HEES CUSUB XIDIGA GEES AFRIKA MUBARAK OCTOER DALQAD JACEYL OFFICIAL VIDEO 4K 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 260

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 3 ปีที่แล้ว +7

    Si kastoo aad ugu dadaasho,
    Oo aad ugu dadaasho,
    Ileen doqon baa, danteed seegtee,
    Anigu kuma doonayee idaa,
    Idaa annigaba idaa, idaayo hooy idaa, ducana waan kuugu daraye idaa.
    Mabruuk, Mubaarak Actoober Dhal Fanaan. Fanku maahan iska doondoon ee waa hibo iyo u dhalasho. Waxani hees dhaaftay waa heesihii Fanaaniintii hore ee waawaynaa ay qaadi jireen.

  • @borntocreate21
    @borntocreate21 7 ปีที่แล้ว +48

    wiilkan ayaa ah fanaanka boqorka codka warnigaan hadii runta laga hadlo dadkii hore leen soo xasuustaa walhi

  • @nimconadar7850
    @nimconadar7850 7 ปีที่แล้ว +15

    Caadi maha cunugaan asagoo da,a yar buu hadana fanka heer kagarin horay usoco 👌👌👌👌👌👌mubarak yare👉👉👉👉👉👉

  • @naanaruuxi5240
    @naanaruuxi5240 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allaah fanaan Mubarak yare cod Allah ayaa kugu deeqay barakallaahu fiiik akhuya dad bdn oo fanaan isku sheeg ah ayaad luuq kuxirtay nice pic❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍Waan kutagersanahay from hiiraan buurweyn

  • @መሲወሎዬዋ
    @መሲወሎዬዋ 6 ปีที่แล้ว +16

    ILOV YOU SOMALIA from 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

    • @raxmaali3516
      @raxmaali3516 5 ปีที่แล้ว +2

      We love you 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇪🇹🇪🇹🇪🇹❤❤❤💉💉😘😘

  • @zahraali8161
    @zahraali8161 4 ปีที่แล้ว +3

    Hees iyo badh ❤❤❤🎩👈 Waan ku jeclan laha lkn waad igu yar tahay 😁😁😁 Mubarik Yare allahuacizak 🎶🎶🎶

  • @kamalcalicali4276
    @kamalcalicali4276 7 ปีที่แล้ว +12

    WaLaHyi kaN yaR waaN baaDi jirey soW Ma dhaaRaN goRmu dheeraDaY waBa yaaBe Reer gaRowe ayaNu isLa aHeyn iskUna tiiN ayaNu ahEyn baLze maNta wuu iGa mGc saReya😪😞 horeY uscO bowe mubaraK serGio 👏

    • @mahadgesale6647
      @mahadgesale6647 7 ปีที่แล้ว +1

      Kamal Cali Cali aadiga aaya kaa waacan zxp waaxba kaama maagca zareeyo heeeshu waa danbi adiga aaya ka sareeya boowe

    • @kamalcalicali4276
      @kamalcalicali4276 7 ปีที่แล้ว +1

      Kazim Qasemi bOwe maCn wlhyi waa Runta ee TH-cam kaLiyo igaga caNzan yaHy nefKu

    • @mahadgesale6647
      @mahadgesale6647 7 ปีที่แล้ว +2

      Kamal Cali Cali kkkkkk dhib male taazi zxiip isha alh waaxa an heeso aahyin ayaad caan kuu nooqon oo aniga aaya ah taageeraahga 1 bowe..

    • @kamalcalicali4276
      @kamalcalicali4276 7 ปีที่แล้ว

      Kazim Qasemi maZul baD taHy bowe waLe💋

    • @mahadgesale6647
      @mahadgesale6647 7 ปีที่แล้ว

      Kamal Cali Cali adiguna zido kle zxp zare

  • @dejana__suarezdejana__suar2894
    @dejana__suarezdejana__suar2894 7 ปีที่แล้ว +4

    wllhi fanaankan heestan aniga ayeey igu saabsanthy erayadeeda wlhi ducana wan kugu darayee Idaa

  • @debjaceel784
    @debjaceel784 6 ปีที่แล้ว +16

    oo qofkii coment soo qoraaba wuxuu leeyahay like igu qabo aniguna heestaan dhamaystee ciddii ila dhamaystey like igu dhufo

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip 7 ปีที่แล้ว +7

    Walaahi waa hees macquula Laakiin lama amaanaYn fan oo dhan

  • @munosaid1411
    @munosaid1411 7 ปีที่แล้ว +16

    Msha llh ilhy cod wuu siyey wlhi fanki hore ayn so xasusta

    • @abdifatahgarweeso2820
      @abdifatahgarweeso2820 7 ปีที่แล้ว +1

      Muno Said Noloshaydii😍😍

    • @munosaid1411
      @munosaid1411 7 ปีที่แล้ว

      Abdi Fatah Garweeso noloshydi 😍😍😍😍😍

  • @wacayswaraame7259
    @wacayswaraame7259 7 ปีที่แล้ว +41

    Inta igu raacsan inuu codkii Cabdi tahliil leeyahay likta Nagu qabta Bal aan idinla aragno waxay goysee

    • @sahalsadka4091
      @sahalsadka4091 5 ปีที่แล้ว +1

      WhI Nin Kaan Anigone Amaneen Waa codkiii Tahaliil lkn wxd ogataan Inuu Yahay Fanaan Buxo ..Ciyaladii Xumaa sidii Nagihii Unikin jireen Sida QADARKEYYOW IOKII XUMAA iscadeye dayax dalqariwe ..Wxn Idiin Leyahay Iskaka taga Meesha Nio

    • @axmadamiira2555
      @axmadamiira2555 5 ปีที่แล้ว

      hhhjhhhj noo haalkas aha gaarin tahil ma gaaro laackin od bu haaya

  • @YoMleek
    @YoMleek 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah mubarak famanka ugu shidan muqdisho😍😍😘😘

  • @reo9475
    @reo9475 7 ปีที่แล้ว +3

    Waah waah
    Goosebumps
    Kid you have bright future ahead of you
    Kudos of job well done 👍🏾💯💯👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @zamuuotamendi6341
    @zamuuotamendi6341 7 ปีที่แล้ว +2

    Mubarak october
    Wlh fanaan aan jeclhy waaye oo talent leh go ahead wllkey😍😍
    Big supporter

    • @samriyesahal6186
      @samriyesahal6186 6 ปีที่แล้ว

      zimeeza Quentaa adigana waan iska kaajeclahay

  • @mohamoudyusufxiddig1063
    @mohamoudyusufxiddig1063 6 ปีที่แล้ว +21

    Car waa qofkii ii sheega yarkan nin lamid ah inta muqdisho kaso heesta kuwa belada iska dhiga Keeyow iyo dayax hawguba horreeyaan
    Yarkan iyo tobonle waa hibooyin fanka soomaaliyeed ku so biiray

    • @yusufaxmed2590
      @yusufaxmed2590 4 ปีที่แล้ว +1

      cabdi tahliil oo yar weeye.. Waar tlf ii soo Qora.. AXSAN FANAAN cod legend

  • @SaajinMuse
    @SaajinMuse 7 ปีที่แล้ว +23

    Walahi bilahi wiilkan yar fanka Mustaqbal fican buu ku leyahy

  • @qadarcade2380
    @qadarcade2380 2 ปีที่แล้ว +3

    Inta markuu fiska guursaday soo raafisi liketa dhac kusiiya

  • @Axidig
    @Axidig 6 ปีที่แล้ว +6

    Ninkaan. Wuu cod mqcaanyahy. inta igu raacsan like

  • @samiiroalikeyf9290
    @samiiroalikeyf9290 6 ปีที่แล้ว +1

    Whli wiilkan cood ayu ale siyye mash allha waa hees ad umacan erayada codka wilkan aya uso baxey muqdisho wana wiil da yar fananindi asiga ayay kobka ka qadi donow oo qadka ka bixin donow

  • @fartuunmoha877
    @fartuunmoha877 7 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaaaaw waaaaaaaaaw mubarak yare caadi ma ahaan heesta masha allah salan sare yaqay

  • @farhaanfaroole5651
    @farhaanfaroole5651 7 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah waa hees mcn nice horay usoco mubarak

  • @badraangabasarbadraangabas7927
    @badraangabasarbadraangabas7927 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan waa wax kale runtii

  • @umujannah1339
    @umujannah1339 7 ปีที่แล้ว +6

    Mubaarak Qeybta Qaraarka ayey uga shidanthy
    Any way Waa hees mcn

  • @ahmedlaashin8232
    @ahmedlaashin8232 7 ปีที่แล้ว +1

    Best sxp hore usoco inaba caadi maaha hesahaaga sxp....haddad igu raacdeen like ta ha ila dhaafin bal aan arko like ta waxey tarto waanba fahmi la.ahay.kkk

  • @queenhabon90
    @queenhabon90 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestan xasuus gaara ayay iledahay 💖

  • @barccccc
    @barccccc 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo Hambalyo hambalyo Boqorka codka.. Hore u soco Al fannan Mubarak xaasid ku iyo isir naceebku darbiyada ha jiino

  • @teamozil1039
    @teamozil1039 6 ปีที่แล้ว +1

    wxn xasusta ado yar qadaya hestii siman markaas iska oga ina sdn kuso bexeso keep going bro

  • @abdifatahgarweeso2820
    @abdifatahgarweeso2820 7 ปีที่แล้ว +2

    Axsan Mubarik Boowe Horu U soco Ehel Faneed😍😍

  • @hidesideofficial212
    @hidesideofficial212 4 ปีที่แล้ว

    Walahe rar kan gaboooye ilahaye aya haaybad usiiyay fanka wiilkan yaar daauud xaanfar aya adiir uah woooooof

  • @Mubarikmoha
    @Mubarikmoha 7 ปีที่แล้ว +15

    Si kastoo aad ugu dadaasho
    Oo aad ugu dadaasho
    Ileeen Doqon Baa
    Danteen sheegtee
    Idaaayooy idaa
    Ducanaa wan kugu daray
    Idaaaaaaaaaaaaaaaaaa
    Isha calaaa
    cod+ erayo top====💯%✔✔✔❤💖

  • @maxamedlakiman7775
    @maxamedlakiman7775 6 ปีที่แล้ว

    Naftayda Dabacsane dulqaadkayga dhamaan daciifnimo kula muuqda Axsan Fanaan Mubarak yare

  • @xuseennuur1576
    @xuseennuur1576 ปีที่แล้ว

    Mubaarak October hes xasus leh❤❤❤❤❤❤😢😢😢

  • @shaamyusuf2720
    @shaamyusuf2720 7 ปีที่แล้ว +5

    Super cod...ileen wuxuu la dhuuban yahyba waa cod

  • @hodanilovekirshmamuse9006
    @hodanilovekirshmamuse9006 6 ปีที่แล้ว +2

    mubaarig actobar alle haykaa daayo

  • @ukman8732
    @ukman8732 7 ปีที่แล้ว +2

    Style iga so sax bro wa diyaar san tahey keep doing bro respect❤

  • @cabdirisaaqcabdirisaaq5605
    @cabdirisaaqcabdirisaaq5605 3 ปีที่แล้ว

    Waa hees odhaah ii noqoty
    Naftaydan dabacsan iyo
    Dulqaad kaygaan dhamanba
    Daciifnimo kuula muuqda
    Mubaarik october boqorka lxnka codka

  • @bashirdubow4253
    @bashirdubow4253 7 ปีที่แล้ว +2

    Heesta view halo badiya hadii kale idle yare inu hadho ayu yela

  • @xanandiriye2556
    @xanandiriye2556 7 ปีที่แล้ว +6

    Libaaax cood waa kugu dhamaada 😀

  • @fartunadan5644
    @fartunadan5644 6 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan ugucaawiya nambarkiisa

  • @mahiigaanproducts3370
    @mahiigaanproducts3370 7 ปีที่แล้ว +1

    Kanyar kuwo badan yuu dhaama abwaanka heesaha uu sameeyay yaa soo saaray horay usoco

  • @mohamedhidig7255
    @mohamedhidig7255 7 ปีที่แล้ว +11

    bro hadii comentigyga aqriso stylka igasoo bedel waana kuu hambalyeynayaa codkaag macaan ilana soo xiriir abwaan ayan ahy

    • @shamsaahmed408
      @shamsaahmed408 7 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkkkkkkklkl

    • @dhoolali7869
      @dhoolali7869 7 ปีที่แล้ว

      mohamed hidig aniga kula so xarirayee hes jeceyl Ma i sameyn wilkan iska daaye

    • @samriyesahal6186
      @samriyesahal6186 6 ปีที่แล้ว

      mohamed hidig 😂😂😂😂

  • @Fahanali564
    @Fahanali564 6 ปีที่แล้ว +1

    sidaan dabac kaaga filo ayaa adi kaaga darayay 👏👏100%

  • @deganwehelie8339
    @deganwehelie8339 4 ปีที่แล้ว

    Mubaarak Yare Wuxuu u Cod Egyahay Adeerkiis Daauud Xanfar Yaa Igu Raacsan

  • @madarcj2519
    @madarcj2519 7 ปีที่แล้ว +8

    Yarkani reee muqdisho hadu yahay dayax dal nuurshe iyo khadar keyow yanay cayuumin e halaga qariyo😃

  • @mohasaid3288
    @mohasaid3288 7 ปีที่แล้ว +13

    dadka fanaankan tagera waa wada ugus bilaa like bal adba garo

    • @abdiyare742
      @abdiyare742 7 ปีที่แล้ว

      +Moha Said ma fahmin aniga. Sii sharax waxaad ka wadid?

    • @abdulkadirhajiahmed1368
      @abdulkadirhajiahmed1368 6 ปีที่แล้ว

      Wankugu tgersanahay codkaga. Aaan

  • @indhakafiya5802
    @indhakafiya5802 5 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah idaa ducana waan kuugu daray inankan yari cod buu hayaa

  • @fardosahmad8971
    @fardosahmad8971 7 ปีที่แล้ว +1

    MashLlah my abowe iguu qaaliyaa huree osucuu

  • @Hanad75
    @Hanad75 7 ปีที่แล้ว +1

    horay usoco bro hes mcn waye

  • @sagalsamolifestyle9261
    @sagalsamolifestyle9261 3 ปีที่แล้ว

    Wale abihi weye mubarak yare 😍😍😍😍

  • @farxiyobaasto2910
    @farxiyobaasto2910 7 ปีที่แล้ว

    ala wilka yari cod mcnaah qatar abwe horay usoco

  • @xaragochennel2176
    @xaragochennel2176 4 ปีที่แล้ว

    Wxn kusoo xusuustay fanaan lafoole cidii ila aragtay like ta ☝️

  • @QaaciyeMedia
    @QaaciyeMedia 6 ปีที่แล้ว

    King Khalid ayuu ii soo xasuusiyey

  • @raheimbarahimi1439
    @raheimbarahimi1439 7 ปีที่แล้ว +1

    october msha alh bro
    wlhi ki cod ldhahaye ilah wku siye 100% iyo stylba only labiska iga so dhis

  • @DeeQa04
    @DeeQa04 6 ปีที่แล้ว +2

    Kan walee somali ma aha halasoo baaro itopian afsomali bartay wayee

  • @wardoonmedia2758
    @wardoonmedia2758 7 ปีที่แล้ว +1

    Afa caleyk fanku iska dooon doon ma aha waa wax loo dhasho inaaba caadi ma aha cunugan

  • @ashrafsadam2180
    @ashrafsadam2180 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhh hala daayo inanka dumarow duca niilugu dara yaa salaam horay u zoco jaale

  • @haniibrahim8
    @haniibrahim8 7 ปีที่แล้ว

    Waawwww asala mubaark cadaai Maha 💘💘💘🌷🌷🌹🌹👏👏👏👏👌👌👌👌💘💘💘💘💘👏👍👏👏👏👏👌🌹💘🌷😍😍🌹🌹👌

  • @vantharu8288
    @vantharu8288 6 ปีที่แล้ว

    faanaka cusub mubarak hore usoco

  • @gabadhakufaantosomaalinima5708
    @gabadhakufaantosomaalinima5708 7 ปีที่แล้ว +4

    Ilove ban kugu ahay talhi

  • @marwaabdullahi4406
    @marwaabdullahi4406 6 ปีที่แล้ว

    M.a Mubarak yare xanolada cod nice waa wlhi

  • @rumaanbest9423
    @rumaanbest9423 5 ปีที่แล้ว

    Hor usoco bro💋✊

  • @shugribeauty9996
    @shugribeauty9996 6 ปีที่แล้ว

    Manshallah codkisu cadi maha horr usoco

  • @deeqsiproduction9964
    @deeqsiproduction9964 7 ปีที่แล้ว +2

    Wow dhal faneed horay usoco

    • @deeqsiproduction9964
      @deeqsiproduction9964 7 ปีที่แล้ว

      Mohamed Hasan Afgooye sxb waan kugu xiranee youtobe ka iga eeg

  • @zahraali8161
    @zahraali8161 4 ปีที่แล้ว

    Duluf yahow idaa
    Dookhayga ma tihid ee I daa
    Damiirka lama qasbee
    Idaa
    Ducana qaadoo I daa 😁😁😁😁😁

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 3 ปีที่แล้ว

    Sixida heesta waxa samayay cabdilaahi xasan ganay abwan gudcur........?.

  • @muhaahmed1714
    @muhaahmed1714 7 ปีที่แล้ว +1

    Aniguba ducaankugu daree I daaaaaa aboowe

  • @anisojamanuur2706
    @anisojamanuur2706 6 ปีที่แล้ว +1

    Still your baby fast grow up my baby😎😎😎

  • @farriyadxupi8760
    @farriyadxupi8760 7 ปีที่แล้ว +1

    mubariG aktobar fanaan an tegero nlw❤💋

    • @Man07-110
      @Man07-110 7 ปีที่แล้ว

      Instead of discouraging the evils in the society you encourage him y? Don't you people Allah told "wata muruna bil macruf watan howna canil munkar" don't mislead this teenager pliz

  • @kowsarkowsar7238
    @kowsarkowsar7238 6 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah ale ha ku xafido

  • @xamdicabduulemaxamuud7412
    @xamdicabduulemaxamuud7412 4 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi Holland inow u cod egyahy qofki ila arkay like

  • @samiyaahmed9790
    @samiyaahmed9790 7 ปีที่แล้ว +1

    Wwwww esh claa hees fanan jira nolow

  • @kaltundegan224
    @kaltundegan224 7 ปีที่แล้ว +4

    waxan la yaabay
    kuwan leh style ka iska sax
    ilaahow yaa og iyagaba inaysan aqoon qaabka loo labiska
    ninka dharkiisa haku mashquuline heesta dhagaysta ama iska dhaafa dee

  • @maxameddeeqsi3556
    @maxameddeeqsi3556 7 ปีที่แล้ว +1

    Sxpkey aan ku faano cdi maaha mubarg yare idaa ducana waan kuugu daree idaa

  • @mohamedsharifabdirashid2260
    @mohamedsharifabdirashid2260 5 ปีที่แล้ว

    waw masha alah cod maxnidaa boqorka dunida

  • @ibnuazaan2723
    @ibnuazaan2723 7 ปีที่แล้ว +5

    Zxby duco wan kugu darne nada nclaaye naagahan beer jilaaaca waba ugu drtee (sikasto ugu dadaasho illen dooqn bay ahyde idaaa nadaaa duco wan kugu darne nada like igu qabo hadaad na daysay hdiii kle dislike jcyl hdaad wali ihyso hees shidan

    • @ibnuazaan2723
      @ibnuazaan2723 7 ปีที่แล้ว

      Hhh hye zxb wx weyn ma codsan ku fuliyey

    • @ibnuazaan2723
      @ibnuazaan2723 7 ปีที่แล้ว

      Nur v

    • @nastehohassan2490
      @nastehohassan2490 7 ปีที่แล้ว

      Muhsin Azaan kkkkkk😂😂😂waan ku deynay duf ku baxe😂

  • @mrakjunior
    @mrakjunior 7 ปีที่แล้ว

    Cod waalan horo usoco

  • @robtv9634
    @robtv9634 7 ปีที่แล้ว

    Abdifatax yare ayu naxasuusinaya inanka yar m.a

  • @soomaalidalmar5146
    @soomaalidalmar5146 2 ปีที่แล้ว

    Wa hees aad umacaan sow maha

  • @faaraxmaxamed7510
    @faaraxmaxamed7510 7 ปีที่แล้ว +1

    dareenkaan 💕

  • @nasirabdi459
    @nasirabdi459 7 ปีที่แล้ว

    🔥 fire war ninkaan waa holac eshcalaa hees

  • @mohaisse8887
    @mohaisse8887 7 ปีที่แล้ว

    Fanaaaaaan jiro hore u scO lpX

    • @fnafandme
      @fnafandme 6 ปีที่แล้ว +1

      Viva😍😘 ciyal xamar

  • @fannywlhimohamed1290
    @fannywlhimohamed1290 7 ปีที่แล้ว +1

    oh inankan yar jacayl wax buu ka Arkey

  • @shuebcasemiro9165
    @shuebcasemiro9165 4 ปีที่แล้ว

    fanaan jiro waaye ninkan

  • @ahmednur8398
    @ahmednur8398 6 ปีที่แล้ว +1

    Naftayda dabacsani delqadkayga dhamanba daciifnimo kula muqda

  • @alidahir5356
    @alidahir5356 7 ปีที่แล้ว

    Boqorka codka sidaas ayaa looheesaa ama fanka waalaga fariistaa

  • @saidbashka4490
    @saidbashka4490 7 ปีที่แล้ว

    Waa fanaan jiraa runtii

  • @qalanjoqalbiuroon9346
    @qalanjoqalbiuroon9346 6 ปีที่แล้ว +1

    Kaan yar nabarkiisa ii radiyaa

  • @Abuuzain2025
    @Abuuzain2025 7 ปีที่แล้ว +1

    Tubeeca Maanta Weyan Ninkani

  • @cabdishakuurdaahir7391
    @cabdishakuurdaahir7391 7 ปีที่แล้ว

    ina darwiish zxp waad heysa
    hilinka toosan

  • @ibnuazaan2723
    @ibnuazaan2723 7 ปีที่แล้ว +1

    Zxb waka haya bro

  • @somaliboy6368
    @somaliboy6368 7 ปีที่แล้ว +2

    halkan aad wa xaan uuga salaa maayaa wax ma tarayaasha tc ama mpls ama saint Paul Minnesota usa hooyadiin soo qaxdey dila ama adinka wax ma tarayaadha canba la aanta anaa idin wa s

  • @khalidosma2020
    @khalidosma2020 7 ปีที่แล้ว

    dar facaaga ah ma waysay bro
    holof holofka iska so dig

  • @GARGARKADEGDEGACAFIMADKA
    @GARGARKADEGDEGACAFIMADKA 7 ปีที่แล้ว

    Erayo macaan ah macquul ah

  • @minusofficial8550
    @minusofficial8550 7 ปีที่แล้ว

    miyu carab gaja yahay mise aniga umaleya

  • @ffalastinffalastin6156
    @ffalastinffalastin6156 7 ปีที่แล้ว

    OK waye Waa hees fican

  • @abdiyareibrahim7130
    @abdiyareibrahim7130 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤😂❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤yes

  • @zamzamhassan1889
    @zamzamhassan1889 6 ปีที่แล้ว +1

    Waxo yaraa o cod macanaa talow mishaa ogaana ma saas bo o ka macanyahy lol 🤣🤣

  • @hassankaafi6506
    @hassankaafi6506 6 ปีที่แล้ว

    Wiilkan hadey gabdhaha ku yaacayaan suuq buu yeelanaa ileen ninkii heeso wixiisa bananka waaye inaan fanan noqo ay nagu qasbaayaab yaab

  • @maryanali6088
    @maryanali6088 6 ปีที่แล้ว

    waw waa fanan buuxa