Farmajo adigo dad nool Ethiopia uu dhiibayey maa xuriyad kahadlaayo?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 51

  • @unknownp2024
    @unknownp2024 2 หลายเดือนก่อน +3

    Nin clus ❤❤

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน +7

    lee guuleyso nabadoon siyaasada waalagu kala adkaaday farmaajo dembe lama arkaayo insha-allah

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน +5

    WA KU SALAMEY IGAARKEEY XASUSTA HAWIYE MADAXWEYNAHA HAWIYE STATE MAHADSANID JIR O JOG CAFIMAAD CIMRI DHEER WE LOVE YOU👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕❤️❤️

  • @ZahroCalixade
    @ZahroCalixade 2 หลายเดือนก่อน +5

    ,noolow eedo xasuutenad tahay allaah hakuxifdiyo❤

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allaah Dal xoreeye guul gobonimo ilxun kuma aragto ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allaah xaqiiqda ayaad ka hadashay nooloow ❤❤❤mudane ❤❤❤Liban ❤️🙏🏼💚💙❤️✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 หลายเดือนก่อน +1

    Libaan❤❤❤🙏🏼✅✅✅✅

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤🎉👍👍👍👍👍

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hawiye hurdada kakaca jir oo joog mamo cadawgaga cagta kahos❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 2 หลายเดือนก่อน +4

    Mahad sanid eedo macane wad u sheegtay runta haday wax maqlayan guulayso alle hanoo dhaliyo dhalin yaro wax ufahma adigo oo kale ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saciidguuled2398
    @saciidguuled2398 2 หลายเดือนก่อน +7

    Ku darsoo dekkedihii uu Itoobiya sharci darada ugu saxeexay

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 2 หลายเดือนก่อน +4

    Librum lii salaan qaliya habo from Hargeisa waxaad tahey carooga u hadla dadka reer muqdisho ee aan fahansanen khiyaamad farmaajo iyo inta dabodhilfka kuwa u ah u sheeg runta geesi hawiye oo fagansatte shaxdoosa

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 2 หลายเดือนก่อน +4

    Oo ma ilaawaday mudaharadkii madaxda hawiye oo rasaasta nool lagu furay waar naga fura irida ma yuhuud baad tihiin kabahi ay ka yaacen

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 2 หลายเดือนก่อน +5

    war liibaan guuleyso mariixaanku waa johalo xukunka u soo aada inay baahida uga baxaan farmaajo bidaar ayuu lahaa taksiile ayuu ahaa xamar markuu imaanaayey suud 40 doolar ayuu watay maantane fiiriya bidaarti waala daboolay suud 1000 doolar ayaa la wataa waala cadaadey rooseeta ayaa la marsadaa guri qasriya ayaa qadar laga dhistay ayaa hada la dhax fadhiyaa baahidi waa deysay hawiye mar dambe ayaan nala sirin farmaajo gabdha kufsade iyo dani zinzibaar ama dani daanyeer ayaan loo ogolaan dhulkeena inay xukumaan madaxweyne xasan shiiq hadaba dhulkooda ma xukumo ee anaga sidee ayaan ugu ogolaan daarood ka inay dhulkeena xukumaan waa doqonimo ee hawiyow diida faqashat dhulkiin ku tartameysa guul jamhuuriyada hawiye weyne

  • @AsiyaHamad
    @AsiyaHamad 2 หลายเดือนก่อน +1

    That’s rich coming from him!

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah eedo noolow .

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 หลายเดือนก่อน +4

    Asc Liibaan eedo

    • @Liburnlii
      @Liburnlii  2 หลายเดือนก่อน +2

      Wcs edo👸

    • @jawahirelmi9
      @jawahirelmi9 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@Liburnlii Alx eedo

  • @fadminaabdi3163
    @fadminaabdi3163 2 หลายเดือนก่อน +4

    Asc Soomaalidu waa shacab xasuustu ku yartahay hadeey rabaan Farmaajo oo Alshabaab Ka dulqaadi waayey

  • @marimhaschi5478
    @marimhaschi5478 2 หลายเดือนก่อน +2

    aaway dadka igula xiran liburnlii fadlan sheyr iyo layk dhaha sababtoo waa ninka sida wax ey udhacayan fahamsan ee aan loo hosgalin karin maamo caqliga Allah hakuu daayo

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 2 หลายเดือนก่อน

      waar ninkan malaha reer sheekh isaxaaq badhalay mareer abtiayeey uyhiin balhalayso qoro hawiyu sidaa maaha waa iska sahashadaan siyaasada iyo ficil majiro

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน +3

    SHACABKA HAWIYE IRIR SAMAALE WA LA YABEY AQLI UMUL AYEY LEYIHIIN XAARMAAJO MINGISTE MARKEY KENSANAYEEN WUXU UGU YIMID ARSI DHIIG DHAC WANA KU DHIGEY INTA QARAX O DHULKA HAWIYE LAGA DHIGEY WAXA KA DANBEYA DHIGEY XAARMAAJO MINGISTE KULAN JIIS XIJAAR BIIXI IYO KOOXDA EY WATEEN O KA DHIGEY DHIIG DHAC DHULKA HAWIYE

  • @shukriarraye8243
    @shukriarraye8243 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxas mujrim farmaajo waxa ka gonaa in uu dalkaan waligis hesto wixii Aqil Qabana dilo sidii aderkiis oo kale ayuu wali kuhaminaa

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 2 หลายเดือนก่อน +3

    waligiin ha ogalaanina in daarood ah kursiga Banadir ku fadhiisto. Maalinti u Xamar soo galo ha la kaco. xitaa inta u san imaanin ha la kaco oo fagaaraha si badan dembigiisa ha laga qayliyo

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 2 หลายเดือนก่อน +2

    all problems Somaliland and Somalia 😪😪daarod

  • @Xuseenaadan-nl7im
    @Xuseenaadan-nl7im 2 หลายเดือนก่อน +3

    Farmaajo majnuun waa ninkii ugu doqonsanaa ee dalka soo maray inuu yahay maba is oga maba oga qaladaadkiisa walina waa isla saxan yahay😂😂😂

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 2 หลายเดือนก่อน +2

    Farmaajo waa macduur handcape ah wuxuu kuhadlaayo maba oga

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sax

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaad tahay geesi geesi dhalay buufi cadawga. Guul guul ayaad wada

  • @shukriarraye8243
    @shukriarraye8243 2 หลายเดือนก่อน +1

    Lakiin Cawanta wali waye fahmi layhiin sixirkisa waa buraye hatan Allah baa naga qabana nijaaskas mujrimka ah

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 หลายเดือนก่อน +1

    Damiin farmaajo dhagahiisa iyo afkiisa isma maqlaan

  • @marimhaschi5478
    @marimhaschi5478 2 หลายเดือนก่อน +1

    walaahi aniga waan yabanahay dadka reer muqdisho oo aan wali waxba hubsan goorma ayuu caqligoda buuxsami doonaa oo eey wax fahmi donaan waan yaabay markan arko ayagoo leh ninkas aabo aniga hada majoogo somaaliya waxan idinkula talinayaa wax fahma oo muqdisho dadka qasaayo ogaada dadka idinku adeeganaayo

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure3599 2 หลายเดือนก่อน +1

    I like your comments " gudoomiyaha garbaharey " that crab wants to contest as president again .....impossible impossible impossible .

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 2 หลายเดือนก่อน

    Muhiimada: Farmaajo yuuna soolaaaban

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    SOMALIA WA KALA TAGTEY 34 ISKUMA DARSATO CIIDAN IYO CANSHUR WAXABA QALAD AHEYD IN FAQASH CIIL QABA O WATA ABEESYO O WATA QARAXYO O U YIMADEEN DHIIG IYO DHAC IN DHULKA HAWIYE LA KENO

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ethopian waxa damaca bada lasina galiyey wa farmaajo bada idin siina dhahay gadaal kaso riixayo weli asaga Ka danbeyo in ethopian so dhiiradan weli so taagan yihiin heshis somaliland waxba kama jiro fuusto so riixay farmaajo waaye si lo fahmin dhagartisa ethopia ki dhahay heshis aqbal si logu maleyo bada somalia ine somaliland idin saxiixdey farmaajo Wu is qarinaa 😂😂😂😂 ma ninka qalbi dhagax dhiibey na dhaafayo bada

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ha iloobin igaarkay inuu 5 dekadood u saxiixay oo uu Malaaygii shacabka lagu nafaqayn lahaa shacabka Soomaaliyeed uu u wareejiyay kuwa Itoobiya oo uu ku bedeshay qaad sun iyi AIDS wata si uu walaalkiis kuga taajiro

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dayuurade baaye xarmajo kuu riiten markasey dheexda gashaden asna waxu modaya ine laa jecle yahaye farmajo nacaladi kugu dhacdey dhee jaahile uqdadeysan 😂😂😅😅😂😂😂😂

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 หลายเดือนก่อน

    Badasomaliya ayaan xoog ku qaadaneeynaa markeey ethoopia tiri macambaareen dani iyo faramaajo banaan bixii bajaaj leeydana waa taageereen yee la dagaan shiyihiin xasan abiase waa la jiraan saas ayee soomaaliya in aay ugu talshaan rabaan ayagoo ethoopia in bad soomaaliyeed in aay qaadato ku taageeray kkkkkkkkk

  • @anak1646
    @anak1646 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo ayey ku khafiifeen yaahuu

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan ogaaday dad badan baa baqdin ka qaba farmaajo inuu ku soo laabto filada war caadi iska dhiga oo cabsada cudur baa laga qaadaye iska daaya

  • @naimohersi7038
    @naimohersi7038 2 หลายเดือนก่อน

    Kani somali uma eeke halaso baro

  • @IbrahimMahamud-e7x
    @IbrahimMahamud-e7x 2 หลายเดือนก่อน

    Sidas mawxaad ku baabin bajaaleeyda xaqooda been baad sheegtay

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 2 หลายเดือนก่อน

    34 sano kuwii la leynayey ee illaa iyo hada xaqdarada lagu leynayey madhow maad ka hadashid maadse wax baratid ileyn waxaad dhalatay waqtigii fawdada iyo bililiqadee hadaanba kuu raacno waxaad sheegayso ayadoo ummads soomaaliyeed marka laga reebo kuwa yar oo siyaasada ku qaraabta ay ogyihiin farmaajo wuxuu wadsnka u qabtaye tan kale ileyn adigu waxba kama ogid waxa ay dawladi tahaye maandhe farmaajo waa jiraan qaldaad looga hor keenayey reer muqdisho laakiin sharf buu ku joogay ugana tagay soomaali oo jecele buuna xilka dhiibay xassan shiiqna waa kan hada joogee orad oo shaqayso oo wax baro oo wqtiga ka faaiidayso cayi wax kuu tari meysee sharftaadan ilaasho ruux caytamay garaadkiisuu dadka tusay maandhe

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 2 หลายเดือนก่อน

    Dhashi moryantu guryiihi xaranta kudhashey ee aqalada hostoda lagudugay meedkogi bulchada somaliwen ee xamar oo casimeda somaliya ahayd iyey aderada iyo abaha oo moryanti galmudug kaso yaacday ee muwadilinta somaliwen shacbiga ah ee xamar daganeed ku dhex xasuqay hoygoodi adigo kudhashey nolashana uhaysta qarahyada iyo argagixisada somalie kagahadhen bu héros farmajo rabay nolol wanagsan iyo dawlednimada wanagega ad dhadhamiso qayrkana latartatiid ee moryanti kudhashey aaya kudiday qalbidhag moryanta grub hirab 91 aaya shirqoley u Hassan dhiqo iyo sanbalolche siday héros farmajo ugu magaac dilaan somaliwen waa ogtaay ciida waax disha qarxisa shirqosha wana moryanta grub hirab 91 héros farmajo tagerada somaliwen kahaysto mata lajogo wa 100 ki 100 hada anigu jibutian baan ahay oo isse ah farmajo waa héros viva

  • @abdiabassi8857
    @abdiabassi8857 2 หลายเดือนก่อน

    Farmajo sonoqo ado nawad ah.