Sidaad Ku Sixi Lahayd Camerada Mobile-kaaga Ee Samsung

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 มิ.ย. 2020
  • Muuqaalkani wuxuu ka saacidaya sida aad ku sixi lahayd mobile-kaaga Camero-da adigoo isticmaalaya Samsung waxana kuso jeediyay Cabdiwali Maxamed
    #Facebook_Page - / broproductionhd
    #Telegram Link :-t.me/broptofuction
    Slow Motion And Music Temp In Premiere Pro - • Slow Motion And Music ...
    #Contact
    #WhatsApp - bit.ly/37gDlGN
    #WhatsApp - bit.ly/2rDqTlm
    th-cam.com/channels/dIf.html...

ความคิดเห็น • 79

  • @voicedialogue01
    @voicedialogue01 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashalllh macalin

  • @user-se6rv5ww1g
    @user-se6rv5ww1g 5 หลายเดือนก่อน

    Man sha alaah

  • @xaange
    @xaange 4 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustaadow

  • @42325
    @42325 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @qaarixuseensiciid7051
    @qaarixuseensiciid7051 2 ปีที่แล้ว +1

    Guulaysta wll Labada daarood

  • @ToosaneTechnical
    @ToosaneTechnical 4 ปีที่แล้ว +3

    Hore usoco macalin

  • @kaafiyaabdi1370
    @kaafiyaabdi1370 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @ismailmohammedabdiqadir2481
    @ismailmohammedabdiqadir2481 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a mcln

  • @tayofitness7722
    @tayofitness7722 4 ปีที่แล้ว +4

    Aad iyo aad ayaad u mahad santahay macalin

  • @Bulshaawie
    @Bulshaawie 4 ปีที่แล้ว +2

    wx bdn ban ka faidey ustaad abduwali maxamed abukar

  • @shaamabdullaahi6492
    @shaamabdullaahi6492 9 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉

  • @CraxmanMaxamed-yo9fv
    @CraxmanMaxamed-yo9fv 6 หลายเดือนก่อน

    Oky

  • @queensamaara3251
    @queensamaara3251 2 ปีที่แล้ว

    Wll waxan kacodsana inad iga cawiso mibeelkega wa A10s dhanka kamirda markad wax sawireso live ahan inad adiga isku soaadiso isma siwiri karto bes qeybta gadal ayad kasiwiri karta qofka

  • @abdilasiizi1126
    @abdilasiizi1126 4 ปีที่แล้ว +2

    🔥😍❣️👍

  • @m.jey______official
    @m.jey______official 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad 📌 igu qabo

  • @SuberMaxmed
    @SuberMaxmed 2 หลายเดือนก่อน

    Sahib maxn samey ma😊😅😮

  • @faaraxgolay3800
    @faaraxgolay3800 ปีที่แล้ว

    Sidee uqur xiyaah sawirkayga taleefoonka

  • @al_xaqiiqa_media8795
    @al_xaqiiqa_media8795 4 ปีที่แล้ว +5

    Lkn wll horta allaha ku sharfo waxaan ahay dadka mobile ka Samsung s10 plus isticmaala lkn waana 2.1 lkn camera da hada tayadeeda way is badashay waa wada shocaac marka sawirka la edit garaynayo markaad zooming tirahdo sawirku uuba qarsomayaa lkn awalkii hore sawirku caadi ayuu ahaa marka zooming la dhaho markaa ciladaa Naga jaacil bixi wll adoo mahad san

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  4 ปีที่แล้ว

      Insha allaah walaal

    • @zumyo3964
      @zumyo3964 2 ปีที่แล้ว +1

      @@BROProductionTUT ciladan wali kama Aad soo jawpin wali way na hayzataa

  • @caasomaxamed5149
    @caasomaxamed5149 5 หลายเดือนก่อน

    Macalin A12 Side camerada loosaxaa iisheg macalin

  • @amranbeauty6243
    @amranbeauty6243 3 ปีที่แล้ว

    Abwe not 9 ayaan heystaa one Ul version kana waa 1.0

  • @ramadaanxasan7396
    @ramadaanxasan7396 ปีที่แล้ว

    wll ani .obeylkeyga waa 10s waye camerada gadaal waa shucaac

  • @mukhtrhack4832
    @mukhtrhack4832 4 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad waxaa jeclaan lahaa inaad muqaal noga soo duubto
    Sida loo root gareeyo MOBILE LADA Gaar ahaan noca A105F

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  4 ปีที่แล้ว +2

      Root iska dhaaftid amay ku fiican tahay ileen Samsung arinkaas Warning ayay ka bixisay
      Sidoo kale maxaa ugu bahan tahay Root

  • @hadiyamaanmaan
    @hadiyamaanmaan ปีที่แล้ว

    Nagu soo dar Groupka waths app 🥺

  • @caddebecham6754
    @caddebecham6754 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad zida loo edit gareeyo A12

  • @gamil.80combulshwe
    @gamil.80combulshwe 9 หลายเดือนก่อน

    Groupka isodr ku so birye

  • @AbdifitaaxXasan-mq5lm
    @AbdifitaaxXasan-mq5lm ปีที่แล้ว

    Fe🎉

  • @cabdalashuriye8026
    @cabdalashuriye8026 2 ปีที่แล้ว

    3.1 waaye

  • @ashaelmi8737
    @ashaelmi8737 2 ปีที่แล้ว

    Wll waxan ka codsana in aad iga caawiso camerada ayan iishaqeyn waysay sumsunga51 marway ii shaqeynee marna ma shaqeynayso.

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  2 ปีที่แล้ว

      Walaal Number-ka WhatsApp-ka nagala soo xariir Mahadsanid bit.ly/37gDlGN

  • @XasanXirka
    @XasanXirka หลายเดือนก่อน

    Saaxiib tilfonkeeyga sidarin ayaaukulaad seuxirinkaraa

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  หลายเดือนก่อน

      Walaal qoraalka aad so qortay maahan wax la fahmi karo si saxan uso qor si lo fahmo

  • @mustafeaxmed6279
    @mustafeaxmed6279 ปีที่แล้ว +1

    Sxb camiradu way iishaqayn wayday ee maxaan sameeyaa A03S

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      Walaal cashirada hubi cashirkaan waxa u ka hadlaayo waa S10Plus

  • @suadmohamed826
    @suadmohamed826 3 ปีที่แล้ว

    Sidee shucaaca looga saaro camera

  • @zakishiiq6996
    @zakishiiq6996 ปีที่แล้ว

    Zxbow aniii dhib ayaan wataa oo ah "haduu whtsapp qof Vedeo call igu sowaco shucac ayaa galayo sawirkayga lama arkayo maxaa cilad ah falan "

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      Mobile ka aad isticmaasho waa Nuucma walaal

  • @fatimaabdi4505
    @fatimaabdi4505 2 ปีที่แล้ว +2

    Aawey linkiga

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  2 ปีที่แล้ว

      Walaal wuu ku jiraa dooro meesha show more hada kadib
      Link ga na waakana walaal th-cam.com/video/e0ccjwFRj9A/w-d-xo.html

  • @ysn6104
    @ysn6104 3 ปีที่แล้ว +2

    Sidee ayaa Telephone A10s camera ugu nidaafiyaa

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  3 ปีที่แล้ว

      Walaal muhiimada mahan hal nuuc kaliya wa inaa ogaataa ugu hore camerada mobile-ka goormee isticmaali kartaa xiligee isticmaali kartaa sideesa u isticmaali kartaa
      Waxaa ino soo socdo cashiro barashada mobile ka camerooyinkooda

  • @cabdiyare3527
    @cabdiyare3527 2 ปีที่แล้ว +2

    Macalin waxaan ahy arday kuku cusub

  • @oscaraajaa894
    @oscaraajaa894 3 ปีที่แล้ว

    Wll malaahan slow metion seee cml

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  3 ปีที่แล้ว

      Waa ey leedahay walaal

    • @oscaraajaa894
      @oscaraajaa894 3 ปีที่แล้ว +1

      @@BROProductionTUT 𝙢𝙖 𝙞𝙗𝙖𝙧𝙞 𝙠𝙖𝙚𝙧𝙖𝙖 𝙬𝙡𝙡

  • @nuurcumar6346
    @nuurcumar6346 4 ปีที่แล้ว +1

    mhdsnd ustaadii

  • @munirabdul7545
    @munirabdul7545 4 ปีที่แล้ว +4

    Sidee cod fiican loo duuba

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 3 ปีที่แล้ว

    UL version 3.0 mobelkeyga waa note 20 ultra 5g

  • @waayelkaproduction
    @waayelkaproduction 2 ปีที่แล้ว +1

    A11 an wta wxn maku smayn kra zxp

  • @abdi4ahmancumar231
    @abdi4ahmancumar231 2 ปีที่แล้ว

    Hada lagaa bilaabo

  • @zamicadey2773
    @zamicadey2773 3 ปีที่แล้ว

    Wlloh waxan ka codsanay sideen u sixi karaa camera iPhone plzzz soo gali waan ku tuugaya isoo jawaap plzzz 🥺🥺🥺🥺

  • @cadekacade4778
    @cadekacade4778 ปีที่แล้ว

    Sidee lo saxa A22

  • @omarmohmedali1687
    @omarmohmedali1687 4 ปีที่แล้ว

    Camera noce isticmasha

  • @najiibrashiid6403
    @najiibrashiid6403 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal cadi uma muqdo kan kameerada

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  2 ปีที่แล้ว

      Ma fahmin qoraalka fadlan si faahfaahsan uso qor Mahadsanid !! 🤝 100%

  • @abdullahimohamed2922
    @abdullahimohamed2922 2 ปีที่แล้ว +1

    Camerada dameyso sidee lo fix garen Kara bro

  • @xamzemustaf4732
    @xamzemustaf4732 2 ปีที่แล้ว +1

    A10 maku shaqeynaa

  • @Faadumomaxamuud3830
    @Faadumomaxamuud3830 ปีที่แล้ว

    Wll waxaaa iisoo duubtaaan marka ay cameradu fashilmato sida loo hagaajiyo

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      Su'aashaada iyo waydiintaba waa qalad walaal

  • @BMAPRODUCTION1
    @BMAPRODUCTION1 4 ปีที่แล้ว +2

    30fps wye keyga. support 4k

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  4 ปีที่แล้ว

      Yes

    • @im_______hero8606
      @im_______hero8606 ปีที่แล้ว

      @@BROProductionTUT muuqaalkan muuqalki ku xigey aaway

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      @@im_______hero8606 Sheyga raadi walaal muuqaalka hoostiisa ayuu yaalaa LINK ga

    • @im_______hero8606
      @im_______hero8606 ปีที่แล้ว

      @@BROProductionTUT camerada sida loo habeysto kaso sameey

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      @@im_______hero8606 waxaa jirto muuqaalo lagu baranayo habeeynta iyo Options yada oo taxana ah kana kooban sagaal muuqaal oo course ah