(TAARIIKH) WAA KUMA TALIYAHA CUSUB EE XOOGGA DALKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 109

  • @YusufCawad
    @YusufCawad 2 หลายเดือนก่อน +6

    Maasha alaah Maasha alaah waanu kufarax sanahay in taliye odawaa yuusuf raage markale loomagacaabo taliye ciidanka soomaaliyeed waa nin dalka iyo dadkuba ubaahan yihiin waana soodhowaynayaa arintaas ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Waxa kale oo aan caawa uducaynayaa taliye farxaan qaroole

  • @AliHasan-dj6uf
    @AliHasan-dj6uf 2 หลายเดือนก่อน +4

    Mudane madaxweyne waad ku mahadsantahay inaad soo celiso ninkaas runtii aadbaan u qiirooday madaxweyne waad guuleysatay insha alaah lkn hal caqabad ayaa ninkaas ayow wajahayaa waana waziirka gashaandhiga mudana madaxweyne ninkaas hadii la rabo inow guuleysto ama ow guul keeno waxaan codsanayaa inow adiga ow kaa Amar qaato ood adiga si gaar ah ula shaqeysid Mudane madaxweyne fadlan ciidanka dadka hagar daamaaya ka dhex saaar biixi xitaa inaad soo celiso waan jecelnahay hadaan shacabka nahay mudane madaxweyne thank you kun jeer hadey dad wanaagsan kula shaqeeyaan adigana waad guuleysatay madaxweyne oda waaay adigana guulbaan kuu rajeynayaa insha alaah

    • @abdijaliil6985
      @abdijaliil6985 2 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad bro amarka qaadashadu waa muhiim cida aad hoostagaysid madaxwayne xasan waa mursigi mazar balaa ku hoos nool fikirkayga

  • @biyowaynwayn5123
    @biyowaynwayn5123 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah aad baan ugufarxay in Dib loosoociliyay taliye odiwaa

  • @Axmed-j8o
    @Axmed-j8o 2 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah

  • @abdikhalif9897
    @abdikhalif9897 2 หลายเดือนก่อน +3

    Kuwii shalay caayaayey oo lahaa halaga qaado yaa maanta leh in loo magacaabo waa guul marka miisaankoodu wadan iyo waran midna maahane waa qabiil markaa hore nin aan reer quracooda ahayn yaa madaxwayne ahaa laakiin hada nin reer quracooda ah ayaa madaxwayne ah

  • @hassanbarrehIsmail-v9m
    @hassanbarrehIsmail-v9m 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wii ficanyay général odiwa wana non ku haboon hogaaminta cidanka somaliyeed

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 2 หลายเดือนก่อน +2

    masha Allah
    one love

  • @ciiseCilmi-cw6bb
    @ciiseCilmi-cw6bb 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ geesiga wadani ah mashaa alaah runmiyaa mose wariyo sodhawaw taliye

  • @KadarAbdillahi-v5v
    @KadarAbdillahi-v5v 2 หลายเดือนก่อน

    InshaAllah Guul ✊✊✊✊
    Gen.ODAWA YUSUF RAGEE🤲🤲🤲🤲👍👍✊✊✊

  • @AbdiGuirreh-p8c
    @AbdiGuirreh-p8c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah Gul Gul

  • @mahamedshire652
    @mahamedshire652 2 หลายเดือนก่อน +2

    Markii horaba dano siyaasadeed ayaa xilkii looga qaadey oo kow ka tahey jubaland hadana danihii ayaa dhamaadey ee taliyuhu khalad ma galin

  • @AadanisaaqAadanisaaq-w3b
    @AadanisaaqAadanisaaq-w3b 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleyso taliye waa fursad dadka soomaaliyeed wada sugaayen siiba ciidanka kusoodhawaaw markale guul guul guul guul guul guul

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 2 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso taliye odawaaaa❤️💯❤️💯❤️💯❤️💯❤️🙌🙌

  • @YuusufDheere-h2v
    @YuusufDheere-h2v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Odawaa tariiqdiisa waad qaladen ee aniga maad wax iga weydiisid isku jamacad ayaan aheyne

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 2 หลายเดือนก่อน +2

    ‏‪welcome back Gen odowaa🫡‬

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 2 หลายเดือนก่อน +1

    Taliye odewaa waa wiil hoog shaqadiisu togan tahay balse qoraalkan haduu arko ha ogaado in shaqada qaranka uusan ka hormarin sxb ama Fikir kale i.w.m ah waa in uu awaamiirta dowlada uu ku shaqeeyo! Nabadeey

  • @CawilHussein-p3i
    @CawilHussein-p3i 2 หลายเดือนก่อน

    Waa soo dhaweynayaa jeneral odawaa magacaabistiisa waxaan kula talin lahaa raadi ciidankii eretaria lagusoo tababaray

  • @CabdirisaaqShade
    @CabdirisaaqShade 2 หลายเดือนก่อน +2

    Horta wxan urajaynaya guul lkn wxan ka baqayaa in lagu mishimo waa nin dhalin yaro ah oo mustaqbal fican leh marka wxan leeyahy hambalyo

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 2 หลายเดือนก่อน

      Wlh Raggi qimaha asa ka dembeya sas ban is iri alle ha xifdiyo legend weyan

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 2 หลายเดือนก่อน +1

    From one Abgal to another Abgal . But this one is a good Abgal unlike the others .

    • @yasirarafat6975
      @yasirarafat6975 2 หลายเดือนก่อน

      He is an abgal ma nigaaa😂😂😂

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 2 หลายเดือนก่อน

    Xasssn shiiq haduu run sheegayo wasiirka gaashaandhigana ha ka qaado tiktok hadii kale jenaraal odawaa allaha xifdiyo in la shirqoolo baan ka baqayaa

  • @CabdiqaadirSiciid-k5b
    @CabdiqaadirSiciid-k5b 2 หลายเดือนก่อน

    Hambaal yo hambaalyo run ahanti wa taliiye buuxa oo xiilkisa sii geesino leh ugaso baxaya mana jiro nin isago Kaliah oo jagadaan sidiso Kali wax u hogaamiinkara sababto ah wa qalbi kawaadani dhan ah. ...illahow ka illali isha ...alshaabaab

  • @Agaasimeismaciil
    @Agaasimeismaciil 2 หลายเดือนก่อน

    Guul.guul.guul.wiligaa.guules0❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @IsmailMohamed-q2t
    @IsmailMohamed-q2t 2 หลายเดือนก่อน

    M.a wa guul Somalia 🇸🇴 uso hoyati guleyso General Odhowa Yussuf Rage

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 หลายเดือนก่อน

    m.a guul iyo gobanimo j odowaa tigtog ha la duuro guul c.x.d.s

  • @Agaasimeismaciil
    @Agaasimeismaciil 2 หลายเดือนก่อน

    Suug.maheso.caawa.ewaridilahaa❤❤❤❤😊wilagaanoolaaw.smi

  • @Sametarabi
    @Sametarabi 2 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo hambalyo hambalyo
    Sodho woow taliye wafar xad iyo guul weeyn ooinoso hoyatey ruugcadaagii sorogaal celi

  • @madiinaali5265
    @madiinaali5265 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ma guul waaye 🎉

  • @HassanWarsame-y2y
    @HassanWarsame-y2y 2 หลายเดือนก่อน

    Sareeye gaas odaawa guuuul sooomaliya guul 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan ad uga xumaday markii xilka laga qaaday❤❤❤❤❤ gul inshallah

  • @daherosoble9975
    @daherosoble9975 2 หลายเดือนก่อน

    Waa dhamaatay waqtigiisii waa nin meelcidlaa Taagan x sh ayaa hada isticmaalaayo kaarkay Santosa

  • @IsmaaciilGacal
    @IsmaaciilGacal 2 หลายเดือนก่อน

    guul weyn ayee noo tahay cawa anigoo shacab ah oday waa dardiii

  • @mahatibrahim8792
    @mahatibrahim8792 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤🎉❤🎉❤🎉

  • @ibraahimCalikaahiyeibraahimcal
    @ibraahimCalikaahiyeibraahimcal 2 หลายเดือนก่อน +1

    Taliyaha lugtana haanbocoor halagadhigo markaas waxaa la orankaraa guul dhamaystiran ayaa soohoyatay

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 2 หลายเดือนก่อน

    Wad ka baadbaadisay wilka Amaanta ki ugu horeyay ki ugu horeyay 😂😂😂 Iskusowadadub G odawa raage Allah u fududeeyo Xilka culus insh allah wa ki kaso baaxa xilka qaraankl

  • @safiyocismaanyuusuf1898
    @safiyocismaanyuusuf1898 2 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxweeynuhu wuumahadsanyahay taliye odowaa soodhawaaw

  • @NuurXabiib-h8g
    @NuurXabiib-h8g 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alha

  • @hibaqmxmd5192
    @hibaqmxmd5192 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhagabadana soceli sxb wlkiisa wa corneeyl buuxa

  • @AhmeddahirMaxamed
    @AhmeddahirMaxamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jaranaaka soodhawaw wll Qali ah

  • @Cabdisamad-nm3ny
    @Cabdisamad-nm3ny 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gajaral odwa wan sodhawinaya

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 2 หลายเดือนก่อน

    General odowaa congratulations xilkaas Lago magacaabey .

  • @fe8445
    @fe8445 2 หลายเดือนก่อน

    Waa go'aan aad u wanaagsan. Odawaa waa ku haboon yahay shaqada. Dhalinyarada ha loo dhiibi xilalka.

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v 2 หลายเดือนก่อน

    I'm hereby wishing General Odawaa Yuusuf Raage let me say congratulations general for your experience with high ranking title odawaa that is good.

  • @Abwaansalan
    @Abwaansalan 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah guuul odawaa

  • @habibainab9950
    @habibainab9950 2 หลายเดือนก่อน

    Top, Congratulations, Hampalyo Hampalyo Hampalyo.

  • @MuqtaarKhalif
    @MuqtaarKhalif 2 หลายเดือนก่อน

    Habalyo. Guul. Guul. Oeowa. Yuusf guul guul

  • @NoorMohamed-dw4up
    @NoorMohamed-dw4up 2 หลายเดือนก่อน

    Hambayo Hambalyo Ganaral wadin wsnkukasonahay wadankaga kusugaya Ganaral

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 2 หลายเดือนก่อน

    sareeya gaas odowaay guul Somalia 🇸🇴

  • @Maxd-k7e
    @Maxd-k7e 2 หลายเดือนก่อน

    Talite❤odawa❤hala❤iigeyo

  • @JamilaCabdi-w5w
    @JamilaCabdi-w5w 2 หลายเดือนก่อน

    Hanbalyo wllo waxan ahy gabardine rer somalilan oo jecel walalnimada inkasto jirocadaw naeceb somalilan wankufaraxsanhay somaliya gushed Latin waynanacebyihin somaliya balse uumahayno cadawtinimo😊

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn 2 หลายเดือนก่อน +3

    Gudh

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 2 หลายเดือนก่อน

    Taliye ku soo dhowoow gacmo furan, Waxaan ku daalnay Taliye isku Aamow ah

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v 2 หลายเดือนก่อน

    To General Odawaa Congratulations thank you very much and more.

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 หลายเดือนก่อน +1

    kow kow inladilaa larabaa ka joog joog odawaayoow kajoog hooy

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan wuxuu haystaa madhabta biniisraaiil

  • @NadiifoXasan-r1x
    @NadiifoXasan-r1x 2 หลายเดือนก่อน

    Alle hanooga dhigo wadankeena nabad

  • @AbdiganiIbrahim
    @AbdiganiIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan. Halawaydiiyo janaraaladii hore. Sidii loodilay hadii. Aanay. Taasi dhicin janaral odaywaa. Shirqool. Ayaa la maagan Yahya. Ilaahay. Haxafido

  • @HassanabdirahmanSheikh
    @HassanabdirahmanSheikh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gull wan kuhisni

  • @ciiseCilmi-cw6bb
    @ciiseCilmi-cw6bb 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SouleimanYacin-ut1zf
    @SouleimanYacin-ut1zf หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤😊

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah Hambalyo

  • @mohamedabdulahi7457
    @mohamedabdulahi7457 2 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo. Taliye odowaa

  • @HassanabdirahmanSheikh
    @HassanabdirahmanSheikh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sodhawaw farmajo wan sogeyns

  • @ibrahimAli-lo3hi
    @ibrahimAli-lo3hi 2 หลายเดือนก่อน

    Wa guul somali usohota

  • @makahilmead4725
    @makahilmead4725 2 หลายเดือนก่อน

    Hada uun buu helay madaxweyne xasan sheekh maxamuud taliye ku haboon hogaaminta ciidanka qaranka jamhuuriyada soomaaliya

  • @HabibaBakal-p4d
    @HabibaBakal-p4d 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah

  • @q.a7698
    @q.a7698 2 หลายเดือนก่อน

    Caawa iga qora ninkaan odawaa waalamishimi rabaa alla dilaa dhintee lkin xasan shkh wuu ogyahay odawa wuuna kabaqaa marka inuu isdhaafiyo ayuu rabaa allaha badbaadiyo odawaa reer abooto ninkan hadeey ninkaan sifudud kulumiyaan waa udhamaatay udhamatay😢

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 2 หลายเดือนก่อน

      Wlh raggi teamkisa ahaaa e qimaha laha asiga ka dembeya alle ha xifdiyo.

    • @NadiifoXasan-r1x
      @NadiifoXasan-r1x 2 หลายเดือนก่อน

      Wllhi xalay aa loo doray markii layiri aa niyadda ka iri madili rabaa lkn alle ayaa kufilin kaas umadii dhameye

  • @abdiazizmohamed1613
    @abdiazizmohamed1613 2 หลายเดือนก่อน

    Odawaa taliye guuleysa

  • @Sarta100
    @Sarta100 2 หลายเดือนก่อน

    Jenen sharaf leh u qal.a.

  • @Agaasimeismaciil
    @Agaasimeismaciil 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikhalif9897
    @abdikhalif9897 2 หลายเดือนก่อน

    Ani hadaan booska adowaa joogo runtii xasan wadan uu madaxwayne kayahay taliye ciidan kama noqdeen waayo dee xasan dhiiquu lugaha kuugalinaa

  • @CabdixafidXasan-y9e
    @CabdixafidXasan-y9e 2 หลายเดือนก่อน

    Hambaliyohambaliyo somehow jarnalcudu wajuyuusufrage marlabatsodhow wadmahadsantahay xusen

  • @ClaahiSheekeeye
    @ClaahiSheekeeye 2 หลายเดือนก่อน +1

    Welcome taliye🩸🫡

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hadey is raceysaa

  • @cabdikaafi1112
    @cabdikaafi1112 2 หลายเดือนก่อน

    janaral odawa hadi larabo dib uxorenta juboyinka waa inlaQabto casimada buale xota xoga Qaranka soomaaliya

  • @zahraaiinan
    @zahraaiinan 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah Hambalyo Hambalyo ku Soodhawoow meeshadii kugu haboonayd oo kuu Haraaday kuuna Bsahatay ee Doodhawoowaay EEDO❤❤❤❤❤❤

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 2 หลายเดือนก่อน

    Share

  • @SiyadHassan-o3b
    @SiyadHassan-o3b 2 หลายเดือนก่อน

    Jah😊

  • @ibrahimsaney8731
    @ibrahimsaney8731 2 หลายเดือนก่อน

    Odawaa waa nin qaran lkn max xasan ciidan dankama lahan xasan shekh waxaa lataliya oday abaabul oo ku dhahay xilka kaqaad

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 2 หลายเดือนก่อน

    General daa,uud two

  • @somvideo-k3u
    @somvideo-k3u 2 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo CXD

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 2 หลายเดือนก่อน

  • @hibaqmxmd5192
    @hibaqmxmd5192 2 หลายเดือนก่อน

    Viva odowaa

  • @muktarali2477
    @muktarali2477 2 หลายเดือนก่อน

    Xassan sheikh waxaa halkaa kacad inuu dowladimo aqaanin oo wixisu tahay waxwalbo madaxweynihii hore katagay badal lkin waa mahdsnyhy haduu soceliyey uu kii contractor ka ahaa badalay. Lkiim dalka kalatagiisa yaan laguu isticmaalin.

  • @MahamedAhmedMuxumed
    @MahamedAhmedMuxumed 2 หลายเดือนก่อน

    Guuuul

  • @BollyAnimation
    @BollyAnimation 2 หลายเดือนก่อน

    Gormaad Qaarjin doontaan Generalka Nafsadiisa ha laga ilaaliyo umadiisa Standart Somali kiiba waxtaraya hala sii dhaweeyo kkkkkk

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 2 หลายเดือนก่อน

    Guul guul

  • @abdikhalif9897
    @abdikhalif9897 2 หลายเดือนก่อน

    Wadanka xasan baahane hala qabto waayo xasan nin nadiif ah oo wadanka jecel lana shaqaynkaro

  • @saabiraxmedadanafrax3837
    @saabiraxmedadanafrax3837 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry

  • @MohamedYusuf-k1c
    @MohamedYusuf-k1c 2 หลายเดือนก่อน

    Asal asal

  • @CfataaxAahuwaa
    @CfataaxAahuwaa 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤😂

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 2 หลายเดือนก่อน

    Kan so kii hore maahan waxba ma taraayo

  • @abdiomar6406
    @abdiomar6406 2 หลายเดือนก่อน

    odawaa dheqo yuu lugaha lagala waxaan lenaha hay hagalen kkkkkkk

  • @CabdiqaadirSiciid-k5b
    @CabdiqaadirSiciid-k5b 2 หลายเดือนก่อน

    Odowa noolow

  • @a.j2428
    @a.j2428 2 หลายเดือนก่อน

    GENERAALKU WAA NIN DADKA SOMALIYEED JECELYIHIIN LAAKIIN HADA INUU XASAN U ISTICMAALO INUU DIFAACO SIDUU XASAN DICTATOR UNOQON LAHAA, OO UU KURSIGA XASAN DIFAACO, WAXAA UGA SHARAF BADAN INUU ISKA DIIDO JAGAADAAS. WAA IGA TALO.

  • @Hibonuura-w4o
    @Hibonuura-w4o 2 หลายเดือนก่อน

    Odowaaaa waa nin ku haboon balse waxaa caawa ogaaday in Xasan Sheikh looga fiicnaa dhinaca Ciidanka
    Ilaa hada 200$ uu farmaajo u bilaaabay waxba looma kordhin

  • @abdiomar6406
    @abdiomar6406 2 หลายเดือนก่อน

    Yuu hugamen cedankii sowkalayey xasan waa yaab

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 2 หลายเดือนก่อน

    Wiilkaygii maamo dalka iyo Ciidanka Adeerkaa Hassan ka badbaadi wuxuu Shirqoolay 3 kun Iyo 500 dalka Ismaacil iyo Imiraad ayaa u taliyee is Ilaali Ismaaciil Tolkaa ayuu kuu soo diri waxaad iska fogaysaa Saadiq jon iyo wixii la xidhiidh,Mahad Salad, Alcadaala waa maadharis.

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 2 หลายเดือนก่อน

    HSN talo xumadiisa waxaa uuka urunaye farmajo

  • @husseinabdullemohamed2355
    @husseinabdullemohamed2355 2 หลายเดือนก่อน

    Waa halgamaaa iyo mujjaahid

  • @MaxamednuurMacalin-d5b
    @MaxamednuurMacalin-d5b 2 หลายเดือนก่อน