Fagaare Documentary: Waa maxay sababta Ruushku uu sida adag ugu weerarayo Ukraine!?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 มี.ค. 2022
  • Welcome to Mustaqbal Media - ku soo dhawoow Warbaahinta Mustaqbal
    Mustaqbal TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar.
    Subscribe to our channel: / mustaqbalmedia
    Find us on Facebook: / mustaqbalmedia
    Check our website: mustaqbalmedia.net/so/

ความคิดเห็น • 39

  • @Vijay365e
    @Vijay365e 2 ปีที่แล้ว +1

    soo badiye baraamijkan

  • @hedrobc8714
    @hedrobc8714 2 ปีที่แล้ว

    soo badiyo

  • @CaliBaraf
    @CaliBaraf 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Ahmed iise guutaale guuleyso wariye aan aad u jeclahay

    • @ismailjaraay2576
      @ismailjaraay2576 2 ปีที่แล้ว

      Ustaadka waan tabay niyahoow

    • @CaliBaraf
      @CaliBaraf 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ismailjaraay2576 maalmahaan n&n ayaa mashquuliyay
      Dowladda kacaanka yar ee somaalia 🤣🤣🤣

    • @ismailjaraay2576
      @ismailjaraay2576 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh nabad iyo nolol maa kawadaaa

  • @amiinboos7632
    @amiinboos7632 2 ปีที่แล้ว

    Banaamijkan soo badiya sidan ah

  • @RelaxForever553
    @RelaxForever553 2 ปีที่แล้ว

    Barnaamij loo hiloobay inbadana aan sugayey. Mahadsanid ustaad Ahmed guutaale iyo dhammaan bahda mustaqbal radio.

  • @nourboukharihasan1811
    @nourboukharihasan1811 2 ปีที่แล้ว

    Zxb solabasho mustaqbal media

  • @diinshow3677
    @diinshow3677 2 ปีที่แล้ว

    Barnaamidka aan sugeyny ميدان الجزيرة

  • @nuurcabdimire5273
    @nuurcabdimire5273 2 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsantihin bahda mustaqbal media

  • @engrxiddig
    @engrxiddig 2 ปีที่แล้ว

    Soo laabad wacan mustaqbal media idaacad wax dhista

  • @fathisugulle9892
    @fathisugulle9892 2 ปีที่แล้ว

    Barnaa mijkan waa muhiim sxp

  • @ahmedjamac8303
    @ahmedjamac8303 2 ปีที่แล้ว

    Anigoo meedaan aadi kara . Ayaan soo aadaa . Thnks mustaqbal

  • @amiindaadaofficial1933
    @amiindaadaofficial1933 2 ปีที่แล้ว

    Fagaare media ♥️♥️♥️♥️

  • @zhucaypdhacarbe9775
    @zhucaypdhacarbe9775 2 ปีที่แล้ว

    Barnaamij latabay ax yaa sawt wacadalle talent ayaad latimaadeen horumar ayaana kagaaraysaan markaa arkay caawa was farxay waana sababta aan uku soo biiray mutaqbal media guulaysta ☑️☑️☑️

  • @amiirhossein7867
    @amiirhossein7867 2 ปีที่แล้ว

    Fadlan barnaamij yada waanu u xiisay ee sidii hore u soo galaya

  • @aminalfa7782
    @aminalfa7782 2 ปีที่แล้ว +1

    Barnamijkaan youtube gooni noga yeel 🙏

  • @fathisugulle9892
    @fathisugulle9892 2 ปีที่แล้ว

    GUUTAALE sxp xagee laguu waayay l

  • @mahamedsiciid204
    @mahamedsiciid204 2 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamijka isku dubarida dhamaan waxa aduunka ka jira oo dhan sax iyo qalad midna ma reebna waana ka ugu xogogaalsan caalamka

  • @xasancabdisanduuq4834
    @xasancabdisanduuq4834 2 ปีที่แล้ว

    Marshaa Allah wan jecelahay barnaamijkan

  • @Proffeabwaan
    @Proffeabwaan 2 ปีที่แล้ว

    Mnshallah. Barnaamijkan wuu Views badab doonaa inshallah ustaad Samir inshallah

  • @fathiyousuf
    @fathiyousuf 2 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamijkan waa barnaamij aad ugu muhiimsan cid walba oo caalamkan daneynaysa.!
    Mahadsanidiin dhamaan bahda mustaqbal TV.

  • @mohaburhan222
    @mohaburhan222 2 ปีที่แล้ว +1

    Niyahow barnaamijkan Maxa nooga joojiseen

  • @ismailjaraay2576
    @ismailjaraay2576 2 ปีที่แล้ว

    Macalin waayadaan laguma arag

  • @yaasirmaxamed3801
    @yaasirmaxamed3801 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah barnAAMIG FCN

  • @mustafelugatoor3863
    @mustafelugatoor3863 2 ปีที่แล้ว

    Halkee ka dhacdey waa lagu wayey waan ka helaa sida aad u tadaheyso barnamijkan

  • @engmohamedliban2322
    @engmohamedliban2322 2 ปีที่แล้ว

    Mustaqbal tv maxaa Barmaamishkan nogu joojisay sabab

  • @akahmed3414
    @akahmed3414 2 ปีที่แล้ว

    Noso badiya barnamishka fagaare

  • @Ifiyeshow143
    @Ifiyeshow143 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan magaciisa isheega asxaabay waa la waaye

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled2242 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan Aad Usoo Dhaweynayaa Barnaamijkii Fagaare oo Caawa Dib usoo Laabtay

  • @sadaammohamed845
    @sadaammohamed845 2 ปีที่แล้ว

    Barnaamijkaan waan uxiisnay wllhi baryihii dambe waxaa ku mashquusheen aflagaadada farmaajo ee xigmad kale waaba iska dayseen
    Pls barnaamijuadii quruxda badnaa noosoo celiya oo naga dhaafa siyaasadan somalida inaa dhex muquurataan

  • @footballtime2981
    @footballtime2981 2 ปีที่แล้ว

    Barnaamijka waan kuxirneen lkn beryahan wan kaniyad jabnay taasna waxa keentay marwalbo wax cusub masoo galisaan beryahan marka arinka wax kabadala

  • @yasinmayow735
    @yasinmayow735 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan mooday Inaa is taajiseen barnaamijkan ma arkin Mudo.
    Waa barnaamij aad u wngsn

  • @abdifarahabdisamed4593
    @abdifarahabdisamed4593 2 ปีที่แล้ว

    Wariye Ahmed Iise guutaale
    Shaqsi wax dhab oo si cilmiyaysan loo baray soo gudbiya

  • @ahmedjamac8303
    @ahmedjamac8303 2 ปีที่แล้ว

    Barnaamijka maxaad ujoojisaan ? ! . Sumcadiina ha dhuminina

  • @aliabdirahman6092
    @aliabdirahman6092 2 ปีที่แล้ว

    Ukrain waxay u burburaysaa nabad galuada raashiyaa