Hadiiba re DDS magaca & calanka laga badalayo Diinta & dhaqanka kuxiga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Horn of Africa Daily news and Analysis

ความคิดเห็น • 64

  • @gulsanosman4570
    @gulsanosman4570 17 วันที่ผ่านมา +5

    Itoopiya way u dhamaatey run ahaantii majirto wax itoopia La yiraahdo

  • @AmranMahammad-k1f
    @AmranMahammad-k1f 17 วันที่ผ่านมา +2

    Asc waa runtaa lkn somalidena ma aqaano meshey usocdaan itoobia. Soo ma eheen cadawga somalia. See kudhicokaryaa in ey adhahaan soomali mahin ayagoo Somali eh sorry dadka kinol deganka somalia shacankakunool waa wadaniyal oo neceb itoobiyan

  • @sahra951
    @sahra951 17 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaana Allah Subxaana Allah Subxaana Allah Subxaana Allah odayaasha miyaa ladilayaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 soo muslim matiin

  • @gulsanosman4570
    @gulsanosman4570 17 วันที่ผ่านมา +2

    Somali waa somali waxkale ma noqoto

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak7165 17 วันที่ผ่านมา +2

    Jaamac Galan Makuumuuqataa in Lasooceliyo oo Dib Loosoo,Abaabulo Jabhadii ONLF,Aniga Sidaas Ayaa Ilaquman!!

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 17 วันที่ผ่านมา +1

    Aqblimayno d d s mw mustafe kayeeli mayno shacboow diida wall

  • @gulsanosman4570
    @gulsanosman4570 17 วันที่ผ่านมา +1

    Dumar bey idinka dhigan wale itoopiya afkeeda uraya iskaga hara

  • @seed3966
    @seed3966 17 วันที่ผ่านมา +1

    Kkk layaabi maayo odayaashan waayo kuwii gudaha joogey yaanu arakney qaabkooda iyo waxa ey sameynayaan marka mid gumeyste ku hoos nool maxaa laga filayaa hoow hoow hoow takale siyaasad ku sheeg dheh 🫵🫵🫵🫵🫵

  • @SamayoSaciid
    @SamayoSaciid 17 วันที่ผ่านมา +3

    Ileen af aadan lahayn ma aamusisid ayaan maqli jiray yaahuu

  • @mahamedwali8730
    @mahamedwali8730 17 วันที่ผ่านมา +1

    Jamac galadoow
    Sxb
    Qofka Somali ugu nasiibka daran
    Waa qofka wax fahma
    Marka waan ogahay in aad waxbadan kudhibayaan oo aad fahansantahay

  • @gulsanosman4570
    @gulsanosman4570 17 วันที่ผ่านมา +1

    Kuwan xoolaha ah ee daba dhilifka ah ha ogaadaan I in itoopiya ay kala guurtey marka iyaga haisku dhajiaan nacabka

  • @gulsanosman4570
    @gulsanosman4570 17 วันที่ผ่านมา +1

    Foolkooda iyo afkooda unbey ku cayaaren kuwan

  • @A_Ibrahim57
    @A_Ibrahim57 17 วันที่ผ่านมา +3

    Jamac dhibaato Ayaladonaya inlasku dirayo illahay han badbaadoy aamin aamin aamin ❤❤❤❤❤

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 17 วันที่ผ่านมา

      Shicibow kii Ethiopian&Kenyan taageera meeshay joogaan halagu khaarajiyo walahi Edeb ayay yeelanayaan jawaasiistan cadowga soo horkacaya sidii C/yusuf iyo Geedi oo kale nacalatullah calaykum yarab🤲🏼 Walahi shicibow Ethiopia 🇪🇹 tabar malaha Hassan iyo Hamzana iyagaa dabadhilif u ah walahi Maamulada oo idil waa jawaasiis qudhun ah Muusena uu ugu horeeyo walahi shicibow dhalin walba Odayga qabiil kooda ah ee Ethiopia taageera waa in aan gowracnaa cadowguna walahi isagaa quusan inshaAllah SomaliGalbeedna & NFD way ka xoroobi Cadowga 5ta Somalina way ku midoobi damacan Ay Yuhuuda iyo Reergalbeedka hogaaminayaan siiba kuwa Xalane fadhiya ee Alshabaab maalgaliya waa inaan cadowgeena dhalinteena aan u midownaa walahi wayna quusanayaan badaheenana waa inaan ka’erinaa kufaarta jooga ee khayraadkeena Xadaya inshaAllah 🤲🏼🤲🏼

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 17 วันที่ผ่านมา

    .insha.allah.madhacayso.oda.yaal.faduub.lagu.hasto.iyo.abeyso.baqti.rabto.waxaba.kama.badali.karaan.soomaali.nimadu.waa.dhalasho.marka.alaga.reebo.jaajuusiinta.iyo.munaafaqiinta.insha.allah.soomaali.nimadu.wey.jireysaa.weyna.jiridoontaa.alle.idankiisa.daan.yeetuna.wey.iska.carari.doontaa.insha.allah.gumeysiga.foosha.xun.iyo.kaba.qaadku.wey.nimanayaan

  • @warsame6896
    @warsame6896 17 วันที่ผ่านมา +1

    Arrintu xiniinyo taabad ayey mareysaa

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 17 วันที่ผ่านมา

    Haba diideene galadoow wll Ethiopia 🇪🇹 madaynay saa gumaysiga ummmm 🤔😡😡‼️😳😳🤥🤠⁉️❌🤔🤔😡‼️😱

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 17 วันที่ผ่านมา

    Ma oromaa laga dhigi karaa amxaaro mise amxaaraa Somali laga dhigi cajiib 🤠🤠🤠⁉️⁉️🤥❌😱😱😳‼️‼️😡🤔⁉️🤠😳😱🤥 Somali 🇸🇴 bay kaga baqaan lasoco

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 17 วันที่ผ่านมา

    Miyaa lagu sheegan mise 🤠🤠🤠🤠🩸🇸🇴 baa jusheegatay shalay markaad Ethiopia 🇪🇹 ladagaalamaysay ‼️‼️⁉️⁉️❓❓😡😡😡❌❌🤠 oleen dadka hunguri uun raba yaad ahayid ‼️⁉️‼️‼️‼️😱🤥🤥🤔😳 adeer dhalin yarooy iska jira oday beeleed magac idinku cuni kwii onlf udhintay caruur toodii meeye omg 😳

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 17 วันที่ผ่านมา

    Waxaan xusuustay FARSAMADII AMXAARADA & TIGRAYGU magaca & diintaba kaga beddeleen malaayiin OROMO AH kana dhigeen ADDOON aan isirkooda aqoon laakiin maanta ku abtirsada AMXAARO sida Abiye Axmed… oo kasoo jeeda kuwii la beddalay…🧐

  • @A_Ibrahim57
    @A_Ibrahim57 17 วันที่ผ่านมา +1

    Ciilow way 😢😢😢😢😢

  • @AmranMahammad-k1f
    @AmranMahammad-k1f 17 วันที่ผ่านมา +2

    Seedka lama badalo karo dagaalbaan kaxiknaa Wala og yahay in ey deganka somalia

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 10 วันที่ผ่านมา

    Runta jirto waa sax waayo somala xumeysay dadkan sida qalbidhagax cadowga gacanta loogeliyey sida somaligu iyo maamulgoboleedyadu xortaheed eyujanjeeran iney Kellin noqdaan 😊🎉😂❤❤Guul somali galbeed❤😮😊ahaada itoobiyanimadiina soomalida kalena itoopiya iyagaba heysata waa markii xaqiiqda laga hadlo 😢❤😅😮😮😮😮

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 17 วันที่ผ่านมา

    Shicibow kii Ethiopian&Kenyan taageera meeshay joogaan halagu khaarajiyo walahi Edeb ayay yeelanayaan jawaasiistan cadowga soo horkacaya sidii C/yusuf iyo Geedi oo kale nacalatullah calaykum yarab🤲🏼 Walahi shicibow Ethiopia 🇪🇹 tabar malaha Hassan iyo Hamzana iyagaa dabadhilif u ah walahi Maamulada oo idil waa jawaasiis qudhun ah Muusena uu ugu horeeyo walahi shicibow dhalin walba Odayga qabiil kooda ah ee Ethiopia taageera waa in aan gowracnaa cadowguna walahi isagaa quusan inshaAllah SomaliGalbeedna & NFD way ka xoroobi Cadowga 5ta Somalina way ku midoobi damacan Ay Yuhuuda iyo Reergalbeedka hogaaminayaan siiba kuwa Xalane fadhiya ee Alshabaab maalgaliya waa inaan cadowgeena dhalinteena aan u midownaa walahi wayna quusanayaan badaheenana waa inaan ka’erinaa kufaarta jooga ee khayraadkeena Xadaya inshaAllah 🤲🏼🤲🏼

  • @Roodaraage11Rooda
    @Roodaraage11Rooda 17 วันที่ผ่านมา

    dadkakamayaraatee,wayisdabar jaraysaaye duulkii inkaarqaba jinbaadaasada utume,iyadoo,iswada,waydabaa wiida loorogiye

  • @HassanAli-xf8qi
    @HassanAli-xf8qi 17 วันที่ผ่านมา

    Odeyaal lacag la siiyay. Oromo iyo Somalia yar yar. Ragii ragii. Ahay ayaa meesha qaban oo axmaaro iyo oromo cashar u dhigejireen qabdihare iyo dagabuur iyo godey iyo shilaabo

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 17 วันที่ผ่านมา

    Naagta Isaaqaa ee hooyadeed Oromo Jarsada tahay ayaa idinku leh Ethiopian baanu nahay! Xagee laydiin wadda aaway dadkii awawyaashood Axmaaradu laysay yaa u sheegaya waxaas?

  • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
    @kabarodadkasaaxiibkaa5165 17 วันที่ผ่านมา

    Agaa warkuwan xagay ka imaadeen war somali baa nahay isdil ama dilaac. Bariga somali ban ahanayna ilahayba nagadhaliyay waana kuxamdinayna.

  • @MohamedSaid-l6v
    @MohamedSaid-l6v 17 วันที่ผ่านมา

    DDS wa dhul somaliyed waxanu nahay somali amxaro manihin

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 17 วันที่ผ่านมา

    Oromiya ayagii baa diinta iyo magacayadii laga badalay iyagana degaan somalida ayeey dhaqankii iyo diintiiba ka badalayaan

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 17 วันที่ผ่านมา

    cawantan waxay ixa suu si naysaa cawaan tii cabdi ilahay iyo tplf waxay uyee riyaan ku hadaaqi jiray walee cawanay taariikh baa idin xusi

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 17 วันที่ผ่านมา

    Kolkii hore ba mid oday dhaqaneed baa go shaala and kis lacaga lasiooyey ayaa keenay in gabdha naasaha laga gooyo ragana xaar lacunsiiyo omg 😳

  • @AminamahamedIbrahim
    @AminamahamedIbrahim 17 วันที่ผ่านมา

    Idoor xaq ayuu u leeyahay hadii tolkay somali kabaxay

  • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
    @kabarodadkasaaxiibkaa5165 17 วันที่ผ่านมา

    Somali baa nahay . Adigan isgaran la namamatashid ee isqari aabo

  • @wiilosaeed6159
    @wiilosaeed6159 17 วันที่ผ่านมา

    Ina adeerkayoo adeeradeen waxay waxaan waa Maxay waxaad wado iyo wabiga keewaeyn?

  • @KhadarCali-n9q
    @KhadarCali-n9q 17 วันที่ผ่านมา

    Sxb dhibka laysku eegaa waa inoo dhaxaysay ee adkayso

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 17 วันที่ผ่านมา

    True story somalidu Ethiopian maaha absolutely they are not forever and now but hunguri noooow

  • @AbdiahmedahmedAbdi
    @AbdiahmedahmedAbdi 16 วันที่ผ่านมา

    Somali wan ka sarayn waqti
    An fogeyin

  • @hibodiiriye7692
    @hibodiiriye7692 16 วันที่ผ่านมา

    Jamac sakay leba somalimo u hadashay e dhawaqa badi

  • @Heimatar
    @Heimatar 17 วันที่ผ่านมา

    Balaayadan dhan waxaa ka dambeeyay Hiraab iyo isaaq.

  • @chadali4043
    @chadali4043 17 วันที่ผ่านมา

    Waa ayaan daro in oromo aad u nacamleyso waa yaqyaqsi

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 17 วันที่ผ่านมา

    Subxan Allah wa micjuso

  • @husseinhillow5739
    @husseinhillow5739 17 วันที่ผ่านมา

    Kuwan waaba oromo afsomali baratay

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 17 วันที่ผ่านมา

    MAR HORE INTABA LAGA BADALEY

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 17 วันที่ผ่านมา

    Waa hadhaagii abdi iley

  • @IlyasAbdi-d4x
    @IlyasAbdi-d4x 17 วันที่ผ่านมา

    Adan qooti

  • @SuadKab
    @SuadKab 17 วันที่ผ่านมา

    Galadow xaarka isku xejiya maalintii Garaadada sool Shira yeen ee aad lahayd SNM iyo isaaq ha lala dagaalamo waxaan kusoo qoray qoraal onoo ku leh ilaa Garoowe ,Somalia somalilan ,DDS iyo dariskaba waxaa laysku dhexmaraa nabad oo ganacsi iyo walaaltinimaa ka dhaxaysa ee dadka hays kudirina hadii reerkaa isaaq lasoo weerarana Aduunkoodhanbaa is la ololi oo tii dhacday19 88kii mid kadaran baa dhici doonta haday taagantahay ee adkaysta

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 17 วันที่ผ่านมา

      Ogaadeen ma isaaq ayaa mooday 😂😂😂 waryaa waa rag libaaxo ogaadeen oromo hubka dhigis ayaa laku sameeni marnaba u baqin libaax yada geeska africa

  • @fatihhassan5020
    @fatihhassan5020 15 วันที่ผ่านมา

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 17 วันที่ผ่านมา +1

    Odayadan waxa lacag siiyey xasan sheekh remember markuu yimi jigjiga wuxu yiri waxad tihiin itobian wuxu kaloo yiri qofka ka yimi NFD iyo ka ka yimi ogaadeeniya midna kama qayb geli karo foodka ujeedaduna waa kala qaybinta Daarood arrinkani ma ah mid sahlan waa mid xasan, Peeled iyo Mr juudaan soo karkariyeen wakeup Daarood

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 17 วันที่ผ่านมา +1

    Magac Somali waxa haysta dal kale oo la yidha Somalia . Amhara maaha magac dal kale . Oromia waa Ethiopia oo maaha magac dal kale Cafaar maaha magac dal kale ee waa Ethiopia . Tigrey waa Ethiopia . Magac Somali waa magac dal kale taasi ayaa tashuush ah waana in tashuushka la tuuro . Ethiopia is one Ethiopia

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 17 วันที่ผ่านมา +2

    Ethiopia is Ethiopia . Ethiopia is the history and strength of Africa

    • @fatumaadam3067
      @fatumaadam3067 17 วันที่ผ่านมา

      Really

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 17 วันที่ผ่านมา

      Shicibow kii Ethiopian&Kenyan taageera meeshay joogaan halagu khaarajiyo walahi Edeb ayay yeelanayaan jawaasiistan cadowga soo horkacaya sidii C/yusuf iyo Geedi oo kale nacalatullah calaykum yarab🤲🏼 Walahi shicibow Ethiopia 🇪🇹 tabar malaha Hassan iyo Hamzana iyagaa dabadhilif u ah walahi Maamulada oo idil waa jawaasiis qudhun ah Muusena uu ugu horeeyo walahi shicibow dhalin walba Odayga qabiil kooda ah ee Ethiopia taageera waa in aan gowracnaa cadowguna walahi isagaa quusan inshaAllah SomaliGalbeedna & NFD way ka xoroobi Cadowga 5ta Somalina way ku midoobi damacan Ay Yuhuuda iyo Reergalbeedka hogaaminayaan siiba kuwa Xalane fadhiya ee Alshabaab maalgaliya waa inaan cadowgeena dhalinteena aan u midownaa walahi wayna quusanayaan badaheenana waa inaan ka’erinaa kufaarta jooga ee khayraadkeena Xadaya inshaAllah 🤲🏼🤲🏼

  • @mohamedgurhan6775
    @mohamedgurhan6775 17 วันที่ผ่านมา

    Magaca waa la baddalayaa, calanka waa la baddalayaa, afka waa la baddalayaa, diinta waa la baddalayaa.

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed 17 วันที่ผ่านมา

    Jamac Magaca halaga Badalo hallo bixiyo Been Daac

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 17 วันที่ผ่านมา

      Orom orom dhaley

    • @mohamedhassanhoussein8627
      @mohamedhassanhoussein8627 17 วันที่ผ่านมา

      Ninkani wuxu ahaan jiray kuwii lagu yidhi hargaysaad qaadanaysaan qoxootigii ay snm dabada ka soo laagtay jaamac ganad ayaa looyaqaanay wali cuqdadii ayuu ku jiraa beenale kenya lagama hadlee qaado qoriga

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
    KINGS OF AFRICA ABIIY AHMED SOMALILAND IYO KILILKA SHANAAD HALAGA MAMNUUCO CALANKA BULUUGA AH EE XIDIGTA LEH 😢WAA CALAN CADOW KU ISISTAAGA JEEXJEEXA GUBA
    ODAYAASHA WAA LAKA SOO DHAWEENAYAA CALAN KA INTAYAR EE BULUUGA ISKA JARA❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉