ความคิดเห็น •

  • @husseinnoor
    @husseinnoor 4 ปีที่แล้ว +16

    Thank you for watching, please follow me on Instagram: instagram.com/husseinfowzii

    • @nidaamiyepro9805
      @nidaamiyepro9805 4 ปีที่แล้ว

      Aad baad umahadsantahay sxb noosoo gudbi muuqaalo ceenkaan ah
      th-cam.com/video/iRLXo5cstQ8/w-d-xo.html
      Muuqaalkaan waxaad uga hadashay waxyaabo badan blse maadan faahfaahin guudmar ayaad ka dhigtay bl soodaawo oo noo siifaah faahi muuqaalkaas

    • @nasiirmediashow7482
      @nasiirmediashow7482 3 ปีที่แล้ว

      Ustaad fowzi inoo soo badi casharada KAAMIRADA kusaabsan insha'Allah kheerbadan Allaha kusiiyo

    • @rhysemerson742
      @rhysemerson742 3 ปีที่แล้ว

      You probably dont care at all but does anybody know a trick to get back into an instagram account..?
      I was stupid forgot the account password. I would appreciate any help you can give me!

  • @Taajirlyrics
    @Taajirlyrics 4 ปีที่แล้ว +1

    Cashir Faa’ido Badan Wado Keep it coming Saaxib You’re a mentor to most of us Jazakallah...

  • @MrDayib2
    @MrDayib2 4 ปีที่แล้ว +4

    Soo laabasho wacan Hussein Noor
    Mahadsanid sxb
    Muuqaalada Camera-da ku saabsan soo badi❤

    • @husseinnoor
      @husseinnoor 4 ปีที่แล้ว +2

      In sha Allah sxb, thank you!

  • @youngck5996
    @youngck5996 4 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back our legend

  • @warsamesahal2130
    @warsamesahal2130 4 ปีที่แล้ว +2

    Hessein Nour wll adoo mahadasan waxad soo gudbisaa lenses-yadu say u kala wacan yihiin iyo saanu u kala dookhan lahayn, sidoo kale wll waxad kasoo hadasha wll setting-ka speed light.
    Mahadsanid wll.

  • @coldoon1112
    @coldoon1112 4 ปีที่แล้ว +1

    Soo badi sxb Huseein, wlhi aad baan ugu baahanahay bro

    • @husseinnoor
      @husseinnoor 4 ปีที่แล้ว

      Waayahay walaal, aad baad u mahadsantahay!

  • @shariifmc
    @shariifmc 4 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan ayan ka faiday cashirkan❤❤❤

  • @maxamedapdi8271
    @maxamedapdi8271 3 ปีที่แล้ว

    Thnkx wllo aadban kaga FAA,idaysty mncho allh💯💯💯💯💯🙏

  • @Saxibulxikam
    @Saxibulxikam 4 ปีที่แล้ว

    Zayidii waxaad noogu dartaa haday macquultahay editing sawirka?

  • @mckchannel6654
    @mckchannel6654 4 ปีที่แล้ว

    My bro hasan zxp noo soo badi muqaladaan Noocan si Aan unoqono Photographer best ah

  • @marwan80080
    @marwan80080 4 ปีที่แล้ว +1

    Legand waqti badn kadib🔥

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah ustaad Hussein noor aniga ahaan cashiradaan cml waan ka helaa oo weliba afsoomali ga aad inoogu sharaxeyao inoo soo badi

  • @basraawiahmed2052
    @basraawiahmed2052 3 ปีที่แล้ว

    Sxp camerda setting keda si fcn nogu sharac.
    Io sawirda camerda sida u fcn ee loo edit greeyo .io Apps ka la istmlo pro sida ugu dhaqsaha bdan an kaga sugeynaa❤❤☝️

  • @younkaofficial1006
    @younkaofficial1006 3 ปีที่แล้ว

    Please Kasoo Hadal Sitting ka Speed Light ka

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 4 ปีที่แล้ว

    bro m mode setting ka soo hadal canon m50

  • @guledabdirazak3313
    @guledabdirazak3313 4 ปีที่แล้ว

    Beuatifull video, sxp aad ban ugu mahadsantahay inad aqoontada si bilaash noo soo gaadhsiisay

  • @abdulkadirhassan1549
    @abdulkadirhassan1549 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad mahadsanid

  • @Kokokayf
    @Kokokayf ปีที่แล้ว

    Thkz mcalin❤

  • @shariifmc
    @shariifmc 4 ปีที่แล้ว

    Haa soo badi videoyadan camal

  • @istarixyaqidaty7039
    @istarixyaqidaty7039 2 ปีที่แล้ว

    Wow amazing

  • @samiirabdi631
    @samiirabdi631 4 ปีที่แล้ว +2

    🙌🔥🔥great video🔥🔥🙌

  • @abdallaadan4508
    @abdallaadan4508 4 ปีที่แล้ว

    Wax badan ayaan ka kororsaday, Mahadsanidiin Libaaxyaal

  • @younkaofficial1006
    @younkaofficial1006 3 ปีที่แล้ว

    Sida loo Isticmaalo Speed Light Please Please sooqado

  • @jimcaleismailabdilahi72
    @jimcaleismailabdilahi72 4 ปีที่แล้ว

    Thanks Wll 😍

  • @abdiqanigadhyare7973
    @abdiqanigadhyare7973 3 ปีที่แล้ว

    Noo soo baddi wlllo camera 80d maxaad igah leedahay ma gataah

  • @musemustaphe182
    @musemustaphe182 4 ปีที่แล้ว

    zxp noosoo badi insha Allah

  • @gadhleofficial5067
    @gadhleofficial5067 4 ปีที่แล้ว

    Muqaal qurxoon oo tayo leh keep going pro

  • @younkaofficial1006
    @younkaofficial1006 3 ปีที่แล้ว

    Sida loo Isticmaalo Speed Light

  • @sharlaawe1433
    @sharlaawe1433 3 ปีที่แล้ว

    Sxb waa sax inna laka fa idesto wayo ani wax bdm aya ika qaldany wana ika jahel bixisn lkn hal su al hada weli wax swr ama dubin side u samen kara inna wax sawro side iku surata galaa plse ika so jwba taas muhim aye i tahy sxba yaal

  • @zurachfilms3767
    @zurachfilms3767 3 ปีที่แล้ว

    Zo badi wlal

  • @fiyoraabdikarin40
    @fiyoraabdikarin40 3 ปีที่แล้ว

    Msha allh

  • @kaalisomiofficial8178
    @kaalisomiofficial8178 3 ปีที่แล้ว

    Maxa keney marka ad qof sawiro oo wajigisa si fcn luga arkeynin jbw

  • @yojaboy.3792
    @yojaboy.3792 4 ปีที่แล้ว

    Legend so badi plz.

  • @shuluqtube9203
    @shuluqtube9203 4 ปีที่แล้ว +1

    Im the first comment pro

    • @husseinnoor
      @husseinnoor 4 ปีที่แล้ว

      Congratulations! Thank you!

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 3 ปีที่แล้ว

    Wll video yaashan noso badi iyo kuwa editinka ah plz😳🥰😫

  • @Maskaxkoriye
    @Maskaxkoriye 4 ปีที่แล้ว

    Soo badi muqaladaan nocana

  • @allownoodambidhaaf5501
    @allownoodambidhaaf5501 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad casharadan soo badi aad baan ugu bahanhy plz

  • @Ccshariif
    @Ccshariif 4 ปีที่แล้ว

    huseein sharaxaad fiican waaye lkn sxbow balbalaarka aad isku badashay 2013 iyo 2014 aa dib ugu noqotayhhhhhh

  • @Axmed_koke
    @Axmed_koke 4 ปีที่แล้ว +1

    Tutuorial AAD U Fiican soo wad

  • @Y3a1
    @Y3a1 4 ปีที่แล้ว

    soo labsho wacan😇😇😇😇

  • @jimcaleismailabdilahi72
    @jimcaleismailabdilahi72 4 ปีที่แล้ว

    Wll Muuqaaladan Dhawr Nooga Samee
    Sida Muuqaal Loo Duubona Soo Gali.

  • @shafeecyare9148
    @shafeecyare9148 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxb soo badi

  • @xamdaxasan3786
    @xamdaxasan3786 4 ปีที่แล้ว

    mnshAllh

  • @shuluqtube9203
    @shuluqtube9203 4 ปีที่แล้ว

    Thanks you

  • @odaybarqadle5888
    @odaybarqadle5888 4 ปีที่แล้ว

    Cashirada ah ubahanahay ustad noo sobadi i.aPhotography aad baa ujeclahay swr qaadista

  • @wllzakiofficial1
    @wllzakiofficial1 4 ปีที่แล้ว

    Saaid aa u cayishe

  • @zamzamcisezamzamcise
    @zamzamcisezamzamcise ปีที่แล้ว

    Wllo sideen ku noqon karaa sawir qaade qurux badan

  • @MaadMullah
    @MaadMullah 4 ปีที่แล้ว

    need more 🔥🔥👌🏾

  • @sagaltv2241
    @sagaltv2241 4 ปีที่แล้ว

    war nio sxb soo badi muuqaalada sxb kuwo hindi ah baa iwaalay idinkaa idinku haystaa

  • @HALIIMOAHMED-e8d
    @HALIIMOAHMED-e8d 11 หลายเดือนก่อน

    fowzi ciyaal hodan ah miyaa ?

  • @abdinasirmohamed5313
    @abdinasirmohamed5313 4 ปีที่แล้ว

    Noosoo badi bro

  • @togfilms6474
    @togfilms6474 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsan thy wll lkn muuqalada sii dagan u sharaxa wll adoi raliya waliga sababto ah waxa jiira dad aan waxanba arag oo aan fahansaneen

  • @sameelacag4023
    @sameelacag4023 4 ปีที่แล้ว

    Good content 🙄🤗

    • @husseinnoor
      @husseinnoor 4 ปีที่แล้ว +1

      Glad you think so!

  • @samafaletv3375
    @samafaletv3375 4 ปีที่แล้ว

    Zxb aad umahad zantahay sida quruxdA badan eed nola wadaagto aqoontada runtii mudo badan baan kugu xidhanahy waxan donayey inan kula so xidhidho. Si aan kaga kororsado aqoonta ee WhatsApp number kaga iso sheeg bro waayo zxb ma isticmaalo instagram . Waxan rajaynaya inad iso nawabi doonto bro jaskalahu khayr.

  • @qaalidcadeqaalidcade6180
    @qaalidcadeqaalidcade6180 3 ปีที่แล้ว

    Side wax looduwaa was ku baryaa

  • @alleyerzon8859
    @alleyerzon8859 4 ปีที่แล้ว

    M.a Sxb 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @MEECAAD_MEDIA
    @MEECAAD_MEDIA 4 ปีที่แล้ว

    Phtography xooga noosaar

  • @hamiaakhiro9249
    @hamiaakhiro9249 3 ปีที่แล้ว

    Aad ayaad u mahad santihiin

  • @biiftagroup9688
    @biiftagroup9688 4 ปีที่แล้ว +1

    Waraa waa cayishay see cml

  • @aishaali1385
    @aishaali1385 4 ปีที่แล้ว

    @Hussein Noor asc aniga waxaan ahay camero man somalia ayaan ku suganahay waxaan isticmalaa canoon 600d saas ay tahay waxaa isku dayey inaa kula soo xariiro si aan kula wadaago sawiraan iyo muqaalo aan duubay si aan u helo talooyin ciga caawin kara si aan u noqodo camera man ugu fecan somalia iyo dunida oo bara fashinaal ah ama heer caalimi ah
    waxaan ku daawan jiray aniga oo camero la aan ah balse nasiib uma helin in si gaar aan kuula soo xariiro whatpps tell 0612615021 fadlan ii soo jawaab