MALINTEYDA WAXA QABTAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 72

  • @j.k.s__90
    @j.k.s__90 23 วันที่ผ่านมา +4

    masha allah abayo muniiro sewaye hee baby Amiir mise Asad aad ujaceshay hhh❤

  • @ayaanahmed6114
    @ayaanahmed6114 23 วันที่ผ่านมา +3

    Abaayo muniiro 9qofa nahay isku mida nahay baastada 1Iyo bara karsanaa😂😂❤🤝

  • @amranMaan-m7k
    @amranMaan-m7k 23 วันที่ผ่านมา +1

    hooyo karti badan baa tahay mash allh ilhy hakuu barakeeyo ubadkaagaga iyo gurigaga habo anaga mustaqbal wngsn hana siiyo aamiiin yaa raabii 🫶❤💗💗🤲

  • @muna607
    @muna607 23 วันที่ผ่านมา +1

    Mar walb faxiya ayan ceyni moda marka dusha ka arko😅 ceyni waa quruxaley ayan u malen hanag so galin noqari aniguna inaan mar kul kulmaan rajenyaa sharafey❤❤❤ allhuma baarika arooskaa

  • @munoguure2652
    @munoguure2652 23 วันที่ผ่านมา +1

    Masha alha alah Yaxafidah amiir congratulations 💋💋♥️♥️🥰♥️🥰

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 23 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha allaaah walalo qali ❤🎉ilaahy haku barkeeyo ❤❤

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 23 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaah amiir yare abaayo muniiro asad a dhahday

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v 23 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah ❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 23 วันที่ผ่านมา +1

    Abaayo muniiro asad hadhihine amiir yare ❤❤😂

  • @RumiinCabaas
    @RumiinCabaas 23 วันที่ผ่านมา +1

    Habar yar Imtixaankii Waa guleystay 🤲🥺

    • @layaanamohamud8933
      @layaanamohamud8933 23 วันที่ผ่านมา

      Hanbalyo 🎉hbo

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  22 วันที่ผ่านมา

      @RumiinCabaas
      Hambalyo habo 💋❤️🎉👏

  • @mouniramahamed1878
    @mouniramahamed1878 23 วันที่ผ่านมา

    Machaallah walashay rajo Allaha ku barakeyo ❤

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 23 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah ❤❤😊😊

  • @asadyarre7608
    @asadyarre7608 23 วันที่ผ่านมา +1

    Abaayo muniiro amiir dheh xafayada asad maahe

  • @Maimun126
    @Maimun126 23 วันที่ผ่านมา

    Habo muniiro hoyadey saas eh waxas cml phobia ka qabta manto dhan ala maxa u fiiryay dhahe 😂❤️

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 23 วันที่ผ่านมา

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @XamdimaxamedMaxamed-o1z
    @XamdimaxamedMaxamed-o1z 23 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah❤

  • @haniabdi734
    @haniabdi734 10 วันที่ผ่านมา

    Asad mise Amiin munira 😂😂😂

  • @SaabariinXasan-hn5nx
    @SaabariinXasan-hn5nx 23 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allha

  • @SaynabMaxamuud-m2b
    @SaynabMaxamuud-m2b 23 วันที่ผ่านมา

    Hambalyo arooska Allah ha isu daayo

  • @yurubyusuf3226
    @yurubyusuf3226 23 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah ❤❤❤

  • @SaynabMaxamuud-m2b
    @SaynabMaxamuud-m2b 23 วันที่ผ่านมา

    Allah haku xafido qali macanto

  • @ilhaanAbdala
    @ilhaanAbdala 23 วันที่ผ่านมา +1

    Asad mise amiir kawada 😂😂 secml hee abyo muniiro

  • @hodanmohamed8046
    @hodanmohamed8046 22 วันที่ผ่านมา

    Asad ma xafaayad xidhanaya wiilka ceebta kadaa amiir yare dheh hambalyo amiir cade

  • @XamdiMaxamed-fo7kv
    @XamdiMaxamed-fo7kv 23 วันที่ผ่านมา

    M.a aby muniro asad mise amiir wa hilmam hadal kuma jiro

  • @user-zf7gf5gn2e
    @user-zf7gf5gn2e 23 วันที่ผ่านมา

    Mash allha abayo allha ku xafido ❤

  • @XafsoAxmed-wp6nh
    @XafsoAxmed-wp6nh 23 วันที่ผ่านมา

    Abayo muniira wanku salaamay waxan kamid ahay gabdhaha kugu xerin waxan idinka codsana idi ii asxabtada duco inaad iso duceysaano illaahay awlaad inuu igu arsaaqo isiiyo wax qeer qawo aniga iyo intaa heesaninba inta heysatana illaahy caruurtoda hau barakeeyo

    • @user-ek6fo6pr4c
      @user-ek6fo6pr4c 23 วันที่ผ่านมา

      Allah ku siiyo duriyad saalix ah

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 23 วันที่ผ่านมา

    Masha allha abaayo muniiro

  • @RamlaMuzamil
    @RamlaMuzamil 23 วันที่ผ่านมา

    Fartuun allah cafio🤦🏻‍♀️😭

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 23 วันที่ผ่านมา

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 23 วันที่ผ่านมา

    masha allah abyo

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 23 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah xbbt guuleyso gacalo❤❤❤ Masha Allah hamplyo Wiilkeyga amiir allaha no xifdiyo❤❤ Allahuma aaamiin 🤲🤲🤲

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c 23 วันที่ผ่านมา

    Maasha allah

  • @QamarAmir-l3m
    @QamarAmir-l3m 23 วันที่ผ่านมา

    Mash Allah abayo macaan ❤❤🎉🎉

  • @ElhamaliapdillahiBuuni-l1o
    @ElhamaliapdillahiBuuni-l1o 23 วันที่ผ่านมา

    Alla muniiray manta qosol bad igu dishay amiir dheh sow diga nogu digriyey asad mahin manta 😂😂😂

  • @SabrinaYousof-zv1sq
    @SabrinaYousof-zv1sq 23 วันที่ผ่านมา

    Mamo muniiro 🎉 love you moomey ❤

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 23 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah

  • @Ifraaxgalbeed-fs7bl
    @Ifraaxgalbeed-fs7bl 23 วันที่ผ่านมา

    Wcs abayo masha allah❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 23 วันที่ผ่านมา

    Manshaallah aroos wanagsan 🎉❤🎉

  • @user-tm3qr8cw4z
    @user-tm3qr8cw4z 23 วันที่ผ่านมา

    Abay muniiro amiir yare dheh maxa asad ugu dikrinoysa ❤

  • @XabsoHaashi
    @XabsoHaashi 23 วันที่ผ่านมา

    Ani school bisha 9/12024 ayaa noo bilaawa insha allah

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 23 วันที่ผ่านมา

    Asad aaaa wah asad see xafayad loogu xera maxa ku daarey

  • @munaismacil9840
    @munaismacil9840 23 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-cg8fr1tr1g
    @user-cg8fr1tr1g 23 วันที่ผ่านมา

    Asad iyo xafaayada 😂 muniira see waayi amiin maad ka wada😂

  • @raaxocabdi7566
    @raaxocabdi7566 23 วันที่ผ่านมา

    Wah asad xafayad maloxira😅

    • @UmeymaAbubakarNur
      @UmeymaAbubakarNur 22 วันที่ผ่านมา +1

      Amiirey kawadey wey isgaftey😊

  • @Salwa3r
    @Salwa3r 23 วันที่ผ่านมา

    Amiir yare rabtay kulaha asad yare😂😂😂

  • @faxiyoismanmaxamed8775
    @faxiyoismanmaxamed8775 23 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah

  • @Suweyscali-fp7nz
    @Suweyscali-fp7nz 23 วันที่ผ่านมา

    Asad aa amiir dheh❤😂

  • @hooyocooking
    @hooyocooking 23 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaaah ❤❤

  • @hibanuura4233
    @hibanuura4233 23 วันที่ผ่านมา

    Maami amiir dheh isgafka maxa waye😂

  • @user-ef9lo2bi1t
    @user-ef9lo2bi1t 23 วันที่ผ่านมา

    Maniiro amiir dheeh wll

  • @ramloxasan6406
    @ramloxasan6406 23 วันที่ผ่านมา

    Abayo anas hadhihin amiir dheh iskolka

  • @PepGuardiola-t7u
    @PepGuardiola-t7u 23 วันที่ผ่านมา

    Asad hadhihin amiir dheh asad wa wil weyn Xafayad maxirte

  • @monacaali9148
    @monacaali9148 20 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @AizhaIpraahim
    @AizhaIpraahim 23 วันที่ผ่านมา

    Anaa uhoreyyya mnta❤💋

  • @ubahadan8902
    @ubahadan8902 21 วันที่ผ่านมา

    👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Maryamaxasan-2223
    @Maryamaxasan-2223 23 วันที่ผ่านมา

    Abyo ma Asad bad xafayad uxirta ama afka kaga dacay

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 23 วันที่ผ่านมา

    Mangaha buda ku darsa canaha aad bay u macaan u yihiin tijaabi muniira

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 23 วันที่ผ่านมา

    AROOS TIME
    MUNIIRA. ASXAABTEEDA

  • @iiron88mohamed10
    @iiron88mohamed10 23 วันที่ผ่านมา

    Asad maa xafaayat loo xiraa misa amiiraa ka waday😂

    • @Zahralive
      @Zahralive 23 วันที่ผ่านมา

      Lol 😂😂😂 Maya Amir

  • @Ista565
    @Ista565 23 วันที่ผ่านมา

    Asad maa xafaayad loo xiraa😮

    • @user-do7yk7js2m
      @user-do7yk7js2m 23 วันที่ผ่านมา

      Amiir bay kwadaa 😢😂😊

  • @SaynabMaxamuud-m2b
    @SaynabMaxamuud-m2b 23 วันที่ผ่านมา

    Aaaamin Aaaamin Aaaamin

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 23 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah ❤❤

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 23 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @ShukriAbdi-kl1wy
    @ShukriAbdi-kl1wy 23 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤❤❤❤