Maxaad Kaadida geella u cabtay sheekhoow? Wareysi xiiso leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Maxaad Kaadida geella u cabtay sheekhoow? Wareysi xiiso leh

ความคิดเห็น • 119

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 5 หลายเดือนก่อน +11

    Waan qaadasho xadiista nabiga scw

  • @ismacilabdirahn4578
    @ismacilabdirahn4578 5 หลายเดือนก่อน +8

    Shekha jeddah isku aragny haben dhaweyd masjid mashalh sheekha wan tagera mashalh. 🌸🌸

    • @GuledAli-lr4cw
      @GuledAli-lr4cw 5 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅

    • @ismacilabdirahn4578
      @ismacilabdirahn4578 5 หลายเดือนก่อน

      @@GuledAli-lr4cw 😴😴😴

    • @Dahabosheikhhasan
      @Dahabosheikhhasan 5 หลายเดือนก่อน

      Hilibka geela markii la cuno maxaa loo weyso qaataa? Sherkha ha la ii wediiyo haddii kaadidiisa la cabaayo?

  • @ilwaaddegan4564
    @ilwaaddegan4564 5 หลายเดือนก่อน +8

    Maasha allah inta sheekhu ficil ka samayn oo caanaha kaadida geela lagu daray cabin haduu saan usharixi lahaa fal celintan khaldan ee faraha badan ma dhacdeen maa daama bulshada dad badan oo aqoon teeda leh ku badnayn dhaqan ahaana aan bulsha deena dhexdeeda laga cabin mar kaa plz marka hore wax yaalaha qaar halaga fiir sado dad ka diin tooda khatar galin karta in la sameeyo jzk khayran

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 5 หลายเดือนก่อน

      Waa nasiib daro Dadkaas inay ogeyn inuu Rasuulka CSW Ku daaweyey dad Xanuusan Kaadida Geela

    • @faisalali-nw9mo
      @faisalali-nw9mo 5 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dunida kaadida geela, kaadida Ariga, kaadida Idaha, kaadida dadka dhamaan waa la cabi karaa ❤❤❤❤❤❤

    • @Dahabosheikhhasan
      @Dahabosheikhhasan 5 หลายเดือนก่อน

      Hilibka geela markii la cuno maxaa loo weyso qaataa?

  • @FarxanMohamed-er9mu
    @FarxanMohamed-er9mu 5 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw
    M.a
    Sheekha alaah a barakeeyo cimrigiisa iyo diintiisaba

  • @Sara_1431
    @Sara_1431 5 หลายเดือนก่อน +1

    Subhana Allah nabiga scw wa doctor sabbto ah qofka markii caloosha weynato kalarka jirkisana noqdo jaale waxaheso nafaqo daro ama malnutrition waxaa lasiya wax nafaqoleh .nabigana waxu ushegay dambarka inay cabaan ❤cilmiga galadu weynaga xadeen

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 5 หลายเดือนก่อน +5

    ANIGA SONKOR AYAAN QABAA AABAHAY AYAA IGU YIDHI CAANO IYO KAADI GEEL CAB LKN MA AWOODO WAAN KA WISWISAYAA AYAAN KU IDHI LKN CAANO GEEL WAAN CABI KARAA

  • @KhadraAbdalla-ze4vl
    @KhadraAbdalla-ze4vl 5 หลายเดือนก่อน +3

    Jazakum Allahu kheyran waan ka faaideysaney!

    • @Dahabosheikhhasan
      @Dahabosheikhhasan 5 หลายเดือนก่อน

      Hilibka geela markii la cuno hala weeyso qaato maxaa loo yiri?

  • @HaredDuale
    @HaredDuale 5 หลายเดือนก่อน

    MAASHAA ALLAAH
    SAMICNAA WA ADACNAA
    WAAN QAADANAYNAA WAANA CABAYNAA WAANA KU CAAFIMAADEYNAA INSHAA ALLAAH
    WALAAHI WAXAAN RABEY INAAN XANUUN CALOOSHA AH DOCTOR U AADO LAAKIIN WAXAAN DOONAN KAADI GEEL
    DAWADA NEBIGEENA SUUBAN NOO SHEEGAY AYAANU RUMAYSANAHAY DR WALBANA KA AQOON IYO XAQIIQO BADAN
    ALLAAHU AKBAR KABIIRAN

  • @Aishaabdullahi-gj7lf
    @Aishaabdullahi-gj7lf 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allah kuxifdiyo sheikh

  • @guuleedmohamed6925
    @guuleedmohamed6925 5 หลายเดือนก่อน +3

    Sheikha hilibka Geely ha laga weesaysto aaba jirtee kaadidiisa ha la cabo waa hawlkale

    • @yussufismael6314
      @yussufismael6314 5 หลายเดือนก่อน

      Wahaabiyo waa jahwareer iyo qarax

  • @CabdinuurMaxamed-bx7km
    @CabdinuurMaxamed-bx7km 5 หลายเดือนก่อน

    ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎

  • @muktaribrahim7397
    @muktaribrahim7397 5 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaali du way waalan tahay Wariyahan yari isma ogga inuu Doofaar iyo kaadida fardaha cabo maalinkasta Icecreamka chocolate iyo energy Subhanalah geela wa xalaal be

  • @cizeeyecadde9814
    @cizeeyecadde9814 5 หลายเดือนก่อน +4

    Kaadida Geela Caba Hilibkiisana Weysada wuu jebiyaa Waxaan Noqonay Duul Colimo Wareerisay

    • @yussufismael6314
      @yussufismael6314 5 หลายเดือนก่อน +5

      Wahaabiyada marna dhurwaa cuna marna gaadi geel iyo caano dameer caba marna takfiir iyo qarax intee noowadaan Subxanalaah 😱😨🤬

    • @Sirad47
      @Sirad47 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@yussufismael6314maxaa kaa haysta inaad diintaada barato inta laguu turjumayo.

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 5 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalah, Alxamdulilaah. Nabiga hahalkiisa waan qaadanay ( scw, scw) . Wax weyn baby arikan ka faaiideysanay
    Jazakala kheyran.

  • @Xaajimukhtar
    @Xaajimukhtar 5 หลายเดือนก่อน

    Sh cabdirisaaq muftimaha.balse waa sheekh

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 5 หลายเดือนก่อน +1

    صلي الله عليه وسلم ❤

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 5 หลายเดือนก่อน +4

    Maxaa kadida gela najas loga dhigayaa waxaan ognahay in soomaalidu guryaha ku dhisato xarka loda in guryaha cashanta ah lagu dhisto hadii kadidu najas noqonayso xarka lodu siduu xaran kunoqday carishka waa lagu nolan jirey waa lagu tukan jirey weliba caraf ayaa kaso uri jirtey caws caws iyo cagar cagar.

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qof rabin in uu cabo kaadi geel ha iska dhaafo laakin yuusan beeninin xadiis sugan. Ki caaba ha iska cabo markuu jiran yahay.

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 5 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga oo sacuudiga joogo ayaan isticmaaley meelo badan oo sacuudiga ah ayaaba loo aadaa?

    • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
      @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 5 หลายเดือนก่อน

      Ha ma saudigaad joogtaa aan u imaado caanahaasi iyo kaadidaasi in aan soo cabee.

  • @faaraxseedcilmi9298
    @faaraxseedcilmi9298 5 หลายเดือนก่อน +5

    Muslimow waka wahaabiya hilibka geela ka wesaysta kaadidana caba
    Akhis akhis

    • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
      @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 5 หลายเดือนก่อน

      Waar culimada ha naga aflagaadaynin, hadii kale, waxaad qarsaneyso eed xadiiska NABIGEENA SCW aad ku jeedjeesayso ayaa ku qabanaya,
      Sheikh Abdirizak waa sheekhayagii ilaahay khayr badan ha siiyo oo cimrigiisana ha dheereeyee, waa sheekh waaqici ah oo aanu wada jecel nahay isaga iyo culimadeena soomaaliyeed iyo kuweena myslinkaba.

    • @yussufismael6314
      @yussufismael6314 5 หลายเดือนก่อน +2

      Wahaabiyada marna dhurwaa cuna marna gaadi geel iyo caano dameer caba marna takfiir iyo qarax intee noowadaan Subxanalaah 😱😨🤬

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 5 หลายเดือนก่อน +2

      shartoota ilaah hana dhaafiyo nabiga istaag ayuu ku kaadiyay kaadida caba geela hilib kiisa hadaa cunto weyso qaata koow is qarxis wax cusub ayey noo keenan subxaanalaah😢

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 5 หลายเดือนก่อน

      Hal xadiis oo beeninaayo keen ama naga aamus waan cabaynaa kaadida geela wahaabiyo na ma nihin ee cilmi hadaadan lahayn culumada wax ka baro

    • @yussufismael6314
      @yussufismael6314 5 หลายเดือนก่อน +2

      @@Mukhtaar2004
      Qarax waraabo lacuno iyo takfiir iyo qarax cilmi ma aho wa Khawaarijnimo uf

  • @abdinasirmuse7912
    @abdinasirmuse7912 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaan Muhiim ahayd, inaad Sheekha waydiiso Ma kaadi oo dhan baaa mise waa mid khaas ah,? Sida qaalinta aan wali la Abaahin, mise Geela oo dhanbaa Kaadidiisa la Cabayaa?
    Fadlan su'aashaan nooga soo jawaab.
    Shukran

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 5 หลายเดือนก่อน

    Masha llh wa cilmi isoo biiray jasakalaahu khyr sheekh

  • @MaryanAdan-ve2ij
    @MaryanAdan-ve2ij 5 หลายเดือนก่อน

    Allah bless you

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allh waa cilmi iga maqnaaa

  • @SomaliHongrie
    @SomaliHongrie 5 หลายเดือนก่อน +1

    qof qaadi caabaaya bay somalidu wax ka dhageystan kan wa jaaahil kaadida caaba sheikh maha ee sheiknimada u ku qarabta ee iska ilaaaaliya

    • @FaxiMaxamed
      @FaxiMaxamed 5 หลายเดือนก่อน

      That's true

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 5 หลายเดือนก่อน +1

    ASC WLLE WAAHORE AYAAN MAQLAY CAANAHA IYO KAADIDA GEELA IN DADKA MACAANKA AMA SONKORTA QABA AYAA LAGU DAWEEYAA

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 5 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @SaidMohamedElmi-s8y
    @SaidMohamedElmi-s8y 5 หลายเดือนก่อน +2

    WAXAn LA YAABAY " MAXAA LOO YIRAA MARKII MUQMAD AMA OODKAV HILIB GEELA LAGA SAMEEYEY , MARKII LA CUNO LOO YIRAA , WEEYSADII WAAKAA JABTAYE KA WEEYSEEYSO MARKALE, THAT IS CONTRADICTION , right there.😅

    • @yussufismael6314
      @yussufismael6314 5 หลายเดือนก่อน

      Wahaabiyada marna dhurwaa cuna marna gaadi geel iyo caano dameer caba marna takfiir iyo qarax intee noowadaan Subxanalaah 😱😨🤬

    • @yussufismael6314
      @yussufismael6314 5 หลายเดือนก่อน

      Wahaabiyada marna dhurwaa cuna marna gaadi geel iyo caano dameer caba marna takfiir iyo qarax intee noowadaan Subxanalaah 😱😨🤬

  • @MukhtaarCali-l6e
    @MukhtaarCali-l6e 5 หลายเดือนก่อน

    Sheikh waxaan filayaa wuxuu rabaa in uucaamnoqdo yuurabaa

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q 5 หลายเดือนก่อน

    Scw❤❤❤❤

  • @officiall3248
    @officiall3248 5 หลายเดือนก่อน

    Asc umad som
    Soomaalid dhiiga waa lacabaa oo wa isku daaweeyan waan xaaraam
    Maxaa kaadida geela oo rasuulka array waa xaaraan ayey leeyihii

    • @HappyArchaeology-zl5ok
      @HappyArchaeology-zl5ok 5 หลายเดือนก่อน

      Halkeey dhiigu ku cabaan soomalida meel ufiirso hadalkaaga wllo dhiiga kala saar waake

  • @muktaribrahim7397
    @muktaribrahim7397 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @Amin-p3w
    @Amin-p3w 5 หลายเดือนก่อน

    Diinta waa barasho Ee logic maaha anoo warersan aa raadiye islam ka iyo kadida geelysha Alhamdulilah dr zakir naik aa iga kaafiye

    • @miskimohamedtv7736
      @miskimohamedtv7736 5 หลายเดือนก่อน +1

      Muxuu dhahay

    • @Amin-p3w
      @Amin-p3w 5 หลายเดือนก่อน

      @@miskimohamedtv7736 wee banantahe uu dhahe

  • @Sirad47
    @Sirad47 5 หลายเดือนก่อน

    Caanaha geela iyada aan kaadi lagu darin ayey sidooda qarasbixin u noqdaan waa xaqiiq.

  • @HassanHassan-mt8np
    @HassanHassan-mt8np 5 หลายเดือนก่อน

    Mar ba hadii nabiga scw dad ku daaweeyay wax naga galay maleh noocey doon taba ha ahaatee was in la isticmaali karo

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 5 หลายเดือนก่อน +1

    XADIITHKA WAAN AAMINSANAHY LKN ANIGOO SONKOR QABO WAAN KA WISWISAYAA BALSE ANIGOON OGEYN HADII LA IIGU DARO WAAN ISKA CABI LAHAA

    • @aminamohamed9010
      @aminamohamed9010 5 หลายเดือนก่อน +1

      Miyiga aad markaasanad fahmayn in lagugu soo daray iyo inkale weliba dadka kuna nool ayaad u sheegi lahayd marna iigu soo dara marna haygu soo darina si aanad u kala garayn inay ku dhex jirto oo aanad u wiswisin hal bil miyiga u bax inshallah alle haku caafiyo wllo

  • @nadiifokiin2662
    @nadiifokiin2662 5 หลายเดือนก่อน

    Kaadida geelu waa daawo waligeed ansgu msrkii biyaha dhulka yaa kaadida geelu kudaro waan cabijirnay biyo ahaan👈

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wahaabiyada marna dhurwaa cuna marna gaadi geel iyo caano dameer caba marna takfiir iyo qarax intee noowadaan Subxanalaah 😱😨🤬

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 5 หลายเดือนก่อน

    Salla Lahou Aleyhi wa Salam

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 5 หลายเดือนก่อน

    qofki diiday maxaa naga galay

  • @yussufmohedburale4913
    @yussufmohedburale4913 5 หลายเดือนก่อน

    Kaadida geela aad bay khadhaadh u tahay. Inta badan waxaa muhiim ah inaad ku darsadit geela mardhow dhalay

  • @qayoofosman9054
    @qayoofosman9054 5 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم
    Xaqiiqatan caano geel qofkii cabay kaadidisana waacabay dadka geela yaqaana wagaranayaan arintaa inaad neef geela caano kamaashi kaadina ayna taaban macquul maaha inta badan marka marar badan uma baahnid ina kaadi kudarti waaba kujirta already haday caafimaad lahayd.

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi 5 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 5 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyey
    Isku daaweeya Kaadida Geela

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 5 หลายเดือนก่อน

    Illaahoow aan diidin xadiiskii ,Suubanaheenii CSWS, Ani caano geel ma jecli ,Dhayda ,

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 5 หลายเดือนก่อน

    itaxaad Anigu waxay shegaan maqaato diintii waxay kadhigeen wax fudud

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 5 หลายเดือนก่อน

    Kaadida geela haddii la geeyo labotoori oo la baro, ma dhicikarta inay runtahay geela kadideesu waxtarbay leedahay.

  • @guuleedmohamed6925
    @guuleedmohamed6925 5 หลายเดือนก่อน

    Kaadidu waa nijaaso nijaaso, xaaraan xaarana daawo ma gasho

  • @abdisheik2041
    @abdisheik2041 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeq C/Risaq wuxuu profesional ku ahaan jiray sida caamada lacagta looga aruuriyo. balse hada wuxuu rabaa in uu baro in ay kaadi cabaan Cajiib

    • @Blis4ul
      @Blis4ul 5 หลายเดือนก่อน

      Hahjahahaha 👍

    • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
      @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 5 หลายเดือนก่อน

      ALLAH KA BAQ OO SHEIKHA HA CEEBAYNIN, CEEB NAFTEENAA INOOGU FILAN HADAYNU U FIIRSANO, ALLAH AYNU KA BAQNO SHEEKHUNA AAD BUU NOOGU FAA,IIDEEYEY, MANSHA ALLAH JAZZALLAHU KHAYRAN SHEEKH.

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 5 หลายเดือนก่อน

      Illahey kabaq sheekhu xadiisbuu noo sheegey

    • @yussufismael6314
      @yussufismael6314 5 หลายเดือนก่อน

      Wahaabiyada marna dhurwaa cuna marna gaadi geel iyo caano dameer caba marna takfiir iyo qarax intee noowadaan Subxanalaah 😱😨🤬

  • @AhmedDauud-cl4mr
    @AhmedDauud-cl4mr 5 หลายเดือนก่อน +1

    Carabtu wey cabtaa kaadida geelka.

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 5 หลายเดือนก่อน

    Allah SWT cudurna wuu keenay daawana wuu keenay.

  • @mowlidbarre5567
    @mowlidbarre5567 5 หลายเดือนก่อน

    الطب النووي
    Kulahaaa النووي maa Nabi ah mise see wax ku wadaa wadaadoow

  • @hochmoud9484
    @hochmoud9484 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kadidu maa dhigiga uun baa mise maca labka

  • @MaxamedShiikhmaxamuud-dl2rh
    @MaxamedShiikhmaxamuud-dl2rh 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wahaabiyoow nimankaalayiricbbamakhaasbay u ahad.misewaacaam maadintaas suaashid

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 5 หลายเดือนก่อน

      Adigu qaad oo daraag ah aad cuntaa xadiiska nebigana waa dureysaa Xaaraamiyohow

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 5 หลายเดือนก่อน

    Geela hilibkiisa markii la cuno weysaduu jebiyaa ayay leeyihiin hadana kaadidii aan ogeyn hala cabo meel ma isla galaanee see talo ah sheeqow

  • @FaxiMaxamed
    @FaxiMaxamed 5 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah hadaanba wahaabi dhegeyato oon cilmi kuweydiiyo anigaaba ahlulnaar ah allaha naga kiin qabto waad nawareeriseene mar qarax iyo dhimasho marne aaqira la aan

  • @CABDIRAXMANAXMED-lf8lh
    @CABDIRAXMANAXMED-lf8lh 5 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 5 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍👑

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q 5 หลายเดือนก่อน

    Asc❤❤❤❤

  • @Cubayd15
    @Cubayd15 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaallh ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😮😮😅🎉🎉🎉❤😂

  • @TOTYY77
    @TOTYY77 5 หลายเดือนก่อน +1

    His not shiikh🤡🤡🤡🤡🤡🤡 uuuuf aniga kuma jiro

  • @AhmedDauud-cl4mr
    @AhmedDauud-cl4mr 5 หลายเดือนก่อน

    Xadiiskaa haddii uu saxiix yahay,markaa Muslimiintu inay ku khasbanaayeen biyo la'aan waa macquul,laakiin inta kake maa fahmin.

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 5 หลายเดือนก่อน

    Shiikhoow cimradaan kula joogey odaygeygaa iigu keenay caanihii geela inaan cabo ,Waan cabi waayey ,Waayo soomaaliyaba kuma jeckeen caanoo dhan.Caanaha kaliya oon jeclaa waa caano geela markuu noqdo "ciirta baraf iyo sonkor lagu daro.Wallaahi hargab xun baa igu dhacay 2ba jeer illaa hadana ihaya oon kusoo noqday gurigayga ,

    • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
      @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 5 หลายเดือนก่อน +1

      Jaanis fiican baad beerdareysay, insha Allah marka danbe cab imikana Allah ha ku caafiyo Aamiin.

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 5 หลายเดือนก่อน

    Yurub haddaad joogto Netherlands ayaad ka heli kartaa.

    • @abdimahad930
      @abdimahad930 หลายเดือนก่อน

      USA Malaga helaa ?

    • @s.o.6544
      @s.o.6544 หลายเดือนก่อน

      @@abdimahad930 berrigii hore yurub & usa mamnuuc ayuu ka ahaa laakiin sanooyinkii danbe waa la fasaxay ayagoo ogaaday daawadda uu leeyahay. Imaaraadka ayaa dibadda u dhoofisa .

    • @abdimahad930
      @abdimahad930 หลายเดือนก่อน

      @@s.o.6544 waa inaan raadiyo aad ayaan ugu baahnaa thank you 🙏

  • @Burco.
    @Burco. 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh adiga markaa ma daltabyo kugu dhacday 😅

  • @MaxamedShiikhmaxamuud-dl2rh
    @MaxamedShiikhmaxamuud-dl2rh 5 หลายเดือนก่อน +1

    Warnabiga hakasheegin been.nabigukumatukan xeroaykujirto digo afkukugo

  • @Malayka-q9z
    @Malayka-q9z 5 หลายเดือนก่อน

    هههsaudi Arabia wala cabaa😅😅😅😅

  • @Dahabosheikhhasan
    @Dahabosheikhhasan 5 หลายเดือนก่อน

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 5 หลายเดือนก่อน

    Waa daawo cudur walbaa daawo u ah.

  • @Abdullah11407
    @Abdullah11407 5 หลายเดือนก่อน

    Adeer haddaan nabigu cabbin aniguna ma cabbayo.
    Intaasi ma kugu filan tahay.

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 5 หลายเดือนก่อน

    Good

  • @AweysQureysh
    @AweysQureysh 5 หลายเดือนก่อน +1

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @CabdulahiAdan-cc9ic
    @CabdulahiAdan-cc9ic 5 หลายเดือนก่อน

    Sarmuuto

  • @alidhiblawe1719
    @alidhiblawe1719 5 หลายเดือนก่อน

    طب النووي
    Ayuu leeyahay waana طب النبوي
    Waa miskiin dhaqano iyo madaahib kale Ayuu noosoo naqlin

    • @alkhayratmedia5956
      @alkhayratmedia5956 5 หลายเดือนก่อน +2

      Culimada afkaaga ka jeedi walaal , hadii kale daliil keen .

    • @Sahallohos1940
      @Sahallohos1940 5 หลายเดือนก่อน +2

      Run baad sheegtay qof kasta wuxuu sheegaayo ama Daliil ama aamus

    • @Sahallohos1940
      @Sahallohos1940 5 หลายเดือนก่อน

      Waana sax waxa uu sheekhu sheegaayo

  • @suralowgasomalistar6514
    @suralowgasomalistar6514 5 หลายเดือนก่อน

    nacalaa wahabiya ku taal

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 5 หลายเดือนก่อน

    Scw