Subhannallah there are so many ways to celebrate your wedding anniversary with intimacy and there are so many people starving in Somalia who will be very happy to get help. Allah knows best.
Yeah that true, wallahi no point celebrating marriage anniversary every year , alot Somalia people lostt there animals and no money buy water or food at all subxallah
@@hamdiibrahim283 yes sister let them make dua to Allah so that they long life more 12 yrs..but celebrating too bad ..let them other Muslim who has nothing to eat
Allah yahdiikum macaasi iyo music iyo caruurtiina oo aad tusaysaan wax aan wanaagsanayn walalayaal caruurtiina u naxa intaad dad kale happy ka dhigaysaan
Maashallaah congratulations 🎊🎉🎈 balse saxaaf inaad adna ka weyn tahay qof walba wajigaga buu ka arkaa please mar dambe adna iga weyn iyo adna meeqa jirtaa meel xaflada ama party ah ha ka oran waa ceeb walal adna wa gabar sabar iyo dulqaad badan maskaxdeeda iyo mooralkeeda dhowr keep going family aaan taageero
Asc sister faan baa la moodaa walaalaheeyga soomaaliyeed qaar baa gaajo iyo haraad u dhimanayoo xoolo iyo aduunba haysan waa israaf waxaan ilaaheey subhaanahu watacaalaa waxa uu yiri haweenka muslimaadka muminaadka guryahooda ha joogaan oo yayna soo dhex gelin raga muxramkeeda aan ahayn waa ineey ka xijaabataa oo ay gurigeeda joogtaa ninka gabadhiusa soo qaawiyay ee boblikj keenay waa dayuus ninkaan waa dayuus marka Iimaan aan qabin rag aan muxramiinteeda ahayn baa duubanayoo ay ku dhex jirtaa ale subhaanahu watacaalaa cadaabkiisa cayaar uma sameeynin intaad saxaafoow caan iyo xoolo raadineeyso ka fikir cadaabka ale iyo in uu nmcswasalaan inoo sheegay naarta in ay dumarka u badan yihiin adigune waxaad ka mid tahay dayuusiintii la sheegay hadaad ilaah u toobad keeni weydo ood ale u laaban weydo congratulations kuwa kuu qoray aaqiro iyo cadaabka ale eey kuugu hambalyeeynayaan cadaabka ale inuu daranyahay ee ilaaheey u laabo saxaafoow sister kuwaan ilaaheey ha soo hanuunsho caruurta aad haysiin waa ineey idiinkaga daydaan dhaqan islaam iyo diin aabe niikinaayo hooyo niikineeyso oo live ku jiro ku dayasho maahan ilaah ulaabtaan dhihi lahaa qaali maalinka dambo ayagoo isla jiifo ineey keenaan baan walaahi ka baqayaa 2badaan inteey lacag iyo caan raadinayaan subhaanallaah
Voidogan xitaa ma dhameysanin farxada awgeeda waayo nin walbo waa suu ka dhigto xaas kiisa ama jacelkiisa ama marwadiisa ❤❤❤❤❤✋✋✋✋💯💯💯💯💯💗💗💗💋💋💋💋💋💋💋😢😢😢😢😢😢😢😢😢wlh waan ka heley alle ha idin xifdiyo masha allha wan iska ilmeey farxada
Midka iga yaabisay ayaba ah masaakinta mee siiyan warkas waxa ka keenayo waxkale ma ahane we gubanoyan waxe u quuri la ayihin. Farxadooda masha allah wlhi aniga wanba ku faraxsanahy gabar oo walaashay ah markasto aroos cusub loo dhigaayo alaa dhadkan xasid sanaaa ilaah ishoda ha idinka qabto adna quruxey
Masha allaha. Allaha isku keen dayo adna iyo gacaliyeheede waan ku faraxsanahay big family Baad tihiin Masha allaha IL xun idinma aragto my walale hey isku wara Hal mid baan dunayay inaan idinku darsado o ah udabaal daga sanadkiina lkn xisaabta ku darsada waxaa Jira ilmo ubahan lacagta ad sidaaa ugu cayaraysaan o an cashan o an qadeen birina an waxbaa meel ku ogeen xataaa qarabadiina waa Laga helayaaa so sanadka danbe midaas xisaabta ku darsada ogow lama help ducada ilmaha bahan ee ad bahidoda wax un ad kaqabato walalyaal mar kale Masha allaha isku wacnaada abidkiin qaladna ha I fahminina wayga niyad lamanaha qaranka habalyo habalyo
congratulation Horta adna iyo saxaaf lakiin iyadoo dad badani baahi iyo biyo la aan u dhimanayaan inaad lacag saa u qasarisaan walaga qurux badan yahay
Congratulations 🎈❤️👌💯🌹❤️💕🌹❤️🎈🎁❤️❤️!!!!!! Saxafow waligaa yaa weyn ( aniga Iyo adna) unbaad ku heyn kartaa? Hanan qurux heybad badan ( 20yrs old) iyadoo warshaad ah oo askarta half darsiin ka lagu beeray jir kee daa allaha noo barakeeyey! Ayaa aad laga yaryahay! Zamzam Yarey 100$ ley kaa dilaneysay dacadnimo ha moodin!!!! Walaalkey Waa iska hari kartaa lee adna 20yrs adigana kuma badinayo 30yrs leen kaa dhigaaa 😂😂. Faraxada badan Iyo caafimad ku wara waayo badan manshallaha isha adanaha na allaha idin ka qabto!!!!! Beautiful couples idin ka oo kalana allaha noo badiyo 👏👏👏❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹
Asxaabta amiira channel keeda waakan plz soo kala kiciya th-cam.com/video/zEHVwRmfgtM/w-d-xo.html ❤️🙏🏻
Ok diyar waaye adno mcnto
Insha alha apyo
Adinkoo mahadsan walalahey wxaajira dad walalihiin oo baahan lcgtaan aad kufaakihaysiin maskiinta ubahan siiya waa igatalo
@@ummu3342 wall isobooqo adigo mahadsan waxan ahay gabar somaliye wax wanagsan so gudbiso
th-cam.com/video/wG_xULrBsMU/w-d-xo.html
@@romanmohamed9830 wall isobooqo adigo mahadsan waxan ahay gabar somaliye wax wanagsan so gudbiso
th-cam.com/video/wG_xULrBsMU/w-d-xo.html
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
Masha allah my family qurux badan illahey hanii barakeyo hambayo Hambayo sanad gurada Arooskiina Adna iyo Saxaf isku duqowa cibrigiigana farxad ku dhamesta wax nii dhibo illahey niima tuso Congratulation ❤❤❤👏👏👏💯💯💐💐🌺🌺🌺
@@liyaomars qofka asga xor ah wajibkeda aye gudaty weyna u hambaliye qofkasta asiga xor ah
Allha idin xifdiyo wllo lkin israafka ma fiicna aakhiro waa laydi waydiin xolahaas aad ku cayaaraysaan somaliya abaaro baa kajira aad udaran biyo laan allaw alle
Manshllah allaha idin barakeeyo farxad ku waara abdi
Lkn lacagta aad ku bixinaysaaan xaflad waxaa qurux badnayd in aad ugu deeq walalaheen soomaliyeed eee aan haysan afurka soonka iga raali ahaada hadad hadalkayga uu inala khaldan yahay
Inta murugeysan Allah murugta hakaqaado Ameen, isoboqo wll macan
Aamiin
amiin yaa rabi 🤲 🤲 🤲
Aamin, walal isoo booqo sido kale
Amiin wlloh🤲🥺🤦♂️
Aamin yaa rabi🤲
Dhaqanka cad cad ka waan soo dhowaynayaa xabadooda waa first the one and only. Wiilasha kale hal ilmo ama laba ayuu kagatagaa
Lkn allxamdullilah mxd u dhihi waysen o hestan is kaga dayni waysen allihi 12 sano idin mideye mxd ogu mahad celin waysen ma hes ayad ogu badashen subxanallah wll ha sameyn san mar danbe asxan sawiran iska gala idinka iyo familka lkn san iska daa 🙏
Wa sax xbbti nimcada rabbi ku siyey wa lagu xamdiya🥰
Wlhi sidaan maila wanagsana waa waxa uu allah ka caroodo maxa yelay
In nimcada allah lagu shukriyo aad bey ufcnthy sanad guurada wax diinta baneysay ma san aheyn
Walaal isoo boqo fadlan
💯💯💯💯💯
Subhannallah there are so many ways to celebrate your wedding anniversary with intimacy and there are so many people starving in Somalia who will be very happy to get help. Allah knows best.
Yeah that true, wallahi no point celebrating marriage anniversary every year , alot Somalia people lostt there animals and no money buy water or food at all subxallah
Yes you are this wrong
They're looking views for TH-cam shameless
@@halimamohamud2695 you know what is going on Somalia now , no rain , animals and humans are dying 😢 while other waster there money on party
@@hamdiibrahim283 yes sister let them make dua to Allah so that they long life more 12 yrs..but celebrating too bad ..let them other Muslim who has nothing to eat
manshallaH maxa ka wacan qof taadi uu ubadka ku dhashay inad sanadwalba ka farxiso oo aad dareensiisid inay qayrkeed ugu sarayso .
Hanbalyo Hawaaro jaceylku ❤❤❤
Sax waye wll
Allah yahdiikum macaasi iyo music iyo caruurtiina oo aad tusaysaan wax aan wanaagsanayn walalayaal caruurtiina u naxa intaad dad kale happy ka dhigaysaan
ya allh dadna gaajo ayay udhamanayan kuwad dhargisyna way kugu casinayan illow ada wayn umadada u gargaar🤲
Maashallaah congratulations 🎊🎉🎈 balse saxaaf inaad adna ka weyn tahay qof walba wajigaga buu ka arkaa please mar dambe adna iga weyn iyo adna meeqa jirtaa meel xaflada ama party ah ha ka oran waa ceeb walal adna wa gabar sabar iyo dulqaad badan maskaxdeeda iyo mooralkeeda dhowr keep going family aaan taageero
Mansha allh abyo illhy maskaxdada hakuu daayo🥰🥰🥰
Maha Allah my famil quruxbadan Allaha nixafido
@@fatxi5110 Waalidkaa ilaahy dambigooda haa dhaafo hadii aad subscribed ii saartid adna ilaahay haa ku siiyo waxkasta oo aad ku hamiyaysid amiin
wasax 👍👍👍👍
Subxaana Allah ma ilbaxnimo ayaa sidani inaad labo masaakiimo oo is jecel isku dhistaan baa idiin fiicnayd oo ducadoida qaadataan reer muslimiin ahna dhistaan
Asc sister faan baa la moodaa walaalaheeyga soomaaliyeed qaar baa gaajo iyo haraad u dhimanayoo xoolo iyo aduunba haysan waa israaf waxaan ilaaheey subhaanahu watacaalaa waxa uu yiri haweenka muslimaadka muminaadka guryahooda ha joogaan oo yayna soo dhex gelin raga muxramkeeda aan ahayn waa ineey ka xijaabataa oo ay gurigeeda joogtaa ninka gabadhiusa soo qaawiyay ee boblikj keenay waa dayuus ninkaan waa dayuus marka Iimaan aan qabin rag aan muxramiinteeda ahayn baa duubanayoo ay ku dhex jirtaa ale subhaanahu watacaalaa cadaabkiisa cayaar uma sameeynin intaad saxaafoow caan iyo xoolo raadineeyso ka fikir cadaabka ale iyo in uu nmcswasalaan inoo sheegay naarta in ay dumarka u badan yihiin adigune waxaad ka mid tahay dayuusiintii la sheegay hadaad ilaah u toobad keeni weydo ood ale u laaban weydo congratulations kuwa kuu qoray aaqiro iyo cadaabka ale eey kuugu hambalyeeynayaan cadaabka ale inuu daranyahay ee ilaaheey u laabo saxaafoow sister kuwaan ilaaheey ha soo hanuunsho caruurta aad haysiin waa ineey idiinkaga daydaan dhaqan islaam iyo diin aabe niikinaayo hooyo niikineeyso oo live ku jiro ku dayasho maahan ilaah ulaabtaan dhihi lahaa qaali maalinka dambo ayagoo isla jiifo ineey keenaan baan walaahi ka baqayaa 2badaan inteey lacag iyo caan raadinayaan subhaanallaah
Adiga sister cbdrhman h walaashiis miyaa h h from Canada
Masha allaah walal illahay ha isku kiin barakeeyo qoyskii farxad kuwada noolaadda noqda lkn talo ahaan walal xafladan waxa idiinka kheyr badneyd Akhiro iyo Aduunkaba lacagta aad ku burburiseen inaad udirtaan walaalahiina duruufeysan Ee dalkiii Abaaraha iyo sixir bararku isku darsamey hadaad arinkaa Sameynlaheydeen illahay agtiisa ajar iyo danbi dhaaf ayad kaheli laheydeen
Hambalyo hambalyo❤️
Keep going my sisr Wlhi alha dartisa ku jacelhay walshey Ayaaniita Official❤❤❤🧕👑
Masha Allah 👑👑👑🥰🥰🥰 hambayo 👏 👏 👏 waaaaaw 👏👏
Ham alto❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍✅🥰 keep going por and sister
Ani waxaaba iigu daran gabadhii xaflada udhacaysay isma qaawin masha allah kuwii kalena qarkood timahey soodeesteen walle waa yaab somaalidii qaaarkood wey waaalatay oooba iskadaa xijaabee qamaar BAA laxidhanayaa kdib qamaarkiina xijaabka laga dabageenaa oo timaha laqaawisanayaa allow soo hanuuni gabdhaha cawradooda qaaawinayaa aaamiin yaa rabbi🤲🤲🤲🤲🤲asxaabey idinkuna uduceeya gabdhahaas inuu ilaahay soo hanuuniyo🥰🥰😍
Oo jidka toosan ilaahay tuso
Ninkaan 90 ka ani iyo adna yaa ween yahu saas maa lagu yaraan alxmdlh dheh cimri ilaah waa ku siye
Mashallah hambalyo hambalyo aliiif aliiif mabrug sanado kalo bdn inta nolashina kadhiman isku dhamesta insha allah
Waxaan ahay qofka ugu horaya ee dawada muqaal faxad Ii muujiya please 🫂🥺
Masha allah abaayo sanad guuro wacan 12 sano sido kale sanado badan iyo farxad waarto allaha idinku arzaaqo lamanaha qaaliga gulaysta
Masha allah masha allah 😍 wada jira abid xasidka iyo dira diraha ka nabad gala 😍
Mansh,Allah xaflad qurux badan Alaha isku kiin daayo wada Nolada inta nolol jirto lakin talo Ayan idinku darsan waxaa jira dad masakiina o gaajo dalkeeni igu dhimanayo lcgta ad xafladaas ku bixiseen inaaa sadaqysataana idin ficnanan lahyd aduun iyo akhiraba iyo ilahay gurigiina ilmihiina idinku barakayn lahaa ❤️hada k dib lcgtaas sadaqysta
Mnsha alle farxadaa ha idiin siyadiyo 🥰
Lkn madama aad Waalid tihii example fiican unoqda caruurtiina🙏
Walaal isoo booqo fadlan
Masha allah Hambalyo Hambalyo isku waara sanado inta kabadan waa rajeynaya waada noolada
سبحان الله أناس يموتون بالجوع وآخرون يُسرفون بالأموال
وقال تعالى ولا تسرفو إنه لا يحب المسرفين
Voidogan xitaa ma dhameysanin farxada awgeeda waayo nin walbo waa suu ka dhigto xaas kiisa ama jacelkiisa ama marwadiisa ❤❤❤❤❤✋✋✋✋💯💯💯💯💯💗💗💗💋💋💋💋💋💋💋😢😢😢😢😢😢😢😢😢wlh waan ka heley alle ha idin xifdiyo masha allha wan iska ilmeey farxada
Masha Allah wllo isku waara abid
Lkn wll waxano macasiya iska daaya waxan wala idinka xisabin dadna waxay cunan bay layihin dadna wa kuwa sa u badhiyay sanayan illahay dadka wu isku fiirinaya wllo illahay kabaqa
Walaal isoo booqo fadlan
Waa sax in ay sadaqeystan aa ka fiican sidan
Msha Allah wllo alha idin barakeeyo kuwii isku cimriyana alaah ha idinka dhigo lakin wxan idin dhihilaha wllo manta waa aduunyo barina akhiro abara jiree wuxuu alle idin siiyay sadaqaysta
Aduunyo wayay waxaan meel la garayo lama ogo wax yar oo idiin qaas ah ayaa ka fiicnaan laheed dad ayaa iska baahan wadankii koley waxaan leeyahay maansha Allaah
صح كلامك
Wallaahi beentada mahan illaahey hana so hanunsho
Iyaganah illaahey ha isku barakeyo ishana haka haayo xaqana hatuso wadada xaqa ah
Mansha aalllah Alf mabruuk alle inta iyo in Ka bdnba farxad haydinku gadhsiyo waligana wada nolada Amin ya rabi
Masha alah tabarakalah xishxishod ayan dareemay sidi oo cawo isku horeysin adna ayan u hadlooya alaha isu kiin barakeeyo
Walaal isoo booqo fadlan
Maanshaa.allah caadi ma.ahan.dadku hakuu sinaadeen waa codsi wll saxaaf.adna
Masha alla familly aad uqurux badan isku waara intan iyo in ka badanba ❤️❤️❤️👑👑 lkn saxaaf xaaskaaga inaad masrax hortii iyo dad dhan inaad ka dhex tidhaahdo ani iyo xaaskayga yaa wayn waa laga qurux badan yahay 🥺 adno waa qof qalbi wanaagsan oo daacada dhawr oo ilaali ❤️ guulaysta abid 🥰
Masha alah adna sidaa uga farxisay alle hakaa jaazeyo saxaaf qiimaha marwdada ey ku leedahay ayaad natusty alle haku barakeeyo wll
Adna adigana xajigaga ilaasho oo wanaji xbbt nolol raaxo leh markasta kusugnow insha alah
waa kujecelnhay kutageerna amiirana salaan sare
Mashallah reerkaan allaha xidada ha uadkeeyo xidada
Maasha allah adno asturnaantaanba kusiijeclaaday awalba waankujeclaa isku waaro
Mashlh ilaahy hydin barakeeyo waayo badan wada jooga inshlh ❤waxn arkayey dad leh mad lacagta Dadka ubahan siisan ee abaraha ku habsadeen iny siyeen miyaad ogtihiin,mida kle wax halaysku quudho wax walba oo wacna carabka Mashlh bara ,kuwo kle arkayey oo leh adna ma faraxsana wuu dilaa yab badanaa oo maxaa idinka galay heerkaa miyaa maseyrku idinka marayaa ,haduu dilayo qofku maha malaiig dhawr iyo tobankaa sano gurigu ma dhisnaan laheyne dadka ka fuqa oo noloshiina ku mashquula
Walaal isoo booqo
Midka iga yaabisay ayaba ah masaakinta mee siiyan warkas waxa ka keenayo waxkale ma ahane we gubanoyan waxe u quuri la ayihin. Farxadooda masha allah wlhi aniga wanba ku faraxsanahy gabar oo walaashay ah markasto aroos cusub loo dhigaayo alaa dhadkan xasid sanaaa ilaah ishoda ha idinka qabto adna quruxey
@@queenasmacadey1228 Waalidkaa ilaahy dambigooda haa dhaafo hadii aad subscribed ii saartid adna ilaahay haa ku siiyo waxkasta oo aad ku hamiyaysid amiin
@@Somalihappyfamily aamiin wllo adigane Sido Kale wa ku saaray
Abaayo adna ilaah waxaan kaaga baryay inow farxada ku siyaadiyo saxaafna waxaan leyahay adokale maba dhalanin alow ajar iyo axsanad kasi sida xaskaga uga farxineyso amiin
ماشاء الله تبارك الرحمن احلى واجمل عائلة الله يحفظكم ويخليكم لبعض ويسعدكم طول عمركم اتمنى لكم سعادة ❤️🥰
Aaway cabsidii Allaah? Aaway xishood kii iyo Akhlaaqdii gabadha muslimada ah lafaray?? Aaway ninkii Inu hogaamiyo reerkiisa kheyrka kuhogaaminayey Aaway?? Kheyr ka wuxuu kujiray inaad 2 Rakca Sunna tukataan isu baarikeeysaan Shukran lillaah aad masaakiin kafarxisaan wadankii gaaja ugu dhimanaysa .... Jacayl xasad kuma ihi lkn waxaan idiin dhaliilayaa waa inaad Sameeneysaan wax Gaalada laga soo guuriyey Rabbi kabaqa oo Camerooyinkaan yeey idin sirin iyo dadkaan keep going ka kuhaayo..
Allow nagu arsaaq sawj wanaagzan oo na farxad galiya aniga iyo inta single ahba🤲
Ameeen yaa Allah
Masha allh wale il wad aruursateen qur aan isa saara allh niga qabto isha beni adamka
Masha allah Allow isku kiin barakee oo isku kina daa yarabi farxadiina mid waarta kayeel 🥰👍❤️💝💯✌️💕❤️🔥💍👌
Mashalaah habalyo saxaf iyo adna waxaan turkiya 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳
Asc walasheda iyo walkega waxaan igu dardarmaan inaan iskadhaftaan waxaan aad sameneysaan waa ligul iqawaa malinta qiyamaha qof ayaa kabahan axsan iska sadaqeyso intaaa noshaha rabigaga agtiisa wax dhigo walasheda
Mansha allh nolashan mid ka si qurux badan ayan idin rajeynaya my familkeyga an jeclahy wadajira inta nolosha idinka hartay insha allh
M.a waayo badan sidaa uwada jira farxad waarta familkygi jacaylku hawaaro❤💋best couple❤
Hambalyo wacan Adna iyo Saxaaf. Inbadan wada jooga ubadkana baari alle haka dhigo aamin aamin aamin🌹♥️♥️♥️🇸🇴
Saxaaf is an extrovert and Adna is such an introvert, I feel you baby girl😂
Maashaa allah allaha idin barakeeyo xaflad qurux badan isku waara, hambalyo from Minnesota USA.
Walaal isoo booqo
Allaah maxaan dadka layaabay xagee idinxanuunaysa mashaa allaah dhaha reerka uf naago labo labo lagufuray naa ishiina reerka kawareejiya
Walaal isoo booqo fadlan
Masha allaha. Allaha isku keen dayo adna iyo gacaliyeheede waan ku faraxsanahay big family Baad tihiin Masha allaha IL xun idinma aragto my walale hey isku wara Hal mid baan dunayay inaan idinku darsado o ah udabaal daga sanadkiina lkn xisaabta ku darsada waxaa Jira ilmo ubahan lacagta ad sidaaa ugu cayaraysaan o an cashan o an qadeen birina an waxbaa meel ku ogeen xataaa qarabadiina waa Laga helayaaa so sanadka danbe midaas xisaabta ku darsada ogow lama help ducada ilmaha bahan ee ad bahidoda wax un ad kaqabato walalyaal mar kale Masha allaha isku wacnaada abidkiin qaladna ha I fahminina wayga niyad lamanaha qaranka habalyo habalyo
Mashaa alh adna xubii salad Gourock wacan aroos shidan ayuu ahaas runtiii hamblyo hambalyo xabbti wan ♥ idin jeclhy family ga oo dhan amiira qaali na igu salaaan
Walaal isoo booqo
Somalida wa dhib badanthy wlh war qof wlbo noloshiisa halo daayo qof wlbo masakinta u baahan hadee wax siyaan ma idinke idin tusi lahayen tan kle alle ayaa baahi tira bil aadan masha llh dhaha kasocda
Ma aragtay ma ayaga ayaa sadaqada latusi lahaa hadane umada Allah baa quudiyo
Adnaaay axsan marwa alla ilahee inaad tahay ifka samo kuwaar adi iyo xajigaag m.a family aan qalibaga ka jeclahy saxaaf and adna❤❤❤❤😘😘😘😘
Walaal isoo booqo
Mnzha AllaHAdno waxad tahay gabadh tii ugu nasiipka badnayd AleH haku siidaydiyo Aduunka waa Ayame ahymaha AleH hakudayo inankag
Adna ABAA SAXAAF MAA KASHIIXOOWSAA AROOS KOOWEEY KOOW CML USHIIXAYSAAYE ISKU BARAKOOBA
Walaal isoo booqo
Masha allh waa jecel guuleystay
Congratulations adna iyo saxaf isku duqoba abidkin wax idinkala fogeya rabi idinma tuso sanad guro wcn
mashaalah farxada alaha idin barakeeyo
Adna Ooridaydaay
Aayahii Naftaan
Ubadkeyga Hooyadiiyey
Hubaal Anaad Iigooni Tahay
Inta Dumaree Jooga
Aduunkaad U Kow Tahay
Anshax Iyo Edab
Kugu Ma Gaaraan Asaagaa--::
Hadaan Sii wado saxaaf aa iga maseeraa lkn waad uqalantaan intaa iyo ka badan m.a lamaanaha sanadka m.a🙏🙏❤
Masha allh isku wara sanado badan jira joga insha allh allow ilcadow kahaay lamanaheyga
Dadna gaajo iyo haraad bay ubakh bakhtiyen dadna lacag bay sida ugu ciyarayan aduunyoyo xalka ba☹😨
Adna maseeyr baad u bakhtiyeysaa adduunku waa iska sidaa 😂
Allah haidin barakeyo walalo waxan kuguwaani walalahayo Malaysia reera bahaan baa jooga ee kafaaiideta gabada sharafta baadana waan salaamaya
Kuwii isku ragee isku nasta Alle haniga dhigo wallahy 😭❤💯💋💖💞💞🤲masha Allah
M.a hambalyo allaha Idin xafido wariye saxafa io adna
Congratulations hampalyo sanad guuro wcm my family
Hambalyo hambalyo sanad guuro wacan adna saxaaf farxad ayaa idin rajeynayaa markasto waxa tihiin famil an kudeeysano ilaah haniiy deesto❤❤❤🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲
Mashallah family qurux badan keep going 🥰❤
Masha Allah habaliyo habaliyo habaliyo habaliyo habaliyo habaliyo habaliyo walashey Mac hora oo soco walkeya hour usoco
masha Alllh famil qurux badn tahiin intaan iyo in ka badn barakooba i.n walley lkn wlh saan ma wanaagsano inaa keek yar iska soo gadatiin maqaaxi tagtaan malints lkn inaa xalfad weyn dhigtaan oo intaan oo qarasha bixisaan ilhey rali kama ahan hduu ilhey noloshiina dhemeystiry adinkana inaa ku dhel dheshan maha ee waa inaa gadaal u firisaaan dadka idinka dambeeyo oo islaanka ah oo xitaa oon dartiis u dhimanaaa wlh waa la kala garaaad fcn yahy
Sax walahii wll anigah mantay waxan lahay lacag aan kuh shaqeesto shiidka ii hayah dartiis sorry walahii koley waxa wanagsan in lah fakiro wax kasatah malintah qayaamo waa laa idinkuh xisaabinah adno iyo saxaaf wllaheey tixiin xumaan idin mah qabo lkn waa want iyo talo thanks dhamaaamtiin
Mansha Allah hambalyo hambalyo isku wara ubad qer qabo Kala hela aamiin Aamiin
Manshallah 😍 tabarakalah ❤ sanad guuro wanagsan Adna iyo saxaaf 😘❤❤❤👌🙏
Walaal isoo booqo fadlan
Msh alh waligiin wda jira sando bdn wada jira 👏👏
M.a wllhi waa family aad u qurxsaday noloshooda isku waara mai fav family❤Adna io saxaaaf
Mansha allah allahuma baarig alle haxiftiyo lamane qurux badan farxad ku dhamaysta nolashiina sanado badan wada jira famali kudayasho mudan baad tihiin dhisma oo dhaqma intaa iyo inkabadanba hampalyo hampalyo abayo qli adna xubi iyo saygeda walaky maxamed saxaaf isku duqooba ❤❤❤❤💯💯💯💚🗯❤
Congratulations Anitabh and renga Maasha alaah so beautiful 😍
Mashalh waa xaflad qurux badan
Mashaallah abaayo lkn lacagtaas adhoo cumro ku aado ayaa kaaga kheir badneed🥰
Inoo Allah kula haleeshiyo ka horeeyso ma ahoo inay baxaan Allah u qadaro
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤.
Hamblyo sanadguro wacn🤩♥️my favorite family
Walaal isoo booqo
Mnsha Allah faami kudayasho mudan Allah hydin xifdiyoo aduunka iyo aakhiraba wllalayaal
congratulation Horta adna iyo saxaaf lakiin iyadoo dad badani baahi iyo biyo la aan u dhimanayaan inaad lacag saa u qasarisaan walaga qurux badan yahay
Aisha waa sax midaas lakin fidoyowgii aroskodo markeey kahad layeen ayeey kusodareen jwbtaas
Lakin abyo soma ogid sadaqada lashaaciyo maficn solamadhihin gacantada midig waxad kubixisay yeeyna oganin gacntada bidix marka alha barkeeyo reerkas qurxda badan mash alah iyo rerkasto oo muslim ah
Mnsh Allah lamaanhygi hore usoco da hno qli
ماشاءالله الله يخليكم لبعض يارب عقبال 100 سنه يارب
انشاء الله كونو هيك فرحانين أبد ما انتم عائشين
Masha allah caawa farxada saxaaf banaankeytaalaa qurux masha allah allaha isku kiin barakeeyo
Mash allh tabaarakalaha❤ allow nin saxaaf oo kale ah😅🥰
Masha allha habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo ❤ sanada badan o farxada ku nolada waligin ilxumo idima arto iyo inta uurka idinka neceb ❤
Congratulations 🎈❤️👌💯🌹❤️💕🌹❤️🎈🎁❤️❤️!!!!!! Saxafow waligaa yaa weyn ( aniga Iyo adna) unbaad ku heyn kartaa? Hanan qurux heybad badan ( 20yrs old) iyadoo warshaad ah oo askarta half darsiin ka lagu beeray jir kee daa allaha noo barakeeyey! Ayaa aad laga yaryahay! Zamzam Yarey 100$ ley kaa dilaneysay dacadnimo ha moodin!!!! Walaalkey Waa iska hari kartaa lee adna 20yrs adigana kuma badinayo 30yrs leen kaa dhigaaa 😂😂. Faraxada badan Iyo caafimad ku wara waayo badan manshallaha isha adanaha na allaha idin ka qabto!!!!! Beautiful couples idin ka oo kalana allaha noo badiyo 👏👏👏❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹
Kkkkkkkk❤❤
Minwayn
Minyaro
Mindhexo
Magmagto
M.a waa hadal qiimo badan wada noloda nabad ku waraa walalyaal🥰
M.a beautiful family adna and saxaaf❤💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴 isku waara dad ku dayashu mudan 🇸🇴💋❤
Walala isoo boqoo
Manshallah lakiin wll waxa idiinka khayrbadan inaad lacagta somalia abaaraha iyo dadka jilicsan ku cawisaan music tasa idiinka khayrbadan raalina iga haada
Masha Allah family Qurux badan Nolosha farxad ku dhameysat🤩❤🥰🥰🥰
Mnsha allh ❤❤
M.a m.a m.a Alle familkan habarakeyo
Farxadoda ha usi yaadiyo
Kuwa cimrigod isku dhameysa Alle gaka dhigo
Sadaqada waa qarsoodi iyo caawinada wlalaha abaareysan iyago farxadoda ku jira bixn karan
Soomaali masaana udambysay....qarashka lee iskadhamyseen.....tan oogudarana heesaha iyo wxn dhan waad kudambabteen...wllo dhaqankan waa midka gaalada....iskadaaya
Mansha allah Familgan ku dayan dono mustaqbalka alle haa isu kiin bara keeyo
Masha Allah Congratulations 🎊 happy Anniversary Adna & saxaafi may Allah bless your family 👪 💖and protect from all evil eyes amiin ya rabbi.
Sandkii hore io kn m.a kenaa belo ah adna oo istelka iska saxdy kly iska arg m a sanado bdn oo baraar ah gaara kly sandkan waa shidan thn m.a❤❤❤❤❤
Masha allh tabarka raxmaan♥️♥️
Rabi yixfadukum li bacaad 🤲
Sanad guro wacan 🥳🎊🎉👏Adnaa iyo saxaf 🧑💼👰🎂⚘⚘⚘⚘inkabaadan nolosha farxaad ku qadtaa sanado an qiyaas laheen ♥️♥️♥️♥️♥️
Walaal fadlan isoo boqo