Sheikh beenloow Aadan Madoobe Naf badan ma lahan Aadan Madoobe waa xaqiiqada dhabta ah Waxaan in badan isweydiinayey Dowladda Soomaaliya Xasan Sheikh Madaxweyne loo dhigay, Guddoomiye Baarlamaan looga dhigay Aadan Madoobe, ku xigeenba Sacdiyo Firimbi! Waxa ay ku dambeyn doonto, waana loo jeedaa.
❤😢❤😢❤
Sama diidow dabin baa kuu dhigan lagugu dili doonow waa daldalaad aan dacowo lahayn maryoon
😂😂😂😂😂😂😂😂 tabcaan aadan madoowoow
Qasb ma ahan in uu dad la ŵadaago taasi waa mid u gaar ah sxb adiga gurigada iyo naftada miyad halkan ugu hadasha
😮😮😮😮😮😮😮 WAA YAAB AADAN MADOOBE. GURIGA. TUUGADA UU KU HAYSTO MUU ISKA
BIXIYI OO SIIYO GABADHA MUTACALIMADA AH EE FAADUMO JIBRIIL. EE MEELWALBA U MARTAY XAQEEDA
HADUU ILLAAHAY GARNAYO
OO CAQLI KUJIRI OO AAKHIRO XASUUSAN YAHAY
ILLAAHAY KU CADAAB TUUG WEYNAADEY
Sheikh beenloow Aadan Madoobe
Naf badan ma lahan Aadan Madoobe waa xaqiiqada dhabta ah
Waxaan in badan isweydiinayey Dowladda Soomaaliya Xasan Sheikh Madaxweyne loo dhigay, Guddoomiye Baarlamaan looga dhigay Aadan Madoobe, ku xigeenba Sacdiyo Firimbi!
Waxa ay ku dambeyn doonto, waana loo jeedaa.
Kan waa stupid adan madoobe meesha halaga qabto. Xitaa walahi aqoon xitaa uma lahan mesha oo fadhiyo