DAGAAL CULUS OO MAALINTII 2-AAD KA SOCDA MAGAALADA GURICEEL EE GOBOLKA GALGADUUD.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2021
  • DAGAAL CULUS OO MAALINTII 2-AAD KA SOCDA MAGAALADA GURICEEL EE GOBOLKA GALGADUUD.

ความคิดเห็น • 8

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo ciidankeena xooga dalkeena 💞🌺❤️💪💪💪

  • @hiboabdi1942
    @hiboabdi1942 2 ปีที่แล้ว

    Waa yaabaye dawlada alshabaab mey ladagaasho maxay suufiya ka rabtaa mise soomaaliya iney alshabaab xukunta ayay rabaan

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 2 ปีที่แล้ว

    MA DHAAWAC IYO DHIIG IYO DHIMASHO UUN BAA LOO JOOGI.

  • @hiboabdi1942
    @hiboabdi1942 2 ปีที่แล้ว

    War habagidir yaa ceyshta oo wax usheega suufiya waxey ku haysato malaha alshabaab mey iskacelitaan

  • @aishataani7369
    @aishataani7369 2 ปีที่แล้ว

    Dagaalka ka socda guruceel taa waxey muujineysaa ulumaaudiinkeeyna waxgaradkeyna odayaashayna iyo guud ahaanteena soomaaliya sharaf dara nagutahay ilaahow adigaa gargaar kaa baryeynaa fitanadaan naga qawooji

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 2 ปีที่แล้ว

    INTA LA IS QALAAYUU QAABAD YAHAY DHULKAYGII,QARNI BADHKII AAN JIRO WIXII AAN QABTOO IDIL MARKA QALINKA LAGU QUMUC ,RASAAS IYO DHAAFSANAYN QAXOOTIBA,,,,,,

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 2 ปีที่แล้ว

    Ahlu bidco halaga qabto umada, labadaa shiikh sheydaana halasoo xidho umada galmudug waa dhibeene

  • @hiboabdi1942
    @hiboabdi1942 2 ปีที่แล้ว

    Habargidir dagaal hadaw wax taraayo sodonsanaa dagaal ku jirteen ee suufiyada iska dhaafa ha ku baabiina hadaad baabiisaan duul idiinbaabiiyo ayaa imaanaayo