#FAGAARE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Welcome to Mustaqbal Media - ku soo dhawoow Warbaahinta Mustaqbal
    Mustaqbal TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar.
    Subscribe to our TH-cam channel: / mustaqbalmedia
    Find us on Facebook: / mustaqbalmedia
    Check our website: mustaqbalmedia...

ความคิดเห็น • 40

  • @AyanleAar
    @AyanleAar 4 ปีที่แล้ว +6

    waxaan jeclaan lahaay barnaamijyada dambe ee fagaare inaad nooga dhiktan
    sirta ka dambeesa coved 19 oo tvyda aljaziira xooga ay saareen mudooyinkii dambe
    iyo sababta keeni karto kur u kaca shidaalka caalamka
    waxaan hubaa inaad somalida usoo gudbin kartaa barnaamijyo macquul ah oo ku saabsan arimahaas
    tnx mustaqpal media
    (warbaahin wax dhista)

  • @abassyare3802
    @abassyare3802 4 ปีที่แล้ว +3

    War ninyow wariyaan allah daaye waa ku nastaa dhageysigiisa

  • @yuusufisxal6801
    @yuusufisxal6801 4 ปีที่แล้ว +1

    Go forward mustaqbal media halkaa nooga miis

  • @zeheeb4884
    @zeheeb4884 4 ปีที่แล้ว +13

    Wxan ahay ardey dhigta jaamacada umada wxana barta saxaafad riyadeydNa wa inan u shaqeeya mustaqbal

    • @somalifun9317
      @somalifun9317 4 ปีที่แล้ว

      kuliyadaas wadku qasartay riyo beyn ah ayaa sawiratay wll

    • @zeheeb4884
      @zeheeb4884 4 ปีที่แล้ว

      @@somalifun9317 wa fakirkaga midas
      So dhowaw

    • @safiyakheyre3300
      @safiyakheyre3300 2 ปีที่แล้ว

      Hal sano kadib; hore usoco walaal waa mustaqbal wacan

  • @ankarciro4717
    @ankarciro4717 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc mustqabal fagaare jimce wcn runtii wanu filaynay waxan leyahay alle mahad leh wlll thank you fagaare

  • @gulleithhassan422
    @gulleithhassan422 4 ปีที่แล้ว

    Barmaamij in Badan sugaayey, Alle haydin xifdiyo Bahda Mustaqbalka media

  • @luckyman2163
    @luckyman2163 4 ปีที่แล้ว

    Thanks mustaqbal

  • @salmanmohamed7590
    @salmanmohamed7590 3 ปีที่แล้ว +2

    Hogaamiyaha ruuxiga 2:02 "Kusima xujada Alle ee dhulka iyo aayadiisa" ayatollah khomeini.

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 4 ปีที่แล้ว +2

    Wariye Axmed Guutaale Wuxuu Fagaare Ku Soo Xidhay "Warka Fiican Waa in Carabtu Aysan ahayn Labada Dhinac Waaweyn Ee Dagaalka, Warka Xumina Waa in Dhulka Carbeed Ahaan Doono Fagaaraha Dagaal Walba Oo La Filanayo Dagaalkaasi Xajmigiisu Ha Yaraado Ama Ha Weynaado" Mahadsanidiin Dhamaan Bahda Mustaqbal Media.

  • @kaamilfiqi6201
    @kaamilfiqi6201 4 ปีที่แล้ว +1

    MahadSanidiin mustaqbal Radio

  • @aqonsidechannel4744
    @aqonsidechannel4744 4 ปีที่แล้ว +1

    Bahda mustaqbal ugu horen waa mahadsantihiin
    Lkn waxaan ahay TH-cam le cusub waxaan u baahanahay Background music videos
    Ee sidee ku helikaraaa

  • @farxaandaahir7256
    @farxaandaahir7256 4 ปีที่แล้ว

    Hi fagaare guul iyo gobanimo

  • @kaarimkaarimm6682
    @kaarimkaarimm6682 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaad mahadsantihiin.
    Barnaamijkaan waaan sugaayay.

  • @cumarcabdale91
    @cumarcabdale91 4 ปีที่แล้ว

    Manshalaha

  • @ahmedkaafi3866
    @ahmedkaafi3866 4 ปีที่แล้ว

    Sxb waxaan jeclahay marka aad kahadleysan arimaha sirdonka

  • @zakipogba6860
    @zakipogba6860 4 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @mahamedabdirahman3486
    @mahamedabdirahman3486 2 ปีที่แล้ว

    Sxb noo soobadi wadan walba sirta kadanbaysa hormarkiisa

  • @Mr_Cawed
    @Mr_Cawed 4 ปีที่แล้ว +2

    Zxp waxad kaso hadasha jasirada ay isku haystan somalia iyo yaman

  • @mohameddaahir2220
    @mohameddaahir2220 4 ปีที่แล้ว

    Well come bro..hore usoco

  • @najiibabdiisse1773
    @najiibabdiisse1773 4 ปีที่แล้ว +2

    Wll kasoo hadal suriya io turkiga midan so deysan kaaz ayaa kaa sugeynaa🙏🙏🙏🙏

  • @fannaxmaxamed4051
    @fannaxmaxamed4051 4 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @ahmedyusuf9588
    @ahmedyusuf9588 4 ปีที่แล้ว +1

    Codsi mar kale waxa kamid ah in dawadasha barnaamijkaan lkn codsi hal barmij nuso torjma
    الشهيد در شيخ سعيد رمضان البوطي

    • @harshad1607
      @harshad1607 4 ปีที่แล้ว

      Barnaamijka maxoo ka hadlayaa sxb

  • @teamhorufadhimedia7168
    @teamhorufadhimedia7168 4 ปีที่แล้ว +2

    Iran sahalba maaha show ragu

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 3 ปีที่แล้ว

    Falaqeeye sare noolaw

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 3 หลายเดือนก่อน

    Iran waxay u eegtahay inay goor dhaw burburayso dadka Iran ugu necebina waa muwaadiniinteeda iyaga ayaana ridaya

  • @mahamedsiciid204
    @mahamedsiciid204 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa runtaa iiraan waa dal maraykanku Ku ciyaaro oo uu marba dhan u jiheeyo wuxuna u adeegsadaa ka takhaluska dawladaha islaamka suniga ah maraykana colaadi kama dhaxayso ee waxay ku hamidaa qabsashada iyo baabi'inta dalaka carabta iyo suniyiinta oo dhan

    • @don.treplyme9070
      @don.treplyme9070 3 ปีที่แล้ว

      Wxs waa sheekada carabta cadaw wyka dhxysa America iran

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 4 ปีที่แล้ว +2

    Iran way haysata nuclearka ee way qarisaa

  • @somali2415
    @somali2415 3 ปีที่แล้ว

    Iran waa in khadka laga saara

  • @bakarcilmi1817
    @bakarcilmi1817 4 ปีที่แล้ว

    ma marekankaa ku ciyaaraya iraan misa teetalkaa wax kaqaldan yihiin

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 4 ปีที่แล้ว

      Isagaaba lagu ciyaarayaYe😀😀😀😂

  • @franklinrosevelt758
    @franklinrosevelt758 4 ปีที่แล้ว +1

    Maraykanku wuu ku saxab yahy inuu rido shiicada iiran waxay noqdeen caqabada hortaagan danaha america great

    • @mohamedabdiissack1798
      @mohamedabdiissack1798 4 ปีที่แล้ว +1

      Danaha America adi maxaa dan ah oo kugu jira

    • @teamhorufadhimedia7168
      @teamhorufadhimedia7168 4 ปีที่แล้ว +1

      Danaha america mxa ka.galay adi great america kulaha war wxs wy dhmdn.aduunkana cid cid kama adka