Filsan Dheeman & Abdi Yare Xasuustii (Abdo Xamarqodh & Amina Farah )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • copyright © Xogmaal Media
    Filsan Dheeman & Abdi Yare Xasuustii (Abdo Xamarqodh & Amina Farah)

ความคิดเห็น • 20

  • @AbdullahiGuhad-w7m
    @AbdullahiGuhad-w7m ปีที่แล้ว +1

    This is the best song I ever have,thanks both ,wish u the best.

  • @SOMALIMUSICCULTURE
    @SOMALIMUSICCULTURE 4 หลายเดือนก่อน

    Hees aad u macaan ayeey soo xusheen aun Cabdo Xamar Qoodh iyo Amina Farax Waber
    Heesta cabdi yare dhaliin kuma laha aad buu fiican yahay si fiican oo qurux badan ayuu ku soo galayaa uu ku bilaabay heesta waa ta igu kaliftey inaan qoraalkan qoro hore u socda ayaan leeyahay Wiilka iyo Gabadhaba heeso cusub ood leedihiin xooga saara

  • @osmanali610
    @osmanali610 6 ปีที่แล้ว +10

    Faananiti ugu wayn Reer Jubuuti Ayu ka mid ah Abdo Xamadqod iyo Amiina kuwaa immika Qaadayana Waa Reer Jubuuti

  • @cabdiqaniwardi5743
    @cabdiqaniwardi5743 6 ปีที่แล้ว +17

    Mcha allh hablaha ree jabuuti ilahay joog iyo jidh iyo qurux buu iskugu darey alow gabadh ree jabuuti ah igu beeg

  • @mariamtaoulanehmariam3250
    @mariamtaoulanehmariam3250 6 ปีที่แล้ว +4

    masha allah allaha uu naxaristo abdo hamargodh inta nool allaha dayaaa fanintenaa noolada

  • @hassanwarsame8901
    @hassanwarsame8901 5 ปีที่แล้ว +10

    Waa fanaaninti reer jabuuti labadoba wwwww. Abdiyare waa will canfari ah waa filsan gabadh somali jabuuti viva jabuti all

    • @faizamohomed9763
      @faizamohomed9763 4 ปีที่แล้ว +2

      Hassan warsame, mahadsanid, qolyihii reer Nairobi ee heesaha reer jabouti xadi jirey baan moodayey oo ku huf baan lahaaye waad iga soo gaadhey, kheyr Allah haku siiyo.

  • @samiraidriss1337
    @samiraidriss1337 6 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha u naxariisto Abdo xamargodh Amina farah nolow vive les 2 fananan Mash’Allah

  • @MrBigmen1
    @MrBigmen1 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ya Abdi yare waa fannankah reer Djibouti oo qaaliya adanna gessia oo cod maacaan , abdo hamargod Allah yarhamma fannaane karaan booh hayaa . Abdi de
    Maison 37 Rue 11 quartier bus Djibouti ville post code turbo

  • @yaasiinali8262
    @yaasiinali8262 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah beautiful voice waxas baa heese lagadhaha cabdi yare iyo Filsan dhayman fananada sanaka ✨ Filsan qurux

    • @cismaanxasan6555
      @cismaanxasan6555 8 หลายเดือนก่อน

      war heestu ayagu malahan

  • @moguehabdifarah1452
    @moguehabdifarah1452 6 ปีที่แล้ว +1

    Woww fanaaninteena noolada

  • @drsbisharochannel7084
    @drsbisharochannel7084 6 ปีที่แล้ว +2

    ‏قال النبي ﷺ:"
    إن لله جلساء يوم القيامة عن يمين العرش، وكلتا يدي الله يمينٌ، على منابرٍ من نورٍ، وجوههم من نورٍ، ليسوا بأنبياء ولا شهداء ولا صديقين
    قيل: يا رسول الله! من هم؟
    قال: هم المتحابون بجلال الله تبارك وتعالى"
    صححه الألباني صحيح الترغيب٣٠٢٢

    • @abdullahiayoub5631
      @abdullahiayoub5631 5 ปีที่แล้ว +1

      Meesha maxaad kala soo doontay music iyo fasaashka yaal

  • @esseaden1113
    @esseaden1113 5 ปีที่แล้ว

    1 alha uunaxrsdu aderu mashaallaha alha idenxafadu

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 6 ปีที่แล้ว +1

    Nice song lakin baydki labad away nice abdi xamarqodh Allaha u naxariisto amina farah ilahay ha xafido

  • @jugsodhacday2658
    @jugsodhacday2658 4 ปีที่แล้ว +9

    Naciimo joker ku bartan nagtaas 😂😂🤣😁😁😁

  • @mustafemeecaadcabdi3627
    @mustafemeecaadcabdi3627 2 ปีที่แล้ว

    Nmmm

  • @idrissmedosman3817
    @idrissmedosman3817 2 ปีที่แล้ว

    heesti way ku ciyaareen labadan ee banaanka wax haa kuso bartaan , masraxa sida loma imaade o layskama heese

  • @ismoadan1645
    @ismoadan1645 4 ปีที่แล้ว

    Bisinka codxumaa