War wadankii Koox qawlasato Calooshooda u shaqays tayaal ah Oo Aan Qaranimo iyo Madax banaani ay Aduunka ka hesho Jamhuuruyadds Somaliland baa qabsatay Reer burco ha Ogaadaan inay si weyn u khaldameen Oo ay gacmahooda ku doorteen Dad u rahman Soomalia Oo Adeegayaal u ah kuwaa soo Aan kala jeclayn gumimo iyo gobanimo
Mashalla Allah reer borco waa dad dhiig lehe guul somalilaan cadowgeedo hajabo 💪 ❤❤❤❤❤
Mayarka Burco waa ninkii Iidoor ugu daacad Sanaa. Waxaa la yiri, wixii uu uurka ogyahay afka ayaa xada. From Baardheere
LAGAMAYAABO FAQASHEEY INAANKULAMIDOOBO DOONIMEYNO WAXAAN SOOMAALILAND AHAYN SOOMAALILAND WAA QARANJIRA OOJOOGA WAANA MUQADAS KANAXOW NAFTA WAA
Borco waxaa ku noon dad xalaal Ah mashalla Allah somalilaan waa somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo ❤💚❤💚❤🤍💚❤❤🖤💚❤💚❤💚❤👏👏👏👏👏👏🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mayirka Burco waa in la badalo. Maaha Masuul Somalilander ah.
Borco😂Is lovely Big Somalia.
Subxaana. Ilaahey Burco kama dhigo Somalia.
Caasimada Somaliland ha ceebeynina.
Wa qoom dhan oo riyo ku nool wlhi wa yaab
Waa runtiis dee Burco weligeed ayay Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ahayd waxbana kama badali kartaan
Burco weligeed noqon meeyso magaalo Somalia.
Waxba haku farxina.
Somaliland haku riyoonina.
Somaliland socotey dibna ha u hunguriyeeyina.
Mayaarka waa in laga ceeriya shaqada loo xilsaareey.
Dadkan waa dad walan burco somaliya bey kamitahay
War wadankii Koox qawlasato Calooshooda u shaqays tayaal ah Oo Aan Qaranimo iyo Madax banaani ay Aduunka ka hesho Jamhuuruyadds Somaliland baa qabsatay Reer burco ha Ogaadaan inay si weyn u khaldameen Oo ay gacmahooda ku doorteen Dad u rahman Soomalia Oo Adeegayaal u ah kuwaa soo Aan kala jeclayn gumimo iyo gobanimo
Waxaa tihiin umad aan layaabey,
Isaaq muraayad ma isku fiiriyaan miyaa😂😂😂😂
Reerburco mayerka ma beenbeykarabeen runta waa usheegaye 34 ayaa been iyo dowlad baanahay laydiinsheegayee kamadaashaanmiyaa
gabadha aan jeclahay ad from Boston darwiish
Moyar maha kaasi ee burco ha iska badalan
Habarjeclo. Burco. Soomaalina. Ayay. Kuyimaadeen. Waadigii. Saalada. Guraayay
Tolow reerkan goormuu caqligoodu shaqyn doonaa,???
Maxaa Maanta Liokeenay
Iidoorka miyirkii 1988kii ayaa ugu dambaysay
Waar adeer maxaa kushidaya nio balaayada kuhaysa maxay tahay nio
burco dad reer xamarka tagersanba ka buuxa snm dhiigodibaynu hadhsanayna astamaha aynu ku xasuusano dadka kaso horjeeda waa cadaw
Xamdooy cayaarta nagadaa nooh muqdisha kaa daawana oo ku taagernaa somalia waa caadiye hadii uu yiri waa wada somali dadka dhan yaan la siyasaden😂
War. Soomaali. Ayaanu. Nahnay. Ciyaal. Habarjeclo. Niicleeya
Ninka wax garta ninkaas odaygaa weeye ciyaalka aan dantooda garan ee dhaqaalaha lagu dulaqaato faaruq weeye boorkaas iyo burkaas beey ku noolyihiin wax u'kordhana ma'jiraan kolkaas afka la'taagayaan soomaaliland iyo wax eeysan waxba ku dheefeeynin
Markay burco somaali ahayd may ahan. Tii labaad. Marka halmaam hadal kumajiro inantanin warkiibay buunbuuninaysaa
SSC na maa ahan s/land siidas ogaada SNM ey.
Walaalyaalow
Dalka diiday,
Ee sumada iyo midibka somaaliyeed
Into fiiqa.
Oromo yahay😂
hadalka uu lahaa sidu ugu nuuxnuxsanayay waa badheedhbay ahayd waabu xanaqsana gadhigu ka xanaaqsana aduunka karayalba taalo u ah halagu celiyo gaadhiga gaadhigi ugu horeeyay walahi waa taariikh la ilaaliyay gadhigana sigara haloo ilaaliyk madxafka qaranka In la dhigo weeyan gaadhiga
Xam xam taa intuuu hayo wan oga inuu reer uso shaqo tagay
Haddii arrintaasi run tahay xilka ha laga qaado haddii kale nin waliba tuuladiisa meesha uu doona ha la tago.
Naan inankan gacanta marba ku celinaysay maxd uga qaadi wayday fariintisa mise waad ka jartay😂
somaliland maxay tahay waa dhulkii soomaaliya
Xidha ayga aygu loo waayay ku Leh somalia ayn jecelahay qadaad waynta
Waar laazcaanood ilaa hawdka waa somaliland
Maayirku miyuu ka booday waar qabta
Tuura nacaskaa xun