#farxiyotawakalfamily

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 77

  • @SacdiyoCali-hb7gc
    @SacdiyoCali-hb7gc ปีที่แล้ว +15

    Farxiyoy fahmadeydiyey fiyora so baxay filkeda u ficaney farxadi duniday ladnaw facadana u sarey wa AMA Amanan kula jeclahay habo qaali ❤❤😚

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 ปีที่แล้ว +15

    farxiyo salama Caleykum maasha Allah abayo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤

  • @rayaanmusdafabdullahi9611
    @rayaanmusdafabdullahi9611 ปีที่แล้ว +6

    M.a wlhi waa iska kaa jeclahay❤ farxiyo💕🔐🙈

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 ปีที่แล้ว +10

    Subxanallah hablaheena waamid ciyaal..kuwalatay.iyo.MID.ninkuwalatay.alaha.ugargaro.habeenku.hadiin.wacnado.dhamaan.team.farxiya😘😍❤💛💌❣️💟💞

  • @Waziirada
    @Waziirada ปีที่แล้ว +4

    Farxiyooy laantaaa abaaar noolow cdey boolo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @falisdhagey2794
    @falisdhagey2794 ปีที่แล้ว +6

    Samidayda cawa mgcdeeda wn ku frxsnhy❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +4

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @SabarinAbdulKadir
    @SabarinAbdulKadir ปีที่แล้ว +2

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah abyo guleso

  • @khadrabulale6809
    @khadrabulale6809 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah abayo alaha ku xafiido farxiyo xbibti 😍😍😊

  • @Nasro283
    @Nasro283 ปีที่แล้ว +7

    Wcs adiga mudan Farxiyo caday😂jecliya sheekoyinkan oo kale maasha allah❤❤❤❤

  • @sanaamabdullahi5142
    @sanaamabdullahi5142 ปีที่แล้ว +4

    Habo lambarkaga ayan rabaa

  • @MaxamedJimcaale-o2j
    @MaxamedJimcaale-o2j ปีที่แล้ว +3

    M.a farxiyo ❤❤🎉🎉🎉

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 ปีที่แล้ว +4

    ❤Mash Allah abaayo qaali ❤

  • @hamdihassan1138
    @hamdihassan1138 ปีที่แล้ว +4

    Cawa yaaa iga horeeya

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 ปีที่แล้ว +12

    alow soo hanuni hsblaheena indho aan rag aheyn maleh salaan gobeed dhamaan team farxiya❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @riyaanriyaaq76
    @riyaanriyaaq76 ปีที่แล้ว +5

    Aanaa uhoreyo❤❤🙋‍♀️

  • @ShamsoHassan-l3y
    @ShamsoHassan-l3y ปีที่แล้ว +5

    Shukran abaayo farxiyo ❤❤❤❤

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +1

    Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🥰🗣👂🎁🌹👑❤️

  • @XayaatMaxamed-x2m
    @XayaatMaxamed-x2m ปีที่แล้ว +33

    ilahow iku arsaq owlad bari ah insha aallh waqti dhawo yarbi 😭

    • @ubaxxusein
      @ubaxxusein ปีที่แล้ว +1

      Saliga nabiga scw badso iyo istiqfarta insha allah wad liibaaneysa

    • @munoomar24
      @munoomar24 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin yaa rabi

  • @XaawoCabdimaxamuud-b2t
    @XaawoCabdimaxamuud-b2t 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahaw nimaa rabtid raja haka dhigin adeerkeed aa looga masayraa subxaanka

  • @DaganCali-t2d
    @DaganCali-t2d ปีที่แล้ว

    Wcs abayo farxiyo

  • @zam2-1
    @zam2-1 ปีที่แล้ว +6

    asc abyal isoduceya wan xanunsahy wandilmya sadax ilmod igadilmy iskuxigo marka iduceya

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว +7

    Bisinka inlee masayrku meel walba wuu galaa gabar iyo adeerkeed ka masayr

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Farxiya Dheeman

  • @sacdiyomaxamud3990
    @sacdiyomaxamud3990 ปีที่แล้ว +7

    eedo hariifo ah oo qumayaa baa heshay falis

  • @sacdiyomaxamud3990
    @sacdiyomaxamud3990 ปีที่แล้ว +3

    wcs farxiya ❤❤❤

  • @qaalijilacow8604
    @qaalijilacow8604 ปีที่แล้ว +5

    Dadka sandkaan hadi la dhagesto nin iyo stress lee wadan warka naga yareeya dad waan o caali leh banhy waxa benta ee shegesn wle ina qadnen go aanka Noloshayda mel iyaala mxaa kle

  • @xaawopuntlander7169
    @xaawopuntlander7169 ปีที่แล้ว +6

    Frxiyo xbbt gbdhs abehed marki hore wa dhintay baa tiri hdana waa noolyhy baa tiri ee xbbt bini adam baa thy wa ilaawi krta ee aabehed mnoolyhy

    • @dekofuad9820
      @dekofuad9820 ปีที่แล้ว +4

      Way ilawday qli Yan loo qaban mcnto

  • @salahmuhumed78
    @salahmuhumed78 ปีที่แล้ว +3

    Wsc👍👍👍🇰🇪

  • @xamdacismaan1541
    @xamdacismaan1541 ปีที่แล้ว +1

    Waan dili laha wlhi anigu habar xuno adeerkay qabo siday I dili

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +2

    Thanks farxiyo ❤❤

  • @Shadia72
    @Shadia72 ปีที่แล้ว +7

    Hbo farxiyo io Abyoyin talo mxa isin ĺheyden aniga wiil wllo an nhy o qarabo dhaw nhy aya I khiyanay ila hda qalbiģa ayan ka xanun sanhy mudo ayn hasaweny kdib qudbo siro isku gursany ur ayan u yeshy hal bil ayn ku ogany ina ur u leyahy markas jamacad ayu ka qalin jabi nayay ila afar bil wan qarinayay urkeyga o cideyda ima eysan ogeyn wuxu igu dhihi jiry I dulqado isug ana xalinayo iqari intan xalfada qalin jabinta kaso dhamesanayo kdib mrkey u so gaba gabowday asaga safar ayu isu diyarinayay anigane ma an ogen dacad ayn u aha saidne wan u jecla urka an ulaha dartis examka dowlada uga hary o walac ayn la xanunsana o hdane qarinayay mhe xiligan jamacad dhigan lha asne su I dhahayay tarikhda markey intas thy mlin hebel ey thy aya rerkaga inad ur iledahy war gelina o an ka donana ilen mlìnta u i balaminayo wa mlinta tikitka diyarada u u go an yahy hbnki u bixi raby ayn wacay lkn man ogen inu baxayo wuxuna igu dhahy telka iga damoyo wana jifan raba subaxdi kuso waca subaxdi ana wacay numberkisa walashisa iga qabaty dabadedna igu tiri safar shaqo ayu u bxy wa naxy suliga dhexdisa kula hadlaye guriga wala buxy in murug leyga daremo didaye wlhi sulaga ku dhici gary naxtin darted lugaha tabar la an ka noqdy marki glbti kow io toban sac lagary qadka igala so hadalyey waxa ku dhahy mxa I qiyanty wuxu igu dhahy qof garab keyga ah wan wye shaqo ne mheynin ina kla dhamano raba hal janis aya ley siyaý o ah in safar shaqo ley diro kdibne an mustaqbal kso sameyo ane wan iska samaxay gabar ayn u dhaly sas ey thy wu bila hda 1sano io bar jirta hoyo I heyso ane shaqo ayn wadan kle u aday muqdisho wan ka tagy shaqo ku mashqul jaceylka ad uqabtid ad ilowdid ayn is dhahaye ila hda wan ilobi la ahy hbnki marki lakala jifto suliga ayn ku oya runti asagane waku jeclhy ayu I dhaha ane wa jeclhy lkn si xun ayu igaly illhey ayan barya hdi u Shar iyahay inu iga tirtiro qalbiga adi ahan mxad igula talin lhyd plz xanun ayn daremaya marwalba xite dabecada aya iga lunty shaqo ina qabto ma awodo qof shaqo uso vaxayne wan ahy talo isii😭😭

    • @zam2-1
      @zam2-1 ปีที่แล้ว +2

      aby ilhy haku qabojiyo qalbiga hrta maku furay ninka hadu kufuray waxba iskumatihin lkn hadu kuqabo illhy ha isku kinkeno

    • @naagadag4493
      @naagadag4493 ปีที่แล้ว +4

      Xanuunka wkula dareemay abyoo wllhi inta qoraalka aqrisanaayay😭hadii aan kasoo gudbo midaas nin adigoo ubahan kaa dhaqaaqay oona kula tashay hadane habeenka wada hadasheen subixiisi baxay wlashiisane kusheegtay asigoo joogo koly af joogo loma.adeego ninkaas awalba mustaqbal kama rabbin jcyl haduu ku qabi lahaana inta uusan bixin ayuu qorshihiisa dhan kusheegi lahaa ayadoo aad kamid ahayd qorshihiisa waa haduu sax kujeclaa ayadoo foolxuma ahayd inad raacdo asigoo aan wxba hayssan wx haysasho hadii laga soo gudbo xitaa si sharaf inuu kusoo doonta ayay ahayd wx wlba hada wayba soo dhamadeenba naag shaqeystaa tahay cunugteedane walidked io walalaheed ay jecel yihiin naag adag noqo shaqeyso wixii hore dhan forget iska dheh hada io.nolol cusub naftaada labilaaw ninkaasna inta iska fogeen kartid iska fogey Haa sax wye awlad asiga leeyahay wa uhaysaa lkn nolol dambe ha isugu soo labanenina ilahay talo saaro digriga ilahay badi tasbiixda badso qalaas nolol fiicn sas ayaadba kubilawday i.A farxad iyo barwaaqa ku rajeena abyooooo.lov uu❤❤

    • @Shadia72
      @Shadia72 ปีที่แล้ว

      ​@@naagadag4493 abyo wlhi talo fcn ayad isisy runti qof an ku nafiso ayn raby ilen mrki ad nafistid ayad go an gari krta shugran abyo I.a hda io nolol cusub ayn sameysanaya go an ne wan gŕy ba ❤❤❤

    • @maymunnur8036
      @maymunnur8036 ปีที่แล้ว

      @@naagadag4493 abyo ajar allh ka siiyo talada sii lahaa adaba siiyey mhdsanid❤️😊

    • @amiirah762
      @amiirah762 ปีที่แล้ว

      Quruxey caloosha Xiro nin xiligy ubaahnayd una jilicsaneyd kaa dhaqaajiyey Hada har kuu jiidi maaye
      Naag adag noqo oo nafteda io tan cunugeeda wax uqabsata farah hada wax walba fudeyd uga dhigtid adiga weeye tan Hadhow ka shaleynaysa
      Is adkee oo meel iska soo saar

  • @NajmaMahamuud
    @NajmaMahamuud ปีที่แล้ว +2

    Gabadha aabaheed hooyadeed ka horay dhimatay dhahaday bilawgi se wax u wadana

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanalah 😢😢

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Subxanallah😭😭💔💔😢😢

  • @SaidoHassan-y1m
    @SaidoHassan-y1m ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤wsc❤❤❤

  • @shukranhassan7879
    @shukranhassan7879 ปีที่แล้ว +2

    Sakela maxaa waye asxabey

  • @HalimaMahmoud-ys9jp
    @HalimaMahmoud-ys9jp ปีที่แล้ว +4

    Man she allah ❤❤❤❤

  • @msswiilo
    @msswiilo ปีที่แล้ว +5

    Asc team minweyn caawa waa daalanahy abayayal 😂salantiina waad iga qabtaan

  • @faisaibrahim3853
    @faisaibrahim3853 ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @XamdiBoore-kf6jt
    @XamdiBoore-kf6jt ปีที่แล้ว

    Shekada wayitabatay aniga

  • @user-yr2ey5qw8e
    @user-yr2ey5qw8e ปีที่แล้ว +4

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @caliye1009
    @caliye1009 ปีที่แล้ว +4

    ❤❤❤❤

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD ปีที่แล้ว +1

    Khatar waaye qisadan wey igu socotaa

  • @RiimGuure
    @RiimGuure ปีที่แล้ว +3

  • @sanaamabdullahi5142
    @sanaamabdullahi5142 ปีที่แล้ว +4

    Meel lagalasooxariro isheeg habo dhib waynba ihaysto talan karaby

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 ปีที่แล้ว +1

    Xasisana

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 ปีที่แล้ว +11

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته حبيبتي فتحية 💖🌹😍❤

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 ปีที่แล้ว +1

    Wsc

  • @user-yr2ey5qw8e
    @user-yr2ey5qw8e ปีที่แล้ว +3

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢.

  • @SaharomaxamedJamcale-vz3du
    @SaharomaxamedJamcale-vz3du ปีที่แล้ว +4

    ❤❤❤

  • @ilhaanomar22
    @ilhaanomar22 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @fartuunabdi1508
    @fartuunabdi1508 ปีที่แล้ว +4

    ❤❤❤❤❤

  • @seynabaxmed6671
    @seynabaxmed6671 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤

  • @jamiiloraage8107
    @jamiiloraage8107 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤