ISBADALKEYGA IYO WAXAN QABTO KUSO DHAWADA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • ISBADALKEYGA IYO WAXAN QABTO KUSO DHAWADA PLZ SUBSCRIBE

ความคิดเห็น • 281

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV 5 ปีที่แล้ว +4

    Mash alah abayo waa runta is the best herbal life

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 5 ปีที่แล้ว +4

    Coach Munira marka hore Raali ahaw kun iyo kow jeer xbbti
    Aniga waxaan ahaa dadka yara shakiyey wll, ma khaldame waa Allaah swt, waxaad tahay qof fican oo qalbiga wanaagsan anigu aad ayaan u caajis badnaa lnk imika waxaan noqdey fariid Ilaahay ka sokow adigaa sabab u aha inaan hurdada ka kaco.
    Mahadsanid wllo
    Ilaahay hakaa abaalmariyo aduun iyo akhiro
    Love you all sis ❤❤❤
    Hore u soco quruxey

  • @qnluul5146
    @qnluul5146 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah somali ma tihid hadaad subscribed waayo hormar beena gaadhsiisay waana guul ay noosoohoysay my rajo soomaali dhan guul uthy in family soomaali sidaa caan unoqdeen waliba loo qadariyo

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah my sister thank you SO much good job keep going don't give up🙏👑🏆🌟👆👈✊👍👏😁😁😁👍🌹💑👈

  • @qurixiwaafarakuhayn7107
    @qurixiwaafarakuhayn7107 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah abaaye haw joojin dadka xumaanta eega ee arkin dhanka wanagsana aan waxba ka eegin waxad tahay gabar qalbi wanasan walahedna u dadalaysa

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha allaah Guul Wacan Xbt
    horay Usoco 🙏❣🙏

    • @ladancookingandbeauty7617
      @ladancookingandbeauty7617 5 ปีที่แล้ว +2

      Nasra Abtidoon asc Sister subscribe ohs cawi inshallah Shukran 👍 Ladan cooking and beauty

    • @anabmohamed4962
      @anabmohamed4962 5 ปีที่แล้ว +1

      guul wacan Abayo

    • @ladancookingandbeauty7617
      @ladancookingandbeauty7617 5 ปีที่แล้ว +1

      Nasra Abtidoon Asc Sister isoboqo subscribe isar inshallah Shukran Ladan Cooking And beauty 👍

  • @maryanaden5719
    @maryanaden5719 5 ปีที่แล้ว +6

    Aabyo macaanto hormarwacan adaa ugufarxay hormaakaga howlweynaa nooheysaa dhiiragilin haaato mahadsanid herballife na waa kaamuuqataa adaa cadeyn noogufilan muuqaalkaga mashaalaaah xabibti

    • @ladancookingandbeauty7617
      @ladancookingandbeauty7617 5 ปีที่แล้ว +2

      Maryan Aden asc Sister iga cawi subscribe inshallah Shukran Ladan Cooking and beauty 👍 thanks

    • @zeynabmohamed7712
      @zeynabmohamed7712 5 ปีที่แล้ว +1

      Mansha alllh

    • @maryanaden5719
      @maryanaden5719 5 ปีที่แล้ว +2

      Ladan abyo youtube waa kuqorey imasoobixin

    • @ladancookingandbeauty7617
      @ladancookingandbeauty7617 5 ปีที่แล้ว +1

      Maryan Aden Abayo May rajo hosta Ayan kuqoray qofka kahoseyo waniga Ladan Cooking and beauty. Baris aya kusawira

  • @hafsoismanyusuf2370
    @hafsoismanyusuf2370 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @DHESHKCHANNEL
    @DHESHKCHANNEL 2 ปีที่แล้ว

    How nice to buy product from you❤️❤️❤️

  • @malyunabdulahi4801
    @malyunabdulahi4801 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah goed nieuws

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 5 ปีที่แล้ว +1

    ‏شكرا أختي الله يزيدك علمك ويبارك فيك

  • @ladancookingandbeauty7617
    @ladancookingandbeauty7617 5 ปีที่แล้ว +4

    Mashallh somaliye iga cawiya subscribe isar inshallah wana mahad santahay 👍💕 iyo my rejo 👍🌹🌸

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Qaaali

  • @monetaalwaax4723
    @monetaalwaax4723 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid muniro..muda Somaliyed dad hore wax ufahma ma ahan dulqad bay raban runti 👍👍👍

    • @ladancookingandbeauty7617
      @ladancookingandbeauty7617 5 ปีที่แล้ว

      Moneta Alwaax Asc inshallah subscribe iga cAwi Ladan and beauty 👍 thanks

  • @Dhamestiran
    @Dhamestiran 5 ปีที่แล้ว +2

    Msha allah abyo Mcn waku amisan nahay marwalbo allah kaqabto cadowga wxa noshegto wan qadana walow an heli karin herbalife keep going sis

  • @nimoqalbihena
    @nimoqalbihena 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah walaashey qali aad baan kuu salaamayaa from mogdisho allaha ku xafido adiga iyo dhmn caruurta and xajiga

  • @asmaamfaarax4915
    @asmaamfaarax4915 5 ปีที่แล้ว +7

    Muniira xabiibtuu ilaah haku xafido daaiman adiga iyo zawjkaaga iyo caruurtaada

    • @ladancookingandbeauty7617
      @ladancookingandbeauty7617 5 ปีที่แล้ว +2

      Asmaa Mucalim Faarax asc subscribe iga cawi inshallah Shukran 👍

    • @asmaamfaarax4915
      @asmaamfaarax4915 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ladancookingandbeauty7617 wcs

    • @asmaamfaarax4915
      @asmaamfaarax4915 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ladancookingandbeauty7617 wcs

    • @ladancookingandbeauty7617
      @ladancookingandbeauty7617 5 ปีที่แล้ว

      Asmaa Mucalim Faarax Shukran xabibti 🌹🌟👍 jazakAllh kheir. @ malahan xabibti wa Ladan cooking and beauty 👍

  • @goobanimojecelgabadhareera6084
    @goobanimojecelgabadhareera6084 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh xalay marka si seexanayayban my rajo dawaday lkn ma wada dhamaysan hada dhamaysaty mashquul dartiis wll hore uu soco

  • @ubahahmed8487
    @ubahahmed8487 5 ปีที่แล้ว

    Muniira abshir my rajo abaayo illhy dartiis baan kuu jeclhy gabdhaha youtuberska gabadha ugu jeclhy ayaad thy mashallh

  • @myhamichannel
    @myhamichannel 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo allaha ika deysto waxa tahy qof kudayasho mudan cimri dheer iyo cafimad allaha kusiyo owladada iyo xajogada allaha kudeysto ,xasidkina iyo xumadonahana allaha idinka qBto

  • @suhuurqalanjo6398
    @suhuurqalanjo6398 5 ปีที่แล้ว

    Muniiro guulayso

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah TabarakAllah
    Ilaahay ha isu kiin daayo coach cabdirisaq, Aaaamin yaa Rabbi
    Farxad iyo cafimaad ku waara wllo

  • @impluxxfn1855
    @impluxxfn1855 5 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah abayo horey usoco dadka hdl madhamado ha u jojin alaah macakum guul xbti

  • @qnamiirafani7
    @qnamiirafani7 5 ปีที่แล้ว

    Mnzhllh muniiro Abshir Osman waxa Aan ku leyahay hanbalyo hanbalyo hanbalyo guusha aad gadheen adi iyo sayigag farxad badan idin rajeenay Alle ha idin xafido ❤💕😘💓

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Nadira Hore u soco

  • @caishaahmed2834
    @caishaahmed2834 5 ปีที่แล้ว +2

    wnku jclhy boqorada hablaha muniira allaha idin dhawro adi qoyskada quruxsan mash allh

  • @hawomohamed8401
    @hawomohamed8401 5 ปีที่แล้ว

    Horumar wacan abyo i don't like herbal life but i support you thanks

  • @asmaahussein7465
    @asmaahussein7465 5 ปีที่แล้ว

    Masha alla hore u soco xpti

  • @nafisanafisa7273
    @nafisanafisa7273 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah qaali illahey ayaa ku gaarsiyay darajadaas farxad KU nolaada adi iyo familkaaga

  • @ummabdallah8771
    @ummabdallah8771 5 ปีที่แล้ว

    Guul wacan

  • @caidaaxmed4268
    @caidaaxmed4268 5 ปีที่แล้ว

    Abayo muniira guul iyo gobanimo kunolaw masha alah ad ayan kujecelnahay xabiibti ilahay hanokadayo

  • @aishahbilan5620
    @aishahbilan5620 5 ปีที่แล้ว

    Herbalife Nutrition waxaa la’asaasay 1980 in Los Angeles California waxaa aas aasasay Mark Hughes. Company wuxuu howl gal buuxo ugula shaqeysta ilaa 94 Countries. Marka munira iyo xajigeda kama been sheegayaan ee inti aanan aqoon ulaheen History dhib ugu labtaa maahan inaa Gabadha inii faaideynesa aa kujeesatan. ✌️🙌

  • @MA7CC
    @MA7CC 5 ปีที่แล้ว

    Asc mash Allah Abayo Mcnto I llehe haku xafido guul wacan hore u soco

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว

    Maasha'llh sis muniira

  • @qosoliyoqareexochannel3726
    @qosoliyoqareexochannel3726 5 ปีที่แล้ว

    Mcha allh xbbti allha nokaadaayo adi iyo mfamilkgaba runti wn Ku farxa markan arko gabar ama wiil somaliyed oo nolosha heer kagaray wxana jclhy horay usisoco in an dhaho allha noobadiyo idinka ookale💕💕💕

  • @nimaahmad4105
    @nimaahmad4105 5 ปีที่แล้ว

    walaalo hays xiijin Somali waa dad hadal badan taasay heer ku gaadhiwaayeen hore u soco huuno

  • @nuurtohassan8524
    @nuurtohassan8524 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xbbti Munira keep going wlhi Dar Alle ban kuu jeclahay rolemodel baad ii tahay mar walba wan ku daawadaa farxad ban kugu dareemaa iyo dhiirigelin Allah ha idin xafido adiga iyo saygaaga cabdirisaaq iyo caruurtiinaba💋💋💋💋💋

  • @samiramohamed359
    @samiramohamed359 5 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH Hambalyo Hambalyo walashey qali .Hormar kasii wacan ayan ku rijeynaya habibti Top 1 ayan ku rijeynaya dhawaan abayo .Anagu Somali hadanu nahy wax iskuma ogolin waxna ma Hubsano marka hau bixin abayo.HORAY U SOCO .ALLAH SWT ha kula garabgalo dadaal kaaga.😍😍😍😍😍😘😘😘

  • @fardoosoabdulahi3991
    @fardoosoabdulahi3991 5 ปีที่แล้ว +2

    Muniiro illaah dartiii ayaan kuu jeclahay xppti allah haku deysto adga io family -ligaga

  • @fartuun7123
    @fartuun7123 5 ปีที่แล้ว

    Mashaalah walashey Muniira wa muhim in Jadwal lagu socdo

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo 5 ปีที่แล้ว

    MashaAllah walaasheyda horay u soco keep up the good job 👏 👍❤️ you are the best

  • @ummzein8690
    @ummzein8690 5 ปีที่แล้ว +1

    Wadnoo faantay caawa khair ilhay hakusiiiiyo

  • @shukrimohamedhassan3789
    @shukrimohamedhassan3789 5 ปีที่แล้ว

    Mashalh abayo ilah haidin barakeyo wayo sharaf ayee notahay somali hataa nahay guul inta xun warkoda waxba hau arkin

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 5 ปีที่แล้ว +2

    wlh blh munira herbalife waan aaminsanahay waayo sababta aan ku aaminaya waxey tahay cabitaanka aad adiga cabeeyso waayo qof sun cabaayo ma jiro intaaas ayaa iiga filnaatay lkn sorry ima soo gaarin waxaan joogaa sacuudiga wlh aniga waan ku aaminsanahay oky allaha idin xafido abaayo adinka iyo caruurtiina

  • @sacdiyoibraahimmaxamed7744
    @sacdiyoibraahimmaxamed7744 5 ปีที่แล้ว

    Asc Abayo muniiro cadey masha Allah guusha aad gartey hambaliyo mcn horey usoco jezakalaho qeer

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo shukran

  • @mandeqabdulkadirmanka4825
    @mandeqabdulkadirmanka4825 5 ปีที่แล้ว +3

    Dad bdn oo her ball life wax ka shegayan oo wuu xun yahay dhahayo waa arke lkn manta saficana ugu jahil bixisay nolow my abayo an jeclahay aniga wan jeclan laha inaa isticmalo lkn waxan joga neropi mana laga hela idhahday

  • @samardiriye1357
    @samardiriye1357 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah muniiro ku jeclahay hore usoco xabiibti❤️❤️❤️❤️❤️😅

    • @ladancookingandbeauty7617
      @ladancookingandbeauty7617 5 ปีที่แล้ว

      Samar Diriye Asc subscribe iga cawi inshallah Ladan cooking and beauty thanks 👍

  • @iskufilan5405
    @iskufilan5405 5 ปีที่แล้ว

    Muniira Cadey Abayo Waku Aaminsanhy Wlhi Waa Sababta Si Gaara kula so Xariiray Rabi Ha idin Xifdiyo adi io Rerkada Dhaman Wan Ku xiisnay

  • @ummukhadrachennal266
    @ummukhadrachennal266 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxn wa mashruuc shirkadu si ay waxay sosarto usocoto ayay shahada ubixinaysa adna wa iibgaysay ee maha ina aqoon ledahay company guna wax xuna uu sosara wax fcna uu sosara runta marka laga hadlo wa kimiko

  • @fadxiyamuomin7127
    @fadxiyamuomin7127 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah hbo mcn asad allaha ku xiftiyo😗😗😗😗

  • @miskifarah4859
    @miskifarah4859 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc.muniiro cadeey abaayo kor uga bax.aniga waxaan ku dhihi lahaa dadka noocaa ah
    Ha u jawaabin waqti ha galin waxaad tiraaahdaa waad mahadsan tihiin
    Xafsa

  • @mulki775
    @mulki775 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah muniira xabiibtuu ilaah haku xafido daaiman adiga iyo zawjkaga iyo caruuruurtada

  • @ubaxhealthybeauty5141
    @ubaxhealthybeauty5141 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaah Abaayo guul wacan hore U soco qaali

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 5 ปีที่แล้ว +1

    امين

  • @farraxabdi9738
    @farraxabdi9738 5 ปีที่แล้ว

    mansha Allah wll aan jeclahay qali dumar markan arko vod aad ledahay waan ku farxaa gulayso qali

  • @hibamaxamed9623
    @hibamaxamed9623 5 ปีที่แล้ว

    Aac xabibtii muniiro hure usoco dadkena adoo axsan usamecayo uu caawinayo ayee dhalel kusinayan inta kujimecel ayaa badan hure usoco ha ujujin inta xun ayagana xumanta ale hakajujiyo aniga isticmalay misankNa ika riday alxamdulilah

  • @daganfaraxkheyre495
    @daganfaraxkheyre495 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abayo allha inii xifdiyo family ku dayasho wacan ilmaheyga guudha aygaren wan ku Faraxsanahay alfa mamruuk

  • @barlinyusuf4590
    @barlinyusuf4590 5 ปีที่แล้ว

    Masha alah munira waaw warunta xabibti bani adam lagama ed beli karo horay u soco xabibti kenyan kaso salamay

  • @ahlaamali5233
    @ahlaamali5233 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah my xbbti muniira and A.risaq sidan iskugu dubnada mar walbo il xun Allah nima tusu.sidaa no caawisin Allah nii caawiyo 😍😍😍😍

  • @salmomaxamoud8811
    @salmomaxamoud8811 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xbbty barakallah muniiro

  • @ayaanjama9294
    @ayaanjama9294 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarakalah

  • @xamswkhaalid7431
    @xamswkhaalid7431 5 ปีที่แล้ว

    mansha allh wllshy hore usuco wllshy waykaa xunyihiin ee ha u joojin iska dhaaf warkooda xppit habolyo ayaan ku leeyahay

  • @zeinabsiman7447
    @zeinabsiman7447 5 ปีที่แล้ว

    I am in south Africa i agree with u derling

  • @shamzohassan3885
    @shamzohassan3885 5 ปีที่แล้ว +2

    www hamblyo xxbiti gula marwalib

  • @hafsaahmed2986
    @hafsaahmed2986 5 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah abyo ilaahay ha idin xifdiyo adi iyo zawjkaaga iyo caruurtaada❤❤❤❤❤

  • @qnluul5146
    @qnluul5146 5 ปีที่แล้ว

    Keep giong wlshy my rajo cadawgaa hajabo

  • @munasrmohamed7336
    @munasrmohamed7336 5 ปีที่แล้ว

    Abyo muniiro waad guuleysate kuna tagno wadada heso hore usoco mahadsanid
    wan jeclan lahaa ina hebal life kunolado lkn maheli karo wayo somaliyan joga insha allah waxan sugaa inuu soo garo somaliyo

  • @nafisohassanahmed275
    @nafisohassanahmed275 5 ปีที่แล้ว

    Habo Mcnto Muniiro CadeeY wlh dar Alle kujeclhy alle ha ikaa xifdiyo ❤❤❤💋

  • @rayanabdi1390
    @rayanabdi1390 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah abayo hooyo karti badan oo fariid ah ayaad tahay abaayo hore uu soco aniga waxan ahay hooyo ilma yaryar haysata joogta qurbaha abaayo mar waxad noso galisa jadwalka hooyada iyo xiliga ugu fican ee aan wax qabsan karno walhi wandalnay jisakalah kheer 😘

  • @nimomuhumed366
    @nimomuhumed366 5 ปีที่แล้ว

    Keep going abyo ❤️gusha aad garto waa gushena waana ku faraxsanahay

  • @farxaanahfamilyxarago955
    @farxaanahfamilyxarago955 5 ปีที่แล้ว

    Abaayo hore usoco waxaa tahay adigan kaga jeedna tageero buuxdo love you👏👏👏👏👏👏👏👏🇸🇴❤❤❤❤❤👌

  • @habsaachanel3087
    @habsaachanel3087 5 ปีที่แล้ว

    Manshalaa wll ku jecliyaaa ollow ku dhawr

  • @qiimabadanmuse3618
    @qiimabadanmuse3618 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah xabiibti

  • @mislihaamhuubsey7557
    @mislihaamhuubsey7557 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah abaayo mcnto muniiro wan kuu hambalyeeynayaa illahey haku xafido

  • @farhiahirsi1496
    @farhiahirsi1496 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah muniiro abaayo hore hore usoco waankutageeraa waxaad ogaataa waxbadan inaad lakulmeesid oo dhib ah u dul qaado waxaa heergaaara adigoo kale qalbi fiican dadkeedana aankumushquulin aanan quusana . Waxaa hubaal ah in rajadaada kaamil kuunoqondoonto mar unaa..

  • @_.isco._001
    @_.isco._001 5 ปีที่แล้ว

    Waaw muniiir cadeeey sln sare quruxeee hormar wcn intaaa iyo in kabadan

    • @ladancookingandbeauty7617
      @ladancookingandbeauty7617 5 ปีที่แล้ว

      Queen Rahma asc sister subscribe iga cawi inshallah Ladan cooking and beauty Shukran 👍

  • @qali0mar645
    @qali0mar645 5 ปีที่แล้ว

    gabdha waa rer badeyo walhi waan ka yabay

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah xabiibti munira cadey 👌👌👌

  • @mariamohamed9883
    @mariamohamed9883 5 ปีที่แล้ว

    m.alh aad ba no cawisay
    waligana waxan kugu duceynaya herkan herka sareyo in garto waliva oo guleysato
    dadna hadlkoda ina sii daba kicin oo hore lee u dhaqado wayo hormarkga ma raban cadowgan
    lkn anaga dhiveyna thg guleysa abayo mcn💓💓💓💓💓💋💋

  • @fardowsayusuf2976
    @fardowsayusuf2976 5 ปีที่แล้ว

    Mshallh quruxlay keep going abyo 💕

  • @xalimosacdiyonuurxasan607
    @xalimosacdiyonuurxasan607 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaah waxaad tahay qof niyad fican xabibti xafidulaah adiga iyo famil kadaa abaayo

  • @hodandahira8295
    @hodandahira8295 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaha xabiibtiy huray usoco😍😍🙏🏼😘🥰❤️😍

  • @simancabdulaahiomar1918
    @simancabdulaahiomar1918 5 ปีที่แล้ว

    masha alaah abyo Hormarkaada alle haku siyaadiyo xapipti

  • @ayaanahmed8975
    @ayaanahmed8975 5 ปีที่แล้ว

    masha allha qali dumarguul wacan abayo munira 👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @muniiraziz8996
    @muniiraziz8996 5 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah 👍👍❤

  • @sakinayasir3234
    @sakinayasir3234 5 ปีที่แล้ว

    Www masha alllah abayo

  • @fardowsomaxames369
    @fardowsomaxames369 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah my rajo Allah ku xifdiyo mcnto

    • @ladancookingandbeauty7617
      @ladancookingandbeauty7617 5 ปีที่แล้ว

      Fardowso Maxames Asc Sister subscribe iga cawi inshallah Shukran 👍 Ladan Cooking And beauty

  • @duniyosaciid3316
    @duniyosaciid3316 5 ปีที่แล้ว +1

    My rajo 😍❤wn kutrgeera abyo shrfw kuwaar

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 5 ปีที่แล้ว +1

    ‏ما شاء الله تبارك الله منيرة

  • @fatmaqalbi9957
    @fatmaqalbi9957 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah munira qurux allah haku xifdiyo adi iyo xajigaaga iyo carurtadaa adunyada wax lagu nolado run tii cafimad ayaa ugu fican alxam dulilaah alaah hacafiyo inta xanunsan inta cafimad qabtana allah usiyadiyo amin yarabi shugran abaya qaliya❤❤❤❤❤❤

  • @fatiabdullahi1991
    @fatiabdullahi1991 5 ปีที่แล้ว +1

    masha alaah xbbt

  • @fartuunxasan3485
    @fartuunxasan3485 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo muniiro caday waan ka hilay sida aad no caawiso thanks

    • @ladancookingandbeauty7617
      @ladancookingandbeauty7617 5 ปีที่แล้ว +2

      Fartuun Xasan asc sister subscribe iga cawi inshallah Shukran Ladan Cooking Ana beauty

  • @wanagaqoyskahappy2937
    @wanagaqoyskahappy2937 5 ปีที่แล้ว

    Horay usoco Abayo hormar wacan xabiibti

  • @umumohamedamiiish2233
    @umumohamedamiiish2233 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah hore o soco sis

  • @mamadaryeelchanel491
    @mamadaryeelchanel491 5 ปีที่แล้ว

    MashaAllah guuleso marwalbo

  • @fartuunaadan3516
    @fartuunaadan3516 5 ปีที่แล้ว

    Mashalah ad ayn u jeclahay qoyskan my rajo

  • @quruxdumarofficial
    @quruxdumarofficial 5 ปีที่แล้ว +1

    asc walaalaheyga isoo booqda mahadsanidiin

  • @sumayacumar9830
    @sumayacumar9830 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allh abaayo illaahey haku xafido

  • @zaamalimahamed1505
    @zaamalimahamed1505 5 ปีที่แล้ว

    Horay usoco wallashay guli ii gobonima kuwara