Senegal | Geesi Cusub ? | Madaxweynaha Cusub ee Senegal Nin Ka Duwan dhamaan kuwii Hore .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 มี.ค. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 304

  • @user-wg4xo4md4x
    @user-wg4xo4md4x 3 หลายเดือนก่อน +196

    Si nayad ah aan ugu wada duceyno muslimiinta reer falastiin oo cadowga si bani aadamnimada kabaxsan ugu cadaabaya meeshas yar ee gaza iyo magaloyinka kale yaa allah awoodoodi waa tusiyeene awoodaada tus ❤❤ yaa rab ❤yaa raxiim❤ ya kariim ❤

    • @MahmoudMohamed-rw6ue
      @MahmoudMohamed-rw6ue 3 หลายเดือนก่อน +3

      AAmiin AAmiin yaa ALLAH ugargaar reer Falastiin ivory dhamaan muslimiinta oo dhan

    • @hasanhersi7914
      @hasanhersi7914 3 หลายเดือนก่อน +2

      Amiin Allah dhibka ka qaado walaalaha reer Falastiin.

    • @saadaqcabdi8803
      @saadaqcabdi8803 3 หลายเดือนก่อน

      Wadankaga Aya duco kaaga bahan asigane uducee

    • @user-wg4xo4md4x
      @user-wg4xo4md4x 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@saadaqcabdi8803 wll anaka xor ayaan nahay lkn anaka is duleyney lkn dadkaas dubaaq wax kadaran ayaa cunaya 💔 allaha hafido muslimiinta oo dhan

    • @user-Apdinazir22
      @user-Apdinazir22 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aamin Allah ugargaaro💔

  • @IkramMaxamud
    @IkramMaxamud 3 หลายเดือนก่อน +76

    Yuutubarada somaida ah midka uqalma 1M.❤❤

    • @Cabdalla55
      @Cabdalla55 3 หลายเดือนก่อน +3

      Ogaansho=Omar inshar 😊🇸🇴

    • @zamehinahuzien9135
      @zamehinahuzien9135 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sahanka= aden sahan

  • @siciidcabdi8945
    @siciidcabdi8945 3 หลายเดือนก่อน +34

    "قل اللهم مالك الملك تؤتي الملك من تشاء وتنزع الملك ممن تشاء وتعزمن تشاء وتذل من تشاء".

    • @shijo2055
      @shijo2055 3 หลายเดือนก่อน +1

      اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲

  • @MohamedAli-ke4mg
    @MohamedAli-ke4mg 3 หลายเดือนก่อน +22

    Runti rer senegal waxee mujiyee inee yihiin dad xur ah an waxloyeerinin
    Nolada dadka xurta ah
    Tani cashar ayee inoo tahay
    Dalka doorasha xur ah ayaa bilawandoona wanaa radsanaa siyaasi cusub oo xur ah
    Rer senegal guul iyo gobanimo ❤

  • @abdiyeyibrahim1936
    @abdiyeyibrahim1936 3 หลายเดือนก่อน +16

    Aan uwada duceyno walaalheen Falastiin oo Cadawga si arxandaro ah ubaabi'inaayo🤲🤲
    Falastiin Guul in sha Allaah ❤❤

  • @abdikirinsiciid840
    @abdikirinsiciid840 3 หลายเดือนก่อน +12

    M.a Senegal 🇸🇳 guul ilaahey islaamka haxoojiyo❤

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 3 หลายเดือนก่อน +19

    Shukran OGAANSHO CHANNEL 🇸🇴👍👏❤️🇸🇴

  • @user-rg3rh8ot4d
    @user-rg3rh8ot4d 3 หลายเดือนก่อน +16

    Maansha Allan ilahay hala garab galo Faye hana ufududeeyo madaxnimadas adna mahadsanid ya cumar

    • @Abn.farah9
      @Abn.farah9 3 หลายเดือนก่อน +2

      Cumarow✅
      Ya cumar ❌

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 3 หลายเดือนก่อน +42

    Ilahay Hanoo Kaso in Cumar inshar No Noqdo madaxwaynaha Umada Soomaliyef

    • @samiyaomar3483
      @samiyaomar3483 3 หลายเดือนก่อน +5

      Waa runta waa wiil Qalbi fican oon qabyaladi aqon jecelhy musliminta inay wax fahman heerna garan mansha Allah

    • @SuleemanaxmadmaxamuudSuleman
      @SuleemanaxmadmaxamuudSuleman 3 หลายเดือนก่อน +2

      Waa sax 100%100000❤🇵🇸🇸🇴🕋✌️

    • @user-ug1vp1iq7i
      @user-ug1vp1iq7i 3 หลายเดือนก่อน +1

      100%%%

    • @khada917
      @khada917 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂

    • @AliiyaAhmed
      @AliiyaAhmed 3 หลายเดือนก่อน +2

      إنّا لنراك من المحسنين يا عمر

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 3 หลายเดือนก่อน +9

    Reer galbeedku iyagu way is xisabiyan lakin ma jecela inay africa musuqmaqa la daaganlato sow xasidnimo caadi maha bravo president

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 หลายเดือนก่อน +7

    Waan sugaayay inaad kasoo hadasho Mahadsanid *Cumar M Inshaar*

  • @abdisamedahmed1174
    @abdisamedahmed1174 3 หลายเดือนก่อน +10

    Cumar inshaaroow maad isa soo sharaxdid adigu

    • @lilmikeyo1318
      @lilmikeyo1318 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 3 หลายเดือนก่อน

      Intu isku so sharaxa ma dalkan yeyda ku hardameso ee shisheye kabaqadta ee liita ee qabyaladu madax martey

  • @muhsenali123
    @muhsenali123 3 หลายเดือนก่อน +9

    Masha Allah Ustath waan ogaa in aat kumaqantahay arinkan aat ayan uga faraxsanay sida fiican aat uga soo hadashay🎉

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 3 หลายเดือนก่อน +7

    🥺 😴 🥺 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir.
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi.

  • @zaxaneofficial1775
    @zaxaneofficial1775 3 หลายเดือนก่อน +14

    Ku sali Nabi Maxamed scw ❤

    • @hasanhersi7914
      @hasanhersi7914 3 หลายเดือนก่อน +1

      Salalahu caleyhi wasalem SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @ahmedosmanshidane1840
      @ahmedosmanshidane1840 3 หลายเดือนก่อน +1

      Salallaahu caleyhi wasallam

  • @husseinhashiolad1653
    @husseinhashiolad1653 3 หลายเดือนก่อน +5

    Mahadsanid Ustad Cumar.

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mahadsanid wll Omar

  • @hagarman6522
    @hagarman6522 3 หลายเดือนก่อน +6

    Maaanta intaadan soo qaadan ayaan sii niyaysatay in aad videos ku soo qaadaysid madaxwaynahan

  • @user-yw6oi3pf4h
    @user-yw6oi3pf4h 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid wll cumar

  • @user-wu8lh6ze1s
    @user-wu8lh6ze1s หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @khayralayusuf1407
    @khayralayusuf1407 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ooooh brother 😂😂😂😂 maansha allah insha alah khayre baan rajaynaynaa

  • @ClaahiAden
    @ClaahiAden 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ogaansho zxp mahadsanid warbixinada muhiimka ah ee ad nala wadantid

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 3 หลายเดือนก่อน +45

    I.a somalia 2030🇸🇴❤

    • @CabdiXaashi-sy1fp
      @CabdiXaashi-sy1fp 3 หลายเดือนก่อน

      Waxaas adoon ka ahaw 😂​@@Proud_ogadenia_ethiopia

    • @munassswq313
      @munassswq313 3 หลายเดือนก่อน +4

      @@Proud_ogadenia_ethiopia xaaran yahay oromadaaa naga dhex bax 😏

    • @MohaAli-ts3yp
      @MohaAli-ts3yp 3 หลายเดือนก่อน +1

      Isbadalka maha waqtiga waa waxqabadka

    • @user-lb5dd9ki6s
      @user-lb5dd9ki6s 3 หลายเดือนก่อน +1

      I.a

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 3 หลายเดือนก่อน

      INTA AF FRANSIS EEY KU HADLAYAAN WAA MUSTAQBAL XUMO

  • @maxamedamiin3394
    @maxamedamiin3394 3 หลายเดือนก่อน +3

    Keep Going Ogaansho❤

  • @Top_G1st
    @Top_G1st 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid

  • @user-jd9kt6gb4g
    @user-jd9kt6gb4g 3 หลายเดือนก่อน

    شكرا جزيلا أخاالصومال عمر انشار

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 หลายเดือนก่อน +6

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 3 หลายเดือนก่อน +3

    Soomaliyana insha allah inay sidaa dadkeedu u soo dortan qof iyaga la mabda ah sidoodana u fakaraya

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed2515 3 หลายเดือนก่อน +3

    ma,shaa.allaah

  • @ibraahinfaarax6255
    @ibraahinfaarax6255 3 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاءالله تبارك الله

  • @YaxyeAxmed-me8jl
    @YaxyeAxmed-me8jl 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mashalh❤

  • @user-vl5iz1tp4i
    @user-vl5iz1tp4i 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 3 หลายเดือนก่อน +1

    Big legend ogaansho

  • @siciidcabdi8945
    @siciidcabdi8945 3 หลายเดือนก่อน +3

    Alla ha ugu kaalmeeyo hawsha culus.

  • @abdijabaribrahim8558
    @abdijabaribrahim8558 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @user-vb8lq6vf9q
    @user-vb8lq6vf9q 24 วันที่ผ่านมา

    عمر إنشار بارك الله فيك يا اخي العزيز ❤❤❤😊

  • @user-ue6jw3xl8j
    @user-ue6jw3xl8j 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ma sha allah

  • @Ousman-js5zr
    @Ousman-js5zr 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaha

  • @moflaad_oficail
    @moflaad_oficail 3 หลายเดือนก่อน +5

    Nigama haayo team ogaansho wx itusa chanel kor uqaDa❤❤❤

  • @khadradahir7762
    @khadradahir7762 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah Omer inshar such a aftahan caqiil and manner man big fan life long brother 👍

  • @mubarakfarah3891
    @mubarakfarah3891 3 หลายเดือนก่อน +4

    Nin ku Dayasho Mudan

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed8030 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel 3 หลายเดือนก่อน +2

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼 RAMADAN MUBARAK 🌙 ☪️ ❤ Allah Hana Haleeshiiyo Laylatud Qadriga Amiin ❤️🤲🏽

  • @warsame260
    @warsame260 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mawduucan Waan sugayay maalmahanba

  • @fartunabdirahmen6577
    @fartunabdirahmen6577 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ilaahow annaga naga qabo kuwa wax lo yeerinaayo o dhuuntooda ku caqliga ah يارب العالمين

  • @drmaajidhassan
    @drmaajidhassan 3 หลายเดือนก่อน +2

    Iam ready

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 3 หลายเดือนก่อน +29

    Cumarow madaxweynaha somalia mad ususo shaŕaxdid

    • @NayraVlogs.297
      @NayraVlogs.297 3 หลายเดือนก่อน

      Hal malin lagu kharijina

    • @zahraabdiqadir6800
      @zahraabdiqadir6800 3 หลายเดือนก่อน

      Hdu alle qoray meel majirto​@@NayraVlogs.297

    • @lovermohamed3346
      @lovermohamed3346 3 หลายเดือนก่อน

      Armaa laga yaabaa inui daawadaba

  • @user-fe6kx1ue5m
    @user-fe6kx1ue5m 3 หลายเดือนก่อน +4

    🇸🇴✊🇸🇳✊🇸🇴✊🇸🇳

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 3 หลายเดือนก่อน

    Rer Senegal guleysta
    🎉🎉🎉🎉🎉
    Mahadsanidiin

  • @husseinahmed5608
    @husseinahmed5608 3 หลายเดือนก่อน +1

    M.a ustaat omar inshaar😮

  • @abdikadirabdullahi6115
    @abdikadirabdullahi6115 3 หลายเดือนก่อน +2

    Team ogaansho ❤

  • @shijo2055
    @shijo2055 3 หลายเดือนก่อน

    اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عني 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abuukarmaxamed3167
    @abuukarmaxamed3167 3 หลายเดือนก่อน +1

    I,a cumar Inshaar anaa noqonaayo

  • @maxamedciise4756
    @maxamedciise4756 3 หลายเดือนก่อน

    Keep going ustad

  • @abdenaserhaje4419
    @abdenaserhaje4419 3 หลายเดือนก่อน

    Wrxmtllahi tclaa wbrkatuhu mahadsanid wll adna

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ramadan Mubarak

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 3 หลายเดือนก่อน +2

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @user-bg5rb5qs6r
    @user-bg5rb5qs6r 3 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations 🎊 oo hormarin ah 1m soon

  • @najiibaxmed7158
    @najiibaxmed7158 3 หลายเดือนก่อน +4

    i.a. somaalia u tajeynaa madax weyne. daacada

  • @fardowsa4389
    @fardowsa4389 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha u rumeeyo hamigiisa

  • @Abdiraxmanmuuse
    @Abdiraxmanmuuse 3 หลายเดือนก่อน

    HABEEN CIIDA 2024 FALASTIN GUUL INSHA ALLAH

  • @Teamxirxiraaye-qv7ny
    @Teamxirxiraaye-qv7ny 3 หลายเดือนก่อน

    💯 xirxiraaye

  • @user-wf4hc1tz6h
    @user-wf4hc1tz6h 3 หลายเดือนก่อน

    Absolutely

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 3 หลายเดือนก่อน +6

    Geesiyada Afrikaanku waayadaan waa ay soo badanayaan.

    • @AnasCadir7467
      @AnasCadir7467 3 หลายเดือนก่อน

      Oo ma fulay ayeynu aheyn maxaa kaqaldan.

    • @MiiraaleShow
      @MiiraaleShow 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@AnasCadir7467 Madax wax loo yeedhiyo ayaa ina haysata.

  • @xareedshow6011
    @xareedshow6011 3 หลายเดือนก่อน

    Guul

  • @user-qs5vp1qn6s
    @user-qs5vp1qn6s 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda hana garadsiiyo nimcada Allah ku beerey iyo diintooda aamiin soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo guushiina waa midnimadiina iyo wadajirkiina ee Allah ha idin garadsiiyo aamiin Allah hanoo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh iyo madax dadnimo iyo iimaan leh ee dalkaan badbaadiyo aamiin soomaali alley leeyihiin ee Allah hanaga horwareejiyo munaafaqiinta dabo dhilifka u ah cadowga aamiin

  • @Arlind_14
    @Arlind_14 3 หลายเดือนก่อน +5

    Jababka inta badan waa laga so kaban kara sida jab Ciidan,mid Dhaqaale,balse jabka aan laga soo kaban karin waa jabka dhaqanka sida umad in ay luuqadeda ka tanaasusho. Madaxweynha Cusub ee Senegal wax qabadka ugu weyn ee uu qaban karo waa in luuqada Faransiiska uu daaqada ka tuuro

  • @MaxadXasan
    @MaxadXasan 3 หลายเดือนก่อน

    Keep going

  • @edenboy4825
    @edenboy4825 3 หลายเดือนก่อน +3

    Tuug walap siduu umada somaliyed waxaas ugu sheegayey bey dadkii dhan niyad jabeen 😢

  • @CabdixakiimDhiirane
    @CabdixakiimDhiirane 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wcslm wll sare ❤

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sheikh mohamed meme

  • @waaniye1977
    @waaniye1977 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mastar cumar waxaan uxiisnay mawduucyadii taariikhda juqraafiga

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 3 หลายเดือนก่อน +3

    Aynu uducayno reer falastiin 😊

  • @user-nw2cu3dt6v
    @user-nw2cu3dt6v 3 หลายเดือนก่อน +3

    I like you bro ❤❤❤

  • @fardowsa4389
    @fardowsa4389 3 หลายเดือนก่อน

    Alaahu akbar

  • @abdullahimaxamed-sy1ix
    @abdullahimaxamed-sy1ix 3 หลายเดือนก่อน +1

    First person

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allow noo Danbi dhaaf, Akhiro iyo Aduunba 🤲❤🤲

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inash allah Dhibta waanu ka bixi dooona🇸🇴🙏🙏🙏🤲😭

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 3 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @AmiirbenXaaji
    @AmiirbenXaaji 3 หลายเดือนก่อน

    Waan jeclahay muuqaalda isbadala qaarada afrika ee kanaalka ogaansho

  • @IlyaasRaajaa-ez3pd
    @IlyaasRaajaa-ez3pd 3 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliya❤

  • @Zakariye.2003
    @Zakariye.2003 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha wadanka noo dhiso🇸🇴ani hadda mar xilka somaliqabo i.a wax muuqda oo la,arkayo baan uqaban lahaa

  • @abukarmahamud
    @abukarmahamud 3 หลายเดือนก่อน +5

    France waa in Africa lagasaraa waa gumeesta ugu xun Africa soomare

  • @xikmaawi2326
    @xikmaawi2326 3 หลายเดือนก่อน +4

    6:44-6:58😂😂😂
    Kal iyo lab u qoslay walahi omarow
    Republic of qosolistaan miyaa ku dhaga hadlaysaa😅

    • @Xaliimo757
      @Xaliimo757 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 baga ee daa

  • @SaidAbdullahi-cv3il
    @SaidAbdullahi-cv3il 3 หลายเดือนก่อน

    Omar Inshar, maad na matashid abti 😊. Mar ayaan ku fileynaa!

  • @nuuxmaxamed4724
    @nuuxmaxamed4724 3 หลายเดือนก่อน

    Insha allah somaliya waxeey helidoontaa nin qabyaalada duugo qofkii soo faagana dil toogasho kuxukumo

  • @WarsameCabdi-xt9ii
    @WarsameCabdi-xt9ii 3 หลายเดือนก่อน

    Alaahu akbar alaahuakbar alaahu akbar

  • @FatahFarah-mz7ph
    @FatahFarah-mz7ph 3 หลายเดือนก่อน +1

    FIRST❤😊

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe 3 หลายเดือนก่อน +7

    Xasan shiikh ma'af gambinaa😂😂😂👋🏻

    • @Caalim267
      @Caalim267 3 หลายเดือนก่อน +2

      Xasan haddaan af ganbino xamaruun baynu ka talin 😅😅

    • @liibaanfagadhe
      @liibaanfagadhe 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@Caalim267 ilma adeeryaalow aan heshiino baanku dhahayaa kuwa kle😂😂

    • @Diiriye14
      @Diiriye14 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂

    • @Fardowsaxaniif-zh7cg
      @Fardowsaxaniif-zh7cg 3 หลายเดือนก่อน +2

      Haa 😂😂😂

    • @DRSDhool-vs4gn
      @DRSDhool-vs4gn 3 หลายเดือนก่อน

      Liibaan luqunta gooya amay ka dhacdaa💔😂😂😂

  • @khaliifculusow2935
    @khaliifculusow2935 3 หลายเดือนก่อน +4

    Kanoo kale ayaan rabnaa hadaan soomaali nahay.

  • @AhmedJunior-bz7sx
    @AhmedJunior-bz7sx 3 หลายเดือนก่อน

    Bro adi isa sharax waan ku dooranaynaa

  • @YusufJowhar49-tk3uu
    @YusufJowhar49-tk3uu 3 หลายเดือนก่อน +3

    asc asxabta omar iishaar ciidama shasheeye goormay baxàyaan ❤❤❤❤❤❤❤

    • @SalaadMaxamed-ww1hz
      @SalaadMaxamed-ww1hz 3 หลายเดือนก่อน

      Dhamaadka 2024 bay baxayaan baa lalahaa se waa been

    • @footballmatches42
      @footballmatches42 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@SalaadMaxamed-ww1hz 😂😂😂😂😂 marka xur noqoto hada waa adoon tahay

    • @abdullahimaxamed-sy1ix
      @abdullahimaxamed-sy1ix 3 หลายเดือนก่อน

      Marka aad adigu madaxweynaha dalka noqotid inshallah

  • @4hamitt
    @4hamitt 3 หลายเดือนก่อน +4

    Dhawaan ayaa wax walba is badali donan

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 3 หลายเดือนก่อน

      Snart vil alt endre seg💜💯

  • @elmihassan7950
    @elmihassan7950 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc congratulation you win the elections and good lucky senigal

  • @abdihassanmohamed4492
    @abdihassanmohamed4492 3 หลายเดือนก่อน

    Vivi Esta African Somali jareer wany ❤

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliyay intaso milyuun ban nahe afartan oday aan iska qabano every day bahdil unbay ino so jidayan fiiri in my entire life 23 years bro waligay ma arkin ayago wax wanaga dadka iyo dalkaba u haya!

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 3 หลายเดือนก่อน +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @user-zz2zo8kw8w
    @user-zz2zo8kw8w 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc 😊

  • @muscapinho
    @muscapinho 3 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤