Subxanallah Ninkey,ga ima Qanciyo Sariirta maxaan sameeya ila Tali walaal!!!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 235

  • @mohamedabdulahi6862
    @mohamedabdulahi6862 7 ปีที่แล้ว +9

    Sheekh, illaahay khayr hakusiiyo. Waxaan kudarsanlahaa in ninku dib isufiiriyo oo is qiimeeyo. Maxaa ka qaldan. Arintan waa arin in badan oo raga Soomalida haysata lkn xal uma gaaraan. Ninku ha jimicsado 5 maalmood todobaadkasta. Ani xaas malihi lkn waan jimicsadaa 5-6 maalmood todoaadkii dareenkayguna waa mid sareeya. Teeda kale shaaha iyo waxa macaan ha iskadaayo iyo fadhiga badan.

  • @fn6812
    @fn6812 7 ปีที่แล้ว +10

    wlhi waa wax laga xumaado runtii Allaha caafimaad nasiiyo anaga iyo intii muslim ah Amiin Amiin

  • @ashaismail2024
    @ashaismail2024 8 ปีที่แล้ว +12

    ya Allah before anything you have to be best Friend for your husband
    then you can ask him everything

    • @nuuraxmed4485
      @nuuraxmed4485 7 ปีที่แล้ว

      Asha Ismail sax

    • @abdinasirmohamed9085
      @abdinasirmohamed9085 7 ปีที่แล้ว

      Iska dulqaado

    • @jaamacbashiir6425
      @jaamacbashiir6425 6 ปีที่แล้ว

      Asha Ismail
      Asc abayo waad fikir fiican tahay

    • @jaamacbashiir6425
      @jaamacbashiir6425 6 ปีที่แล้ว

      Asha Ismail
      sheekadii bay qarxisay tani naag maahan abaayo
      Waa laysu ceeb asturaa ilaa xad ?

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaaahay Hamada ha ubadiyo
    Kkkkkhhhh subxanalah waan ka waan naxay whi

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 7 ปีที่แล้ว +9

    Tan aniga ayay ihaysataa hada waka caajisay sariirta inan xaskayga qanciyo sidii hore ma ahi wa iska seexda niyad Uma hayo iyaduna way igu xanaqda

  • @cabdirahmancayngal2
    @cabdirahmancayngal2 8 ปีที่แล้ว +2

    amiin amiin ilaahay hakuu caafiyo wllo

  • @amiirahassan4625
    @amiirahassan4625 7 ปีที่แล้ว +24

    Cadaalad masameeynayo shiiqa ninka markuu soo cabaado waxuu leeyahay naag kale guurso naagta markeey soo cabaadana waxuu leeyahay quraan saar, dhaqtarna geey that's not fair walaahi

  • @dheemanjag2021
    @dheemanjag2021 5 ปีที่แล้ว

    Ana tas igu dhacdey lkn cilada kentey wan ogaadey nag ayaa so dhameysatey markey so dhameysatey ayey iso dirtey sixir ayeyna ka daba wadey anigo yaaban oona sixirka aqon ayaa allah itusey nagtaa sixireyda ninkeyga sixirtey anigana wey isixirtey lkn qoortan ka jari rabaa inshlh taariq ayaa dhaceyso inshlh wey u dhiman wlhi inshlh

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว

      Subxanallah aduunyada nin nolow maxa aragti ku laaban wll alle Haku garab galo❤️

  • @abdurahimanamiin8998
    @abdurahimanamiin8998 7 ปีที่แล้ว +2

    mashaa Allah
    shekh waxan warsanayaa biyaa baxa deg deg Maxa logaa hor ragaa mahadsanid

    • @mahamudbindhe7881
      @mahamudbindhe7881 7 ปีที่แล้ว

      Abdurhman Amiin sxp markad shaqada ku jurto .niyada ka saar rxda .yacni hays .raacin..cuntoyin la cunaana wa jiraan..ceebna maaha xaqa lgama xishoodo

  • @Himila55
    @Himila55 7 ปีที่แล้ว +2

    gabdhaha sifiican haloo qanciyo oo happy halaga dhigo cuto energy leh haloo cuno

  • @daarultawba516
    @daarultawba516 6 ปีที่แล้ว

    SubhanaAllah..Allah nahanuuniyo

    • @AliHussein-nm5jv
      @AliHussein-nm5jv 6 ปีที่แล้ว

      Asc sheekhow talefonkaadi ayaan ubaahanahay ii soo qor inshaalah

  • @nimcoshow1924
    @nimcoshow1924 4 ปีที่แล้ว +3

    Horto naagaha soomaliyeed hap dabeecad ayaa ugu yaabay mid kasto waxee soo qoree waa ninkaada usabar maxaa sabara waxaa laga yaaba inuu naag kale qabo uu ayada rabin see ugu sabree naagaha soomaliyeed istus tus ayee yaqaanaan waxaa arkee naag ninka shibay ee leh waa sabraa asee barkinta ku ooynee markaase istees intuu kudhacay goomanka madoo baadeen naa ninka aa leedahay usabar marka usabarto aa barkinta ku ooyso oo goomanka kamadoo baato anee iisabartay kudhihi maaye intuu saas kuu fiiriyu kuleeyahay tan waa udhamaatay naag shidana raadsanaa asuu naag kaa aadaa aniga wlhi ninki edeb daro iila imaado wuu ifuri karaa lee no ooyin iyo gooman madoobaad 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qubqac9913
    @qubqac9913 8 ปีที่แล้ว +14

    Dadku kala nasiib badan, nina naagta ayaan ogolayn oo waxay ku leedahay ma rabo qubays badan timaha ayaa iga go'go'aya

    • @sahrafarah35
      @sahrafarah35 7 ปีที่แล้ว

      Nina wuu la,yahay aduunkaba saa iska ah wlhi waa xanuun 😥😥

    • @sahrafarah35
      @sahrafarah35 7 ปีที่แล้ว +3

      Niman waxa jira eber ah walee gabar dhexaa istares ayeeba ka qaadeen 😥😥

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 6 ปีที่แล้ว

      @@sahrafarah35 sax mcnto

  • @musehaaji2224
    @musehaaji2224 8 ปีที่แล้ว +10

    WAXAAN DHIHI LA HAA HACUNO MALAAY MADAXIISA ASAGAA SEEXAN WEYNAA

  • @aminahassandt154
    @aminahassandt154 8 ปีที่แล้ว +7

    yaaab hadii aad sariirta dhinac kajiifaayso maadbo guriga habartaa ska joogto dhibka kuhaysta dadka lalawadagaa culima lala wadagaa Marka xala lahelaa lkn hada xishooto o amusto yaku og dhibka ku haystaa cidna marka hala hadlo

  • @abshiromohamed8522
    @abshiromohamed8522 7 ปีที่แล้ว +2

    asc asaxbta grad fimil solban qaba shiiq abudalxa mel kala xariro ma igu cawikartin qolka 114 wageli wayay alaha idin barakeyo dhaman muslimita

  • @rahmoruuxirahmoruuxi830
    @rahmoruuxirahmoruuxi830 8 ปีที่แล้ว +22

    walee ragow far ba idin so gashay raga Somalia wala shegay inay sidan yihiiin allow siino hano dirin o nin fican nagu so aadii

    • @habsiilacag7427
      @habsiilacag7427 7 ปีที่แล้ว

      raxmo ma.in.lagula.saarnaado ayaad rabtaa nasiino.sii duqaada

    • @habsiilacag7427
      @habsiilacag7427 7 ปีที่แล้ว

      raxmo ma.in.lagula.saarnaado ayaad rabtaa nasiino.sii duqaada

    • @ahmedfareh3503
      @ahmedfareh3503 7 ปีที่แล้ว

      waxaas lagoma hadlo walaaley adigo naag kacsi badan maa tahay qoro nambarkaan aniga faah faahin dheyraad ku siinayee udaygaaga taba baraayo 0531623063

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 4 ปีที่แล้ว

      @@habsiilacag7427 nasiino hadow rabo gurigiisa ha joogo meeshaan nasiino lama iimaan

  • @nacimoalihanadyare1737
    @nacimoalihanadyare1737 8 ปีที่แล้ว +36

    ariintas waa la yaqana ninkas waa nin nag kale qabo wayo ninka mahan nin hol gabah sidey sheegtay wale kas cml waa labo xasle nin dhargan rashiin uma naqdo 😂😂😂😂

    • @kiimomo8738
      @kiimomo8738 7 ปีที่แล้ว +1

      Nacimo Alihanadyare17 sax aby walawa xaasle kaas cml

    • @axmedcade4476
      @axmedcade4476 7 ปีที่แล้ว

      Kiimo M

    • @mahadoibrahim7013
      @mahadoibrahim7013 7 ปีที่แล้ว

      Nacimo joker

    • @ahmedmuseali7611
      @ahmedmuseali7611 6 ปีที่แล้ว +2

      Nacimo Alihanadyare17 ninka wax badan ayow sariirta udìidaa naakale uma diido waayo hal habiin labo hablood waa isu mari kara lkn gabdha hadey is xumeeso oo ey shiir iyo si xun ugu soo seexto ninku dariin kiisu kici maayo

    • @janankaafrica6453
      @janankaafrica6453 6 ปีที่แล้ว

      Nacimo Alihanadyare17 kkkkkkkkkk

  • @abdihariirwarsame6432
    @abdihariirwarsame6432 7 ปีที่แล้ว +5

    ilahayo ninan gogash ka adken hanaguso hagajin

  • @mohamedabdulahi6862
    @mohamedabdulahi6862 7 ปีที่แล้ว +5

    Jimicsugu wuxuu qayb kaqaataa in bahalka ninku dhiig kabuuxsamo si uu u kacsado. Dareenka kacsigana jimicsugu wuu kordhiyaa.

  • @naiimazabrie7371
    @naiimazabrie7371 7 ปีที่แล้ว +5

    Wuu ifuri karaa hal habeen ma mogaan lahayn anoo intas oo sano doob ahaa markaa guursado shekadaas haduu ii keeno ninaa ka badan

    • @mohmedaden6016
      @mohmedaden6016 7 ปีที่แล้ว +1

      Naiima Zabrie kkkk habeen iyo maalin marabtaa Gus jeclidaaa

    • @nastehohassan2490
      @nastehohassan2490 7 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

    • @jaamacbashiir6425
      @jaamacbashiir6425 6 ปีที่แล้ว

      Naciimo miyaan laysu samraynin abaayo hal habeen maclaa kkkkk your hot Ku aaway hee walee inaad sariirta ka waalan lahayd alla IGA daa ma qubaysan karee waan xanuunsanahay wareegaa layga hayaa dhiigii baan qabaa film baad igu waali lahayd naciimooy

    • @cabdinasiribrahim7187
      @cabdinasiribrahim7187 6 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkkkk war cusub

    • @jaamacbashiir6425
      @jaamacbashiir6425 6 ปีที่แล้ว

      Cagayare Cagayare
      Warka soo daa qosol keliya waxba tari maayee sxb

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 6 ปีที่แล้ว +3

    Qofka qofka kale xaqiisa gudi karin guriga hooyadiis ha joogo

  • @hedhadumarkawahebadrabi6465
    @hedhadumarkawahebadrabi6465 7 ปีที่แล้ว

    Wlhi nolosha wa mihima in lesku fahmo o qof qofka kale qanciya nagt ama ninka hadi aya noqto sarir hadi aya noqto guriga nadfatis cundis adiga nafta in ad hajiso o mar walib xajiga kuku farxo carfta nadfatada guriga intaba Allah na wad siyo guur xalal ah o an Ku dagno amin ya rabi

  • @Warsameamir8
    @Warsameamir8 6 ปีที่แล้ว +2

    waar balayo kula tagty xaaskaga Qaancii hana ceebeyn duliyhy

  • @naasiryuusuf7725
    @naasiryuusuf7725 7 ปีที่แล้ว +1

    Wll qli hamdi soo dhawoow adiga xageen kaa helaa anigaaba adiga kuu baahane

  • @fartunabdullahi6310
    @fartunabdullahi6310 8 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin Aamiin

  • @murtidachannel5973
    @murtidachannel5973 7 ปีที่แล้ว +4

    wlh nimanka qaar xaqa dumarka magudaan ay kuleeyihiin dantooda kaliya ayeey ka fiirsadaan

  • @AmazingVideos-qf5ed
    @AmazingVideos-qf5ed 5 ปีที่แล้ว +1

    Hahahaha "xattaa jin haduu leyehey kacaqri"

  • @aliabdisharif3767
    @aliabdisharif3767 7 ปีที่แล้ว +2

    aad iyo aad wax weyn waye sax

  • @fartunabdullahi6310
    @fartunabdullahi6310 8 ปีที่แล้ว +1

    sax Masha Allaah

  • @mohmedahmed8877
    @mohmedahmed8877 4 ปีที่แล้ว +1

    ASC

  • @sucadosiman5960
    @sucadosiman5960 6 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkk😁😁😁😁😁😁😂😂😂😂😂😂😂 naaa aniga ilasoo xiriir anaa talo kuuhaayee

  • @fatima-yj3hm
    @fatima-yj3hm 7 ปีที่แล้ว +2

    U sabar abaaayo aakharo heleysahe

  • @yuusufabdiweli9342
    @yuusufabdiweli9342 7 ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله

  • @maryanahmedmuude2263
    @maryanahmedmuude2263 7 ปีที่แล้ว +5

    ani makicin lahyn waxan sin lahy dawada dareenka

    • @wiilwanaaagsan6794
      @wiilwanaaagsan6794 7 ปีที่แล้ว +1

      maryan ahmed muude wow maryan SaaS lagaa rabaaa markaas hakugu yaaacee

    • @jaamacbashiir6425
      @jaamacbashiir6425 6 ปีที่แล้ว +7

      Naa ninka ha sumeynin maryaneey maraq iyo calooleey u kari oo dhar khafiifa uqaado oo udgoon iska dhig uunsigu yuu kala goin iyo cadarka bujamo jilbaha joogtana soo gasho oo hortiisa mar mar hadba dababada wareeji xabadkana tus wuu kacayaa abaayo dawada kadaa yuu Ku dhimanine

    • @janankaafrica6453
      @janankaafrica6453 6 ปีที่แล้ว +1

      Jaamac Bashiir kkkkkk

    • @internwomen
      @internwomen 6 ปีที่แล้ว +1

      Jaamac Bashiir 😂😂👏🏾

  • @Ahmed-tk2uq
    @Ahmed-tk2uq 7 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll arin adi kugu saabsan
    ayaan maqlay runti aaad ayaan
    uga murugooday mrkaa la ii
    sheegey arintaaas aad ayaaa ay
    isu bedeleen dhamaaan
    dareeemyaaasha jirkayga runti
    wll kaama filayn
    arintan oo kle inaad ku kacyso
    ma garan kartaa sida aaad igu
    aburtay walbaharka intaan le'eg
    wax kle mahn wlltinimo ayaan
    kaga naxay runti muddo bil le'eg
    ayaan kaa qrinayey oo aan
    asturayey cebahaaaga lkn hda
    sidi joornalki cml ayey suuqa u
    gashy hda waan adkaysan
    waayey waan ku soo wacay
    hdana waaan ka bqay inaan kuu
    sheego aaad ayaan kaga
    cabsanayey lkn hda waa khasab
    waan kuu sheegyaaa adi waxba
    ha iga qarin sidy thy iigu sheeeg
    ka dib ka feker sababta aaad
    falkaan ugu kacday ka dib
    go'aaan adi gaaar waan kaa
    goosanayaa hdaay run tahy
    arintni Wax kale maahan waxaan maqlay
    (inaad madaxa Timo kuleedahay)
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk miyaaan kaa yaabiyey
    adna aar gooso oo u dir dhamaan
    dadka friends kaaga ah oo kuugu
    jira kkkkkkkkkkkk

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkk subxaan waar wax Kale Ayaan sugayay wlhi

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 5 ปีที่แล้ว

    amiiin

  • @anabali2105
    @anabali2105 8 ปีที่แล้ว +23

    Hadiiba ilahay ka sii jeediyay. Maxay ku falaysaa dhib kiisa naagtu kacsi badanaa subxaaankee

  • @MrBOSSMAN2342
    @MrBOSSMAN2342 8 ปีที่แล้ว +3

    Nimanyow May Aniga Dadkani Talada ii Weydiiyaan

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 8 ปีที่แล้ว +1

    subxnlhi dhib malahn suall wa la isweydiyaaa wana laiskaha jaawaba hlgarbkada allha gallo gabar yey

  • @nafisokadiye3820
    @nafisokadiye3820 8 ปีที่แล้ว +28

    war iskuxishooda waceb waxaas o dulqaata niinka siwaxwey kanoqonkaraan mahaa mid markasta sitagan qofbili Adana waye kakeso niinkaga wainuu kusoraadsho uqado dharu kukaco cunto MCN Gogol carfoon isdiyaari adiga Maka hore

    • @liibaanwardheere1303
      @liibaanwardheere1303 8 ปีที่แล้ว +1

      Nafiso Kadiye abayo sual hadii ay kugu adagthy dhib makujiro in laid sual

    • @liibaanwardheere1303
      @liibaanwardheere1303 8 ปีที่แล้ว

      Nafiso Kadiye sual hadii ay Ku qabta wa in aad culimada weydisa haddi aaad ka xishota mise aad iskala weyneysiiso culimada waalhiii dhib waye!!!

    • @najmomohamed8912
      @najmomohamed8912 7 ปีที่แล้ว

      Qolka waa 114 lkn Telka See ku Heli karaa?

    • @naasiryuusuf7725
      @naasiryuusuf7725 7 ปีที่แล้ว

      Nafiso Kadiye wll mcn qli mnsha allah. Thnks adigoo kale ayaan ubaahnaa aad iyo aad xageen kaa heli karaa.

    • @ayuubmaxamed1721
      @ayuubmaxamed1721 7 ปีที่แล้ว

      Nafiso Kadiye masha allaah nafiso abyo adaa ugu fakir fiican intaan arkaayay wax garad ayaa tahay walaasheena alle nin keeda ha u soo jeediyo

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 8 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallaah

  • @emraky8971
    @emraky8971 6 ปีที่แล้ว +1

    Heheheheh😂duco aankugu dara wlh😂👏

    • @abahajaceylka3686
      @abahajaceylka3686 6 ปีที่แล้ว

      Amran Abdullahi Farah runta mala shego hee hhhhhhh

    • @emraky8971
      @emraky8971 5 ปีที่แล้ว

      Abaha Jaceylka kkkkkkkk waaba Nin ficaan wlh

  • @nasibadansaleban2872
    @nasibadansaleban2872 7 ปีที่แล้ว +2

    Ninka miyayna malaa iigtu nacdalayn haduu diido gabadha waayo waxan maqlay naagtu haday diido ninkaeda Malaa iigta ayaa nacdalaysa

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 4 ปีที่แล้ว

      Maya malaaigta naag uun ba loogu tala galay

  • @mashaallahmamowa8999
    @mashaallahmamowa8999 8 ปีที่แล้ว +8

    aniga ha ila so xariisto aniga ayaaa tala fcn u haaye

    • @ahmedabdikadir6268
      @ahmedabdikadir6268 7 ปีที่แล้ว

      masha allah mamo Wa asc

    • @musse4532
      @musse4532 6 ปีที่แล้ว

      Anigaa talo u haya gabadhaas

    • @habsbszvsvx9017
      @habsbszvsvx9017 6 ปีที่แล้ว

      Ana talo ubahan

    • @nasser-1429
      @nasser-1429 5 ปีที่แล้ว

      @@habsbszvsvx9017 nambrkaaga isii aan kiiyee talo iso qor 🙏🏻

    • @ismaaciilmaxamed8834
      @ismaaciilmaxamed8834 5 ปีที่แล้ว

      masha allah mamo Wa aniga talo ubaahan

  • @maxamedcrisaaq6676
    @maxamedcrisaaq6676 6 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah ilahoow xishoodka hanaga qaadin gabdhihi waasoo dhigteen
    Allaha soo hanuuniyo taas dumarkiyey
    Ceebeesay bal arrin sariirta ah ninka qabey dhihi karta Ninyohow saan Iska badal ee maxey shiiqa kala so doontay

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 4 ปีที่แล้ว

      Adeer waxba la qarin maayo xishood aad sheegeyso jeebka gasho sheeka xumida

  • @jalaqsaninaali1573
    @jalaqsaninaali1573 7 ปีที่แล้ว +1

    Ani borsadeda ayaan subixi jidanlhay

    • @jaamacbashiir6425
      @jaamacbashiir6425 6 ปีที่แล้ว +1

      Joog abaayo waa lagu deminayaaye boorso AAA artanaa waa mid fudud allow haygu kaa soo aadin xitaa hal habeen ma samreysid miyaa kkkkkk hot

    • @cabdinuursandheere1794
      @cabdinuursandheere1794 5 ปีที่แล้ว

      caadi ma ihid

  • @yasmiinadoontialle8134
    @yasmiinadoontialle8134 7 ปีที่แล้ว +9

    abayo isku xisho waye we ilmahada abahood cebtisa qari allahey haku asture

    • @maxamedglucklich6183
      @maxamedglucklich6183 7 ปีที่แล้ว +2

      wll dadkaan isku mid ahayn markaa ilahay ha asturo ceebteeda ay bananka usoo bixisey

    • @jaamacbashiir6425
      @jaamacbashiir6425 6 ปีที่แล้ว

      yasmiin adoonti alle
      Wllhi qof macquul ah baad tahay gabdhuhu waa kala caqli badan yihiin
      Qaarbaa Ku naadinayah hadaad hal habeen fashilantid adigoo weliga xilkaaga gudanayey !!!!!
      Lkiin adiga iimaankaan kugu taageeray ?

    • @janankaafrica6453
      @janankaafrica6453 6 ปีที่แล้ว

      Nimco Ladan 😂😂😂

    • @abdullahiabdi8977
      @abdullahiabdi8977 6 ปีที่แล้ว

      yasmiin adoonti alle 😀😀😀😀

    • @jaamacbashiir6425
      @jaamacbashiir6425 6 ปีที่แล้ว

      Abdullahi Abdi ..
      Mxaad u qososhay

  • @maxamedglucklich6183
    @maxamedglucklich6183 7 ปีที่แล้ว +3

    horta gabdhahu waxan islahaa intay xidhiidhka leeyihiin ninka ayuun bay ka xishoodane markay is guursadaana gabadhu may ka xishoota sowka markasta ka sareeya maxay ugu sheegan weydey markay rabto 😉 dee waxan odhan lahaa xanxantee

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 4 ปีที่แล้ว

      Xishood maaha wax ma tarow noqday so maqashid

  • @scdiamanshallah7569
    @scdiamanshallah7569 5 ปีที่แล้ว +1

    Dhib kas anigu ihestay xid an ushegtona garn waa yey il her kegii kuburbury shiiiq na

    • @nasser-1429
      @nasser-1429 5 ปีที่แล้ว

      Naag kale buu kula qaba adu kugu cajse

    • @pinkymohamed4562
      @pinkymohamed4562 5 ปีที่แล้ว

      Scdia manshallah hada miya kala tagten abayo

  • @sucaadomadoweyhooyomcninol872
    @sucaadomadoweyhooyomcninol872 5 ปีที่แล้ว

    aniga waxan dhihi lahaa usabar abaayo hada waxaa udhashay ilmaha korso ee adeer ilmaha ma uyeeli hal aabo lee ku duqow abaayo ninkada niyada ha ka jibin cml abaayo dheh 1000000 rag adaa ka doortay cade cml adaa ifka ku jecelhy cade ala jecel xanuun ilaahey ha isahlo mid aaan ku duqow walaalheyga fadlan aaaamiin yaa rabi ibadiya ilaahey ha idin barkeye 😍😍😘😘😗😗

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว

      Amiiiiin qali🤲🤲🤲🤲❤️🙏💋💯

  • @farhiaali9164
    @farhiaali9164 7 ปีที่แล้ว

    marka hore diinta xishood malahan mid kale aniga waxaa aminsahay in ninkega aa ka keensan karo inuu i qanciyo

    • @isehasanhasan7678
      @isehasanhasan7678 7 ปีที่แล้ว

      farhia ali ay laf diday waa u dhargan yahay mid an hesan ba bixa kas mayrad sato

  • @sacdiyomxamed2092
    @sacdiyomxamed2092 7 ปีที่แล้ว +2

    Naa ninka quɗaarta ubadi wll waliɓa sida spinchƙa ama ƙoostada caɓage ƙa moosƙa aɓƴo sii ƙola ɗhib aƴa ƙahƴsata halƙa say ilatahaƴe albaqrana guriga ƙadaar wll markad sexanysid allaha ƙusojediƴo ɓrakƙlh

    • @jaamacbashiir6425
      @jaamacbashiir6425 6 ปีที่แล้ว

      Wllhi talo gal baad tahay tolow ma lagu qabaa ? Waxaad moodaa calooshayda inaad Ku jirtid talo fiicnaantaada waxaad tahay naagaha raga ka caqli badan lkiin armaad maseyr badan tahay abaayo 7754333 waa telkayga garowe baan kuu joogAA NAAGNA MA QABO HADA XAQIIQDII LKIIN SOO FURAY

    • @jaamacbashiir6425
      @jaamacbashiir6425 6 ปีที่แล้ว

      Qudaar mid isiisah oo raga sida wax loo siiyo taqaan waaban waayey taydii waxaan u furay Facebook bay Ku maahquushay

  • @zohilali2237
    @zohilali2237 8 ปีที่แล้ว +2

    ad ayan oga xumahay dhibkan hesto gabartan

  • @caaishodahir6336
    @caaishodahir6336 8 ปีที่แล้ว +1

    da

  • @nafisokadiye3820
    @nafisokadiye3820 8 ปีที่แล้ว +8

    halasamoro ceebtaana alaha asturo

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 7 ปีที่แล้ว

    Intaat cusubtahay xali hadii kale mid kaluu raadsanaa adigana waad u sabree miyaa u sheeg Runta. Ragu nacariis ma lehe.

    • @jaamacbashiir6425
      @jaamacbashiir6425 6 ปีที่แล้ว

      Ikraaneey talo xumidaa abaayo MCN xaalku kala tag maahee wax isu celi oo naagta udgoon iskala daal Ku dheh oo bujaamo gaaban xiro oo xabadka baneyso oo hadba agtiisa foorarso oo barida tus oo hadba lug Saar isagaa kugu soo boodayee kkkk

    • @jaamacbashiir6425
      @jaamacbashiir6425 6 ปีที่แล้ว

      Muxuu midkale tarayaa timirtii horeba dab loo waaye miyaad waalantahay sowkan fashilmay ikraaneey miskiinka mxaad ugu ciyaaraysaa abaayo

  • @sahravatik769
    @sahravatik769 7 ปีที่แล้ว

    Gabadha waa ay in soojiidataa

  • @adansawaine6023
    @adansawaine6023 6 ปีที่แล้ว

    Hi

  • @suhalamohamedjama1690
    @suhalamohamedjama1690 8 ปีที่แล้ว +6

    abayo iska samir ceebtisana hasheegin wa ilmahaga abohod

    • @jaamacbashiir6425
      @jaamacbashiir6425 6 ปีที่แล้ว

      Wallhi qof qli ah baad tahay oo hooyo fiican dhashay oo gob Gobi dhashay ah alle haku asturo adigana abaayo waayo waxaad tahay qof iimaan leh oo masuul ah

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 4 ปีที่แล้ว

      Xaqeeda wa ineey heshaa caruur abahood kulaha

  • @halimaomulfisoayaaliidhihi5847
    @halimaomulfisoayaaliidhihi5847 7 ปีที่แล้ว +9

    naa ninka kamaseyrsii asagaa kugusoo ordayee

  • @Afalaa
    @Afalaa 8 ปีที่แล้ว +2

    LO' GISI HILIBKEEDA HA U KARISO.

    • @sacdiyasimon7656
      @sacdiyasimon7656 8 ปีที่แล้ว

      Afalaa hahahahahah

    • @Afalaa
      @Afalaa 8 ปีที่แล้ว +1

      Sacdiya Simon MIDIGTA HADAAN KUGU DHIGI LAHAA, SIDAAN SI KADARAN AYAAD U QOSLI LAHAYD. LO, GISI BADANA HAR IYO HABEEN WAAD KARIN LAHAYD.

    • @abukarahmed2253
      @abukarahmed2253 8 ปีที่แล้ว

      Sacdiya Simon

  • @sahrafarah35
    @sahrafarah35 7 ปีที่แล้ว +2

    Nimanka waalaga cabaday hadusan wax uheyn muxu ulug goynaa muu iskafuro haduu isaga zero yahay iyada ayaa nool

    • @jaamacbashiir6425
      @jaamacbashiir6425 6 ปีที่แล้ว +1

      Sahro sidaas maahee iyadaa mindhaa baali ah oo aan udgoonayn gabadhu oo bujaamo soo xiranin oo uunsi shidan iyo barafuun iyo diyo dorando oo wuu ka xiiso dhacay marka gabadha ninka hortiisa ha marmarto iyadoo Diric khafiif ah oo jirkeedu ka muuqdo oo hadba lug ha saarto markuu seexdo wuu isku soo gedinayaa wuuna qancinayaa abaayo

    • @sacidoabdikheir7971
      @sacidoabdikheir7971 6 ปีที่แล้ว +1

      Sahra Farah abaayo ha dhihin muu iska furo waayo ninkan marki hore waajibkisa wuu gudan jiray sababto ah caruur bay isku dhaleen ma ahan in ay la dagaasho oo ceebtisa bananka keento waa in ay u samirta oo ay u ducaysaa markay salada tukanayso

    • @sacidoabdikheir7971
      @sacidoabdikheir7971 6 ปีที่แล้ว

      Jaamac Bashiir abowe waxa jira gabdho badan oo baali ahayn hadana aan helin xaqii sariirta oo habeenba uu cudurdaar been ah u keenan nimanka qaba mar kalidaa i xanuunaysa, mar dhabarka i xanuunaya, marna waan cajisanahy iyo shaqadan ku soo daalay sheekadaas kuwo caadaystay baa jira

  • @gudoomiyelabasuul4511
    @gudoomiyelabasuul4511 6 ปีที่แล้ว

    hadaa yaa kaa dhalay 2caruura hadaanu hamaba la hayn

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 6 ปีที่แล้ว +4

      Soomalida dhan saan aaminsan %80 wanna jahilnimada naheyso ee sariirta xageeda eh
      .ilmaha biyo wasaq eh laga abuura ogow 2 daqiiqo waxku imadena ka abuurmi karan

  • @amishkunbil1582
    @amishkunbil1582 8 ปีที่แล้ว +1

    wale adunkan qofna xaq iskama dhaowrayo

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 7 ปีที่แล้ว

    Waan xishooda, Sariirna waan kahadlaa,isma raacayso. Gabdhahaan may xishoodaan? Subxaanallah!!! Ninka hadaad ubogiwaydaan, waad iska cayrin kartaan, lkin inaad Midiaha taagnataan,eed Culumada wareerisaan, waa laga haboonyahay...

  • @geedahmed9504
    @geedahmed9504 7 ปีที่แล้ว

    magaciiguw Ahmed waanidin salaamay waxan ku wiidinay labaa xaas ayaan qaba midabaan aadujeclaha ee diintu maxiikaqabata

    • @ubahhusseinali2069
      @ubahhusseinali2069 7 ปีที่แล้ว +1

      Geed Ahmed wll in aad mid si gaar ah u jeclaato dambi ma ahan oo qofku Hal qalbi ayuu leeyahay lkn midda lagaa rabo oo kugu qaajibka ah ayaa ah inaad u cadaalad sameeyso oo aad xaqa u sinto labara gabdhood Rasuulkuba scw xaasaskiisi caaisho ayuu u jeclaa caleyhi salaam wabilahitowfiiq

    • @zakariyemuhamed1774
      @zakariyemuhamed1774 7 ปีที่แล้ว

      Marshall janada ilaahy haku geeyo

  • @cumarmuxumed5444
    @cumarmuxumed5444 7 ปีที่แล้ว +2

    maasha allaah

  • @mashaallahmamowa8999
    @mashaallahmamowa8999 8 ปีที่แล้ว

    aad ayn ugu xumahay saraxa

  • @abdullahiabdi8977
    @abdullahiabdi8977 6 ปีที่แล้ว

    Maskiis ayaduu unaxayayaa ayadane ma fahmeso yaaab somalida meel uroon ma jirto

  • @abdinasirali4295
    @abdinasirali4295 8 ปีที่แล้ว +3

    NIN RAG AH ALBAABKII JAANDA LU FURA. MARKAAS DIIDAY MAA FAYOBA KKKKKKKKKKKKKK NAAGTAADA AFARTAN DAQIIQAD SII NINYAHOW UU RAXYEE. SIDA EYGA UU EYDA UGU TAGO HAA UGU TEYGIN.

  • @jaamacbashiir6425
    @jaamacbashiir6425 6 ปีที่แล้ว +1

    Anigu waxaan Ku Oran lahaa abaayo soo jiidasho samee guriga uunsi u shid adna cadarso oo khamkham iskala daal oo bujaamo jilbaha joogta soo xiro oo naasaha iyo xabadka tus ninka oo diric bilaa googarad ah Ku hor mamar oo agtiisa hadba foorarso oo marba meel tus isagaa is celin waayayah taladaydu waa macquul abaayo mcnto

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 7 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk kkkkk kkkkk kkkkk war ducaamba u rascin lahaa anigu naagahani maxay cuneen horta

  • @saidahajihaii3777
    @saidahajihaii3777 7 ปีที่แล้ว +1

    Waa wax lalla yabo hoyoyinkena wey ka xishoon jireen waa iska samri jireen dadkii waa ka soo dareen ee garoor dhanaan ah hala badsado salada iyo soonkana badiya subxanalaah

  • @blackqueen204
    @blackqueen204 8 ปีที่แล้ว

    aggha waxas ee social media la tumid shit naa horta ani ii kaalu pls aan ku baro romantic

    • @nuuraxmed4485
      @nuuraxmed4485 7 ปีที่แล้ว

      Fatima Abdullahi Mohamed wa sax ninkaga cebtisa qari

    • @sacdiyomxamed2092
      @sacdiyomxamed2092 7 ปีที่แล้ว

      Fatima Abdullahi Mohamed inɓaƴ mesha romantic lagma haɗlayo ee qancis aƴa laga haɗlaa iƴo dareen

    • @fatumamohamed1158
      @fatumamohamed1158 5 ปีที่แล้ว

      Fatima Abdullahi Mohamed

  • @soniaali7596
    @soniaali7596 7 ปีที่แล้ว +2

    Asc
    Walalo Allah barii oo duceysoo sujudaa
    Niinka markey tahaayna sorry but it is all up to you there is nothing in the bed that is up to the man the problem is you sorry sis nothing personal but I just got to tell you one big advise you have your man in your house for you hallal and he is not begging you smt is up

  • @maryanahmedmuude2263
    @maryanahmedmuude2263 7 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkk

  • @luulmohamed7078
    @luulmohamed7078 7 ปีที่แล้ว

    l

  • @faantofanto2550
    @faantofanto2550 7 ปีที่แล้ว

    waxani maqakilaan waxan naago maahee nimanbaa

  • @farhiyamusafardar3663
    @farhiyamusafardar3663 7 ปีที่แล้ว

    bisinka. wli wa su al adag. gabarey qer. ale haku siyo. Shiqana. ale hadhowro. su alaha. adag. dad badan. aya ka xishoda marka dadka. ku dhiranayo inay culimada waydiyan. way mahadsan. yahin walaga faideste arimaha. dinigah. o laga xishonayo

  • @kaysecarabmaxamed7218
    @kaysecarabmaxamed7218 8 ปีที่แล้ว +2

    waxa ilatahay gabadhas wa suno lkn madaremikaran nagaha firconigaeh dhibkisa kulaha kasiijeso kulaha qooq badan kkkk nag wati darenleh

    • @fartuunyuusuf7173
      @fartuunyuusuf7173 8 ปีที่แล้ว +1

      asc xagee idinkal xiriir

    • @noloshafudud4577
      @noloshafudud4577 7 ปีที่แล้ว +1

      Waxaas ma jiraan gabdhaha firconiga dareen wey keeyiihin guur bilowgiisa unbey rafaadaan. Dumarku waa isku dareen. Beenta daaya

    • @noloshafudud4577
      @noloshafudud4577 7 ปีที่แล้ว +2

      Mohask Tv. Waraa dadka dhan saas mahan waa qof qof iyo mid la silciyey. Teeda kale dumar qaar bey caadadu dhibtaa firconi iyo lantisaba. Gabar firconi loo guday waxba ma dareento waa been. Anaa kuu sheege. Dumar ka iyo ragu kala si bey wax dareeman . dumar waxey jecelyiin inta waqti la siiyo galmada ka hor si ey haduu bahasha un la soo ordo wey ka cajisaan marka ninkey. Ku xirantahay xirfadiisa. Waa jecel mujiyo oo u amano xaaskisa.

  • @crcademohamad5646
    @crcademohamad5646 6 ปีที่แล้ว +1

    NAAG WASMO U OYNEYSA CEEBAY TACAAL

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 8 ปีที่แล้ว +1

    😡😡

    • @hindalove2185
      @hindalove2185 8 ปีที่แล้ว +2

      inn kaga adugu ka kaso o si naxrsa wax ugu sheg mida kle habeen kasta lama kalfo e nafis sii

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 3 ปีที่แล้ว

      @@hindalove2185 oo waayo asaguba hadow habeen walba u baahdo so tan gabadha la qasbaayo oo leeyahay hadii kale maaig baa ku cadhooneeysa

  • @thegreatnormad3424
    @thegreatnormad3424 8 ปีที่แล้ว

    hahahahhahaha kacsi badana nagtaa! war firconi ugudaa nagaha sidaas ayaa edeeb iyo sharaf kuleyihiin, inoloso shaqeyo wana weyrabta inii lafulana weyrabaan

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 4 ปีที่แล้ว

      Maxad meesha kaso doontay adan isku qaban karin labada

  • @abdinasirahmed36
    @abdinasirahmed36 7 ปีที่แล้ว

    g

  • @faantofanto2550
    @faantofanto2550 7 ปีที่แล้ว

    waxa ni maqajilaan nijaas weeyi ceebtoo oo 1 ogtay ayaa kun usheegaan anigu maqobo waxaase lkn dhilooyin balaa xishoodaa waxs kahele sixroolayaal wadado lamoodo

  • @farxiyoxaawo1675
    @farxiyoxaawo1675 4 ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin