RAYAN BAJAAJ & RAAGE ABDI JACEYL CUSUB QAALI LADAN DARTEED

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 19

  • @ayansalat8334
    @ayansalat8334 หลายเดือนก่อน

    Wa lagu dhalaa 7bilood ee isdaji walalkey

  • @fatal2340
    @fatal2340 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkaan waa xanuunsan yahay oo waa dadka sida caadi u yihiin ayaa wax is tusayaan oo waxay doortaan wax qofka kale dhaawac maskaxda xoog leh gaarsiiya oo waa nooc menthal health ka mid ah oo mar kasta wzy isla saxsan yihiin oo wali qof ka kale ayay eeda dusha ka saaraan

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 หลายเดือนก่อน

    wekigeen waanu maqlaynay inuu jiro7 ku dhalaay

  • @nadifomohamed-q6j
    @nadifomohamed-q6j หลายเดือนก่อน +3

    7,waludhalaa.

  • @qaalialinaaji4630
    @qaalialinaaji4630 หลายเดือนก่อน

    7bilood waa lagu d’Hala dhicisoo

  • @thepowerfamily4370
    @thepowerfamily4370 หลายเดือนก่อน +1

    Riyaan cabas waa dayus haduu waxaan sameyey dheh waxaad doonto soo dhig asagaa ku ceboobeye yur dheh

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 หลายเดือนก่อน

    Dumarow qol madow ha headline waa ceeb xagn iga gali agan waxa iga shub ceeb amusnaan tahagun hala malo qol mugdiya camera ma duubte😮

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 หลายเดือนก่อน +1

    Waaxan cadeyn mala haan please 🙏 dadka qalbi godaa ilashaa. beentaan kawaran Qaali ladhan haadey maqaasho.

  • @qaalialinaaji4630
    @qaalialinaaji4630 หลายเดือนก่อน

    Waananoolaadaan qaar

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂 naagtan fududa futadeda la keni doona haadan ka dhacesa inta dad ugu darnaaw ledahay qar iska tuuresa 2 nin so guursaden we ceebesten midkan asxaan uma galaayo rayaan doqon tahay qaali ladan ku xume hdan ninkan ugu tagtey wa is ceebesay qasaartay

  • @LiiJanba
    @LiiJanba หลายเดือนก่อน

    SUBXANLALLAH

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 หลายเดือนก่อน

    Marka hore maxaa u ogalaatey in wax lagaa duubo naag kasta oo ogolaata in laduubo saasaa udambeeyso

  • @Yurubyassincisse
    @Yurubyassincisse หลายเดือนก่อน +1

    Shakiga maxa keney hadadka adiga qabtey gabadha todobo bilod walagu dhala cunuga waxey kugu didey wasida ad ula dhaqantey qalbigad ka dhawacdey cunugana waxad ka dhigtey wecel sidadaraded eykugu didey inad kulantan wana sax

  • @warish9081
    @warish9081 หลายเดือนก่อน

    War 7 bilood waa lagu dhalaa ubadka haduu shakiyey kaliya haka qaado DNA dood laan

  • @zamzamhasan1837
    @zamzamhasan1837 หลายเดือนก่อน +1

    nawalal benta nagadaa cajab iyo cadanba kuuma kala soocno soo adigii cadaabka macawista kula dhaexjiray somalida runtaa kuyar

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 หลายเดือนก่อน

    DNA kaqaad dowladu way siinaysaa aabaha xaqiisa ilmuhuna 7 bilood wayku dhahaan laakiin diiwaanka dowlada ayaad kaheli kartaa Inta bilood uu kudhashay waxkasta dowladaa xaqiijin aysa aabe ilmihiisa loodiidi karo majiro