WARARKA SOOMAALIDA: QULQULKA CIIDAMADA ITOOBIYA EE XADKA SOOMAALIYA + MUQDISHO + SHABEELAHA DHEXE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev หลายเดือนก่อน +2

    GUUL DOWLADA SOMALIA CADOWKANE ALLAH JABIYO DOWLADA SOMALIA WEYBA GUULEYSAN TONTAA HADII ALLE IDMO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @BaasheAxmed-c8p
    @BaasheAxmed-c8p หลายเดือนก่อน +3

    Ish allah somalia way ka guulaysanaysaa itoobiya itoobiya ha dhacdo

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน

    R/WASAARE XAMZA ISAGABA AH, KORNEEL NABAD SUGIDDA KENYA,ASALNA DHAGAXBUUR KA YIMID.

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 หลายเดือนก่อน +3

    Cidanke Ethiopia soo mahan kuwe lagu xasuuqay xududa sudan

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน

    GUD. MADAALE WA SOMALI XALAAL AH.

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha baadbaadiyo somali
    Cudur iyo dacuun Allah ha ka rido Abiye iyo cidaamada Oromada

  • @aserofarah4222
    @aserofarah4222 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaali galbeed uma hadli karo dabaqoodhi daba dhilif ah doqon ilaahey kuuma naxariisto

  • @dr.ahmedhersi2639
    @dr.ahmedhersi2639 หลายเดือนก่อน +1

    Mustafe waa Mujrim

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 หลายเดือนก่อน

    Somali ilahey baa lajiira cadowgeyna iyo kan shiishiey kslkasomaliida isku sheyg allah jabiiyo

  • @deri_tube6977
    @deri_tube6977 หลายเดือนก่อน

    Even Mogadishu is also part of Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹 👈 this is the fact and it is a matter of time one day we will return it back to its motherland, Ethiopia.

    • @SomaliMaxamed-w9g
      @SomaliMaxamed-w9g หลายเดือนก่อน

      Somalia can easy capture Adis Ababa soon.. viva Somalia 🇸🇴 Egypt 🇪🇬

  • @khada917
    @khada917 หลายเดือนก่อน +1

    Safaarada itoobiya villa somalia ayay ku dhextaal ,jig jiga iyo baydhaba na wax magaratadaa looga sheekayn

  • @yusufjama
    @yusufjama หลายเดือนก่อน +1

    Xabashida hal maalin baa lagu KIBIR jabin karaa waanan ku faraxsanahay in xulafadeedii loo helay xulufo masar u horeyso
    Waxaana la joogaa wakhtigii soomaali galbeed lasoo celin lahaa

  • @FadliiMOHAMAD
    @FadliiMOHAMAD หลายเดือนก่อน +2

    Dabadhilif libaaney manan Arag galyahow gaalku dhaley

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf หลายเดือนก่อน

    🙏🏻🌹WALEE SIDII
    60 KII " INAAN DIBKUU RAACEEYN
    ???????????????????
    SOMALILAND Wexeey Ka Barbar Dagaalameesaa CADOW KALIYA AYAAN LEENAHAY WAA EHLU NAARADA SOMALIA UF UF SOMALIA

  • @awilarab4876
    @awilarab4876 หลายเดือนก่อน

    How’s going on

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 หลายเดือนก่อน

    Waa nasiib daro xuumo ugaadeenka aay xabashiida lajiraan

  • @Umuaisha-m9q
    @Umuaisha-m9q หลายเดือนก่อน

    War itopia nool majogto wa tii eykudumilaheed somalaay baqdin majirto hadaanahy shacabka somaligalbeed dhabarka ayan katoganena wana kagulesanena insha allah kaliya midnimo ayaa larabaa

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui หลายเดือนก่อน

    Somaliyeey dhamantiin diyaar garowba, nijaasti wayee timid.
    Walalayal uu midowbaa cadowgeena afqamuun😊

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +1

    CAGJAR IYO OGADEEN DHAMAANTOOD, WALIGOODBA WAXAY AHAN JIREEN JAWASIIS ITOOBIYA, HADDANA WAXAY KU DAREEN IN AY KENYA XATTA AY JAWASIIS U WADA YIHIIN, XASSAN SHEKH, HADDUSAN QABIILKA OGADEEN OO JAAJUSINTA AH, KA DIGA ROGANIN SOMALIA HALIS AYEY KU JIRTA.

  • @abuucabdalla2545
    @abuucabdalla2545 หลายเดือนก่อน

    Ree hiiraan hadaanu nahay dhankaan nasoo xiga waa kufilannahay cadawgana waanu jibin insha Allah

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 หลายเดือนก่อน

    Mustafa cagjar waa jaajus weyn niin somali dhalat ma iheen

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid หลายเดือนก่อน

    Itoobiya waxaa xayeesiinaya kuwa Toubleeyda iyo facsbookøeyda oo ah dad cawaan ah.

  • @yousefHassan-qm5rn
    @yousefHassan-qm5rn หลายเดือนก่อน

    Ethopia annaga waxeey noo taqaan cadaw waana sax laakin waxaan layaabay qaar kamid ah soomaalida oo leh Ethopia aa walaaleheenaa daba dhilif kheyr malaha

  • @SalahWarfa
    @SalahWarfa หลายเดือนก่อน

    shacabka deganka waa somalia cadowga waa etobia.

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er หลายเดือนก่อน +1

    Asc wll waxaa soo baxdey waxii anigu umaleynayey oo ah soomaaliya iyo itoobiya hadii ay isdiriraan in itoobiya ay iskasoo hornarin doontaa ciidamo soomaali ah oo iyadu soo carbisey oo iyadu kufikir ah waxaa kow ka ah ciidankaas ogaadenka itoobiya dego waa nasiib daro in umuda soomaaliyeed iyada ay isku laayso waa dhibaato weyn arintaas

    • @khada917
      @khada917 หลายเดือนก่อน

      Masarna sidoo kale si ay Niil u ilaashato xaabo ay dab ku gurto wey haysaa lol.

    • @Umuaisha-m9q
      @Umuaisha-m9q หลายเดือนก่อน

      WII hadaanahy shacabka somaligalbed diyar ayan unahy inan difacno dhulkena somaliyed lagamana yaabo wiil somaliyed inuu xabashi qarmun soraaco lkn waxa nasiibdaro ah etopia iney dhul somaliyed haweysato somalay hadi aad onlf aad tageri laheyden itopia hawa been ah magasheeen somalia guuul insha allah

  • @MuuseMijagas
    @MuuseMijagas หลายเดือนก่อน +1

    Somaali meel ayjoogtoba hadaar garowdo

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g หลายเดือนก่อน

    QARAN HAWIYE IYO DAROOD ISKA LEEDAHAY MIYA U DAGALAMAYNAA.ITOBIYA HA ISKA CELIYAN HEE IYAGA LAANDHERE SHEGTAYEE

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 หลายเดือนก่อน +1

    Cidanke Ethiopianka ah ee Somali hala xasuuqo

  • @MowlidahmedNur
    @MowlidahmedNur หลายเดือนก่อน

    Miskiin mamuqdisho kaliyaad kahadashay madaaloow

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r หลายเดือนก่อน

    Galbeedka Somalia intee la dhahaa? Dhulka Soomaalida deggen yihiin ee Itoobiya, Siyaad Barre ayaa 1988 u saxiixay Itoobiya. Dhulkaas murankiisii waa dhammaday. Hadda waxa la isku haystaa waa badda oo mdxwne Xasan qiray inay Itoobiya xaq u leedahay badda Soomaalida.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid หลายเดือนก่อน

    Oromo xaarkeeda cunta,Cagjar waa maxbuus uraya.

  • @makahilmead4725
    @makahilmead4725 หลายเดือนก่อน

    Xaalada hala dajiyo labada dhinacba

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid หลายเดือนก่อน

    Waa been Itoobiya waxsy msalinba tuulo geynaysaa 500 askari iyo 50 gaari oo lasoosaarsy 1944.

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 หลายเดือนก่อน +1

    ETHIOPIA GUUL GUUL HAGUULAYSATO 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👍👍👍🇩🇯🇩🇯 MASAR CAR TALAABO HAQAADO WAXAA KU FILAN CIIDAMADA DDS LIYUU POLIS KKKKK IYO KUWA KOOFOR GALBEED

    • @SomaliMaxamed-w9g
      @SomaliMaxamed-w9g หลายเดือนก่อน

      Jaajuus ba tahey waad arkin adigooo maxbuus ah oo leh biyo isiiya 😂 walhy amxaarda weey kaa cararayaan

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 หลายเดือนก่อน

    Abey shalay wuxuu lahaa somaaliya waa walalaheen maanta wuxuu leeyahay waa cadowgeena soo jireenka ah madaxweynaha somaliyana wuxu lahaa markasta taariikhdena waa la og yahay waa cadowgeena soo jireenka ah

  • @HussenMouse
    @HussenMouse หลายเดือนก่อน

    Alaabta.inooga.reeba

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 หลายเดือนก่อน +1

    heey dagaal haduu dhaco somaali waa soomaali ina cagjaroow

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 หลายเดือนก่อน

    Madaale waxaad dadka Somaliyeeyd u sheegta Ethiopiya Maanta safaradooda waxa lagu qabtay xaflad iyadoo Gollaha Wazirada Kuwa Villada jooga kuwa Amniga iyo Jawasista Ethiopiya sida dadban oola shaqeya ayaa lagu qabtay,Hiiran waxa joogaan Cidamada Djibouti illa xadka Gmudug 16 sano waxaa Somaliya eey u qabteyn oo ah wajibkoodi loo igmaday,Ama in eey iyaga lagarabay kuwa Hogaminta Xoreynta si dacadnimo u garab siiyan Cidamada Somaliyeyd,Dayactirka wadoyinka xarumaha dawladda balse noqdeyn kuwa iyaga hubka u gudbiyo khawarijta Hargeisa laga soo diro,Immaradka kuwa xalane kujira ee reer Galbeydka oo dhamaan ah kuwi shalay dalka wada dumiyay,Mareykanka oo Aargosigi Hawgalkii Aydiid ee lagu jabiyay wali kawada in uu Somalida isku adeehsado, taaguleyo Khawarijta,Adiga Madale oo kamid ah kuwa lumiyay Shacabki Xukumadda HSM ee munafaq musuq Xarash Hantidi qaranka gudaha iyo dibedaba Xabalihii soo faagatay,in aad hadasho ma mudnid.

    • @SomaliMaxamed-w9g
      @SomaliMaxamed-w9g หลายเดือนก่อน

      Adigu waxaad u jeedaa hassan sheikh.. kkkkk war difaaco dalkaaga

  • @Xasanxusenidiris-t6j
    @Xasanxusenidiris-t6j หลายเดือนก่อน

    Somaali marna darod aya dabadhilif unoqon marna axmaran naca laa

  • @abdihakim4133
    @abdihakim4133 หลายเดือนก่อน

    Guul marwalba wadankeena Ethiopia
    Waligii lagama guulaysan wadanka naga Ethiopia xukuumada xamar horta xamar ha dhaafto xukuumada taagta daran
    Xuk