masaakiinta ah kawarama mesheey dowlada lacag siinleheed maa lacag la iska qadaa

  • @AbdishakurHero-lg8vr
    @AbdishakurHero-lg8vr หลายเดือนก่อน +2

    Laykuma diidan canshur in labixiyo waxa laysku didan yahay aniga lacagtaa iga qaday maxa igu badalaysaa wax barsho bilash ah mahelayaa labo cafimad bilash ah mahelayaa 3 mahelayaa wadoyin nadiif ah nabad galyo intaa haddi dowladu balan qadayso 1 doller iska daye 5 doller ayaan ogol nahay

  • @user-zw9is9ee1l
    @user-zw9is9ee1l หลายเดือนก่อน +2

    Arintaan waa inaan laga hortagaa dadka masakiinta ah ayee dhibaato kutahay

  • @iknow6373
    @iknow6373 หลายเดือนก่อน

    Wadankaygaan aadaa Bakool aan aadaa, Qoray aan qaadanaa

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 หลายเดือนก่อน

    Khawarijta iyo murtidiinta waa isku mid waa in lagu jihaada shacabow

  • @OsamaArahmanYonis
    @OsamaArahmanYonis หลายเดือนก่อน +1

    kan asigaa tuuug ah

  • @abdihashi4650
    @abdihashi4650 หลายเดือนก่อน +2

    Canshurta hala bixiyo, somaliyey dalka waa iin aad wax ku celisaan. Maskaxda ha iska dilniina. Waxbarashada iyo cafiimadkaad aad rabtid waxaa laga sameynkaraa canshurta. Anaga waxaan biixinaa 33 procent sweden. Waar adunka soo racaa ee waxgarta.

    • @Dekabdalla
      @Dekabdalla หลายเดือนก่อน +1

      Aduunka wax ayaa logu qbta qiyas motada bajaajta mida A oo kliya 19000 kun mid waliba bishii waxa laga qaada 15 dollar ku dhufso ee xisabso asksrtane waxey qaataan 200 halka xildhibaanada qatan 6kun

  • @copypaste9067
    @copypaste9067 หลายเดือนก่อน

    WAR DOWLAD MEESHA MAJOOGTO WAA DHILO DHILO DHASHAY ISKU YIMAADAY

  • @starmoha971
    @starmoha971 หลายเดือนก่อน

    Habrtaa waajib ah

  • @MaxamedCabdijaliil-hs7jy
    @MaxamedCabdijaliil-hs7jy หลายเดือนก่อน +1

    Najiib xaraami imisey kuso siyeen damuljadiid

  • @caashluul6394
    @caashluul6394 หลายเดือนก่อน +1

    War kaca oo ka dagaalama waa qowlaysato ururtay

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 หลายเดือนก่อน

    Raashinka iyo rootiga, biyaha in canshuur la saaro ma,aha.
    Canshuurta ha la saaro Alaabta dibada, sagaarka, qaadka iwm

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u หลายเดือนก่อน

    doolarkan jojiya sicir bararka kenay shilinki soomaaliga soodabca markas shacabka waa awooda wawen uma arkayan

  • @moji3863
    @moji3863 หลายเดือนก่อน

    Dowlad meeshan kama jirtee hubka qaata oo iska dhiciya tuugta idiin soo shaqa tagtay!
    Raggan umaddii waa xaalufiyeen! Daaro dhaadheer ayaa dalka iyo dibadaha looga dhiataa xoolaha masaakiin, waana wax iska cad!
    Inaad hubka qaadataan oo tuugtan aad iska dul qaadaana waa waajib!
    Wax xishooda maahan waa Maafiya!

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u หลายเดือนก่อน +1

    dadka masakinta hala dhafo doowlada intey qado kuma celiso hadana kuclin karto canshuurtan hada hla joojiyo

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n หลายเดือนก่อน +2

    War xukuumadaan gaajada ah umada alaha dhaafiyo
    Ma diibo alaha ku rido
    Madaxa umada
    Waliba ilaahay reerkiisa iyo naftoda alaha ku rido

    • @NaimaMohamedAli-k6k
      @NaimaMohamedAli-k6k หลายเดือนก่อน

      Waxkasto inee kafaaido rabtaa wxn nooma qabaneeyso waxwalbo bixi waxba noma qabaneyso

  • @fahadalbasrawie8779
    @fahadalbasrawie8779 หลายเดือนก่อน +1

    Hal hal doolaraan u diraa.

  • @Dekabdalla
    @Dekabdalla หลายเดือนก่อน +1

    Mxey ku qaban doonaan?

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r หลายเดือนก่อน

    Saxiib canshuurta waa horumarka wadanka ee canshuurta dhiiba dowladana waxaan inay lacagtaa marka la aruujiyo waa in aan la dhunsan

  • @AbeytuABDI
    @AbeytuABDI หลายเดือนก่อน

    Aduunka ayaykajirta

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele หลายเดือนก่อน +1

    aaway dadkii qabiilka kutaageerayay hassan sheikh bal so hadlo dadka masaakinta ee ayago dibu dajin lo sameynin laqixinaayo quruuraha ganacsatada laga gadaayo masaakinta xoogoda lasi canshuurayo bal wax kadhaha

  • @malakinaboqor4143
    @malakinaboqor4143 หลายเดือนก่อน

    War kenya miyee ka maseereen sheekadii keenya wa socon weysee soomaalida halaku baraaweeye maree allow adaa umaqan waxaa la ogaaday soomaalidu dad aa banaanbixin oo xaqooda dhacsan iney yihiin hadaa aamustiin wlhi dhib qabtiin

  • @SankaXalweste
    @SankaXalweste หลายเดือนก่อน +2

    Xasan munaafaq 2 sano bisa uhartay jeebka ha buux sade iska dhaafa😂😂

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n หลายเดือนก่อน +1

    Xabaaloqodkiina ma tanaa ku xigtey

  • @abuukaralikoofi7448
    @abuukaralikoofi7448 หลายเดือนก่อน

    Ma jidho
    maxaaa ka so dontay hadii aadan bixin

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u หลายเดือนก่อน

    doowlada silin soomaali soosameya oosarif leh doowlada lacag soodabaca hadad awodan

  • @NoLimitSomali
    @NoLimitSomali หลายเดือนก่อน

    Markaa rabto dad jahiliin ah oo 35 sano dowlad la’aan aha waa iska sidaan 😂 ilaahayow dadkena jahliga ka saar. Amiin soo qor fadlan hanoolato 🇸🇴💙

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 หลายเดือนก่อน

    Bakool aad awal ayaa qalad u joogtey muqdisho dowlada waa in ay canshuur qaada si ay ciidanka mushaar u helaan

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii หลายเดือนก่อน +1

    Kan 2aad xabsi kacabsanaa🤣🤣🤣 MAYEELENO BAAD🚫🚫

  • @CabduqaadirShamad
    @CabduqaadirShamad หลายเดือนก่อน

    wa lagari ishaa allaah

    • @MubYus
      @MubYus หลายเดือนก่อน

      Insha alaah, waa goorma ? ma mar la wada dhintay.

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad หลายเดือนก่อน

    Shacabka ma dhibtii lagu hayey ayaa baad loogu sii daray, war waxaas ha yeelina, iska celiya hororka caqligii ka galay inay dadka masaakiinta ah baartaan oo keliya wixii loogu soo dhiibayna cunaan..

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน +1

    Kan doqonka ah ee oranaayo waa in loo hogaansamo waxa ka muuqato inuu la danyahay waxaa laga yaaba kooxda meesha haysato inuu ku xiranyahay.

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 หลายเดือนก่อน

    Aawey wixii hore maxaa shacabka lagaga soo celiyey shacabku waa gartood iney yiraahdaan ma awoodno.illaahey umadaaan soomaaliyeed dhibka ha ka bixiyo

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 หลายเดือนก่อน +1

    Umada wax ma heystaan sidee wax ku bixinayaaan Nacalaaa dawlada DAmJadiiid ku taaaal

  • @abuukaralikoofi7448
    @abuukaralikoofi7448 หลายเดือนก่อน

    Bakol maxaaa ujogi weyday

  • @BaabaTaango
    @BaabaTaango หลายเดือนก่อน

    Cunugaan xaaraantii kudhashay was xaaraanta ayaa laguugu soo koriyay weli waa sii rabtaa ileen weligaa shilin xalaal ah ma arkine

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u หลายเดือนก่อน

    dadka sidas uhadlayo bakool kimid joji madhibikarno dhaha doowlada canshurta hala jojiyo hadamahan waqtigeed

  • @CabdiDaahir-tt1cr
    @CabdiDaahir-tt1cr หลายเดือนก่อน

    kkk waa shirqool loo dhigay evc iwm cid kastaa hada kaash lee la isticmaalaa maahoo qadaad wayneey

  • @abdirahmaanxuseen571
    @abdirahmaanxuseen571 หลายเดือนก่อน

    cashurta sa ogay malaga bedelay😂

  • @fahadalbasrawie8779
    @fahadalbasrawie8779 หลายเดือนก่อน

    Lacagta waddanka ayaan adeegsadaa (xaanshada).

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน +1

    WIIL WIIL DHALEY MAXAY QABAN KARTAA DOWLADA HADEY SAN CANSHUUR GOYNIN DOWLAD WALBA CANSHUUR BAA LAGU QABTAA

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 หลายเดือนก่อน +1

    Hasan sheeq down
    Hassan sheeq down
    😅😅😢😢😂😂😢😢

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht หลายเดือนก่อน

    Maroodi wuxuu mir kagooyo maroorkisey kago antahay

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Cashuurta dadka hadaan waxba loogu qabanayn, Caafimaad, waxbarasho , jid la maro, waaa Baad waana xaaraan in dadka laga qaado.

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 20 วันที่ผ่านมา

    Waxa dadka laga qaado waa in wax muuqda lagu qabtaa

  • @mohacosta3595
    @mohacosta3595 หลายเดือนก่อน

    Dowlad tuuga ah waye

  • @JamacCali-o4x
    @JamacCali-o4x หลายเดือนก่อน

    Hadii eeysan dowlada kusheegaan jogin maxadhibataa o kuqabsanayo

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน +1

    IYADU MA DUNIDEY KUU SOO TUUGSANEE DOWLADU INEY WAX QABADO WAA RABTAA INAAD WAX DHIIBTIDNA MA RABTID QORIGU MA LACAG LA AAN BAAD KU HELEYSAA BAKOOL SOOMAALIYA WEEYE DOWLADAANA XUKUNTO MISE SHABAAB BAAN AADAA BAAD KU FAANEE REER BAAY IYO BAKOOL WAA DAD NABADEEDE HA CEEBEYNINA

  • @Amafaranga300
    @Amafaranga300 หลายเดือนก่อน

    Guyz looks Rwandan

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u หลายเดือนก่อน +1

    dadka waa tacban joojiya

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Dadka hadaan wax adeeg ah loo qabanaynin in cashuuur la dul saaro waa Tacdi , dhibaato.

  • @abdirashidaliyuusuf357
    @abdirashidaliyuusuf357 หลายเดือนก่อน

    Walee tan dowlad waa shifto umada loo soodirey

  • @AbdikarinAbduqadir
    @AbdikarinAbduqadir หลายเดือนก่อน

    1maalin aya lagutaajiraa hhh

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada หลายเดือนก่อน +1

    Xasan filada haloogu galo ee madaxa miisaar halooga kala dhambalo tuuga tuuga dhalay awal oo shacabka nabadgelyo daro, gaajo, amaandaro kuridee hadana risaaqadii yariista aheed moo usoo dhigtay kalab kalab dhalay

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Qof Miskiin ah hadaad lacag siinayso Cashuur ayuuu bixinayaa , waa dulmi cad.

  • @mohamedaliafrah7717
    @mohamedaliafrah7717 หลายเดือนก่อน

    Shabelle caadi ayaa u fashilanteen

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 หลายเดือนก่อน

    Dowlada sidi Jabuti aye noqoon dontaa. HSM waligis Kama degaayo kursiga. Waa dowlaad dictatoriyad kudisan. Hadhaa na KG ayuba ku dadbulaya Askar u isaaga ku qaabsan raaba. 😢HSM hala iska qaabto. Mardow camera Guryaaha illa qoolalka ha lagu xiiro ayu Dehi doona😢😢.

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele หลายเดือนก่อน +1

    horta dowlada aad shegeyso xalane aya lagu doorta waxana kala doorto dowlado shisheeye ....tusaale ahaan farmaajo waxa doortay qadar turki iyo wadamo kale ayaga ayaana bixin jiray qarashaadka
    hassan sheikh waxa doortay imarad kenya iyo itopia iyo mareykanka ayaga ayaana bixiya qarashaadka walaal taas maankada gali marna majiro madaxwayne dadkenu doortan....
    lkn hassan sheikh wuxu farmaajo kaga xun yahay dadka ayu udaran yahay tusaale ciidamadi inta badan laso dhisayay shirqol ba lagu halaagay....danyarti melihi aay dagnayen waxa layiri kabaxa ayago dibu dajin losameynin ...qaburihi aya laso qufay si ganacsato lo qanciyo ....danyartii ama xoogsatadii kuqancay dalkooda ineyna kabixin canshur shaqsiyad aay wataan bay malin walba kacabanayaan sida jamacadihi dhaqtaradi iyo muruq maalki marka makula saxan tahy waxaso dhibaata ah

  • @AbdikarinAbduqadir
    @AbdikarinAbduqadir หลายเดือนก่อน

    Umada soomaaliyeed wali magaarin qaabkaan in wax loogaqaado wali dowlada mafadhiso umada haloonoxo

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน

    WAA QEYLO QAWAARIJ IYO DOWLADDIID EE SI WADOOYINKA LOO DHISO DHIIB DHAQAALIHII KENYA 100 KII SHILIN 20 AYAA GO AYSA MARKA 20 DOLAR OO AH 2300/= OO SHILIN AYAAD HAL DOOLAR DIIDEYSAA DALKALE U HOGAANSAME KIISA U DIIDE

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 caqli xumadaada ayaan ku qoslay iyo sida aad ugu sumadeesay waxaad sheegeesid dadka duruuftooda ka hadlay....

  • @khadigiamohamud9938
    @khadigiamohamud9938 หลายเดือนก่อน

    Wali igaa dheeh war intee loo socda

  • @DeerowIbraham
    @DeerowIbraham หลายเดือนก่อน

    Sida kenya camal ha u dibad baxaan

  • @SankaXalweste
    @SankaXalweste หลายเดือนก่อน

    Barnamij kan Hormud ba kentay oku fikirtay sanad ka hor lkn marke dadka ku kacene ka laabatay😂 hadana dowlad is ku shegiya so qatay fikir kii😂

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 หลายเดือนก่อน

    Nin deregsan muxu ka ogyahay nin gajeysan🤔

  • @majid2968
    @majid2968 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkkk oo yaa wax waajibiya hortawaa waajib kulahaa

  • @user-ri8ib2od8l
    @user-ri8ib2od8l หลายเดือนก่อน

    Way idinku fiicantahay Hawiye, maad mudaharaadiin sidii farmaajo aad ugu mudaharaaden kkkkk

  • @wizhargeisa3338
    @wizhargeisa3338 19 วันที่ผ่านมา

    Xayawaankasa ugu daran ku leh meesha doonto dawladu ha u wade Wa in lo hogaasama jaahilkaso miidhan ayay arkaysa dawladu😂

  • @user-ti8qb2hl7l
    @user-ti8qb2hl7l หลายเดือนก่อน

    Shacabka gobolka banaadir miya laga qaada

  • @ibrahimali3331
    @ibrahimali3331 หลายเดือนก่อน

    waa wax fiican in dadka xoog looga qaado canshuur wayo Dowladena waxa mushaar siiya besha calamka mana ahan wax sax ah wayo qofkii bixiya musharkaaga waa inad ku shaqeysa amarkiisa . canshuurta hadii aan bixino wadenka xur buu noqonaa insh aallah. kaliya halaga doodo imisa baa laga jari 100 dolar

    • @khadigiamohamud9938
      @khadigiamohamud9938 หลายเดือนก่อน +1

      Ma lagta leyahay ma cashuur ma lagu qaddayo war , see wax loo wadda inta , bajaj laga qaada baburti laga qaaddo , guryihii laga qaadda see wax loo wax ruun miya

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele หลายเดือนก่อน +1

      horta dowlada aad shegeyso xalane aya lagu doorta waxana kala doorto dowlado shisheeye ....tusaale ahaan farmaajo waxa doortay qadar turki iyo wadamo kale ayaga ayaana bixin jiray qarashaadka
      hassan sheikh waxa doortay imarad kenya iyo itopia iyo mareykanka ayaga ayaana bixiya qarashaadka walaal taas maankada gali marna majiro madaxwayne dadkenu doortan....
      lkn hassan sheikh wuxu farmaajo kaga xun yahay dadka ayu udaran yahay tusaale ciidamadi inta badan laso dhisayay shirqol ba lagu halaagay....danyarti melihi aay dagnayen waxa layiri kabaxa ayago dibu dajin losameynin ...qaburihi aya laso qufay si ganacsato lo qanciyo ....danyartii ama xoigsati kuqancay dalkooda ineyna kabixi canshur shaqsiyad aay wataan bay malin walba kacabanayaan sida jamacadihi dhaqtaradi iyo muruq maalki marka makula saxan tahy waxaso dhibaata ah