ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Booyad baan ka ibsaday 7 bilood meeshan qof walba wu samayn kara inshallah
Yaa dega
Dadku inay dalkoda manafacad sadanWaxna kala so baxan way fican tahay
@@maxamedshowkaani9663 anagaa dagna
Maasha Allaah wll alle Haku barakeeyo
@@maxamedshowkaani9663 Somali baa degta 😂🤣 waa xay yaa dega
Mashaalhh ❤❤❤ tabarakalaah wa arin wanahasan🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wrong county
Sanaag is Somaliland dude.
Bal orodoo kenya dahab ja qodo Waxa kugu dhaca meeahani waa jamhuuriyada barakaysan martida hadii lasoo dhoweeyey edebta yeesha
Dahab qalabkii lagu baadhayay Somalia 🇸🇴 wali ma soo gaadhin ee jaamacada dahab lagu Barto hala furo dhulka dahab ayaa ka buuuxa
Masha ALLAAH
Ala maxa dalkena nimco taala dadkisinaWay baahan yihiin.ayagi ba isku jeedaMaxay horumar samaystaan
Qaabka loo shaandheeyo ciida carrada oo biyaha loogu shaandheeyo barta dahab yar yar ayaa carrada ku dhex jira waa laga maydhaa
War yaarahee rag deeqsiyaal ah ayaad tihiin ee allah ha idin barakeeyo dhulkiinana ha idiin barakeeyo
Mansha alla. Ilaahayow. Dhulkayaga hooyo. Jamuuriyadda Somaliland Dalkayga hooyo. Dalkeenu Waa Qanni. Waa Axmed Cali Cismaan Xasan Dhegu
Maashaa Alaah Togga Telgad,lama Oodo, xadeed ilaa Waqdariya Waa Dhul ilaahay Barakeeyey, Dadka Deegaankuna waa inay ka Faa'iidaystaan Insha Alaaah
Cageeyey inader wankusalmay waa xuseen ilko😁😁😁😁😁😁😁🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Hada mesha wax nafle jeran muse hawado edenka qaren laha dahabkana wu qadan laha.
In sha Allah waan imaneyna
Asc walaal sare maa shaa allaah
War dadku gobsanaa ninkii dahabkaan ila guro ku dhahay yaa ka gobsan❤
Kuwan muuqdisho ad ledihiin way ka yimaddaan maxay ahayeen Yaa SE u ogolaaday inay dalka Soo galaan?
Waaxan hayaa anigu diamond expensive ciidanensay ilso xiidhidhi most expensive diamond in world
Xageed Ku haysa
Waddankeena lagama hello
Burco xafada palse hutel
Waar aniga helay diamond jeia clorte aduunka dugu qalisan ayaan heelay
@@siciidtix8994 is ka taxadir, incase hadad iibisidna ciidan aad lacag siisay haku racaan, lkn inta adan iibin research bdn samee si an lagu dhicin
Saacad lama yidhaa (Metel Detector)BIRSHEEGE)
war lama foorarsado ee usha adoo taagan is le,ekaysii majirto sabab aad u foorarsato
dhagaxa opall waan niihaynaa
Hada Amaa raqiis leynkaga qaataa
Dahabkii D5 baa Iidoor iska guranayan
Waxan u ArkaaRag Tuuladooda dadka barayaOo Suuqa u Samaynaya
Qof aan soomaali Ahern iska geeye.shirkad maalintii imaadan waa nii dhamaatay, waxaa la baabibin doona dadka xoolaha.cudar kasarka ayaa nigu badan doon. Qaasanta kiimakada loo isticmaalo dabka
Ma imaada saxil baan jogaye
Siimoodi
Soo wada tahriiba waxaasi waxba maaha 😂
Amuus
Waxba ma taqanid eh
Uskuud yaa walad 😂
@@abdikarimismail442 😂😂 maas fahmin malaa, yacni Waxan ula jeeday Hadi nimcada dalka taala aydan aaminin iska tahriiba
Maxaad Ka heshay dheh badowyahow
Hadaad wax haysaan dadka umaydun yeedheene ma shuqul maakhiribaa
Meesha Haday Dahab leedahy qoryo soo qaadan lahayen Cid uma ogolaaden meesha Waxba mayaalan malaha
😂😂😂
Booyad baan ka ibsaday 7 bilood meeshan qof walba wu samayn kara inshallah
Yaa dega
Dadku inay dalkoda manafacad sadan
Waxna kala so baxan way fican tahay
@@maxamedshowkaani9663 anagaa dagna
Maasha Allaah wll alle Haku barakeeyo
@@maxamedshowkaani9663 Somali baa degta 😂🤣 waa xay yaa dega
Mashaalhh ❤❤❤ tabarakalaah wa arin wanahasan🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wrong county
Sanaag is Somaliland dude.
Bal orodoo kenya dahab ja qodo Waxa kugu dhaca meeahani waa jamhuuriyada barakaysan martida hadii lasoo dhoweeyey edebta yeesha
Dahab qalabkii lagu baadhayay Somalia 🇸🇴 wali ma soo gaadhin ee jaamacada dahab lagu Barto hala furo dhulka dahab ayaa ka buuuxa
Masha ALLAAH
Ala maxa dalkena nimco taala dadkisina
Way baahan yihiin.ayagi ba isku jeeda
Maxay horumar samaystaan
Qaabka loo shaandheeyo ciida carrada oo biyaha loogu shaandheeyo barta dahab yar yar ayaa carrada ku dhex jira waa laga maydhaa
War yaarahee rag deeqsiyaal ah ayaad tihiin ee allah ha idin barakeeyo dhulkiinana ha idiin barakeeyo
Mansha alla. Ilaahayow. Dhulkayaga hooyo. Jamuuriyadda Somaliland Dalkayga hooyo. Dalkeenu Waa Qanni. Waa Axmed Cali Cismaan Xasan Dhegu
Maashaa Alaah Togga Telgad,lama Oodo, xadeed ilaa Waqdariya Waa Dhul ilaahay Barakeeyey, Dadka Deegaankuna waa inay ka Faa'iidaystaan Insha Alaaah
Cageeyey inader wankusalmay waa xuseen ilko😁😁😁😁😁😁😁🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Hada mesha wax nafle jeran muse hawado edenka qaren laha dahabkana wu qadan laha.
In sha Allah waan imaneyna
Asc walaal sare maa shaa allaah
War dadku gobsanaa ninkii dahabkaan ila guro ku dhahay yaa ka gobsan❤
Kuwan muuqdisho ad ledihiin way ka yimaddaan maxay ahayeen Yaa SE u ogolaaday inay dalka Soo galaan?
Waaxan hayaa anigu diamond expensive ciidanensay ilso xiidhidhi most expensive diamond in world
Xageed Ku haysa
Waddankeena lagama hello
Burco xafada palse hutel
Waar aniga helay diamond jeia clorte aduunka dugu qalisan ayaan heelay
@@siciidtix8994 is ka taxadir, incase hadad iibisidna ciidan aad lacag siisay haku racaan, lkn inta adan iibin research bdn samee si an lagu dhicin
Saacad lama yidhaa (Metel Detector)
BIRSHEEGE)
war lama foorarsado ee usha adoo taagan is le,ekaysii majirto sabab aad u foorarsato
dhagaxa opall waan niihaynaa
Hada Amaa raqiis leynkaga qaataa
Dahabkii D5 baa Iidoor iska guranayan
Waxan u Arkaa
Rag Tuuladooda dadka baraya
Oo Suuqa u Samaynaya