Kkkkk masha Allaah, so amazing the you detail it, Caqli iyo Af tahan nimo ayaa Illaahay kaa buuxuya. Barakallaahu fiik wll, dadkana waa in aad loogu fiira yeesha layskana qabtaa. Daahi waa nin dhib badan hadana waxan oo kale ayuu bananka keena si loo wada arko. Marku luuqa ku waraystay ee yaabay ayuu soo celiyay si loo baqlo waxay ku hada layso, illaahay baa jashifay.
Asc waaku salaamay naciimooy gabadha wax yaabo badan qof kabeen sheegaya bay ueg tahay warar aan kamaqlay dad reer mahad ah dukaan baa loo furay dumaashigeed baa biila baa maqlay.
Salam ya nacima asalan ba wa qalat in qof walibo qosusiyatkisa baraha bolshada keno nacimo afkaga cana mac lago qabay waxa ka hadalesi inay somalida jecelyahin inay qosusiyatka datka galan wan arakay mi ah bil biya qof dhan aqanin aya rabo inow ko ogado tawan dagiga kayar bilow gada ila dhamat kaga maha hal iyo labo walag wada siman yahay bas wa qalat cudbilah mel walino bagiyan ka nahay ama dat dhiman qof walibo garatkisa koray Allah hanidasto
@@dhaqaaqaaddhaxashidee wlahi waa runtaa naciimo isku meel baa wax ka,aragnaa lacag baa ugalay waana jeclaa wuu isasaban jiray markasta war dadkaan qolalka soo furta tik tak ani malihi waa dad nolosha kadhacay oo aan nolol lahayn iyagaa ilmahooda dayacay iyagoo wadamo fursado leh wax may bartaan bal wax may qabsadaan.
@@dhaqaaqaaddhaxashideesoo dhageysa mid kaloo la ogeed in gabadhan hada la dilay la joogta hashim iyada xitaa wey sigatay inuu soo wacay ayuu dhahay gurigada hostisa aan joogaa soo dag police aa igu dhagan lacag 6000 oo u dhiganta 50$ cml ii keen ay le dahay guriga majoogi inuu u dhameya uu raway iyadana codkooda lawarejinayey
Masha Allah Tabarakllah ❤geesunimo iyo aqoon ayaad isku darsatay Sh Naciima Allahu Akbar 👍😳🤣
Aniga waan ku wareeray gabadhaas
M.a saficn udhig dhigtay
War dhamaday diinta illahay halagu dhaqmo barakow naciima❤
Mahadsanid!
Kkkkk masha Allaah, so amazing the you detail it, Caqli iyo Af tahan nimo ayaa Illaahay kaa buuxuya. Barakallaahu fiik wll, dadkana waa in aad loogu fiira yeesha layskana qabtaa. Daahi waa nin dhib badan hadana waxan oo kale ayuu bananka keena si loo wada arko. Marku luuqa ku waraystay ee yaabay ayuu soo celiyay si loo baqlo waxay ku hada layso, illaahay baa jashifay.
Walee dadkii badan kood diinta magac ahaan ayay u haystaan laakiin rabi ka cabsi waa dhamaaday
Allahu akbar illaahay a no gargaro
سبحان الله
اللي استحوا ماتوا يا اختي نعيمه 🤍
Waa jeclaa bay dhahday xitaa mar intuu ufuruu igu noqon jiray haye baa dhihi jiray hadaladeeda daqiiqad bay isku burunayaan hooyo hadalka baro
Haa waa HOOYO HADALKA BARO!
iyada lee iskeen day Yaab waye mar qosol mar oohin waan firsanaye somalida qaar qiro jabaan waye abaayo
Asc,wll ilaahay xaqa hanatuso❤❤
Asc abaayo naciimo allaha Ku xafido
Aamiin shukran walaal!
Asc waaku salaamay naciimooy gabadha wax yaabo badan qof kabeen sheegaya bay ueg tahay warar aan kamaqlay dad reer mahad ah dukaan baa loo furay dumaashigeed baa biila baa maqlay.
Wax badan ayaa qaldan, hadaladeeda weey iska hor imaanayaan, waxaa waaye 3diyaa dhamaatay JAANIS ISKU NOQOSHO MARKUU JIRIN AYAY HADALADAAN SOO BAXAAN! Laasim waa in ceeb loo raadiyaa DUQ WAAYE BIRIQ WAAYE AABAHEEY AYUU LA EKAA WAX MATARE AYUU AHAA IWM!
@@dhaqaaqaaddhaxashideewalaalayaal somaaliyeey bal ufiirsada waxay ina tiri gaariga caruurtayda ayaa leh oo lagu qaadaa aniguse marar ayaan kaxaystaa markaan ubaahdo bal walaalayaal see caruurbaahan iyo nin gaajo ah baabuur gaar loogu Qaado kuyeesheen arin isdakhraysa oo iska hor imaanaysa yaab
@@dhaqaaqaaddhaxashideewalee waarun sadex dii ayaa dhamaatay naagta ninku wixii uu ka sheegay ayaa run ah waxuu dhahay tiktok habayn iyo maalin ah iyo balwad ayaan uga maaro waayay wuxuu yiri caruurtayda uma rabo noloshaas walaalayaal ninku wuu ila saxan yahay hadiiba caruurtiisa gaari u gaara iskuulka lagu geeyo 2000 doolarna biil loo siiyo
Yaab badanaa‼️horta maxaa dumarga qaarkood ay u jecelyilhiin gaari iyo lacag aysan u dhididin💔💔💔
😂😂😂😂😂😂😂 waa kuwa mafiyada Ah oo wxbarsho diiday markey yarayeen naag walan waye tan qacdi horan face book aan ka arkay
Marna waxeey leedahy “reer mahadiw gun batihin oo silic baan udhimay” 😢marna waxey leedahay “walaalkiis baa nabiila oo gaari caruurta kusicdaan” dhinac loo raaco maleh😂
walee naciimo allaha ku dhowro
Aamiin mahadsanid walaal!
Gabadhaan cuquubadi ay ninkeedi hore ka gashay ayaa ka soo baxay cafis ha weydiisato allana ha u laabato, hana shaqeysato.
Naagtan horta waayo iyadu shikhaal wakamaqlay her Mahad washegtay iyadu ma hawiya Allow xishodka hanaga qaadin
Dumarka somaliyed qarkoda maafiyo waye
Gabadhan sheekadeda uma bogin waxan maqley reerka ilmaha dhaley wey biishaan waliba waxan maqley baabuur bey xitaa wadataa
Ilaahay xaqa hayna tuso
Yaa salaam boogta hadaan la taaban lama dawoobaayo alaw na badbaadi.
Wallahi wan qoslay sidacada Nimcoy ilaa goos dambeedka la arka afka sey ukala jiide wacajiib khiyanadeeda iyada isqarxisay kkkkk
Jaazadeeda ayey heshay ilaahay ayaa kashifay
Naciimo walaal xaqa kor allaha ka dgigo
I feel sorry for her kids 😢
Kkk islaamuhu yaraan jecelaa dhoocil baan ahaa
walhi naciimo aniga waxan lahaye marke qosleso hadane uyeneso subaxanalhi markeye waxa walbo haleyen waa yaryahin ama waa waxa ugalah malahan
Salam ya nacima asalan ba wa qalat in qof walibo qosusiyatkisa baraha bolshada keno nacimo afkaga cana mac lago qabay waxa ka hadalesi inay somalida jecelyahin inay qosusiyatka datka galan wan arakay mi ah bil biya qof dhan aqanin aya rabo inow ko ogado tawan dagiga kayar bilow gada ila dhamat kaga maha hal iyo labo walag wada siman yahay bas wa qalat cudbilah mel walino bagiyan ka nahay ama dat dhiman qof walibo garatkisa koray Allah hanidasto
waa yab aduun
Dadka qolka lasaarnaa su,aalahaa inay waydiiyaan baa larabay lkn waa qiiro jabaan runta madhagaystaan runtana isuma sheegaan.
Hadii runta ay warsadaan, daraamada masii soconeeyso! Mohamed Daud ayaa leh waan kula ooynayaa, kkkkkk waa nin caruurtiisaa dhibaateeyay, Boro bogaanto. Kuligood waa isku mid!
@@dhaqaaqaaddhaxashidee wlahi waa runtaa naciimo isku meel baa wax ka,aragnaa lacag baa ugalay waana jeclaa wuu isasaban jiray markasta war dadkaan qolalka soo furta tik tak ani malihi waa dad nolosha kadhacay oo aan nolol lahayn iyagaa ilmahooda dayacay iyagoo wadamo fursado leh wax may bartaan bal wax may qabsadaan.
Mamadaan waa qof cajiib ah seey wax u taxliilineeyso, dumarka waqtigaan joogo ninka hadeey isku dhacaan qabiil ay wacanee ajanib hadey u fusho xataa qabiilkeey wacanee hadeey isku dhacaan cajiib
Qabiilka marka horre talada xitaa lagama dhageesto, markii dab lashidi rabo ayaa lawacayaa!!
laaxawla wala qubata ilaabilahi
Subxanallah tii xalay iyo tan oynsyso dahir calasow meeshisa ka oynayso ma isla ayada miya waa wareeray ilmo lay ga qaayay somaliyay i caawiya dhahauso marna waa qayanaysa miyaa
Waronta
Dahir calasow dumarkaan yaan qadka laga sii bixinin.walid iyo nin u ma,noqoneetsidee
Makala jecel yahay horta? Guryaha uu ka dumiyaa dumarka badankood!
Ayada abo iyo hooyo ma,dhalin miyaa ma,jidka laga qaatay mise qabiil baa ninka ku daray
Qabiilka waa oorkacsi!
Wcs wrb
Dhoocil yar haday ahayd wajiga hada ka muuqda yaableh yaab garoob ayay ahayd mardanbe ayay fashalisay
Ninkii reer mahad ninkii isaaq daahir calasaw bay waji kaga raadsanaysay gabadha lacag bay rabtay waana heshay reerka ay afka kusoo cel celinaysay waa reero isqabta oo sharafleh qofkooda xun waa iska qabtaan gabadha wajigeeda maxaa idinka muuqda anigu kudan baabi maayo.waa hooyo hooyaday oo kale ah ama wlashay oo kale ah walee naciimo runtaa kugu jeclahay
Daahir muxuu utari, iyadoo asga ka ooyneeyso ayaan sugeeynaa! Gebdhihii horay uu u bahdilay miyeeey ka fiican tahay, NAAG NINKEEDA KASHEEKEEYSA AWALEEY QIIMO LEHEEN!
@@dhaqaaqaaddhaxashidee waa runtaa naciimo xaqa iyo runta ilaahay baa kugu jecel
Waxa iiga daran dadkii propagandada way u ooyaysey markii dambana gaws dambeedka ayay ka qososhay waxaase yaab ah goormay sheekhaali hawiye noqotay qolka daahir waxaan u aqaannaa qolka mooryaanta
Naciimo mamaqashay hashim dadkii ogaa meesha uu ku dhuumanayey gabar kamid ah inuu jarjaray lafaha iyo hilibka kala bixiyey 😳
Iskaaday weli sifiican uma fiirsanin aqbaartaas waa yaab!