Inkastoo cabdiraxmaan la idhaho ma ihi qofkaad su,aasha uwaday lkn 1) dahabka wxuu kor uqaada qiimaha lacagta dalka oo dalkii iska leh keyd dahab oo lacagtiisu ku xirantahay sicir barar kama jiro 2) su,aasha 1 saan ku iriba dal mrkuu lacagtiisu dahab ku tiirsantahe sicir barar kama jiro taaso dhaqaalaha dalka kor uqaadeysa un 3) sicir barar aad uxoogan io in lacagtiisa ay qiima beesho 4) maya.
Wll su,aal ayaan wataa waxan ku weydiiyay badda sida ay dalalka magacooda ku qaadato iyo xeebta dalka halka ay ku egtahay iyo biyaha caalamiga ah sida lagu saleeyo kasoo hadal wll si faahfaahsan💦🌏🌍
Qaabkee ayey u shaqeysa lacagtu maxaa diidaaya in la daabaco lacag dadka oodhan ku filan maxaa isku xiray lacacagta iyo dahabka muuqal ka soo samey sxiip
Waan jecelahay taarikhdii andalous mahadsanid
Ustaad cabdi raxmaan waaberi wn ku salaamy 🙌
Taarikhda islaamka please. ☝️🥰
Thanks 🙏 for your videos 😊
Waabari m wn ku salaamay
Waxan jeclanlaha inaad dheemanka iyo canbarka iyo johorada ad muuqaalo ka samaysid mahadsanid
Sxb Abdirahman waan Kusalaamayaa Waxaan kaaga Mahadcelinayaa Sida Aqoonta iyo Gaarsiinta leh ee aad Barnaamijyada aad usoo diyaarisid Muuqaalka xiga insha Allah Diamond ka warbixin ku saabsan ayaan kaa sugeynaa
Sxb waxan kacodsanaa inad nalawadagto Dahabka Qabka lobaro loolakalasaro dawada loadegsado adigo afsomali nogasharaxayo mahadsanid
First comment from mandera,❤❤ north eastern Kenya
Mahadsanid sxb si fiican ayaad noogu sharaxday dahabka, mowduuc nooga soo samee daimond iyo waxa loo isticmaalo. Mahadsanid mar labaad.
Thank you Abdirahman Omar
Taariikhda islaamka zxp mahadsanid
They call that topic extraction of Gold in chemistry ❤ already process ka schoolkan kuso arky❤ m.a thanks Abdirahman waberi❤
JazakallaH illhy haka abaal mariyo si wngsan ee wax inogu so gudbinayso wxa jclan lhaa ina kaso hadasho dhanka economics ga io aqoontiisa io barashadiisaba sbbto aH wxn ahy arday dhigta wxana ogahy inu faido bdan u leyhy bulshadeena somaliyeeed
Dalalka sida fudud ku hormaray ayagoo dhibatoin bdn ku jiro ❤
Mowducaaas noo bal fiiri mahadsanid ustad
thanks man, isku fikrad ayaan nahay.
Taariikhdii somalia❤
maash alaah mr waaberi barnaamijyadan soo badi si dadku, dalkooda uga faaidaystaan
Waaan kuu mahhadcelinayaa zxp aqoon baad xaga dahabka nooga kordhisay
Wixii hada ka dambeeya waa inaan raadiyaa
Ilaah ha inagu guuleeysiiuo
M.a walal Dheymanka iyo macaadinta.
Wali wax kaama codsanin Ee Soo Badi Muuqaalo ka Hadlaayo Dahabka iyo kheyraadka dahsoon uu Dalku leeyhay @waabari Media
Magacaguu waa cabdi Rahmaan
Dahabku waa keyd ka dunida
Mahadsanid wll
Mowduuc ku saabsaan falastiin iyo yahuuda dagaalada ay galen xiliyadii ay ugu danbeysay adigoo mhdsn
Ustaad abdirahmaan waxaan jeclaan lahayn in aad kasoo hadasho
Sidee wadan wadankale cunaqabatayn usaari karaa
Waku salaamy sxp qali
Mahadsanisd ustad wana nafahansiisay
C/raxmaan omar keep going ❤😊
Mahad sanid wll m.c .n❤Allaha hakuubareekiyo Aqoontaada❤❤❤❤
Walal Cabdiraxmaan xageen kaalsoo xiriiri karaa❤
Walaal cabdiraxmaan waanku salaamay waxaan kuwaydiinayaa afar suaalood
1)dahabku muxuu qiimo ugu fadhiyaa dalalka keydsada?
2)dahabku dhaqaalaha dal muxuu uga dhiganyahay se sixir bararka muxuu kataraa?
4)dalka aan laheyn keyd dahab maxaa kudhacaya ?
4)soomaaliya haddii keyd dahab lahaan lahayd shilin soomaaliku maqiimo dhicilahaa?mahadsanid.
Inkastoo cabdiraxmaan la idhaho ma ihi qofkaad su,aasha uwaday lkn
1) dahabka wxuu kor uqaada qiimaha lacagta dalka oo dalkii iska leh keyd dahab oo lacagtiisu ku xirantahay sicir barar kama jiro
2) su,aasha 1 saan ku iriba dal mrkuu lacagtiisu dahab ku tiirsantahe sicir barar kama jiro taaso dhaqaalaha dalka kor uqaadeysa un
3) sicir barar aad uxoogan io in lacagtiisa ay qiima beesho
4) maya.
@@kai_lino❤
Waa muuaal faa'iido leh runti🙏
Is soo ka hadal hadey soomaalidu midowdu waxa ay sameeyn ,,,,🙏🥺🙏🥺🙏🥺 karaan
Waxan la arag oo la maqal bay samaynlahayeen
Saxiib kasoohadal side biyaha ciida hostoda loga soosaraa❤❤❤
Bir unbaa lagu qodaade sxb wx weyn maahan
@@kai_lino saxiib sidaa maaha ee waxaan rabaa sida biyo cida hosted ugasobaxaan
Number 4✅
Mowduuc beraha iyo hormarint dadka somaliyed 6:42
Wll su,aal ayaan wataa waxan ku weydiiyay badda sida ay dalalka magacooda ku qaadato iyo xeebta dalka halka ay ku egtahay iyo biyaha caalamiga ah sida lagu saleeyo kasoo hadal wll si faahfaahsan💦🌏🌍
Trathwtubtqubtwzetvwrzbrqgvqrgbbargbtsbezj
wzjbwtjbw5ub15uñ6i 26j. H5u 5u 26b1tu jz tj Ayaa lagu wadaagaa badda
SAAXIIB WAXAAD KASOO HADASHAA MAASOONIYADDA IYO INTA AY UKALA BAXAAN IYO ELUMUNAATIGA IYO XIRIIR MAA KADHAXEEYO BAQORTOOYA UK IYO MAASOONIYADDA WAAN KUSUGAYNAA SAAXIIB MUUQAAL WACAN❤🎉
Wlhi hd asibtay waxan rabay Wana marki uhoraysay een raygayga dhibto
Manshalah wll muqaalkan kahelay
diamonka asna kwrn🦁🦁
Dahabka waan qodaaba anigu
your voice is so😊😊
Dahabalaha Towfiiq 1-Burco
waad mahad santahay wll
waxaaad kasoo hadasha barashada macdanta
Dhinaca taariikhda u kaalay walaal cumarow
Waaberi media mahadsanid waxaad ka soo hadashaa fear of holes triphophia plz macalin waa codsi
Walla side kubarrankaha xifiraadaha kuma yuurtakaha
Shugran Ustaad Daimond barnasmj ku Eeg inshllh.
Shidaalka somaliya ku jiro inta uu la egyahay
Sxp waxad kaso hadasha Basa Borka somalia iyo kan aduunka please 🙏 😊
Number 5❤🎉
Muqaaladii tarikhda iyo kuwii ad oga hadli jirtay falastin ayada wan rajenyna inad mali malin noso dayso mahadsanid ustaad
Asc ustaad c/raxmaan waad ku mahadsanthy sida aad barnaamijyada waxtarka ule bushada aad nuugu soo gudbiso
Waxananu ilaahay kuu waydiinaynaa in miisaanka xasanaadka kuugu daro
Muqaalka xiga waxan ka codsan lahaa inaad kasoo hadashid
DHIBAATOOYINKA HAYSTA UMADA SOOMALIYEED GAAR AHAAN DHANKA SIYAASADA
FADLAN CODSIGAYGAN IGA AQBAL
WAXAN NAHAY DHALINYARAO JECEL ISBADALKA BALSE AAN GARANAYN MEEL AY WAX KABILAODO
ILAAHAY BAA MAHADLE
Sadii loo aaburay Nabi Aadan
Diamond 💎 side lo sameeye walal 🙏🏾👏🏽
Asc wllky cabdiraxman waxaankaa cosanayaa inaad iskaashatada kobciye cooperative oo ay leeyihiin soomaali oo dhan inaad gaarsiiso inta kugu xiran si aan faqriga iyo gaajada uga baxno insha allaah
Muwduuca xiga, sidee baa loo dhisikaraa waddan awood leh, awood intee leg ayaayey u bahantah in lagaliyo.
Saxip kasohada magaca cusub indiya 🇮🇳
Pro luulka kasoo hadal wax yaabaha uu wax tarka uleeyahay please 🥰🙏🙏
Woow😮,,M.a❤❤❤❤💢💯
Keep going waberi
Faaiidooyinka elements-yada chemistry-ga
Keep going ❤❤
Zxp adoo RaaLi aha computerka iyo 🖥️ barashadiisa iyo fa iiDadiisa kasoo HadaL
Asc wll 🎉
Namaste sida dahab looka dhigikara
Wllo muqaalka xiga kaga hadal akhiriyo waxa dhici doona marka qof walba meshu alle uqadaray uu uhoydo
Sxp rootinka kasoohadal
Malabka ❤
NIYAY POWMIA
BAL NOSOO OGOW WAXA UU YAHAY IYO WAXA UU U TAAGAN YAHAY ZXP THANKS
Waan jecleahy taariikhda andalous muqlka xiga qalbka lagu badho no sheg 4:02
Asc wll isheg qabka. Loogodaweyo xanunada
Zxp noosoogudbi waebixin kisabsan wadamada layskuyiraahdo iskandenefiyanka
Allah is.one😢
Talk about earthquake for Morocco 🎉
👍
Wll please waxaa no shegtaa dahabka ku wa ugu qalisan 18 21 ama 22 23 kuwas cml please ama ku wa cadan ka ah faa fahin ❤
Sxb macalin C/Rahmaan waan kusalaamey ugu hereyn marka xigta waxaan kaa codsanayaa inaad kasoo hadasho mowduuc oo ah maxaa udhexeeya THEOCRACY & THUGOCRACY waddamadee ayaa ubadan plz kasoo hadal
Ustaad waxaad kasoo hadashaa cudurka cancerks❤❤❤
Dahab
Waxaad ka so hadasha Accounting and finance kuliyadan inaan barto ayaan rabaa wll sida ugu dhaqsiyaha badan
Wll waxaan kaa codsanayaa inad wax noga sharaxdid taariikhda muslimiim rohingaha oo ilaa waqtigan gummad ka lagu haayo waxa laga yabaa ineysan dadka badankoda ogeyn
Mahadsanid Akhii
ala wan jecelahay😊
Maadama aad dahabka ka hadashay waxan jeclaan lahaa inaad kasoo hadasho uranium sida loga sameeyo nuclear iyo electricity dahabka iyo uraniumta teee qaalisan wadan hadaanu haysan uranium ma soo dhoofsan karaaa mahadsanid brother
Cabdiraxman wll wxn ahay qofka kaliya ee imika ilaa bilawgii ku daawanayay hadane Wali wxn kaa helin waa taariikhdii somalia iyo xiliga ay bilawmeen
Macdanaha kale ee dhulka laga helo soo samay
1st❤
Waxan jeclan lahaa inaad Morocco ka soo hadashid mahadsanid
Sxp shirkada hormuud ka so hadal
Waxaan ka soo hadashaa booka loo yaqaano ladagaalanka nuurka
Walal waxan kaa codsan lahaa in aad ka soo hadashid wax yaabaha sababay dib u dhaca "qaarada Africa" hadii ay suurto gal tahay .
Kuliyada puplic Administration noosoo gudbi oo kasoo hadal please
Diamond ka soo hadal iyo noocyadiisa wll
Solar system ka so hadal walal abdirahman🙏
walaal Abdirahman waxa kaso hadasha Khaliinka, qiimahisa, Mustaqbal ahaan, mal-galin side logu sameya, kaso hadal walaal
Ustaadi waxaad kasoo hadashaa qisadii nabi adam cs
Sxp liibiya iyo marooko ka soo hadal😢
Asc zxp sida loo garto goobaha laga helo iyo sida loo
Walal waxaad nooga soo warrantaa sidee bay meel bad ahi magaalo iskugu badashaa ama sidee meel magaalo ahayd bad u noqotaa
Thanks sxb waxa baaan kaaa faaaiiiday mahad sanid Waalaal ka
Qaabkee ayey u shaqeysa lacagtu maxaa diidaaya in la daabaco lacag dadka oodhan ku filan maxaa isku xiray lacacagta iyo dahabka muuqal ka soo samey sxiip
Cabdiraxman waabari mahad badan baanu kaaga haynaa mawaadiicda aad kahadasho ood si hufan ugorfayso ugana faa,iidno .
Haday suura galtahay waxaad noogorfaysaa qaabka biha badaha loo sifeeyo loogana faaidaysto cabitaan ahaan.