MUNA XIDDIGTA | USHA MAAD U QABAN | WACDARAHA HOBOLLADA DALKA | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 855

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  4 ปีที่แล้ว +108

    Khibaradday Muna xiddidgta Fanka u leedahay
    Xaab idiinkama saarnee - ku xadreeya….
    ✓Like ✓ Share ✓Subscribe..Mahadsanidiin..

  • @nimcoabdi2594
    @nimcoabdi2594 3 ปีที่แล้ว +513

    Markad fananadan inay dhimatay aad maqashay sida inay ubartan farta taga alle ha unaxaristo manta igu horeysa wlhi

    • @ahmednouhabdirahman6046
      @ahmednouhabdirahman6046 3 ปีที่แล้ว +6

      Alle haw naxariiisto warkeeda geerida ayaa igu soo horeeyey, hore uman aqoon

    • @sahrarashiid7696
      @sahrarashiid7696 3 ปีที่แล้ว +4

      Aniguba wlhi ilaahey haw naxariisto oo haw dambi dhaafo🤲🤲🤲

    • @barwaqoaxmed5621
      @barwaqoaxmed5621 3 ปีที่แล้ว +2

      Alle how naxariisto wll hore uma aqoon maanta duco uun bay u baahanthy

    • @salmahirsi5088
      @salmahirsi5088 3 ปีที่แล้ว +1

      Aniguba hore Uma aqaaano

    • @ahmednouhabdirahman6046
      @ahmednouhabdirahman6046 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamin Aamin inshalah wa sida aan uducayno

  • @GUULAGII
    @GUULAGII 3 ปีที่แล้ว +1008

    Inta markay Geeriyotay Timid
    Illhay Ha U Naxariisto😪😪

  • @haphsasaed3513
    @haphsasaed3513 3 ปีที่แล้ว +215

    Inta markay dhimatay uun baratay sidayda farta taaga alle naxariis waasica hasiiyo wlshen maalmo khyr leh ayay dhimataye 🥲🥲

    • @princessajmalmohamed9711
      @princessajmalmohamed9711 3 ปีที่แล้ว

      Wn aqaaanay ilaa waqti badan Muno xidigta allow ku naxariiso 🤲😭

    • @haphsasaed3513
      @haphsasaed3513 3 ปีที่แล้ว

      @@princessajmalmohamed9711 aamiin aamiin rabbi marti la jecelyay hka dhigo

    • @princessajmalmohamed9711
      @princessajmalmohamed9711 3 ปีที่แล้ว

      @@haphsasaed3513 amiiiiin yaa allah 🤲

    • @aminaadam1480
      @aminaadam1480 3 ปีที่แล้ว +2

      Gerideda ku barty allah haw naxrsto😭😭😭😭🤲🤲🤲

    • @haphsasaed3513
      @haphsasaed3513 3 ปีที่แล้ว

      @@aminaadam1480 aamiin aamiin

  • @nimcocawaale6959
    @nimcocawaale6959 3 ปีที่แล้ว +365

    Inta gerideeda dabadeed heestan argtay waliba maalintay dhimatay 😭😭😭😭😭u duceeya plx alllh ha u naxriisto 🤲

  • @missnaajuu5565
    @missnaajuu5565 3 ปีที่แล้ว +107

    marke dhimatay kdib ya so radiyy ilhy ha unaxristo 😭

  • @dalla112
    @dalla112 3 ปีที่แล้ว +177

    Inta aan horey u aqoon marxuumada oo markey maqleen TH-cam kaso raadiyay farta taaga😢

    • @umamiira2321
      @umamiira2321 3 ปีที่แล้ว

      Wallhi Ma Aqoon manta lahor Allh Unaxariisto Rabiyow

    • @hodanshirechannel3418
      @hodanshirechannel3418 3 ปีที่แล้ว +1

      Weligay ma maqlin fanaanadan geerideeda ka dib, cod macaan bay lahayd Allaha u naxariisto

    • @nasramohamed4972
      @nasramohamed4972 3 ปีที่แล้ว

      Me walaahi ma Aqoon qof yar baan moodayey Allah Unaxariisto

    • @aaminoamiiish1057
      @aaminoamiiish1057 3 ปีที่แล้ว

      @@nasramohamed4972 me

    • @najmaharir4792
      @najmaharir4792 3 ปีที่แล้ว

  • @asmakayae7917
    @asmakayae7917 3 ปีที่แล้ว +58

    Inta markay dhimatay timid😥😭
    Alle haw naxaristo geerideda ka hor ma aqoon😥🤲

  • @Caydid66
    @Caydid66 3 ปีที่แล้ว +66

    Imisa qof ayay maanta ugu horaysaa Oo halkaan timid si ay ubartaan Naxariis Adaa lehe Eebow iska cafi🥲🥲

  • @shamsacadey5163
    @shamsacadey5163 3 ปีที่แล้ว +38

    Magaceeda iyo heestedabba manta igu horeyso whli dhimashada marka maqley search so dhahay ilaahey haku naxriisto 😭😭

    • @Mohamed-ys2fc
      @Mohamed-ys2fc 3 ปีที่แล้ว

      Heestan khadra daahir hore uqaaday

    • @ibraahimalmascuudi6977
      @ibraahimalmascuudi6977 3 ปีที่แล้ว

      Wlh kulamid ahy
      Allaha unaxariisto janatul frdowz allaha kawrbyo

    • @najmoalihussein4813
      @najmoalihussein4813 3 ปีที่แล้ว

      Same aniga xita

    • @princessajmalmohamed9711
      @princessajmalmohamed9711 3 ปีที่แล้ว +2

      Wn aqaaanay muno xigta fanaanad inbadan ahayd blse adg maqal wllo qli puntlander🇸🇱ahyd hlkaa fanka ka so biloowday hda 4sano melha xmar jogtay alle ha unaxariisto qabriga nuur alle ha ugaliyo allow khaatumada kheyr ngu khatim🤲😭😭😭😭

    • @mohamoodhassan2586
      @mohamoodhassan2586 3 ปีที่แล้ว

      Eraydii Abwaankii Cabdulqadir yam-yam
      Ilaahay haw naxriistee iyo CODKII
      Khadra daahir cige

  • @akramakak
    @akramakak 3 ปีที่แล้ว +1

    Rabi naxariista jano haka waarabiyo walasheyn u duceeya aniga dhan waa wada dhimaneena qaab lugu dhimaana rabi baa og rabi hakuu raxmada

  • @MiimiAlbashiir
    @MiimiAlbashiir 3 ปีที่แล้ว +36

    Inta geridedi ka dib imatay is mujiya
    Allh u naxaristo 😪wa bil ramadane danbigeda allah dhafo allow khaatumo suban nagu dil

  • @abdiladiif7296
    @abdiladiif7296 ปีที่แล้ว +1

    Rabi ha unaxriisto muno xidigta
    Io walkle ee abwan geesi
    Labdbo way naga hooseyane

  • @zamdahir1972
    @zamdahir1972 3 ปีที่แล้ว +19

    Meel laisku soo jiro lama yaqaan
    illahow qatuma wanagsan nagu dil😭😭😭

  • @anisosaid8225
    @anisosaid8225 3 ปีที่แล้ว +18

    Inta geerideeda kadib soo raadisey muuqaalkeeda uduceeya in ilaahay jano fardowsa ku arzaaqo naftu meel ma jirto allow u naxariiso intii islam ah🤲😭😭😭😢

  • @cawildiiriye6826
    @cawildiiriye6826 ปีที่แล้ว

    Anoo codkaa tolmoon dhagaysanaya ayaa markaan faalada judhiiba i dhaha qac ku siyay arkay fananada inay Dhimatay Alle haw naxaristo iyada iyo Abwaan geesi oo halkaa iga muuqda

  • @seynabsmsamatar2857
    @seynabsmsamatar2857 3 ปีที่แล้ว

    Alhaha unaxariisto iyada iyo intiii islaam ah ee dhimatay aamiin yaarabi

  • @canageelabass6994
    @canageelabass6994 3 ปีที่แล้ว +14

    Wale melen laisku ruxey ayay aday allow noga daba naxirsto walhi meshay aday iney igu so orod ehen ninku ilahay u naxaristo ma ogiye allow u naxariso 😭😭😭😭

  • @sacdiyoadan905
    @sacdiyoadan905 3 ปีที่แล้ว

    Wanka.xumahy walshyda majeceln.adoo fanan iny dhimto sido ahatabo.alah.unaxaristo😭😭😭😭😭

  • @samsamhussein9316
    @samsamhussein9316 3 ปีที่แล้ว +11

    Heestan waxan aad udhagaysan jiray mudo aan aad qof ujecelaa wlhi 😪 heesaha kle way igaga duwanayd ax noolapa waa dhintee alle haw naxriistu muuna xidigta🤲🤲😭

  • @ilahaanjamac5541
    @ilahaanjamac5541 3 ปีที่แล้ว

    ax ax ax markeey dhimatey ayaan bartey aleha unaxariisto amiin

  • @raxmojacayl1437
    @raxmojacayl1437 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha unaxaristo Muna xidigta🥺😭😭ilahay ha Danbi dhaafo amiin

  • @ilhaanosman7446
    @ilhaanosman7446 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto qabrigeeda Alle ha wasiciyo waaa geeri naxdin leh allow kuu naxariiso

  • @farxanko8108
    @farxanko8108 3 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxarso qoraal iyo carabkaba Ku duceeye walaashey.
    Ax Ax Ax adunyo adunyo adunyo............

  • @sharmaarkecalicabdi5613
    @sharmaarkecalicabdi5613 3 ปีที่แล้ว +22

    Allaha U Naxariisto muno Qof walbo oo xumaan diyaarinaayo bey tusaalo u tahay Walaalayaal xumaanta aan iska deyno illahey idankiis😥🙏Allow qaatumada kheer noogu dhamee🤲🤲🤲 rabbiyow gafkeena iyo geerideena ha kulmin😥😥😥

    • @sheikhulbalad6236
      @sheikhulbalad6236 3 ปีที่แล้ว

      Hooyada wuxunta ka was gabadhaan wey noo raxaynaysay iyo farxad ma cidbey dhib ugeysatay mise sheegadii carabta baas noola timid

    • @sharmaarkecalicabdi5613
      @sharmaarkecalicabdi5613 3 ปีที่แล้ว

      @@sheikhulbalad6236 Adiga Gaal miyaa tahay Mise Muslim, Heesaha waa Xaaraam in la Dhageystaa, Teedakale Diinta ma ahan Sheeko Carbeed ee waa Diin Islaam balse adiga waxaad u egtahay Qof ay islaam nimada Ku yartahay Aniga waalidkaa ma caynayo sxb Allaha Ku soo Hanuuniyo 🙏🤲😥

    • @farduusfaraxa462
      @farduusfaraxa462 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin

  • @asmahappy4846
    @asmahappy4846 3 ปีที่แล้ว +2

    gabadhan markay geeriyootay ayaan bartay muuqeeda maqalkeedaba fanaanad cod macaan bay ahayd allehawnaxariisto

  • @sharmaakecalixaarato3768
    @sharmaakecalixaarato3768 4 ปีที่แล้ว +14

    Gabadhaan waxaa igu maqaal ah in hodan cabdirixnaan iyo yurub geenyo dheheen waan ku dayanaa
    Muna xidigta 👏🏼👏🏼👏🏼

    • @yusufguulofficial
      @yusufguulofficial 4 ปีที่แล้ว

      Yurub geenyo ma aha waxatiri wanku deydaa ee Hodan Abdirihman ayay ahayd

  • @CabdixakiinCaliyaasiin
    @CabdixakiinCaliyaasiin ปีที่แล้ว

    Rabaw khaatumada khayr noogu khatin manta iyada iyo abwan geesi oo muuqaalka ka muuqdaba waa marxuumin inaga hooseeya

  • @SalmoSimam
    @SalmoSimam ปีที่แล้ว

    Aloow u naxariiso muno xidigta iyo abwaan geesi aamiin

  • @iqramuhamed2354
    @iqramuhamed2354 ปีที่แล้ว

    Allow unaxaris una dhambi dhaaf heesaha qalbigeena kaamidoobey 😭😭😭😭😭😭😭

  • @jawaahirabdisalam8340
    @jawaahirabdisalam8340 3 ปีที่แล้ว +1

    Illaah ha u naxriisto qabrigana ha u waasiciyo

  • @neimahassen8720
    @neimahassen8720 3 ปีที่แล้ว

    Magaceeda iyo geerideeda mar ayaan wada bartay allah unaxriisto marxuumada

  • @faadumomohamed1578
    @faadumomohamed1578 3 ปีที่แล้ว +3

    Ax gabadhaan caawa ha hor ma arag mana maqal ee markey geeriyootey ayan meesha ka soo raadiyey ax alle ha u naxariisto aamiin waa bil ramadaan 😪😭😭😭😭

  • @hoodomahamed2035
    @hoodomahamed2035 3 ปีที่แล้ว +17

    Alle ha u naxariistii inan taas muuni mantay geeriyo tay walhi aad ban ugu naxay geerided 🤲😥🤲

    • @ramaas5896
      @ramaas5896 3 ปีที่แล้ว

      Mexanunsaned allh yrxma

    • @hanihappyofficial5777
      @hanihappyofficial5777 3 ปีที่แล้ว

      @@ramaas5896 my wll wlhi habeen hore barnaamij ciida qayb ka ahayd

    • @ramaas5896
      @ramaas5896 3 ปีที่แล้ว

      @@hanihappyofficial5777 alla yaraxma wa mowtul qafla

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 3 ปีที่แล้ว +21

    Magaceeda iyo geerideeda isku mar yaa maqlay sidayda?

  • @Wariye_mohamed_deck_dorale
    @Wariye_mohamed_deck_dorale 3 ปีที่แล้ว

    Walee aduun laguuma waarayo gabadhan waa ey dhimati Allah unaxaristo

  • @hodanf2829
    @hodanf2829 3 ปีที่แล้ว +15

    Fanaanadan Horay uma aqoon hadaan soo raadshay markaan maqlay inay dhimatay illaahoow unaxariiso walaahi waan kanaxay Barnamijka Ciida bay ubalan sanayd laakiin kii Aakhireey ubalan sanayd Allaah yaa raxma😭😭😭

    • @ikraannuura4535
      @ikraannuura4535 3 ปีที่แล้ว

      Sido kalee hada fb ku arkay Allah yaa raxmaak 🤲

    • @princessajmalmohamed9711
      @princessajmalmohamed9711 3 ปีที่แล้ว

      Hre wn u aqaaany in bdan muno xidigta allow ku naxriiso shaqsi af gaaaban by ahyd sdaan qiyasay fanaaanad in bdan arkayy ahyd allow ku naxariisto allow dmbigeeda dhaaaf allow khaatumada kheyr ngu khatim yaa allah 🤲😭😭😭😭

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 2 ปีที่แล้ว

    Erayada Abwaan AHUN Yam Yam .
    Laxanka AHUN Axmed Gacayte.

  • @abdifatahgorod4750
    @abdifatahgorod4750 2 ปีที่แล้ว

    ilahay haunaxariso wllahy muna iyo wllky abwan gesi😭💘💘💘

  • @AsadDiaby
    @AsadDiaby 4 ปีที่แล้ว +36

    Halkeedii bay dhigtay codkaaga macan waanu imaansaney anagoo badan keep going eedo xidigta sxbkey abwaankeyga Geesi ayaa ii muuqda

    • @immj9225
      @immj9225 4 ปีที่แล้ว +2

      Awoowe qoftan wa diyarsan tahay xusul barur diyarsan weye wacada

    • @shakradaacadofficiall2050
      @shakradaacadofficiall2050 3 ปีที่แล้ว

      Allah u naxariisto diyabow

  • @abdirizcakchelseanbwoy6338
    @abdirizcakchelseanbwoy6338 3 ปีที่แล้ว +2

    Waqti badan iyo waayo badan waan ku raaxaysaney codkeeda hodanka ah balse maanta way naga hooseysa walalasheen ee aan u duceyno in ilahay danbigeeda dhaafo ee uu janooyinkiisa ku irsaaqo
    OGOW: ان الله غفوررحيم 😢🙏

  • @Shacni724
    @Shacni724 3 ปีที่แล้ว +7

    Ilaaheey ha u naxariisto gabadhaan runtii waaka naxay geerideeda😭😭😭 ilaaheey gafkeena iyo geerideena ma kulmiyo yaa allaah 😭😭😭😰😰

  • @oumomanana2348
    @oumomanana2348 3 ปีที่แล้ว

    في حياتي لم أرى صومالي تحرش بصومالية أرى انهم أناس متفتحين مابينهم غير متعقدين ولا متشددين ولا متعاصبين

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 3 ปีที่แล้ว +3

    Markale ayaan ka tacsiyeen geerida muna xidigta. Allaha u naxariisto xidigtii Fanka ee Codka iyo masrixiyadda lahayd.😭🤲

  • @shukrimohamud4189
    @shukrimohamud4189 3 ปีที่แล้ว +13

    Alle hanariisto hada igu horeyso mgaceeda iyo heesteda allohayow qaatumada noo hagaajiye🤲

  • @aminaciise9290
    @aminaciise9290 3 ปีที่แล้ว

    Walaal ka saara illaahay ka baqoo abaskari tube

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 ปีที่แล้ว

    marxuumaddani waala sumeeeyay waanaag iiidoorr baa bi isay

  • @barkhatismail2150
    @barkhatismail2150 4 ปีที่แล้ว +52

    Mnchalah reer muqdisho way is shideen sanadkan alle ha daayo intii wanaagsan.❤️ From somaliland.

    • @duniyzamzamgelle2249
      @duniyzamzamgelle2249 4 ปีที่แล้ว +1

      I love reer Somalilan walaalaheen waan idin caal marineynaa😍😘

    • @liiliijiyeliiliijiye8551
      @liiliijiyeliiliijiye8551 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh inaa adinka uun heesi kartaan miyaa mooda

    • @Internut1985
      @Internut1985 4 ปีที่แล้ว

      DuniyZamzam Gelle kkkk walal xaal na uma baahnin laakin haddi baad sheekada soo hadal qaaday haddaa Adiga xaal ka dhigto ka warn ?

    • @samahirdaahirmaxamad7282
      @samahirdaahirmaxamad7282 4 ปีที่แล้ว

      @@liiliijiyeliiliijiye8551 hhhhhhhhhhhhhhh wax klaa thy walle

    • @dabayl772
      @dabayl772 4 ปีที่แล้ว

      @@liiliijiyeliiliijiye8551 Dee haa idinki af somaligina waxa lamoda inuu yahay luuqadina labaad lol

  • @samsambarud4376
    @samsambarud4376 3 ปีที่แล้ว +10

    This song really makes me feel emotional and cry 😢 for remembering those people who died n the way family 👪 use to love and care about each other. This century 👏 has really change lots of people n they think dunia is everything as to their pride n ego leads them to arrogancy n intimidating in hypocrisy characters.
    Subhannah Allah
    May Allah bless and protect us all n we lead to great of kheyr and think of Akhira too
    Aameen Ya Rabbi

  • @awalehassan2473
    @awalehassan2473 4 ปีที่แล้ว +30

    Markaad is tiraahdo fankii way udhamatay unbaad arkaysaa mid mucjisa a anyway muna keep going

  • @simanyarey496
    @simanyarey496 3 ปีที่แล้ว +4

    Wale hadan nahay reer puntland fanka qayb wayn ban ka hayna muna xidigta iyo saciid qalnle ❤️🥰🇸🇱🇸🇴

    • @asiyoabdi8461
      @asiyoabdi8461 3 ปีที่แล้ว

      Uducee walal maanta manoolee allaha unaxristo

    • @princessajmalmohamed9711
      @princessajmalmohamed9711 3 ปีที่แล้ว

      Muno xidigta😭😭😭🇸🇱 allow ku naxriiso dambigaaga alle ha dhaafo wnka naxay geerida muno allow gafkeena iyo geerideena ha kulan siin🤲😭

    • @simanyarey496
      @simanyarey496 3 ปีที่แล้ว

      Ilahy how naxariisto yaa rabi ilhy how danbi dhaafo

  • @Geymaale03
    @Geymaale03 3 ปีที่แล้ว +29

    Wallyaal inu ilhey u danbi dhaafo aan duceyno
    👇

  • @hornwarriorking3959
    @hornwarriorking3959 6 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxariisto walahi waxana urajaynaa jano

  • @ayaanbisharomar1535
    @ayaanbisharomar1535 3 ปีที่แล้ว +2

    Allow ku naxariiso abaayo danbi dhaaf ban alle ku weydiyay😭😭😭😭😭😭😭

  • @aydarusmahamed8312
    @aydarusmahamed8312 3 ปีที่แล้ว +3

    Muna hees wanaagsan iyoqurux ayuu ilaahey ku siiyey maasha alaah heer sare codkada

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 4 ปีที่แล้ว +1

    Muno xiddigta allaa yacizak waad kala baxday maamada heesteeda iyada xitaa sidan umeey qaadin sharaf muno ⚘⚘⚘✌✌✌👍

  • @fadumoabdulahi1104
    @fadumoabdulahi1104 3 ปีที่แล้ว

    Illhay ha u naxaristo gbdhan maskinta eh

  • @aymanmohamud2867
    @aymanmohamud2867 4 ปีที่แล้ว +4

    Wow xaqiiqdii heestani waxa ijeclaysiyay fananadan muna xidigta inba caadi ma ahan axsan sowt wll wan ku wataaa

  • @farxiyoloveofficial6593
    @farxiyoloveofficial6593 3 ปีที่แล้ว +1

    Horey uma garan jirin geerideeda ayaan so arky kadib baan so raadiyaya allah ha u naxriisto

  • @abdiladiif7296
    @abdiladiif7296 2 ปีที่แล้ว

    Rabi hakuu naxriisto wall muno xidigata

  • @iskaashichannel
    @iskaashichannel 4 ปีที่แล้ว +14

    run ahaanti inti hore tuur weeye cabdi askariyoow sxb muno waa khadro halkan taagan waaaw keep going wllo

    • @iskaashichannel
      @iskaashichannel 4 ปีที่แล้ว

      thnks boss

    • @iskaashichannel
      @iskaashichannel 4 ปีที่แล้ว +1

      thnks boss

    • @liiliijiyeliiliijiye8551
      @liiliijiyeliiliijiye8551 4 ปีที่แล้ว

      Sida ay u keentay heesta qof u keeni karo male qadro Dahir oo yar aya noo soo baxday

    • @hawosalaadnuur8575
      @hawosalaadnuur8575 4 ปีที่แล้ว

      Axyaa hees wlhi heestaan qofkii damirkisu adagyahay xitaa weey jilcineysaaa

  • @hajiabdulrahman1365
    @hajiabdulrahman1365 3 ปีที่แล้ว

    Rabi ha unaxriisto qabrigeda waasac rabi ha uga dhigo

  • @janogasho2474
    @janogasho2474 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey swt ha u naxariisto janadiisana haku casuumo anagana dambugeenna hadhaafo markan maqly uunbaan soo raadiyey

  • @qaajeacademy
    @qaajeacademy 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u naxariisto walaasheen oo maanta oo 27 bisha Ramadaan kuna beegan 09-05-2021 ku geeriyootay Magaalada Muqdisho iyada oo rabtay in ay ka qayb gasho bandhiga Maalinka Ciida ah iyada iyo fanaaniin kale oo kusugan Magaalada Muqdisho. Markasta oo aad aragtaan muuqaalkeeda u duceeya wll.

    • @grigorig1055
      @grigorig1055 3 ปีที่แล้ว

      Ma Covid19 ba dilay? AUN!

    • @princessajmalmohamed9711
      @princessajmalmohamed9711 3 ปีที่แล้ว

      @@grigorig1055 mya ma dilin wa lgu so booday w caafimaad qabtay inyar oo mdax xnuun ah bay sheeganaysay bes wllo ee wqtgii baa ymi

    • @grigorig1055
      @grigorig1055 3 ปีที่แล้ว

      @@princessajmalmohamed9711 Ilaahay ha u naxariisto
      but it seems to me she had aneurysm brain burst. Allahu aclam.

  • @zakiali9305
    @zakiali9305 3 ปีที่แล้ว

    Allaw naxariiiiso naxariiista
    Waaanu uwada bahane

  • @jakatoorka8887
    @jakatoorka8887 2 ปีที่แล้ว

    Allaah ha u naxariisto intii dhimatay

  • @mawliidhamoud3190
    @mawliidhamoud3190 20 วันที่ผ่านมา

    Cawa ayaa igu horaysa heestan anuu kaligay ah markaa search ku qoray Ayaan ogaaday Inay dhamatay alllha uuu naxariistu magaceeega iyo geerideeda mark Baan wadda bartay😢

  • @kamiila3941
    @kamiila3941 4 ปีที่แล้ว +4

    Muna xidigta woooow khadra daahir iyadaaba Kaga codmacaan ❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🥀🌾🌾👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏💞💞💞👏👏👏

  • @Farhan-Ahmed3238
    @Farhan-Ahmed3238 4 ปีที่แล้ว +2

    Erayada abdulqaadir xirsi siyaad yamyam
    Codka khadro daahir cige
    Laxanka abdikariin faarah qaareey (jiir)

  • @rodhahassan1388
    @rodhahassan1388 3 ปีที่แล้ว +1

    Cidi hore show ayey qawate but cidan ilahey umaqorin....ilahey haunaxristo

  • @abdinurbalayah53
    @abdinurbalayah53 4 ปีที่แล้ว +13

    Can't help but noticed some ppl gave a thumb-down! They must either be tone deaf or musically disabled!! This fannaanad has the sweatest voice I've heard for long time❤️. Music is clean and perfect. So are the beautiful youngesters dancing around the fannaanad having good time. It very much reminds me of my good old days.
    This fannaanad and musician both deserve a million 👍

    • @malmo4235
      @malmo4235 4 ปีที่แล้ว +1

      U are 💯 right nio codkan waa mucjiso

  • @abdiaziznorali8217
    @abdiaziznorali8217 3 ปีที่แล้ว

    Hore uma aqon hadn sordiyay rabi haudhaxristo

  • @ahmetshaker131
    @ahmetshaker131 4 ปีที่แล้ว +6

    Halkeday dhigtay wlhy muno inan tasi bari dhiw shashadaha calamka ayada qabsani insh....

  • @shamsaadam5784
    @shamsaadam5784 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah yarxamek Cod Macaan ayee laheed Allow kuwii Codkaad Qorxoon Maalinta Qiyaamo tii Quraan ka ku aqriso ka yeel 😢

  • @hawamaxamud3869
    @hawamaxamud3869 3 ปีที่แล้ว

    Gabadhaan wajigeedaan aqoonsaday dhimashadeed ka hor maan aqoon allah ha naxariisto oo ha geeyo janatul fardowsa aamiin yaa allah. Kuli fanaaniin geeriyotay waxeey ku jiraan baraha bulshada. Dhamaantood allah ha u naxariisto.

  • @maryanqalid2106
    @maryanqalid2106 3 ปีที่แล้ว +4

    Waligey maanta ka hor ma arag markaan geerideda maqlay ayaan halkaan soo fiiriyay allh unaxariisto😥

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 3 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahoow Dambigayaga Iyo geerida Ha Kulmin
    Maanta waxa Ka Xumaan lahayd iyadoo show ku Jirta inay Geeriyooto lakin maalmo khayr badan ayay dhimatee ilaahay Ha u dambi dhaafo 😞

  • @mohamedkhalid3018
    @mohamedkhalid3018 3 ปีที่แล้ว

    Inaanlilahi wa inaa ilayhi rajicuun hore uma aqoon hada ayaan markaan maqlay geerideeda soo raadiyay magaceeda....
    Sidaasi ayuumbaa laysku qabanayaa hada waxay ku jirtay sida aan arkay xaflada ciida oo laba cisho kadib ku beegan lkn xaga alle ayayna ka qornayn ..
    Alle ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin

  • @abdikariinhassan8621
    @abdikariinhassan8621 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay how naxariisto waxay baxday oo ay ramadaan tahay 28 alle how naxariisto naftuba inaasey muddan tahay showgii muqdisho ee iidana way abaabulaysay laba cisho ka horna waa taas baxday

  • @daaudyuusuf2015
    @daaudyuusuf2015 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto maanta bartay

  • @lipan1437
    @lipan1437 4 ปีที่แล้ว +10

    Meesheddii
    Ayeey dhigty
    Barnaamijka
    Soowada daaya
    Sxp gumeysiga naga daaya

    • @abdisamad4424
      @abdisamad4424 3 ปีที่แล้ว

      Wlhy wd iga qoslisay legend way nagu adkaynayaaa

  • @MUBARAKOCTOBER
    @MUBARAKOCTOBER 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow u naxariiso oo janadaada waasaca ah boos sare ka sii. Amen

  • @munishhasan5325
    @munishhasan5325 3 ปีที่แล้ว +1

    Manta.aya igu horeso walhi ilahay ha unaxristo walshena sabir iyo iman ilahay haka siyo inta qarabda ah iyo ahelka🙏🤲alow unaxriis yarab

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 3 ปีที่แล้ว +3

    Gbdhan waa dhimatee ban maqley alaha unaxariisto kitpkeeda midigta alalaha ka siiyo😭😭😭

  • @faraxbaroomwadan2671
    @faraxbaroomwadan2671 4 ปีที่แล้ว +8

    Waxan salaamay bahad askari tuyuub
    Wlhi waxan xasuustay beri aan jacayl lajiifey aan heestaan eey taariikh igu yeelatay lkn waxan ku farasanahay ineey khadro yar timi
    🌷Ubax Baan sidaa Kulasoo ordee mad iga aqbalin 🌹
    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abwaangaas8451
    @abwaangaas8451 4 ปีที่แล้ว +20

    Wacadala Qoftaan Khadara Daahir Waa Lagu Ilaawi Kara Xaqiiq Si La Yaab Leh Ayey U Keentay heesta

    • @liiliijiyeliiliijiye8551
      @liiliijiyeliiliijiye8551 4 ปีที่แล้ว +2

      Haa wlhi Sida ay u keentay ayaan ka yaabay Cod cajiib ah teembada Sida ay u hayso Masha Allah waxas ba Fananad laga dhahaa

    • @abwaangaas8451
      @abwaangaas8451 4 ปีที่แล้ว +2

      @@liiliijiyeliiliijiye8551 aad iyo aad heestan hablo badan oo fanaaniin ah aya qaaday laakin gabadhan sida ay u keenta ma jirto mid u keentay khadro halkaan taagan ayaad moodaa cajiib
      dhowr jeer baan ku soo cel ceshaday heestan

  • @amiinyousuf5471
    @amiinyousuf5471 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay haw naxarsiisto maalmo khayr leh ayay dhimatay

  • @xamdalakiofficeil8133
    @xamdalakiofficeil8133 3 ปีที่แล้ว

    Inaalilah waa inaalih rajucuun allah allah unaxriisto muuna aniga ma aqoon lakiin hada arka allah ku naxriisto ayaamo khayar leh ayaad dhimata waan ku ducanaan inuu allah ku naxriisto ameen dhah wll uducaaya blz fanaanta marka dhintaan heesahooda ha dhagysanina

  • @fuadmohamed2553
    @fuadmohamed2553 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa meyd alllha u naxristo wall wa bil ramadan allow khtumada no hagaji

  • @Ahjaystar
    @Ahjaystar 3 ปีที่แล้ว +3

    Miss, long live for ever. I love this song all-time. My neighbor's of London, say to me that I listen all time till now I sing from start to end this same song-I love it!!! Thanks to all your team. You are excellent!!!

    • @sameersharma2967
      @sameersharma2967 3 ปีที่แล้ว

      Allh Yarahma She Just Passed Away😢

  • @mubzofficial5774
    @mubzofficial5774 4 ปีที่แล้ว +5

    Heestan meesheedi bay dhigtay inta igu raacsan 👍

  • @xidigahageeskahoygafanka5123
    @xidigahageeskahoygafanka5123 8 หลายเดือนก่อน

    Illahay ha unaxariisto
    Aamin Amin

  • @malmo4235
    @malmo4235 4 ปีที่แล้ว +12

    Wareysi waxaan daawaday Hodan abdirahman la wareysanaaye waxaa lagu yidhi Yaad aad codkooga uxiiseeysaa wlaahi I remember she said Muna xidigta FROM PUNTLAND then I searched up and bom got her since then I enjoy her music and her codka macaan ee naxarists leeh👌🏾👌🏾💓💓💓 Muna naag nool labiskeeda xitaa kuhaysta ❤️❤️🤍🤍💙💙

  • @filsanali4653
    @filsanali4653 4 ปีที่แล้ว +4

    Hadba waxn arka ano wey cidla eridhabn siidii ku ololey heeeeee ubax⚘⚘⚘⚘⚘⚘ ban sida wlee waxba kdhacy xasus ban galay⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘

  • @mohamedhaji6554
    @mohamedhaji6554 4 ปีที่แล้ว +6

    Hees dhan walipa Halkedi dhigtay 🥰🥰
    Kugula raxeysanay munaay 🇺🇳🇺🇳💯💯

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallhi maqoonin horted dhimashadeda kadib allow kunaxariso heesaha wallhi majecli allow unaxariso hadaa ila mid tahay ismuji👍

  • @MohamedSalat-qo8do
    @MohamedSalat-qo8do ปีที่แล้ว

    Alle haunaxqrizto muna xidigta😭😭

  • @osmanugaas669
    @osmanugaas669 4 ปีที่แล้ว +5

    Mucjisada fanka waa muno xidig walaee wey keentay heestaan weyba ka fiicantahay khadra daahir walaal horya usoco guuleyso

  • @maltajama9877
    @maltajama9877 3 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto Muna Xidigta waxay ka mid ahayd hobaladii waaberi Puntland

  • @abwaanshucaybyarexasan5383
    @abwaanshucaybyarexasan5383 4 ปีที่แล้ว +4

    Wow muna waa fanaanad dhamaystiiran cod ahan iyo siida aay masraaha uso wajahayso waa shaxshax abdi askari kaalintaada faanka halkas kaasiwad