Djibouti : Telefilm Somali Waalida Jaceyl PART3/3

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Brought to you by Assajog Studio & RTD

ความคิดเห็น • 40

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 4 หลายเดือนก่อน

    Amazing Film 🎥 waa ruwaayad Ka turjumeysa xaaladaha dunida

  • @shakirakhmad9017
    @shakirakhmad9017 5 ปีที่แล้ว +4

    29:10 😫😪😫😪😥😥wan la ilmay wlhi

  • @idriskhayre3948
    @idriskhayre3948 6 ปีที่แล้ว +3

    Walahi flikan waankucelcelshadaa
    Mashaa allaah

  • @fayooosman5644
    @fayooosman5644 7 ปีที่แล้ว +2

    Wow aminaa ragueh waa jilaa aan jeclahy good job rtd

  • @abdulkadersubeerijaamac3749
    @abdulkadersubeerijaamac3749 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa bilaa director reer Djibouti camera man fiican ma leh waar waxaad ku dayataan abukar mahdi ninka la yidhahdo sida uu wax u duubo ka faaidaysta Xujo iyo kaaf iyo kala dheeri sida uu u duubay daawada oo casharo ka qaata inta aynu social media ay soo gal
    .................Waa mahadsan tihiin dadkaygii waxan idiin canaantay waxaad tihiin dadkaygii ......

  • @abdihakiimabdi8701
    @abdihakiimabdi8701 3 ปีที่แล้ว

    Waa riwaayad aad umacquul ah

  • @DiikoAhmet
    @DiikoAhmet 7 ปีที่แล้ว +2

    Waa khatr cml

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 4 ปีที่แล้ว

    WAAR MUUSICA MADAXA KAAQABANAYA MUSIGA KADAAYA LOOMA BAAHNA MID SOFT AH AMA KADAAYA MADAXII BAA NAXANUUNAY.

  • @iloveyouhooyomcn9562
    @iloveyouhooyomcn9562 7 ปีที่แล้ว

    www esh cala ruwayad qimo xambarsan
    dadkaygii Djibouti
    allow idin daa
    ilove you soo much ❤❤❤

  • @ALBERT-gq5yf
    @ALBERT-gq5yf ปีที่แล้ว

    Codka waa eber

  • @ahmazinic6384
    @ahmazinic6384 7 ปีที่แล้ว +6

    wllhi caadi maahan ruwaayadan way iga gadantahy
    waan idiin xiisay dadkaygow.
    ilahow djbti igunabd celi

  • @abdihakiimabdi8701
    @abdihakiimabdi8701 3 ปีที่แล้ว

    Halkan ka sii wada eyshcalaa riwaayad

  • @Wizzyak
    @Wizzyak 7 ปีที่แล้ว +3

    👍👍👍👍💯💯💯💯💯

  • @mohmedaicha8005
    @mohmedaicha8005 7 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaw filin wngsan weeyan lkn dadka filnka d higaya markay hadlayaa daladalaa hawhadlaaan wayqaylinyaaan lakin ad ban utageerya

  • @DiikoAhmet
    @DiikoAhmet 7 ปีที่แล้ว +1

    Wx ka yar xun qaybti Camera ga Iyo Telefon ka ad u xun hadalku waa inu isku mid noqdan

  • @hodanali4800
    @hodanali4800 5 ปีที่แล้ว +2

    Dhabarba uraya🤣🤣🤣🤣

  • @ahmazinic6384
    @ahmazinic6384 7 ปีที่แล้ว +2

    lkn waxan niga codsan lahaa filimka inaad dhalinyar kusoodartaan iyo dad kaqosliya dadka oo shida meesha

    • @ismailbaashi6689
      @ismailbaashi6689 ปีที่แล้ว

      Dhalin yaro murti xumadeeda cidi uma baahna manaakhdooda kuwaanaan ku qosolnaa adeer😎😊

  • @youssoufali1792
    @youssoufali1792 3 ปีที่แล้ว

    Gabay

  • @ibrahimhersimeto5868
    @ibrahimhersimeto5868 6 ปีที่แล้ว +1

    Madhax film

  • @Wizzyak
    @Wizzyak 7 ปีที่แล้ว +1

    ww waa ruwayad asal

  • @mohmedaicha8005
    @mohmedaicha8005 7 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dhabar baaa uraya kulahaa kkkkkk

  • @SafiyaAhm
    @SafiyaAhm 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk reer jabuti

  • @masuulsaidkaarshe119
    @masuulsaidkaarshe119 7 ปีที่แล้ว

    lkn ninku waa nacasa

  • @abdourazakhoussein9449
    @abdourazakhoussein9449 7 ปีที่แล้ว

    1

  • @ifrahomar3045
    @ifrahomar3045 5 ปีที่แล้ว

    On

  • @khadarhassan74
    @khadarhassan74 6 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk