Holly Quran Reading Group Subac Culimada Cape Town, Xogmaal Production

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 มิ.ย. 2014
  • Holly Quran Reading Group Subac Culimada Cape Town, Xogmaal Production waa duubistii iyo farsamadii Maxamed Muuse Nuur Deeqdarajo iyo Cabdi Fataax Cali Samatar Sablaale
  • เพลง

ความคิดเห็น • 139

  • @sunniyare8324
    @sunniyare8324 8 ปีที่แล้ว +7

    culimadan qaari quraamiinta ah ilaahoow ajar kasii iyo xasanaad aan la soo koobi karin anagana nagu dhoowr amiin

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 5 ปีที่แล้ว +4

    waxa soo xasuustay xiligii dugsi quraanka 1999 maasha,Allah subac waa jecla, gaar ahaan subac soonka oo hilib iyo caano raashin kala nooc nooc ah aa n oofaha tiirin jiray💚💛💜

  • @idrisabdi
    @idrisabdi 9 ปีที่แล้ว +19

    Mash Allah I have been lookin for this for years because it's remind me when we were kids we used to read it like this

  • @mahammed654
    @mahammed654 8 ปีที่แล้ว +25

    ma sha allahu ilaaheey ha idin xafido sida aad u xafideen quraanka

  • @user-kg9pg4qo4e
    @user-kg9pg4qo4e 6 ปีที่แล้ว +2

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله ☝ 😍 ilaahoow niixafid amiin yarabi qalbigàa iiqaboojiseen ilaahoow jano niigu bishaareey amiin yarabi

  • @khaliifxasan8814
    @khaliifxasan8814 8 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah cukumadan waa culumo aad ucod macaan ilall qeyr hasiiyo

  • @umbnin
    @umbnin 9 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa Allah . Walal quran aan koo dhan soo gali inshallah. Dhaqan kan dadka yaryar mayaqaanin Oo quran ka ku soo Bartay tajweed ka.

  • @yahyehassanfarah586
    @yahyehassanfarah586 9 ปีที่แล้ว +1

    maa shaa allaah abshir waaye subac quraanka kariimka al baqaa culimada somali qeyr allaha siiyo aad ayaan ugu raaxaysanaya subaan macaan ka badan dadkii soo galiyey quer allaha siiyo ayaga iyo waaridkiisa janada allaha geeyo

  • @MrSantoneey
    @MrSantoneey 8 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah I love listening to this, Muslim and Somali till the grave..

    • @brobro9491
      @brobro9491 8 ปีที่แล้ว

      Salaams, just say muslim till the grave Insha'Allah

    • @mohamedjama1676
      @mohamedjama1676 8 ปีที่แล้ว

      +Bro Bro sbnn

  • @shaairguled9274
    @shaairguled9274 2 หลายเดือนก่อน

    Barakallaahu fiikum Allah yajzikum bilkhayr

  • @rashkaff3242
    @rashkaff3242 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah allahu akbar kabiiraa

  • @ziziato4481
    @ziziato4481 10 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah dhamaantiin qeeyr alle haydiin siiyo

    • @IslamicSpiritualGarden
      @IslamicSpiritualGarden 9 ปีที่แล้ว +1

      Siad Muxumed Assalam O Alaikum, please always write capital "A" for Allah, Jazzak Allah Ho Khairen

    • @ziziato4481
      @ziziato4481 9 ปีที่แล้ว +1

      ok Allahu Akbar

  • @MohamedHassan-pe3pr
    @MohamedHassan-pe3pr 9 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah xasuus wlhi ilaah ha idin dhowro macalinta waxan halkan ka salamay macalinkeyga macalin nuur iyo cabdi macalin iyo yusuf caato

  • @bashiiromarfarah4810
    @bashiiromarfarah4810 4 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله " jalaad Jimcc "جزاك الله خيرا يا علماء ي.الله يحفظكم ياعلماءي

  • @xaliimasacdiyax7986
    @xaliimasacdiyax7986 6 ปีที่แล้ว +4

    Allahu akbar abaalkiina allahow jannada ka dhig❤️❤️🙏

  • @hamseganey4383
    @hamseganey4383 8 ปีที่แล้ว

    Maashaa´Allaah Allaah ha´idin Illaaliyo.
    Shabaab iyo waxa ay caga ay kuxaadaan Illaahay Islaamka hakaqabto. aamiiin aaamiiin aaamiin yaarabi.

  • @mohamedbashiir7191
    @mohamedbashiir7191 6 ปีที่แล้ว +2

    Haaah Alxm qalbigaa kuraaxeeystay wallaahi Illaahay dartiis baan idiinjeclahay culama Alla Allaha IDIN xifdiyo

  • @ahmedeeqnur4047
    @ahmedeeqnur4047 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah amazing may Allah bless you all respect from UK London,

  • @calanbile
    @calanbile 3 ปีที่แล้ว

    Xagee lagu duubay, allow aduunyadana ku karaamee, aakhirana janadii geey. Eebaagoo culumaa isku heshay meeshaan iyo fadhigaan barakeysan

  • @fadumoxusen3994
    @fadumoxusen3994 5 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah ajir iyo xasan aad allah ha idinka siiyo aamiin

  • @ahmedMohamed-mf6lw
    @ahmedMohamed-mf6lw 8 ปีที่แล้ว +2

    masha'allah allow idin xafid Aakhiro & Aduunba

  • @sunniyare4266
    @sunniyare4266 8 ปีที่แล้ว +9

    waxaan idinka codsanayaa culimda subacleyda ah xogmal subaceeda lagu duubo inaad subac a u yeeshaan numbero Sida ( Jallad Jimca ah 1 ( Jalaad Sabti ah 2 ) Si aan ula socono weliba hal qidmo inaad sidaas kusoo galisaan yutubka waa codsi adinkana waa qeyr waxaad aqrineysaan maxahdsanidiim Waa suni yare oo ah nin subacley ah oo jooga muqdisho

  • @sunniyare8324
    @sunniyare8324 8 ปีที่แล้ว

    waa mr suni yare oo idinle aad ayaad ugu mahadsantihiin quraanka inaad sidaan macaan u aqrisaan allahan idinka ajir siiyo anigana waxaan subacle ka ahay magaalda mugdisho mashaa allah allaha nagu wada xifdiyo aqrista quraanka

  • @abdullahimohamed16
    @abdullahimohamed16 ปีที่แล้ว +1

    Masha alla allah I have been searching like this videos for more years because we've used to read like this when we were kids.

  • @johburale4991
    @johburale4991 5 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah. This how we use to memorize the quran

  • @nacnac5403
    @nacnac5403 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Mashallah illahay qeerbadan ha idiin siiyo amiin

  • @JowharFilms
    @JowharFilms ปีที่แล้ว

    Quraan iga dheh iyo qiraao shidan oo wax kale ah

  • @nasraabda1709
    @nasraabda1709 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah barko

  • @whatislifebuttheenjoymento3405
    @whatislifebuttheenjoymento3405 6 ปีที่แล้ว +1

    mashAllah may Allah bless our sheikhs..

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @muntasabdi4880
    @muntasabdi4880 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah ilahey haku barakeyo amiiin yarabi

  • @abdirashidshiekh8639
    @abdirashidshiekh8639 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah allaya baarik fiikum anagana kuwii kumal falo alle ha inaga dhigo bi idnilaahil barii

  • @AlibacherAli-cg4hl
    @AlibacherAli-cg4hl ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Ilaahay ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo.
    Aamiin

  • @SomaliBiographics
    @SomaliBiographics 8 ปีที่แล้ว +6

    This is life bro!

  • @aminshegow2875
    @aminshegow2875 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @sunniyare8324
    @sunniyare8324 8 ปีที่แล้ว +1

    culimadaan subaca aqrineysa hadii fariinteydu gaareeyso waxaan ka codsanaa in NINKA LAYIRAHDO SHARIIF OO SUBACA KU JIRA LOO BIXIYO SHARIIF MALAB HADII HADA MAGACIISU YAHAY SIDAAN U FAHMAY SHARIIF MALAG bifadlikum wa ixsaanikum

  • @abasabdirahin4202
    @abasabdirahin4202 8 ปีที่แล้ว +2

    maasha Allah walaalahayga islaamka ah

  • @user-bn1ww1cz3r
    @user-bn1ww1cz3r 10 หลายเดือนก่อน

    ماشاءالله

  • @maxamedabshir714
    @maxamedabshir714 2 ปีที่แล้ว

    Mash alh

  • @cabduqaadirmoalimarab3744
    @cabduqaadirmoalimarab3744 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabaraka allah asxaabteyda reer cape town Xafidu Allah

  • @liibannuur7713
    @liibannuur7713 2 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @ahmedhusein9276
    @ahmedhusein9276 8 ปีที่แล้ว

    masha alllaaah subac hilhay ajar iyo xasanad ha ka siyo

  • @xaliimocali2460
    @xaliimocali2460 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah ale hadin xafido

  • @mahamudc
    @mahamudc 8 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah goog reading togather

  • @mohamedraageosmaan4859
    @mohamedraageosmaan4859 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. Allaha idiin Xafido.

  • @MohamedAhmed-nq6hl
    @MohamedAhmed-nq6hl หลายเดือนก่อน

    subac wanaagsan

  • @mssogadengirl5027
    @mssogadengirl5027 8 ปีที่แล้ว +3

    mansha Allah

  • @mohameddayib
    @mohameddayib ปีที่แล้ว

    Alaahu akbar ilaah ha idiin xafido

  • @Max-ii3pj
    @Max-ii3pj 9 ปีที่แล้ว +5

    That is how I memorize half of the Quran

  • @fatimanicesongbudulmohamed3334
    @fatimanicesongbudulmohamed3334 8 ปีที่แล้ว

    mashallh aabe shariif malab allh hano kaa daayo inshallh

  • @bashkahassan4039
    @bashkahassan4039 7 ปีที่แล้ว

    masha alah masha alah ale ha idin barakeyo

  • @abuuamiira957
    @abuuamiira957 5 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الله الله يزيدكم

  • @mohamoudsaman6306
    @mohamoudsaman6306 3 ปีที่แล้ว

    Alxumdulila masha.allaah .allahaxafido .culumadeena

  • @nacnac5403
    @nacnac5403 ปีที่แล้ว

    💕💕💕💕💕💕💕

  • @faaruqali9179
    @faaruqali9179 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah Allah Macalinkeey Macalin Madaxeey ahaa Ilahey haku xafido Macalin wlhi Channelkan waa iga ducaystay Alxamduulilah Macalinkii Quraanka isoobaray mudo dheer kahora iigu dambaysay inaan arko maantay wlhi waa farxad wayn Alla Macalinkeyga igu salaamo Macalin madaxeey Ilahay ha`iika xafido Macalin Waa Macalinkii Dugsiga kuhayn jiray Xaafada Caymiska Yaashiid ee Muqdisho Allow kuxafid Macalin mudo dheraan aragaaga raadinaayay caaway waa ii farxad runtii inaan ku arko Macalin

  • @aliismail770
    @aliismail770 8 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allah allahu akbar

    • @jowahirmohamed826
      @jowahirmohamed826 7 ปีที่แล้ว

      Ali Ismail Masha allah allah ajar iyo xasanaad haidin kasiiyo

  • @jowahirmohamed826
    @jowahirmohamed826 8 ปีที่แล้ว

    masha allah allah ajar iyo xasanaad haidin kasiiyo

  • @ahmedm7221
    @ahmedm7221 7 ปีที่แล้ว

    Mashallah I like it .....

  • @shukrixasan5380
    @shukrixasan5380 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah allow idin xafid

  • @abdikafinuur2799
    @abdikafinuur2799 11 หลายเดือนก่อน

    Codka Lee maqli jiraay, maanta alx muuqalka aan helay

  • @a.ibrahim1689
    @a.ibrahim1689 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah ❤❤❤👍🏻👍🏻

  • @daahiribraahimkuulowdaahir7141
    @daahiribraahimkuulowdaahir7141 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah cumaaudiin keyna

  • @jaciloowxasan994
    @jaciloowxasan994 7 ปีที่แล้ว

    masnhaallha culumda alh idin xafido

  • @cabdiwalidaacad2880
    @cabdiwalidaacad2880 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah

  • @aishaahassangacal1424
    @aishaahassangacal1424 7 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️❤️

  • @saciidcadde7774
    @saciidcadde7774 3 ปีที่แล้ว

    m.a

  • @abdimohamed38
    @abdimohamed38 7 ปีที่แล้ว

    masha allaah ajir allaha idinka siyo

  • @nacnac5403
    @nacnac5403 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @abuuamiira957
    @abuuamiira957 5 ปีที่แล้ว

    Man shaa allah

  • @liibaariabdi3211
    @liibaariabdi3211 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @mukaramgelle
    @mukaramgelle 3 ปีที่แล้ว

    Maashallah

  • @abdiabdullahi8812
    @abdiabdullahi8812 9 ปีที่แล้ว

    Maa Sha Allaah!!!

  • @marwanfitness
    @marwanfitness 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah

  • @mohacade57
    @mohacade57 8 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah

  • @lolotea3937
    @lolotea3937 7 ปีที่แล้ว

    احسن الك

  • @MrDurre2011
    @MrDurre2011 8 ปีที่แล้ว

    Maa shaa allah

  • @mohamedyusuf2702
    @mohamedyusuf2702 9 ปีที่แล้ว

    maashallah

  • @xasanqeyr4798
    @xasanqeyr4798 6 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah

  • @YamikanBlack
    @YamikanBlack 3 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭

  • @sarahs176
    @sarahs176 9 ปีที่แล้ว

    Mahsa Allah!

    • @hireaden460
      @hireaden460 7 ปีที่แล้ว +1

      fg0 . Siddiqui y x 0v 4x

  • @mohamedsalat7043
    @mohamedsalat7043 7 ปีที่แล้ว

    man shaa aallh

  • @hiloowletoxob3952
    @hiloowletoxob3952 9 ปีที่แล้ว

    masha alllaah

  • @alcimaragomespereira8182
    @alcimaragomespereira8182 8 ปีที่แล้ว

    Masham alaah

  • @cabdulahiabukarcumar1806
    @cabdulahiabukarcumar1806 4 ปีที่แล้ว

    mashaalah

  • @dahaboali419
    @dahaboali419 6 ปีที่แล้ว

    Mashaalah

  • @shamsoweheliye4640
    @shamsoweheliye4640 8 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah Allah idin xafido!!

  • @swerybaegabadhashidan1132
    @swerybaegabadhashidan1132 7 ปีที่แล้ว

    mnshlh

  • @nuurcumarnuurcumar1455
    @nuurcumarnuurcumar1455 5 ปีที่แล้ว +1

    Ma

  • @abdiqaninor7385
    @abdiqaninor7385 4 ปีที่แล้ว

    Dadaka dislike saaray waa dad quluubtooda dhimatay tolow maxay jecelyihiin hadii aysan qur,aanka ku qaboobeyn

  • @dinisrealm3240
    @dinisrealm3240 7 ปีที่แล้ว

    subacan dadka 'dislike'saaray maxay ahaayeen, waanba la yaabanahay wlhi

  • @maaliknuur7999
    @maaliknuur7999 8 ปีที่แล้ว +1

    abgaal miiran waaye waliba daaud kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @gokusolosyourverse799
      @gokusolosyourverse799 8 ปีที่แล้ว +2

      Sidee ku ogaatey Walaalkey Ayaa Ku jira abgaalna shaqo kuma laha Ee jooji dadka hanabsan

    • @bashiiryare317
      @bashiiryare317 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk meshan daud uma jedo ana jogo mesha subaca lagu aqrinayo magalada cebtown wana aqan dhamantot wa celi cumar. Xirta sheikh Cabdi Cumar waye

  • @fatimanicesongbudulmohamed3334
    @fatimanicesongbudulmohamed3334 8 ปีที่แล้ว

    sunni yare mahasanid wasidaa shegtay waa shariif malab

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 8 ปีที่แล้ว

    Marshall alaah lakin quraan ka xarfa badan oops kuqoran kutubka xafsaha ama qiradena camraha ayaa lagatagaya qaarna qaad aqrineysan qarna waad kabideysan tusale waman lam yadh camhu fainahuu waaye maahan hu kaliyaa kitabja wuxuusarayaa waw yards bihi maahan waa bihii yasir yards ayaa saran jazakumulah

  • @loveforever1784
    @loveforever1784 7 ปีที่แล้ว +2

    ماشاءالله

  • @jowahirmohamed826
    @jowahirmohamed826 8 ปีที่แล้ว

    masha allah allah ajar iyo xasanaad haidin kasiiyo

  • @jowahirmohamed428
    @jowahirmohamed428 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @qalimohmed5059
    @qalimohmed5059 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @zubeyrmoalin1717
    @zubeyrmoalin1717 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @yassmeen422
    @yassmeen422 5 ปีที่แล้ว

    masha allaha

  • @subactv1
    @subactv1 9 ปีที่แล้ว +1

    Ma