eddo waa masha allah kala labo maanta iyo shalay dhulkaa 1987 baan maray dee maanta waa ku shugriya nimcada ilaahay idinku deeqay wixii dhimana way iman insha allah waa siday reer yurub ku maahmaahane rooma maalin laguma dhisin intaasina waa iga kaftan guul iyo gobonimo somaliland❤💚🤍💯
Am going to Come to Awdal Qurbahanaaba Nadileystaye.
Wow Wallahi Beautiful place 😍
Maash Allah tabarikalaha 🤲
beautiful maash Allah
Somaliland 🇭🇺🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
eddo waa masha allah kala labo maanta iyo shalay dhulkaa 1987 baan maray dee maanta waa ku shugriya nimcada ilaahay idinku deeqay wixii dhimana way iman insha allah waa siday reer yurub ku maahmaahane rooma maalin laguma dhisin intaasina waa iga kaftan guul iyo gobonimo somaliland❤💚🤍💯
Muuqaal wanaagsan , degaan qurux badan, dad farxasan.
Masha alllllah guuuuul inshaaa allllah
Please Iskudaya Inaad Tourism attraction garaysaan Indhahoda Haynoosojiidatee🥰🥰🥰🥰
Maansha Allah
Postcards Iyo Bags Magaca Awdal Noosoo Daabaca iyo Gobolkasta Oo Somaliland Ah
Maansha Alaah awdal rabi ha barakeeyo Aamiin
Jamacan Waa Inaan Soo Arko Insha Allah ❤
Mshaa allah slnd way horumaysaa❤
Wooow amazing video
Mahadsanid ❤❤❤
Mashallah wadankenu waa qurux saylaxna sooduub walalo mahadsanid😊😊
Beautiful view nice
Comin soon 50k
Walaalyaal waa idin salaamay taga qoryaale soo sawira buurdhaab iyo degaanada quxda badan
Insha alah sida ugu dhakhsaha badan wll
Afsoomaaliga baro sxb hadalkaaguba waa aad iyo aad u quruxbadan iyo aad iyo aad................. Afsoomaaliga ma adke hala barto
MAXAA DAAHIR RIYAALE HOOYADII KEENAY ISGAABA KU BARBAARAY WAXNA KU BARTAY WUXUUSE KU DHASHAY DEGMADA XARIIRAD
Buskut iyo sharaab ayaa lasii qaata, oo caruurta lagaga farxiya hadyad yar markaad waraysato kadib. Badow reer Burco ah yaa turbu baray, fucking!
Sxb
Heer burco waa xadaariyiin ee inankan dhinac ayuu nooga baydhay oo heer burco dhinac ayuu ugayara baydhay.
Lkn waa team ka cali mareexaan sidaaan filaaaayo oo Bari ilaa Galbeed kama hadho oo agaasime muu iskaga reebo 😅😅😅😅😅😅😂
💚🤍❤SOMALILAND GUUL💯
Sidhuuxiiborama 7:06 ❤❤❤Sidadhuxiborama ❤❤
Waa laheystayaashii
Heesahaan idinku nacay
Alshabab ayaad tahay sow maaha? Qofka heesaha aan raaxaysan qalbigiisu wuu ingegey, ducadiisana lama aqbalo. Orod iska seexo huuno, oo heesahayaga faraha ka qaad!
Miskiin ayaad tahay walaal waxaa kaa muuqda inaanad diinta waxba ka aqoon ma ogtahay inay heesuhu yihiin quraanka shaydaanka siday diinteenu inoo sheegtay meel shadaan joogo malaa"iigi majoogto raaxana mataal illaahay u soo noqo oo khayr baro
@@mowlidibrahim8183 hadii aad khuraafaadkaas rumaysantahay maxaad TH-camka kasoo doontay? Miyaanu xaaraan ahayn? Miyaan sawirku xaaraan ahayn? Miyaan videogu xaaraan ahayn? Waxani waa sheeko Carbeed, waxaana la bilaabay intii la abuuray wahabiga iyo salafiga. Meel quraanku ku xaarantimeeyey hees iyo music ma jirto sxb!
@@Abdulkga hadaad tahay qof heesaha ku raaxaysta waxaad ogaataa qalbigaaga quraank iyo diini waa kabaxday , .
Heeshuhu qalbiga nifaaq iyo qudhuna ayaay kabuuxiyaan .ogow na in qalbi madoobaad laga qaado .
Teeda kale hadallada qaarkood haka hadlin iska jir qofka inaad diinta ku dhaliisho ama aad wax kaga sheegto