Daawo xagee ayay marayaaa dhismaha Wadada xiriira Muqdisho iyo Jowhar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 มิ.ย. 2021

ความคิดเห็น • 6

  • @mohamedabdimohamoud8328
    @mohamedabdimohamoud8328 3 ปีที่แล้ว +2

    Guul muqdisho hadii ay caasimadu hagaagto somalia oo dhami waa hagaagaysaa
    midnimada somalida waxaa soo celin karta caasimada oo umada somaliyeed oo dhami maal gashato oo aan cidi cid ka xegin
    rer muqdisho intaas ha fahmaan

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh ishii bugtaay ku bikaacso

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @hafsaali4135
    @hafsaali4135 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah

  • @howraarsan9091
    @howraarsan9091 2 ปีที่แล้ว

    Kuwa diidan horumarka shacabka kawarama❓

  • @yasir7210
    @yasir7210 6 หลายเดือนก่อน

    Dhowrsane ka hora la ogolaaday hadda 2024 gaarnayna darmoleey aa lashegoya adinka oo suuqa xoolaha kaso tabinaayo warka.