Curdin Maxamud Ma'ed Takar - Samir lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Nagala So Xiriir Barta aan Facebook ku leenahay
    / barisamaad-25865259494...
    ‪@maadeys‬

ความคิดเห็น • 57

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 9 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhaa codkeeda waa mid aad u macaan bal dhegeysta heesaheeda

  • @boodaayeboy4987
    @boodaayeboy4987 11 หลายเดือนก่อน +1

    Faanadaan waa nooshahay waan reer Galkacyo qabiil ahaana waa leelkase tanade daarood

  • @cabdiqadiryuusufhamuji2954
    @cabdiqadiryuusufhamuji2954 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa heestii heesa isma anaan dhaheen hees macnka qabta oo cusub ayaa kudhiman lkn fanka soomaliya waabad badna lama soo koobikaro

  • @abdisalam4728
    @abdisalam4728 3 ปีที่แล้ว +1

    asc yaa salaaam waxaa jiray laba curdin oo midna reer somaliya ahayd waana gabadha heestan qaadaysa waana curdin mahamuud
    curdinta kale waa reer jabouti waxaana la yiraahdaa curdin mahamed hanbalyo baan leeyahay barisamaad heestan waligay maan maqal waa heesaha ridio muqdisho xaasidi jiray

    • @abdisalam4728
      @abdisalam4728 2 ปีที่แล้ว

      @@owliyo1218 haa waan hubaa

  • @muhammadsheikh676
    @muhammadsheikh676 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow heestana ma jirtay wa marki uhoreysay maqlo top cod sare xul calaacal ah iyo muusik. Curdin AUN aamiin

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว +6

    Wllhi isma dhaheen fanan aad aqaanin ayaa jiro lkn manta waxa ii soo baxsay hee😀😀

    • @sahrawarsame4174
      @sahrawarsame4174 3 ปีที่แล้ว

      Ana kula mid ah wan yaabe😊

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxan u guda galay qofka ey tahay waa fananad rer jabuti in ey noshahay ayaan maqlay lkn jabuuti ayey darbi jiif kutahay
      Muqaladeda ayan arkay oo cod saneyso in lacawiyo lkn wan iska qiiroday

    • @MariaLoveOfficial
      @MariaLoveOfficial 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanhaydar9481 😢😢😢Waan ka xumahay runtii in ay dhagaheyga ku dhibcaan dhibta heysta fanaanadeena ee goorma ayuu ahaa muuqaalka aad aragtay wllalkey.

    • @abshirpepe4130
      @abshirpepe4130 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh kulamida ahay

    • @mgulled7974
      @mgulled7974 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanhaydar9481 qoftaan maaha reer jabuuti, hala ii qaaraamo na ma dhihin ee ninyahow waxaadan aqoon oo hadhow kugu soo noqonaaya haka hadlin,

  • @siyaaraentertainment6973
    @siyaaraentertainment6973 3 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib waaa fananad igu cusub hestuna aad ayey u sareysaa

  • @abdinoormohamed7210
    @abdinoormohamed7210 3 ปีที่แล้ว

    Barisamaad ) run ahaantii wad dadaleysaan( m.a

  • @daafeedmuuse4407
    @daafeedmuuse4407 2 ปีที่แล้ว +1

    Takar, magacaas labo reer baa laga helaa mudug oo dhan
    Dr maxamed jaamac salaad takar,
    Iyo qolo reer galdogob ah ilma maxamud takar, iyo ilma farax takar,
    Marka labadii reer keebay tahay qoftani.

    • @dunidamaanta.
      @dunidamaanta. 2 ปีที่แล้ว

      Wa re Galdogob

    • @caashocuud9341
      @caashocuud9341 2 ปีที่แล้ว

      Takarka reer galdogobka ah
      Weeye oo leelkasaha ah lkn fanka way kabaxday

  • @mohamudmohamed6875
    @mohamudmohamed6875 3 ปีที่แล้ว +1

    Waah waah eesh calaa xusuus heeso waa kuwii hore

  • @idaajaayoutube
    @idaajaayoutube 3 ปีที่แล้ว +2

    Degennaanta+🥁🎷🎺🎻🎸waa wax lagu faano wallaahi. Horu socod wacan team barisamaad

  • @abdisalam4728
    @abdisalam4728 3 ปีที่แล้ว +1

    Sidaa ii galaa haya yoo
    Halkaad adigu ku qortay
    Sahay ii galayoo
    Bal dib heesta u dhagayso
    Anyway eesh calaaaaa hees
    Curdin weeye hobaladu
    Hanbayo weyn

  • @daafeedmuuse4407
    @daafeedmuuse4407 2 ปีที่แล้ว +1

    Ani isuga hadey puntland joogto magaca lagu shègayna tahay iminka waxaa ila jooga Daahir faarax takar, dalka hindiya,
    Tell ayuu ku hadlayaa isuga
    Anaa war idinka soo siin doona.

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxan maqlay labo curdin in ey jiraan
    Midna ku nooshahay jabiiti
    Midna ku nooshahay garowe wllhi waa yaap

  • @daafeedmuuse4407
    @daafeedmuuse4407 2 ปีที่แล้ว +3

    Ok waan soo sal xaarey qoftaan waxaa ladhahaa magaceeda saxda ah abshiro maxamuud takar Curdin ayaa fanka looga bixiyey
    Caruur waxay dhashey 3
    Waxaa adeer u ah caruur teeda xirsi magan odaygii siyaasiga ahaa oo reer qardhoodka ahaa
    Heese kacaan ah iyo kuwo ciida ah ayey qaaday oo dhawr ah xitaa waxaa jira buraanbur ay farmaajo u tirisay xiligii ladoortay,
    waxay fanka kabaxdey 1972 waxaa kasaaray walaalkeed joocaar maxamuud takar
    Iminkana waxay ku sugantahay garoowe

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว +1

    Curdin rer jabuti miyey aheed

    • @abdisalam4728
      @abdisalam4728 3 ปีที่แล้ว

      maya waa curdintii reer soomaliya laba curdin baa jiray

  • @aweysgacalofficial3738
    @aweysgacalofficial3738 3 ปีที่แล้ว +1

    Thnks bro waan helay heesta tiktok ayaa kaaa socdaa hees kale neh wey iga maqan tagay waa hees lamaane ah heesta erayadeeda waxaa lamid ah aniga waxaan dambaaba waa Ina ducaystee waa sheeko sheeko dugub leh saas cml

  • @daafeedmuuse4407
    @daafeedmuuse4407 2 ปีที่แล้ว

    Fanaanadaani dhawaan wey noolayd,
    Waana reer jabuuti

  • @cabdikafimaxamed3243
    @cabdikafimaxamed3243 2 ปีที่แล้ว

    Heestaan waxay kamitahay hesaha laqariyay wakhtigii kacaanka wana gabar reer mudug ah

  • @deltaciid9979
    @deltaciid9979 2 ปีที่แล้ว

    Curdin waa inan garowe karaadsho

  • @sahrawarsame4174
    @sahrawarsame4174 3 ปีที่แล้ว

    Esh cala hees bal heeso kale fananada ledahay nala wadaag mahadsanid

  • @somalijecelsomalilover4141
    @somalijecelsomalilover4141 3 ปีที่แล้ว

    Yaa salaam Curdin Alle hawnaxariisto cod layaab leh ayaa Alle siiyey. Eesh calaa hees, cod iyo ereyo isisaaran👍👍👍👍👏

    • @barisamaad722
      @barisamaad722  3 ปีที่แล้ว

      shukran walal qaali ah

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll curdin aqoon miyaa u leedahay
      Hadii aad taqaano ila soo xirir

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 3 ปีที่แล้ว +1

      Curdin maxamed iyo curdin maxamuud ma labo qof bay kala yihiin mid nool baan arkaye

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 2 ปีที่แล้ว

      Kooxdee bay marxuumaddu ka tirsanayd?

    • @korwaayeel4257
      @korwaayeel4257 2 ปีที่แล้ว

      Waa ay nooshahay curdin ma dhiman

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว

    Curdin ma nooshahay

  • @qooryarestudio
    @qooryarestudio 3 ปีที่แล้ว

    Yaasalam cajiib saakaba ino tali

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 3 ปีที่แล้ว +1

    Rag samra miyaah hadhay yartaay

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว

    Zhp adika iyo Rageedi waxa la yabay heso aan wali arkin iyo fananin aaan maqlin layaap ila noqotay