Waa dad iska masaakiina somalidu oo wixii loo sheego iska runeysta. Geedka magaca English lagu yiraahdo raadiya Kadib na baara inuu sun leeyahay iyo inhale Geedkan waa sun side aan maqlay walaahay .
desert ayuu kadhigaa waxaana lagu dabar goyn karaa markuu soo baxo oo xididka loo siibo xalkale maleh waxuu kadhigayaa saxaare khasaarihiisa ayaa badan
Cancer baa laga qaadaa dhuxushiisa iyo wax kastoo geedkaas is yimaada
Xoolaha cuna caanohooda kansar, dhiig kar iyo macaan baa laga qaadaa. ⚠️ iska jira iska hubiya
Waa dad iska masaakiina somalidu oo wixii loo sheego iska runeysta. Geedka magaca English lagu yiraahdo raadiya
Kadib na baara inuu sun leeyahay iyo inhale
Geedkan waa sun side aan maqlay walaahay .
desert ayuu kadhigaa waxaana lagu dabar goyn karaa markuu soo baxo oo xididka loo siibo xalkale maleh waxuu kadhigayaa saxaare khasaarihiisa ayaa badan
Inshaa Allah Allah ku guuleeyo
Waa garanwaa
Meelkastaba shaw garanwaagu dhibuu ku hayaa!!!
Garissa anaga mathenge ayan dhahna ila ar arkey man fahmin
Sheydaansanaa , umadda iney baabi'iyaan ayay rabaan , iyo dhulkooda
Cali Garoof ayey Uyaqanaan
Wuxuuba sii bataa Markey xooluhu cunaan
Oo au caloosha xoolaha galo ka dibna xaaraan ayuu abuurmaa
Oo waa been saas kuma dhamaado.
Cali garoobay bay u yaqaanaan!!