sida loo root gareeyo android phone

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • waa cashar aad uxiiso badan noqon doono mid casharo badan ey kuxirnaan doonaan waana muhiim in aad root gareysato mobile kaaga
    www.kingroot.net
    👁🤳🏽▶️noogu soo dir su,aalahaaga◀️🤵📱
    ➡️whatsapp number:+1(951)380-3662⬅️
    ➡️whatsapp group link:goo.gl/TNMivn⬅️
    ➡️facebook page:goo.gl/yRfm1N⬅️🛡📍
    ➡️snapchat: / cabeey-daahir⬅️
    ➡️instagram:www.intagram.c... daahir⬅️
    **related tutorials**
    1.sida loo qariyo dhamaan facebook friends ka goo.gl/LLc8Xy
    2.sida logu furo labo cinwan oo facebook hal browser:goo.gl/cycH3y
    3.sida loo qariyo ama loso muujiyo recycle bin:goo.gl/Qn2Q0H
    4.sida loo sameeyo shortlink :goo.gl/3dfC0h
    5.sida loo sameeyo youtube thumbnail: goo.gl/9JhY1g
    6.sida loo badalo qoraalka farta android mobile: goo.gl/27n91G
    7.xalka:snapchat problem one: goo.gl/NVW7KS
    8.Waa Maxay Root ?: goo.gl/1JEAAE
    9.sida loo root gareeyo android phone: goo.gl/jPvFn6
    10.sida loogu badalo sawir kaaga cartoon: goo.gl/hnmlBh
    11.sida loo badalo ip address ka wadan kaaga: goo.gl/svSDWi
    for more update videos please subscribe here:goo.gl/5qA0hD
    mahadsanidiin all asxbta👏🤙🌚
    🤵🏼Teacher:✌🏿CABEEY DAAHIR🎩🖍
    © 2014 SETGROUPS ALL RIGHTS RESERVED

ความคิดเห็น • 100

  • @BrotherColombo
    @BrotherColombo 8 ปีที่แล้ว +4

    dear teacher casharku muxuu ku saabsanaa horta rootinkaba ma fahmine shaqadiisu mexey tahay muxuu ka caawiyaa taleefoonkeyga

  • @somalitube7362
    @somalitube7362 6 ปีที่แล้ว +9

    كفو يارجل انت رائع وانا احبكم يا صومالين كفوو🌹🌹

    • @cabeeydaahir
      @cabeeydaahir  6 ปีที่แล้ว

      somali tube ونحن كمان حبيبتي
      شكرا لك

    • @caysonreign2079
      @caysonreign2079 3 ปีที่แล้ว

      instablaster.

  • @hibaaqahmed8758
    @hibaaqahmed8758 8 ปีที่แล้ว

    inta kale oo dhan way ii hagaageen walaal ee inta yaree u dambaysa sheegayaa fadlan ii jawaab aboowe muhiim ayaan u ahay programkan khayr allaha ku siiyo

  • @farxaancabdi1175
    @farxaancabdi1175 8 ปีที่แล้ว +1

    waaaw maclin allaaha haku daayo waan isku dayey waana ku guulaystay thanks malin illlhay naar tiisa hakaa xoreeyo

    • @farxaancabdi1175
      @farxaancabdi1175 8 ปีที่แล้ว

      lkn waaxaan kaa cud salahayn in aad noo so godbiso sida loo helo wifi kuugu dhay passwd kiisa intaas on k ama kan ok

  • @abdidek11
    @abdidek11 8 ปีที่แล้ว +1

    teacher Aniga moblkaygu waa Tap3 model SM-T116 markuu marayo 51% buu is daminaya telefonka then hada Asaga ayaa isi soo shidaya macalin Jawab?

  • @fantachannel3437
    @fantachannel3437 7 ปีที่แล้ว +1

    sxb markaan furay appka kingroot shaashad cad oo kor ka madow oo kingroot ku qoran ayaa ii soo baxeeso wax yar ka dibne appka oo dhan wuu ka baxaa cml i caawi fadlan

  • @cabdixakiinsadiiq3032
    @cabdixakiinsadiiq3032 4 ปีที่แล้ว +1

    Sidee zxb version mobile ka loobedelaa

  • @adezonazomar7337
    @adezonazomar7337 7 ปีที่แล้ว

    cabeey saxip root ja waa uu diidaya waxaan isticmaaley king root waa uu ii shaqeen waayey waxaa kaloo is ticnaaley kingo toot lkn waa u shaqeyn la yahaymobilekeygu samsung galaxy j2

  • @somaliyoung5228
    @somaliyoung5228 7 ปีที่แล้ว +3

    waan ku eegay wuxuu soo qorey combiter ku root garee lakin sidee loogu root gareeyaa

  • @lakishman7697
    @lakishman7697 6 ปีที่แล้ว

    Asc sxb cabeey dahir waxan Kala soo xariiraya dagmad balcad waxaan uu bahanahay inaa iga cawiiso sida loo root gareeyo mobelka Huawei. l31 ah waxan uu bahanahay sxb qali inaa iga cawiso midasi

  • @marcosbulaale7216
    @marcosbulaale7216 7 ปีที่แล้ว +1

    horta zxBo
    j5zitaa ima root Grayz mayo why

  • @ismacilabdukadir8076
    @ismacilabdukadir8076 8 ปีที่แล้ว

    Sxb markan get now ku dhuuf too wax uu isosarayo maleh e maxawaye oo maxan sameya

  • @samiirsanka1529
    @samiirsanka1529 7 ปีที่แล้ว

    ustaad wuu iga diiday wada kale igu caawi macalin

  • @saynabhasan715
    @saynabhasan715 8 ปีที่แล้ว

    walal aad iyo aad baad u mahad santahay ee walal waxaad igu cawisaa sidaan uhagajisan lahaa mobil kayga markasta is daminaaya isagoo battery giissu buuxo ama kaka badhan markaa maxaan ku sameeya jassakallah khayr walalkay

  • @somaliahanoolato349
    @somaliahanoolato349 8 ปีที่แล้ว

    bro markan dhaho start root wuu isoo celinaa rooting marka mobelkayga noociisa waa samsung model sm.t211 waa tap3 waxuu i dhahaa root access is unavilable

  • @somaliahanoolato349
    @somaliahanoolato349 8 ปีที่แล้ว

    sxb rooting ayuu ii maraa marka talefanka hal mar ayuu is damiyay wuuna is daray restart cm marka ciladaas sxb ma ku aragtay then waxuu dhahay markuu sooo darmay try again root

  • @hibaaqahmed8758
    @hibaaqahmed8758 8 ปีที่แล้ว

    wll marka uu root gareenaayo ilaa meeqa saac qaadan kartaa okay waxaa kaloo ii sheegtaa walal Get now way iisoo bixi wayday meesha adiga daqiiqadaha wareegayaan aniga calaamad yar ordaysa oo aanba dhamaaneyn 2 saac iyo ka badan u dhaafay waa isla sidii

  • @Zubeirothman
    @Zubeirothman 7 ปีที่แล้ว +1

    Brotherkey 70% Wuu Dhaafi Waayay Mobilekagu

  • @sirtanolosha9500
    @sirtanolosha9500 8 ปีที่แล้ว

    wall aad baad u mahadsan tahay casharadan quruxda badan ee aad soo daysid shugran wall
    wall su aal borgaraamkan mid lamida oo ka fiican majiraa wall . ( mobizen)

    • @cabeeydaahir
      @cabeeydaahir  8 ปีที่แล้ว

      haa wow jiraa
      aniga ma isticmaalo mobizen beacuse asiga codka ayuu jarjaraa marka kuma wanaagsana xaga codka (sound)
      hadaba waxaad isticmaashaa application ka aniga aan isticmaalo ee loo yaqaan
      SCR screen recorder wxuuna abuuhan yhy app kaas root
      thanks for your ask

    • @cabeeydaahir
      @cabeeydaahir  8 ปีที่แล้ว

      +sirta nolosha haa wuujiraa waana
      SCR pro

  • @ismacilmaxamud1177
    @ismacilmaxamud1177 8 ปีที่แล้ว +1

    marar bdn ayn isku dayey lknse wu didaya. mobile an isticmalana wa
    Samsung Grand Prime.
    Model Number SM-G531H
    Version 5.1.1

  • @abaasmaxamad2490
    @abaasmaxamad2490 7 ปีที่แล้ว

    thanks sxp Lkn telmeyga waa diiday sxp xall kale ii raadi telkeygana core prime version kiisana waa 5.1.1 lollipop mahadsanid

  • @bitchiamfat8321
    @bitchiamfat8321 6 ปีที่แล้ว

    Samsung s9 ayaan wata mana ishaqeynaayo

  • @bakarbiixibootan4742
    @bakarbiixibootan4742 8 ปีที่แล้ว

    nin yahow web sitkaan wuxuu leyahy no aviliable waaye yaci wala xiray ayuu leyahy free dowled markaan ku dhufto

  • @maxamuudpespubggames4768
    @maxamuudpespubggames4768 6 ปีที่แล้ว

    Zhp requist ayuu soo qoraya mxan ku sameeya plz ii sheeg zhp

  • @zuldaanmahamedhassan4076
    @zuldaanmahamedhassan4076 8 ปีที่แล้ว

    galaxy j5 ayaan haystaa seerching ayuuna leeyahy oo iima root garaynayo sedee u root gareeyaa

  • @maxamedcali9295
    @maxamedcali9295 8 ปีที่แล้ว

    markan browserka ankasoo xawisho

  • @maxamedcali9295
    @maxamedcali9295 8 ปีที่แล้ว

    wll waxba iima install gareeyo mobilku e maxaa kaqaldan

  • @ahmedamina7093
    @ahmedamina7093 8 ปีที่แล้ว

    asc wll aadbaad ugu mahadsaan tahay

    • @cabeeydaahir
      @cabeeydaahir  8 ปีที่แล้ว

      +Ahmed Amina adigaa mudn wll

  • @yussufking3438
    @yussufking3438 4 ปีที่แล้ว

    Waraa niyoy waxaan kaarabaa sida loorootgareeyo Neon ray

  • @zakariyeali4100
    @zakariyeali4100 4 ปีที่แล้ว

    Zhp sidee loo bad sadaa ram ka mobileka

  • @odayhebeltv5851
    @odayhebeltv5851 8 ปีที่แล้ว

    sxp galaxy j7 siden ku root gareynaa request dir ayu ileeyahay answer me

  • @bananateam5194
    @bananateam5194 7 ปีที่แล้ว

    sxbow intee laga helaa micnaha telefon waxan raba inaad isameysid telefonkeyga root marka numberkaga iso qor

  • @somaliahanoolato349
    @somaliahanoolato349 8 ปีที่แล้ว

    root failed ayuu dhahaaa sxb marka maxaan sameeyaaa
    rootkan bro mobelka wax cilad ugu keenaa

  • @tunbuursaraar3572
    @tunbuursaraar3572 8 ปีที่แล้ว

    waad fiican tahay macalin lkn waxaa kugu jira degdeg sidii wifi looma dhigayo casharka

  • @liibaanmilyeenaar6664
    @liibaanmilyeenaar6664 7 ปีที่แล้ว +1

    samsung j2 Ayan Wataa
    Not Found stratigy Ayuu Leeyahay

  • @qeysqeys8736
    @qeysqeys8736 8 ปีที่แล้ว

    rooting hadaan mobile keeyga kusameeyo muxuu micna iileeyahay oo aan ka faa iidaa ama uu iisoo kor dhinaaa bro

    • @cabeeydaahir
      @cabeeydaahir  8 ปีที่แล้ว

      +said'ali osman waa diyaar cashar ayaan kadiyaariyay waa kan linkiga daawo waa diyaar goo.gl/upJ2dw

  • @mohamedhashim2514
    @mohamedhashim2514 7 ปีที่แล้ว

    wll failed to root ayu I leeyahay mrkaa maxa sameya Help me

  • @somaliyoung5228
    @somaliyoung5228 7 ปีที่แล้ว +3

    asc sidee loo root gareeyaa htc mobile

  • @qaliilmaadeey6419
    @qaliilmaadeey6419 6 ปีที่แล้ว

    Wuxuu isoo qoray combitre marka sen u root gareeyaah

  • @aliabdirizakvevo
    @aliabdirizakvevo 7 ปีที่แล้ว

    *CABEY BROTHER PLAY STOREKA MALAGA HELA KINGROTKA*

  • @mohamedhashim2514
    @mohamedhashim2514 7 ปีที่แล้ว

    wll failed to root ayu I leeyahay mrkaa maxa smeya

  • @jowhartv9015
    @jowhartv9015 8 ปีที่แล้ว

    thank you so much!

  • @cabdicasiisshooli7055
    @cabdicasiisshooli7055 6 ปีที่แล้ว

    sideen uroot gareeyaa wll tecno w2

  • @mohamedabdiqadir4933
    @mohamedabdiqadir4933 7 ปีที่แล้ว

    aniga wuxu ileeyahay not availabale 5.1.1

  • @yaxyehassan3900
    @yaxyehassan3900 7 ปีที่แล้ว

    kingroot maroot garenayo mobile version kiisa yahay 6.0.1

  • @qaliilmaadeey6419
    @qaliilmaadeey6419 6 ปีที่แล้ว

    Asc sxp ani waa iihagi wayay maxan sameeyaah

  • @xussennuur7628
    @xussennuur7628 7 ปีที่แล้ว

    Asc sxp waxaa wataa j5 waxona isoqorayaa request or try again maxaa ku xalin karaa

  • @somalitutorials1126
    @somalitutorials1126 5 ปีที่แล้ว

    Rootka mobelka Dhib muu uleyahay

  • @MOHAMEDABDI_01
    @MOHAMEDABDI_01 7 ปีที่แล้ว

    libaax yare mcalin cabeeey

  • @abdisamad5720
    @abdisamad5720 7 ปีที่แล้ว

    sxpow ani cules lin kaqaday icaawiya yaqey

  • @salmanjamalbarrow101
    @salmanjamalbarrow101 8 ปีที่แล้ว

    masuul Mahadsanid

  • @hhhthnkz8793
    @hhhthnkz8793 6 ปีที่แล้ว

    Cabeey lanbarkaaga noo sheeeg what's appka

  • @aliabdukadir1656
    @aliabdukadir1656 6 ปีที่แล้ว

    Mobilkaaga ma rootkaraysanyahy sxb

  • @anasabdifiqi8580
    @anasabdifiqi8580 7 ปีที่แล้ว

    bs waa teacher India

  • @maajidmohamed1204
    @maajidmohamed1204 6 ปีที่แล้ว

    Asc zxpy root ku muxuu taraa

  • @abrahamabdulahi8957
    @abrahamabdulahi8957 8 ปีที่แล้ว

    please and please waa iga diidyay in aan soo dijiyo KingRoot

  • @belloahmed2786
    @belloahmed2786 8 ปีที่แล้ว +2

    💙👍

  • @Golesame
    @Golesame 4 ปีที่แล้ว +1

    Subscribe wan ku saray wll

  • @samiirsanka1529
    @samiirsanka1529 7 ปีที่แล้ว

    thanks ustaad

  • @salmanjamalbarrow101
    @salmanjamalbarrow101 8 ปีที่แล้ว

    een marka device keyga rootka u helo kingroot soo iska unistall gareen kari

    • @cabeeydaahir
      @cabeeydaahir  8 ปีที่แล้ว +1

      my wll hadaa iska tuurtid root kane wuu kaatagaa

    • @salmanjamalbarrow101
      @salmanjamalbarrow101 8 ปีที่แล้ว

      +SetGroups haa Ok Mahadsanid sxp

    • @abdikaniosman2160
      @abdikaniosman2160 7 ปีที่แล้ว

      SetGroups Sxp talifan Keegan develop option malaha

  • @mohamedhashim2514
    @mohamedhashim2514 7 ปีที่แล้ว

    wll failed to root ayu I leeyahay mrkaa maxa xala

    • @cabdixafiidcaamir3064
      @cabdixafiidcaamir3064 4 ปีที่แล้ว

      Wll startbfailed ayuu leeyahay marka maxaan sameeyaa adaa samaystay aan umalaynaa

  • @walaalahachenal160
    @walaalahachenal160 5 ปีที่แล้ว

    Sxb app ka mashaqeynooyo

  • @qaalidrespect2696
    @qaalidrespect2696 7 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @abdirisaqxuseen3140
    @abdirisaqxuseen3140 5 ปีที่แล้ว

    thnks bro

  • @Muslixtrades
    @Muslixtrades 6 ปีที่แล้ว

    Devoloper option maleh telkeyga

  • @Ibrahimmohamed12
    @Ibrahimmohamed12 5 ปีที่แล้ว

    Cabey zhp linkga soo dhig appka

  • @daadirmoha4212
    @daadirmoha4212 8 ปีที่แล้ว

    thankz

  • @mohamedyusuf4873
    @mohamedyusuf4873 8 ปีที่แล้ว

    Muxu taraya marka rootku

    • @cabeeydaahir
      @cabeeydaahir  8 ปีที่แล้ว

      +Mazim Yosof Qaran waa diyaar cashar ayaan kadiyaariyay waa kan linkiga daawo waa diyaar goo.gl/upJ2dw

  • @anasabdifiqi8580
    @anasabdifiqi8580 7 ปีที่แล้ว

    fantastic day

  • @belloahmed2786
    @belloahmed2786 8 ปีที่แล้ว

    thnkyouuh bro

  • @deckfreehalwad1258
    @deckfreehalwad1258 5 ปีที่แล้ว

    Mnzha alh zxb mhsanid

  • @xamsejamac6968
    @xamsejamac6968 5 ปีที่แล้ว

    H

  • @yaxyehassan3900
    @yaxyehassan3900 7 ปีที่แล้ว

    w

  • @sharmarkesaed2495
    @sharmarkesaed2495 7 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhh

  • @yaasiinbarecabdi9598
    @yaasiinbarecabdi9598 5 ปีที่แล้ว

    sxp lexdan meyo marku tago bo isa so celiha maxan sameya

  • @mohamedhashim2514
    @mohamedhashim2514 7 ปีที่แล้ว

    wll failed to root ayu I leeyahay mrkaa maxa sameya Help me

  • @shareeyshareey5
    @shareeyshareey5 8 ปีที่แล้ว

    thanks bro