Dorshad madaxweynah jareer weyne ee social media oo Muqdisho ka dhacday 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Masha allah waa runteeda viiva jareer weyn hanoo laato ha waarto ha guulesato viiva soomaaliya guulesta ❤❤❤❤❤

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid8930 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maashaa allah jareer waa dad adkaysi badan dadaal badan karti badan qalbi fiican xoog furun xirfadleh ,waa dad iimaan leh kaliya waxbarasha maadi iyo diini ku dadaala

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilove JAREER WEYNE from ABGAAL MAN

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuul jareer wayne❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Jareer Wayne 👍👍👍🎉🎉🎉🎉

  • @AzZa-in8et
    @AzZa-in8et 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aad iyo Aad ayaan ugu farxay ugana

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah tabaraka allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ma'ogid miyaa in hadda lagu faanooyo Timaha jareerta ah oo hadda dhalinyaradi timahooda jarred ka dhigaayaan

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ogaaw in maanta lagu faanooyo Timaha jareerta ah.
    Waa taageersaha Doorashada Abbaaba.

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walalayow aan iska deyno qabyaladan aan isku wada jideyno somali wa somali jarer iyo jalec iyo shekadan sheydanka no kenay halaga diktonado o hadafka alle adunka no kenay aan fulino❤❤

  • @Moha_c23
    @Moha_c23 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qabiil malagu dharto e allah swt okaliya lagu dharta wixi alleh kaso haray o lagu dharto wa shirki e hadalka ku hadleeso intadan dhihin kun jeer iska hupi ina adeer balbalaarka

  • @luulaliabdullahi1492
    @luulaliabdullahi1492 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤️❤️❤️👊👊👊👊

  • @mohamedsiyad8457
    @mohamedsiyad8457 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa sax is mujiya oo is tageera

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Islaam-nimaa lagu dhaartaa laguna dhintaa ee QABIILka waa uun laysku gartaa laysuguna gargaaraa.✅✅✅✅✅

    • @Adoontialle1993
      @Adoontialle1993 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mashaa allaaah hadal ayad ka qabatey❤❤ Wan qosley😂 sidaad point uga hadashey

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cawo iyo maalin # Jareerweyne

  • @mousamacalincaliboot5802
    @mousamacalincaliboot5802 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉❤

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jareer-nimadu ceeb ma ahan Waxaana uu ka tirsanyahay QABIILADA ugu waaweyn Soomaaliya.

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanta jareer waa lagu faanooyo

  • @mcproduction5428
    @mcproduction5428 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa xuman cad waliba 😂

  • @FooziyoFooziyo-xu8nh
    @FooziyoFooziyo-xu8nh 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abaabala waxba no qaban meyside nadhaaf sxb

  • @m.abaadirbaanaamin7864
    @m.abaadirbaanaamin7864 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    FIFA JARER YARE

  • @anwarsharif25
    @anwarsharif25 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yac waryaa yawaali ah gabar maxaa dhahdi😅😅😅😅

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nicimo aramoow u doorta waa qofta hadaba u hadasha beesha iyo somalida kale waxgarad ah

  • @luulaliabdullahi1492
    @luulaliabdullahi1492 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🎉🎉🎉🎉🎉❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @shataakingpoi484
    @shataakingpoi484 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dad dhan madaxweyne doraneynaa dhahaya oo muqaal nuux nuuxsanayo soo dubaayo waa ceeb isku laabta hal camiro man oo muqal fiican idinka duubo maa weydeen waxaa mesha ka bixiya camiro manka soo dubayna dib ula hadla 🙄🙄

  • @mohamedismailIbrahim-u8j
    @mohamedismailIbrahim-u8j 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dad qalbi wngsn ayaad tihiin xaqiiq