ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Askari itoobiyaan ah ayaa Bah dlayq wiilkaan Soomaaliyeed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 มิ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 หลายเดือนก่อน

    Insha Allah waan soo noqon doonaaa awoodeena Tankale Reer Matabaan waan Hanbalyeyn ❤ My city 💪💪💪💪💪💪

  • @user-qu7in3go8c
    @user-qu7in3go8c หลายเดือนก่อน

    Insha allaha

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Allh. Ceeb. Badan an

  • @aminoahmed9005
    @aminoahmed9005 หลายเดือนก่อน

    Allow madax wanaagsan nasii iyo shacab damiirleh.

  • @ZAMZAM23ZYmi
    @ZAMZAM23ZYmi หลายเดือนก่อน

    Xasan umada allaah ha ka hor wareejiyo dal iyo dad way baabeen

  • @qalidaxmad8716
    @qalidaxmad8716 หลายเดือนก่อน

    Codkeyga adaa ku siiyay haddaba 😊😊

  • @aminoahmed9005
    @aminoahmed9005 หลายเดือนก่อน

    Alla yahelikara dhalinyaro aqoon iyo aqli iyo wadaninimo leh o wadankonda hogaamiyo sida adoo kale, wadanwalbo waxaa badbaadiyo oo siriqda kabixiya dhalinyar aqoon iyo laxjeclo leh.

  • @abdullahiabdullahinur5233
    @abdullahiabdullahinur5233 หลายเดือนก่อน

    Walahi waa runta Lakin waad ledaheyye allaha ku tuso

  • @AaminoMohamed-mo4ec
    @AaminoMohamed-mo4ec หลายเดือนก่อน

    Abwaan camaari Allah ha ku xifdiyo adun iyo aakhiraba wadanku waa ubaahan yahey siyaasi dhiiran marka hadii aad is hubatana anago dhanbaa ku garab taagan hadii hadhow siyaasi la borogaram sado aad noqon don't dontana halka aad hada jogto ayaa ku kheyr rontahey ee no jog

  • @MakayAhmed
    @MakayAhmed หลายเดือนก่อน

    Abwaanka siyaasada ku biir isana soo sharax

  • @AbdimalikAhmed-yz9bd
    @AbdimalikAhmed-yz9bd หลายเดือนก่อน

    Anaa waanku lo noqon wllhi waan jidhacyayooday

  • @CabdullahiCade-om3xd
    @CabdullahiCade-om3xd หลายเดือนก่อน

    Tani waa wax ugalay taariikhda xasan

  • @Suaad8
    @Suaad8 หลายเดือนก่อน

    Somaliya kuwa xukuma dhan waa caloshot u shaqeytayal dad iyo dal ilaah aya u maqan

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m หลายเดือนก่อน

    Qof walbo osiyasi ah intowsan xilka qaban waow leyahay aniga wadanka wax uqabana balse markow arko lacagta waxow noqana afar jeble maka runta halesku shego yase la amina

  • @xakiimabashirabdulahi631
    @xakiimabashirabdulahi631 หลายเดือนก่อน

    Dalkeena allha u maqaan Halyeeyo Allha u soosaro

  • @CabdixakiimMaxamed-ww1ds
    @CabdixakiimMaxamed-ww1ds หลายเดือนก่อน

    Saaxiib siyaasiyiin ma jiraan ee aanu dhalinyarta hurdada ka kacno maalin kasta askari kirishtan ah ma na bahdili karee macquul ma ahan waxani ee dalkeena aan usoo jeesano
    Aniga hadafkeyga waa in aan siyaasi noqdo wax kalena unoqon maayo ee waa inaan dalkayga mustaqbal ifiya u horseedo hadana waxaan wadaa sidii aan ku gaari lahaa ujeedkayga laakiin hal qof waxba ma badilo karo waa in lahelaa dhalinyar dhiiran oo dalkooda qiimaha uu leeyahay garanaya oo diintooda iyo dadkooda u shaqeeya taas waxaan ku gaari karnaa anagoo maamta amminteena/waqtigeena ka faa'ideysana oo aqoon iyo khibrad kasbanno iyo diinteena oo barano kuna camal falno oo ku dhaqano iskuna maamulno waxaan aaminsanahay anigu aan halkaas dhaafaynin illaa aanu ka run sheegno wixii laynoo abuuray oo aynu aqoonsano taas oo ah ku dhaqanka diinteena iyo shareecada islaamka ma jiro dastuur ka fiican kan ilaahay inoo soo dejiyay ee aanu ka xorawno maaminta/fikirka reer galbeedka wax dana inooma hayaane

  • @abdullahiabdullahinur5233
    @abdullahiabdullahinur5233 หลายเดือนก่อน

    Farmajo

  • @xakiimabashirabdulahi631
    @xakiimabashirabdulahi631 หลายเดือนก่อน

    Falastinta labad waa somaliaya

  • @user-eg5fk4fu2b
    @user-eg5fk4fu2b หลายเดือนก่อน +1

    Runta aan isku sheegna wax dhiig iyo diin leh shawab ba ka jiro xitaaa adiga ka hadlaayo niyadada kuma jirto inaa mar itoobiyan la dagalanta lkn ragas ama wa dhima nan ama wa iska celinayan ku faarta magalo ay heystaan laguma dhibayo mawa dhin soomali ah illahi garab kooda ha galo si kastoy u xun yihiin waxa iga badan ineey ku faarta neceb yihiin wllhi

  • @absheirahmed473
    @absheirahmed473 หลายเดือนก่อน

    Waxay waasi ugu dhacayaan waliba reer somalia waa dhalinyro huruda io siyasi daba dhilifa😢

  • @muhudiinhasanofficial3835
    @muhudiinhasanofficial3835 หลายเดือนก่อน

    Muuntada moo ku tuuro ciilbadanaa

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 หลายเดือนก่อน

    Doofarta sixirooyinka ha lala dagaalo nacalaa abahood ku yaale see shicibka xoolohoda udhaceen war la dagaala merl walba ay joogan wadanka ha laga eryo

  • @Raadshe
    @Raadshe หลายเดือนก่อน

    Abwaan saxiib majiraan in xoola ladhacay !??

    • @user-zm2dn9xp9k
      @user-zm2dn9xp9k หลายเดือนก่อน

      Benta joji wara badiye

    • @user-zm2dn9xp9k
      @user-zm2dn9xp9k หลายเดือนก่อน

      Badaw aya tahy

    • @Raadshe
      @Raadshe หลายเดือนก่อน

      Maxaa sxbkeyow