Masha allah aniga markasto waan ku duceeya abaayo manta Intaa sheer hesto adiga u sabad u aha abaayo ilahey kher haku siiyo qaali badan Walahi malintaa galaaye ma aqonin lakin magaca sherka ku kalsoonahay Hormuud abaayo adiga Waad mahadsan tahay sidas ugu gadaay qaali badan ❤❤❤❤❤❤❤❤
Hada waxaan u fahamay hormuud qof cusub oo sheer raba ma gali karo ilaa qof sheer hore ku jiray aad ka iibsato mahanee Saas miyaa misa ana qaldan abayo
Abayo dhul in lagashaa kafiicsn waxay bixiso aad ayey u yaraatay markiihore dadkii gslay ayaa Ka faaiisad lk hada sanadkii oo dhan waxa lafaiifo aad bay uyaryihiin Hasan sanadkaan ayey u xumayd marka hada waxay loosheegaahyo waa wax kale waxaa hore loogu maqliwaayey
Masha allah aniga markasto waan ku duceeya abaayo manta Intaa sheer hesto adiga u sabad u aha abaayo ilahey kher haku siiyo qaali badan Walahi malintaa galaaye ma aqonin lakin magaca sherka ku kalsoonahay Hormuud abaayo adiga Waad mahadsan tahay sidas ugu gadaay qaali badan ❤❤❤❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay
@@umumansur3930share la sidaad u sharaxday waa qalad eedo
Meeqa lagu gala sheerka
Sxbey 1000$ heesta😢 maku drsadaa
Meeqa lagu galaa share ja hormuud
Masha alllah nolow❤
War qoftaan waa fariid
Waad mahadsan tahay
MashaAllah MashaAllah 👍
Waad mahadsan tahay abaayo
Maasha allah 👍👍👍
Waad mahadsantahay
Mahadsanid walaal
Waad mahadsan tahay
Masha Allah
Waad mahadsan tahay
Mansha Allah ❤
Waad mahadsan tahay
Mashallah sister thank you❤
Waad mahadsan tahay abaayo
❤❤❤
Waad mahadsan tahay
Masha allaah abyo waxaa tahay qof muhiim ah runtii allaha ku xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Amin amin yaa rabbi Waad mahadsan tahay jasakalaah
Mahad sanid abyo mcn allah ku xifadiyo aamiin❤❤
Amin amin Waad mahadsan tahay abayo
Masha allah dumashi hore u soco wn rajaynaya inan gado sheer mustaqbalka❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay
Guulayso qli markasta❤❤❤
Amin amin yaa rabbi Waad mahadsan tahay abaayo
Mashalahaa abaayo jzlqeer ❤
Waad mahadsan tahay
Waad mahasantahay walaal sidaad u dhiiri gelinayso walaalahaa
Waad mahadsan tahay
Waa waa fahmay habiibti❤❤❤
Waad mahadsan tahay
Masha allaah jazaakallaah qeer abaayo qaali ❤❤❤
Waad mahadsantahay abaayo
Jazaakalaah kheer walaashey diyeey
Waad mahadsan tahay abaayo
Wad gaaree insha alah
Wad mahadsan tahay
Mansha alalh wan dhagaysanaa Inshallah ❤❤❤❤
Waad mahadsantahay abaayo
❤❤❤❤❤❤
Waad mahadsantahay
Mansha Allah abaayo Alles kheyr Haku siiyo ❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo
Masha allaah abaayo
Waad mahadsan tahay
Walal hormuud lacagta bixiyaan faidadeeda yar sanad dhan isla meeshii xisaabta joogtaaye khiyaano ku jirta shareka hormud
OK abaayo Waad mahadsan tahay
Meel hadee ku taalo iyo meel wax yar ku fuulo yaa faa,ido ah intaa meel dhigan leheed kista yar aa loo qaatay
Jzklh kheyr miisaanka xasanaadka Allaah ha ku saaro.
Abaayo Samtel sheerkeeda ka soo hadal.
@@Habiba6428-Ali. Walllall samteel ma sheerbay bixisaa igu shergaree markad so hesho
Masha Allah abaayo qeyr Allaha kusiiyo
Amin amin wad mahadsan tahay
Mansha Allah umu masuur haray usoco qaali
Waad mahadsan tahay
Asc umu mansur waa sosocadadaa jidka ku sojira Insh Allah🥰🌹👑🫶🏾❤️❤️🥰💞🫶🏾🫶🏾 shukran habibti guuleyso🌹🫶🏾
Amin amin Waad mahadsan tahay
Masha Allah waa qeyr no soo batey mahadsanid walaal ❤
Adiga mudan
masha allah
Waad mahadsan tahay
Hadaan afar share ku leeyahay hurmuud sanadkii imisa Ayaan fa'iido heleyaa?
Fidhiyowku sheegey fiirso
Waa runtaa abayo gabarta kaliya ee ka hadasho waxey aqoon u leedahay tahay weyna ka muuqataa abaayo wadku mahadrahy❤❤❤
Waad mahadsan tahay
Wcs xbbti um❤mansur cadey
Waad mahadsan tahay abaayo
Thnks wan ka hela fikradahada aad iyo aaad
Waad mahadsan tahay abaayo
Hada waxaan u fahamay hormuud qof cusub oo sheer raba ma gali karo ilaa qof sheer hore ku jiray aad ka iibsato mahanee
Saas miyaa misa ana qaldan abayo
Sas waaye marhore ayey hormuud joojisay sherka
❤
Waad mahadsantahay abaayo
Masha allah abaayo❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay
Maashaalaah walaal wanaagsan baa tahay xageese lagaala soo xidhiidhayaa.
Tiktok ama Snapchat ila soo xariir abaayo
Hadana labadaba isticmalin Fesbug maka hela
@@umumansur3930masha Allah
Masha Allah abaayo keep going ❤❤
Waad mahadsan tahay
Mansha allah manta si fican ayaad no famsiisay wad mahadsarahay
Adiga mudan abaayo
Masha allah abaayo allah ku xafido ❤❤❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay
Sax abayo warunta wlhi❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay
Maasha alaah abaayo alcilmo nuur aqoon la, aan waa, iftiinla, aan ilaah haku barakeeyo Aaamiin yaarabi
Amin amin yaa rabbi
Asc wallo waa uma Israa
Waad mahadsan tahay
❤❤❤❤❤❤❤❤ abaayo hore u soco qaali qaali
Waad mahadsantahay
Aqoon uma lahin
Soo dhawaaw waxkasto maalin la bartaa abaayo waa caadi
Thank you 🙏🏻 Abaayo 😊
Waad mahadsan tahay
Asc xabiibti waxan raba inad iguxariirisid in angato sherar ayan raba qof ankagato I soradi inaso qor talefonkag jizakallah qeyr
Tiktok ama Snapchat igu soo darso
Abaayo intee lagaala soo xariiraa
Abaayo soo dhawaaw Snapchat ama tiktok ila soo xariir
Maasha allaaah umu mansuur waa qof ilaahay uu u dhameeyey xikmad waa in laga faa ,iidyastaa maskaxdeeda abaayo shirkadii al barakaat waa aqiinay inay magacaan qaateen maba ogayn . Abaayo waan rabaa intee kaala soo xariiraa kontakt telefoonkaaga isii Sweden ayaan degenahay mahadsanid abaayo.
Abaayo Waad mahadsan tahay waxad ila soo xariirta tiktok ama snapcah igu soo darso abaayo
Wa kusaray abayo ❤❤❤
Waad mahadsan tahay
Waxan shirkada laga gadan side lo amina yab badana
Manta si fican u fahmaay abaayo Waad mahadsantahay ❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo
Asc ana u baahan sherka inte lagaga soo xiriiri karaa
Tiktok ama snachatka abaayo
adiga yaa tahay waxan aad kahadleysid aqoon ma leedahay
Waad mahadsan tahay
Korko maxa la yidha
Aniga rabo sideen ku helaa abaayo um masuur
Fidhiyowga dhageyso waan sheegay waxkasto
Asc abaayo wan raba sherka ee xagee kala soo xariira
Snachat ama tiktok
Mcnto qaaliyey mahsanid. 40 kun Meeqa sanidki isinayan
Fidhiyowka dhageyso
Asc abayo daahyada inte ka ibsatay swedhan joga abayo isojawab
Waad mahadsan tahay
Walal 10 ka jeer miyaa 40 kun ah maxa faiday markaas
Qofkii rabo aa gadanayo abaayo qasab ma jiro
Hormoud maa suuq geeye u tahay adi
Hormuud adiga maa iska leh shaqo maad i siineysa
Goorma ugu danbaysa bishe oo la gali kara marka hadii bisha seddexad ay imanayso faidadu
Waad mahadsan tahay
Sheerka hadaa gato lacag kale miya la iga raba
Waad mahadsan tahay
Abayo dhul in lagashaa kafiicsn waxay bixiso aad ayey u yaraatay markiihore dadkii gslay ayaa Ka faaiisad lk hada sanadkii oo dhan waxa lafaiifo aad bay uyaryihiin Hasan sanadkaan ayey u xumayd marka hada waxay loosheegaahyo waa wax kale waxaa hore loogu maqliwaayey
Aniga waligey sheegi jire mida kale waxa jiro dad rabo
Xuninta ayaa leeyga gada miyaa taasi waa xaran
Waad mahadsan tahay abaayo
Abaayo mahadsanid beco ka soo hadal waa meeqo hal ka share ee shirkada beeko sidee loo helaa maxaa laga faaiida
Hormuud ku daalay Aniga midka hada ma gali karo
Walaale share hormuud ayaan rabi lahaa inaa iga caawisid fadlan email kaada ii sheeg ama meel aan kaala soo xariiro, thanks
Tiktok ama Snapchat igu soo sarso
Tiktok ama Snapchat igu soo darso
❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay walasheey qaali ah
❤❤❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay
@@umumansur3930adiga mudane qaali waa umu- luqmaan
Asc abayo daahyada inte ka ibsatay swedhan joga abayo isojawab
Waad mahadsan tahay
❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay
❤❤❤
Waad mahadsan
Asc abayo daahyada inte ka ibsatay swedhan joga abayo isojawab
Waad mahadsantahay abaayo Ikea ka soo gadaay abaayo
@@umumansur3930 abayo mahadsanid xabiibti ale Haku barakeyo
Asc umu mansuurey inte kala soo xiriiraa abaayo waan ubaahanahay.
Tiktok ama Snapchat abaayo