Keysi wa naaanis sax wllky Masha Allah horta wxa la yabay wilasha fican naag fcn ma helan naag fican will wngsn ma hesho sababtas maxa waye wa dhif iyo naadir labo wanagsn iney isku so adan
Asc farxiya cadey abayo qisaada keyse ku dhacdey abayo waxey ku dhacdey ciyaalka aabohod waa run sixir wuu jira lkin in la,amiino maha aniga waxan aha baah yar ciyaalka aabohod markan is gursaney baah weynta waxey tiri waa illa gursadey moho waa aarki donta wixi kugu dhaco 2sano ka dib xajiga wuxu noqdey eber marka farxiya aniga Channel kaga ayan ku xiranahay farxiya mar ayan kula wadagi dona shekadeyda abayo
Asc farxiyo hooyadey Aya kumagac tahay Masha Allah horta ada umahadsan tahay abyo. Wilkan walalkena Masha Allah walh waruntiisa qisado tan kahoreysay een labada dumar ninkoda sixteen dhintay aad Aya ugu naxay runtii Wana wax Laga xumaado nin naag qabo sababta an udida wa sidas wllky dhibka lagu marsiyay labasano Allah ka abaal mariyo
Awoodi ilaahay erida ay ka baxday miyaa? Basharkii baa nininmo iyo caruur iyo xoolo iyo jacayl hada gacanta ugu jirta miyaa? saaxir na waa kaa qaadayaa, rusheeye na waa kuu soo Celinayaa! Aloe umadaan Kitaabkaaga u soo jeedi oo maskaxda ufur ha fahmeene🙏🙏🤲🤲
Keyse anakaba Nimanka si xun ayey no galaan lkin uma quurno sixir iyo xuman badan dadka waxas sameyo wa ahlu naar allah swt ku cafiyay aya mahad leh ayadana allah ha cafiyo
Farxiya waa ku salamay wllshey marka hore marka danbana mida kaa codsanayna mahadama aan nahay asxabtada reer somaliland midu waxay tahay wajaale somalia kama tirsana waa xududka somaliland iyo Ethiopia shekada sidad u bilawday ila imika wajaale somalia inay ka tirsan tahay ka dhigaysaa marka naga daa wll ok waana ku salamay
Abyo sixirku wuu xanun badanyahay alle ha kaa caafiyo qofki arkay ayaa daremi kara inti laxanusana allaha ka dul qaado wax walbo ku xirana allaha ka furo
Xbbti wa hoyo gurigii iyo caruurtii oo hadana iskuul leh marka wa daremi karta hoyo guri iyo ilmo ku xiriiran Macnto marka wa ok hal vidio iyo malin malin rotiin ah Masha allah farxiya xoga allah ha kuu barakeeyo insha allah Macnto keep going qali Macnto
Wlhi wa qiso xanun badan lkin keyse xaqa iyo dacadnimada u hiilisay wayo gurigii sii xalasha aha bey niman iyo nago aan diintu isu ba nayn geysey oo intuu Maqlay hadana aan waxba oran usaga oo aan warka hubsan marka dacadi ma hungowdo allah ba arka yey nin dacada oo umaqan iyada hadana eey rag kale gurigii sii geysey wlhi marka sixir maqlo waa naxa waxan moda in aniga lagu sameyey allah ha na ga qabto wixi sharwada
Abyo iso ducey wax bdn iga qaldan thnks xppty
Subxanallah Wiil kaas Waa Wiil khayir badan jano fardusa ilhay abal hawga yeelo xumaanti uu wanaag ugu jawabay
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😡
Alaaah ayaa mahad lehe kaacafiyay keso aniga gabar ayaa igala xaanuunsan zixirka alaha ii caafiyo sadax sano ayaan ciilaash kuwada iigusoduceya somaliyey maalmo kheerbadan ayaan kujirnaa saxirinta. Waaali alaha kusalido waaaxasd
Sixiroole waa xaasid qalbiga ayuu ka jiranyhy tahaliilna maahan ee waa ninjasadisa walal keyse diinta baro walina quraanka isku aqri ilaaheydambi dhaaf hakaaga dhigo qofka hadii la cafiyo asaguu ku noqonaa wuxuu sameyay mashaa allh wiil wanaagsan ayaa thy wal farxiyo waa mahadsanthy
Exactly. Ruqiya sharciyah cilaaj isku daweeyo aheyd maskiin
Caadi bee blackmail ugu sameeyen
Wcs abayo farhiya ❤️
Alx hadu ale cafiyey wiilkas 🤔 waligiin qof hadulminina inta qoraalkeyga aragtooy 😭
.o
Xasbuna Allah wanicma wakil!!
Wa kafirrin kuwa wax sixra iyo saxirinta.
The queen herself ❤️ keep rocking abayo
Farxiyo abyo keep going wa sugayey wlhi ❤️❤️❤️alle hakuxfido wlzhy mcn
Wllkena gabadhisa hore wey wngsn saneed Masha Allah Allah unaxaristo
Sixir Allha naga haayo aniga iyo inta Muslim ah Allha ka badbaadiyo mahad iska leh keyse 🤲
mashaAllah abayoqurux
Keysi wa naaanis sax wllky Masha Allah horta wxa la yabay wilasha fican naag fcn ma helan naag fican will wngsn ma hesho sababtas maxa waye wa dhif iyo naadir labo wanagsn iney isku so adan
Maya xppti saas ha dhihin alle qowlkiisa noogu sheegay
الطيبون للطيبات
الطيبات للطيبين
الخبيثات للخبيثين
الخبيثون للخبيثات
marke 1 iyo 2 calafkoda segay tusalo haku so qadag ileen kalamka eebe been ma noqde
Maryamo waa runta waan arkay gabdha fican nin xun kuso adayo ninka fican nag xun kuso adayo
War anaka wax aragnay
@@ramloosman1757 shukran mcnto
@@khadraadan2544 abyo Allah Aya ka mahan galnay kuwa xun shartooda
@@ramloosman1757 abaayo aayada tafsiirkeeda bal dib u fiiri sidaa sheegtay bay dadka u moodaan lkn aayada micneheedu guur kuma saabsano.
Wcs farxiya xbbti allah ha kuu xafido qali Macnto keep going
Subaxnallah Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi
Wcs habo mcn Allah ku xafido adun iyo aqiro amiin amiin ya rabi
Asc macaanto waan sugaaye inaad maalin wabo dhageesanay sheegdaada ha ku xafido adiga iyo ciyaalkaaga aamiin
MashAlllllh abyo mcn illhy ha ku xafido 🥰❤❤❤❤❤💋🙊💘🥰🥰🥰🥰
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Alxamdulilaah hadii ale caafimaad siiyay wllkeyn keys e ale ayaa mahadsan wll naag danbe ha aaminin wll
subhanallah subhanallah sad story subhanallah
Maanta anaa u horeyo like iyo comentiba hapo mcneyy waa ku jeclahay from hargaysa😘😢❤️
Allahu akbar keyse wlhi waa will qalbi ficn keep going wllo
Yeey anaa u horeeyo
Masha Allah sister farxiyo
Waa ilaahay mahadiis mar hadii ilaahay kucaafiyay allaha kuu nuuriyo noloshaada wllkay
Asc farxiya cadey abayo qisaada keyse ku dhacdey abayo waxey ku dhacdey ciyaalka aabohod waa run sixir wuu jira lkin in la,amiino maha aniga waxan aha baah yar ciyaalka aabohod markan is gursaney baah weynta waxey tiri waa illa gursadey moho waa aarki donta wixi kugu dhaco 2sano ka dib xajiga wuxu noqdey eber marka farxiya aniga Channel kaga ayan ku xiranahay farxiya mar ayan kula wadagi dona shekadeyda abayo
Subaxanalah oo iyadu mow yahay say rabtay marka
haaa ayada marku la jogoo waa liibax lkin aniga marku ila jogoo waa eber
Asc farxiyo hooyadey Aya kumagac tahay Masha Allah horta ada umahadsan tahay abyo. Wilkan walalkena Masha Allah walh waruntiisa qisado tan kahoreysay een labada dumar ninkoda sixteen dhintay aad Aya ugu naxay runtii Wana wax Laga xumaado nin naag qabo sababta an udida wa sidas wllky dhibka lagu marsiyay labasano Allah ka abaal mariyo
Subxanallah alle yaaa ka abaal marinayo waxey ku kacaday wllkeyne cafimaad alle hasiiyo
Awoodi ilaahay erida ay ka baxday miyaa?
Basharkii baa nininmo iyo caruur iyo xoolo iyo jacayl hada gacanta ugu jirta miyaa?
saaxir na waa kaa qaadayaa, rusheeye na waa kuu soo Celinayaa! Aloe umadaan Kitaabkaaga u soo jeedi oo maskaxda ufur ha fahmeene🙏🙏🤲🤲
Aamin ya Rab
Waa runtaa walaal
Masha alaah walshey qali
(scw)💞💞💞
سبحان الله العظيم رب العرش العظيم
Gabdhow ilahay kacabsada sixirka iska daaya subxanallah ilahay ay ka magan galay 😩 😢😢
farxiyo abaayo dukaagiina beri ma imaanee inaan ku arko ayaan rabaahe
Nin wanaagsan weeye ILaahey baa Saaxiradaas ka Qabtay Sharkeeda.
Keyse anakaba Nimanka si xun ayey no galaan lkin uma quurno sixir iyo xuman badan dadka waxas sameyo wa ahlu naar allah swt ku cafiyay aya mahad leh ayadana allah ha cafiyo
Maash allh ilahy wiilka cafimdkisa siyey baa mahadle
ilahow iku arsaq owlad bari ah insha aallh waqti dhawo yarbi 😭 🤲
Noloshaa illahey kugu dhib Subxanllah. Aduun iyo Aqiro ayee is segtay. Subxanllah wll quran is saar mar walbaa .
Wcs abayo wlhi keyse waa wiil fcn allaha xafido carururtisana allaha uxafido masha allah
Farxiya waa ku salamay wllshey marka hore marka danbana mida kaa codsanayna mahadama aan nahay asxabtada reer somaliland midu waxay tahay wajaale somalia kama tirsana waa xududka somaliland iyo Ethiopia shekada sidad u bilawday ila imika wajaale somalia inay ka tirsan tahay ka dhigaysaa marka naga daa wll ok waana ku salamay
Sahra Cumar Luulaaye, Sahra Sixireey ILaahey ayaan ka Baryaaya inay Waalato oo Maryaha Tuurto, Cudur baas maskaxda ka galo.
Warfaa Cali Luulaaye, Warfaa Sixiroole Wadnuhu ku Istaag. Neefta kugu Dhagtay oo Oxygen Qaadan waa. Sixirkaa ii samaynaysid Gabadhaada Amaal ee Curadaada aLaaha ku Qalibo ama ku Wareejiyo.
Aamiin, Aamiin, Aamiin.
Musiibo ALaaha idinku Rido
Casar iyo Cisho iyo Maqrib waa idin Habaaraaya, Saliga idiinku Fadhiyaa.
Kuwas maku sixreen Kkk
Abayo gabadheda ha habarin kuwa kusixray Ilah kudaaa xaqada Ilah ka sug
Abyo sixirku wuu xanun badanyahay alle ha kaa caafiyo qofki arkay ayaa daremi kara inti laxanusana allaha ka dul qaado wax walbo ku xirana allaha ka furo
Hhhhhh habar Huno
Inu nag saxirada dabo socdo mahayn inu Allah isku xiro bay ahayd aniga iyo ehelkayga wan dhadhamiyay xaunuka sixirka
Familyyyyyy teen dumaar naago haween ya ahey Nicmaturabi Nicmaturabi wanicmalwakiil
Mash allah tuboyinka nimanka xita waa kaximar kuligan was wabna tuboyin allaah cafimad hasiiyo
Subxaana laah allaha naga badbaadsho
Amiin Amiin ya allh
Man Sha allh cadawgaga haujabin hori usoco abayo macato
Asc xbbii qaali quruxeey ❤️😘🙏🏽
farxiyoo habeen kasto 1 vidoe bisaa😢isku day malinti io habenki ina 2 nokadhigto🙏🏻
Xbbti wa hoyo gurigii iyo caruurtii oo hadana iskuul leh marka wa daremi karta hoyo guri iyo ilmo ku xiriiran Macnto marka wa ok hal vidio iyo malin malin rotiin ah Masha allah farxiya xoga allah ha kuu barakeeyo insha allah Macnto keep going qali Macnto
Keeyse Allah ku caafiyo
Wlhi wa qiso xanun badan lkin keyse xaqa iyo dacadnimada u hiilisay wayo gurigii sii xalasha aha bey niman iyo nago aan diintu isu ba nayn geysey oo intuu Maqlay hadana aan waxba oran usaga oo aan warka hubsan marka dacadi ma hungowdo allah ba arka yey nin dacada oo umaqan iyada hadana eey rag kale gurigii sii geysey wlhi marka sixir maqlo waa naxa waxan moda in aniga lagu sameyey allah ha na ga qabto wixi sharwada
Waa ii sharaf like ta ogu horeyso inaa saaray😊
Subxanllah Subxanllah Subxanllah Subxanllah
Asc farxiyo qali san u sugayey lee qebtan wanku jeclahay abaayo mcn ilahey haku xifdiyo
Wcs abayo mcn we love you so much ❤ ♥
Sheekadii labadii naag oo ninka midba meel kasixraysay waa sheekadii iga oohisay wlhi aadbay qalbigayga utaabayay
Keyse wlh wa nasab alle waxa ka barya qof ado kale oo sas unaxaris bdn unuu alle igu arsaqo
Allaah ayaa badbaadiyaan kayse
My Queen Farxiyo Eid Mubarik kuleeyhy🫀😰💕
kayse allah u mahad celi wllo nin fican o dacada ayad tahay
Abay qisoyinka cajiib waaye
Cabdi xaq waa sax wllo
Wcs Farxiyo abayo mcn❤️🥰
Alxmdulilah mar hadu bad baday
Wcs farxiyo qli
wcs abyo
حسبي الله ونعم الوكيل
Farxiyo tawakal adiga ayaan gobdoon garbaheyga tihin idin mawaayo
Xasbuna allah walciyaadu bilaah
ifurtaye maxaat faa iiday filimaa kudaawadaa by Abuukar Mahdi kooxda gurnad
ماشاء الله
Subxanallah 😭😭
Subxanallah walhi wa yab allow naga kori
Wiilkaas quraan hala saaro illah haku caafiyo
Wcs habo mcn 🌸
Aamin ya allaha
Isna alle ayaa cafimad siyay wuna cafiyay iyadana alle ha cafiyo ilahaw dhibka adaan kaa magan galay
Subxanallah
Mash alah
HASBUNAALLAH WANICMAL WAKIIL!!!!!!!!
Ax ax subaxan allah
Ilaahow waxa wax sixra aduunka ka dhamee
Asc farxiya
Wllo waanag mucjisa ah wllo farxiyo
Subxanalaha qofku hadusan ilahay ka cabsanayn waxu rabu sameya ilahow imaanka iyo cabsidada hanaga qadin
Gabadhas nolol bay gashay fican oo ilahay geliyey sababna u ahayd Kayse hoyadi balse waxay noqotay doqoni calaf malahe subaxanalah
Alx hadi ilahay hada cafimad siyaya wilka
Balse waxaan ka naxay wlhy wilka kale ee ay tiri nagti uu bisha qabay baa sixiryo weligi sasu ayana asna wlhy waa xanun Ilahow adigan ka magan galnay waxaasi kale
War dumarow waxaad narta ugu badantihin waa waxano kale war ilahay ka cabsada
Subxn allh anig ree wjle ah
Masha allah
Subxaanaallah
Wcs habo mcn
Wiilka waxaan dhaahi lah wll wiil ficaan baa tahay farxiyo waxaa kuu dhaahada iillaahay daartis iska caafi
Wcs Farhiyo caadey
SALAAMU CALEYKUM W.W
LIKE.LIKE.LIKE.
WAKAA ABAAYO. MAHADSANID FARXIYA QAALI
Walaahi waxbaa kudhacay
Aamiin
Wcs xabiibti 🥰 ♥
Wsc
Subxaanalaah
Wcws walal
Wsc.wll
Wiilkaas suratul baqara markasto ha aqristo allah hatalasaarto illah ha caafiyo
ilaahay nooma kaso inaa baniaadamka noloshooda galaafano