Curadkii oo bir qasabdeed uqaatay garxajis iyo habarawal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 50

  • @SaidHMohamed
    @SaidHMohamed 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jazaaka llahu khayran jazaa

  • @leylaahmed7250
    @leylaahmed7250 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah masha Allah inolow geesi caqliga hawayin ❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👌

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 วันที่ผ่านมา +2

    Absolutely 👍

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 วันที่ผ่านมา +1

    Thank you 🙏 inader absolutely 👍.

  • @khadarhassan8723
    @khadarhassan8723 วันที่ผ่านมา +4

    Waa runta inaaderow
    Ano awla kulleh
    Wad saxantahay

  • @abdit8270
    @abdit8270 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninka hadlayoow qoladii kursiga ku fadhiisatay waxay keneen oofwareen anaguna madax wareer baanu keynaynaa!

  • @hawaawil1880
    @hawaawil1880 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hjeclo dalka difaaciisa ayey taagan tahay❤❤❤😂

  • @MohamedAhmed-s3d2o
    @MohamedAhmed-s3d2o วันที่ผ่านมา +1

    WAAR SAXSSANTAHAY EE GARXAJISS BAA DOONAYA INUU CADAWGA SOMALILAND NAGU XIIRRO OO WAAX LAAGIIYA

  • @nimcaanabdi6496
    @nimcaanabdi6496 วันที่ผ่านมา +1

    3daà reer ooaan mid ahay wàa 3 cudur kix jadeexo tiibay ilaahayna haydinkahayo

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v วันที่ผ่านมา +4

    Yusar harti waxaya moodayaa aqoonsiga inaya habara awala leedahaye

    • @istaahilismail5117
      @istaahilismail5117 วันที่ผ่านมา +1

      @Jamilajamila h8y hadaad gabadh tahay iyo hadaad nin tahayba waxaad tahay qof caqligiisu aad u liito waayo wixii hada uu inaga waaninaayey halyeygaa qaranka u danqaday ayaad weli wadaa waxaad ka dhigantahay gabadhii la lahaa xumaan ayaa laga waaniyey markaasay tidhi ii dhakhsada rag baa isugaaye e. Intaa kuu dhaafimaayo laakiin ummada edebdarada iyo munaafaqada kala fadhiiso. Reerkaa sharafta badan ee Garxajis ee aad 34 sanadood isugu tegeyseen ee aad ka disheen 5000 oo wiil ee aanay mag iyo dayn midna idiin qabsanin ee aad dhan walba kala dagaalanteen mid gacanqaad oo aad la baxdeen Maryo Alool iyo Jeegaan iyo mid siyaasadeed oo tiraahdeen kursiga iyo talada dalka ma geydid 34 sanadood ayey idiin sabraayeen oo cay iyo aflagaado iyo dhibaato walba iyo cuno qabataynba aad ku hayseen iyagoo dalka xoreyntiisii hormuud idiinku ahaa oo ay halyeeyo badan ku waayeen ilaa aad kaga yeedhsiiseen Isaaqba ma nihin oo ay xaq u.lahaayeen inay yidhaahdaan Isaaq ma nihin waayo walaalahaa haday isugu kaa tagaan maxaa diidaaya inaad tiraahdo waxba isuma nihin ee ina kala wada? Wax diidayaa ma jirin in ay iska kiin difaacaan kursigana ay si is difaacid ah ku yimaadaan. Waxa ii cadaatay in ay Garxajis ku Isaaq uugu dulbadanyihiin waayo idinkoo 34sanadood isugu tegaayey ayaa Awalow xamili la,dihiin iyagoo aan weli kursigii lagu wareejinin oo aanay bil gaadhin. Waxaa kaloo u qaadan la,dihiin in ay Habarjecladii 34kaa sanadood idin soo xambaarsanayd markay hada weydey ee ay dareentay hiilkii ay Garxajis ku qabtey marka cadow kale soo weeraro ee ay garwaaqsadeen Habarjeclo waa dawaco e in ay kaalintii Garxajis ku banaantahay ayey maanta ku tashadeen inay dantoodu ku jirto inay Garxajis u codeeyaan si ay kursiga uugu guuleystaan mana aha jacayl iyo walaaltinimo ay u qabaan Garxajis ee waxay ka dhex arkeen dantooda aduunkuna waa isku danaysi maanta. Hadaba in badan ayaad Garxajis isu xulufeysateene dee maanta waa xaq in ay Habarjeclo xagooda eegto e dee xamila oo xaarka iska duwa oo ummada kale ee dalka idin la leh ka xishooda oo wax isku Fala oo mayorkii ina Mooge ee Hargeysadii uu Solteco baa,biyey waa kaa idiin dhisay ee idiin nadiifiyey ee wada ubaxa iyo cagaarka idiinka dhigay ee wada wadooyinka laamiyada ah idiinka wada dhigay ee ishaarooyinkii laydh ka ahaa idiinku wada xidhay intaad xumaan iyo qabyaalad ka qabtaan Awalow waydinkaa mayor Moogihii aad shalay amaaneyseen maanta markuu u codeeyey xisbigii uu ka soo baxay waydinkaa wada qaracmay ee wanaagiisii intaad ilowdeen iska laalaadiyey ee xishooda oo isla yaaba oo xamila 34sanadood ayey Garxajis bahdilaad walba u soo mareene. Mayor kana xagxagashada ka daaya. Habarjeclo na xagxagashada ka daaya iyaguna way daneysteen Soomaaliland na way daneeyeen. Waana dad og Habarjeclo waxay khaldeen iyo waxay saxeen iyo ciday gurmadka uugu horeeya iyo garab ba kala helayaan. Dee maanta haday isi saxeen reerkii Garxajis ee ay deegaan iyo is dhalid iyo derisnimo ay wadaageen haday la heshiiyeen dee waa sax ee ha ku waalanina Awalow hortiin ayaa la waashee xamila oo caga dhigta difaacida dalkana ka qayb gala. Nacnacdana joojiya. Waa iga talo. Anigoo mataankii Garxajis ee maryo aloolkii hore ka mid ahaa ka soo jeeda ayaa idin leh ee liqa sida kiniinka Subeeriyadow. Soomaaliland illaahayow guulee oo cadowgeedana jebi Aamiin

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shayma awal us

  • @abdirahmanshiine-rh8zb
    @abdirahmanshiine-rh8zb วันที่ผ่านมา

    Curadka reerka waa waano dhaxalgal ah waanu qaadanay

  • @AxmedMaxamud-y3y
    @AxmedMaxamud-y3y วันที่ผ่านมา +1

    Geesii wa runta

  • @cadnaanmaxamedliibaan3876
    @cadnaanmaxamedliibaan3876 วันที่ผ่านมา +1

    Geesi

  • @wayraxali2944
    @wayraxali2944 วันที่ผ่านมา

    1Geesi jira war wan yaabanaye dadkayagi cidhifyadu wan yaabznahe wax u sheeg curadow wey waashen. Allaha ku xafido bro.

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib วันที่ผ่านมา +2

    AQOOSI CID HORJOOGSAN KARTAA MAJIRO GUUUUUL GUUUUUL AQOONSI

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 วันที่ผ่านมา +2

    wallee akhlaaq xumo ixtiraam la aan iyo iimaan xumo ayaa dadkii ku dhacday isaaq isigaa isu muuqda cadawna u tashay

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 วันที่ผ่านมา

      ISAAQ isku jeeda ma. Jiro. Ee Garacii Faraqii nijaaska ee isu eekaysin jirey ayaa ku dhex jira . ISAAQ wllo wu leeyahay oo waa Ethiopia 🇪🇹 . Ibnu xaaraan & Faqash & DJIBOUTI 🇩🇯 wllhi bada ayay ku Darayaan. Adoon ka & mlacuun ka Djibouti ee caloosh weyn ways helaynya insha Allah. Ogow military ayanu haysana.

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 37 นาทีที่ผ่านมา

      ​@@NOREDIN666bacaaaac adinkay futadini isu ureysaaye mxd jabuuti ka qaadikarta 😢

  • @FazaJamac
    @FazaJamac วันที่ผ่านมา +1

    Walhiwaageesi

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalilsnd ls sheegayey qabiilooyinka Isaqa ayaa isku haya.Somaliland waa maqaaxi u Shidan subeer awal habarjeclo iyo garxajis.

  • @Hemzeveron
    @Hemzeveron วันที่ผ่านมา +1

    Niine jiraa ilahay haaku Barakey0

  • @Bulshoshop
    @Bulshoshop 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Macaal kudarso somalilanban.badhjaraya siday sameyen

  • @nimcaanabdi6496
    @nimcaanabdi6496 วันที่ผ่านมา

    ilmaxalaal laaxin lagajarimaayo

  • @raxmocabdi-pi4fy
    @raxmocabdi-pi4fy 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War warunta yaynan cebobina aynu iska dayno waxan sadexda hab rodaw

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 วันที่ผ่านมา +1

    Intii la gaadhsiye Suber Awal in ka badan baa la gaadhsiin. Oo xabaalo baa la'isku guri hadii ay cadowga Somaliland la saftaan.
    Hadii Danaha qaranka laga weecdo, waa la isku hoogi.
    Maxaa Djabouti keene? , iyadoo la Ogaa Wexey Somaliland ugeeysteen?
    So Somaliland in la dumiyo laguma tala gelin?

  • @MohumeddaahirXawaadle
    @MohumeddaahirXawaadle วันที่ผ่านมา

    Garxajis iyo Haberjeclo sv Habarwal ha ka faaidaysato wixii loo Gaystey

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 วันที่ผ่านมา

    Cuqubadi aykaagaleen Ayaa isku Diray, ilaahay hasoo hadeeyo. Somaliland haguulaysato Xasanaw Guulayso geesi qaran.

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 วันที่ผ่านมา

    Intaay xukunka hayeen dhibtay geeysteen ayaanu anaguna gaadhsiinaynaa dad jelaasha layskaga gurto guryo aanu gaar u leenahay oo aanu ku xidhaano cidii mudaharaada oo aanu razaas la dhacno intaa iyo in ka badanba waanu kala kulaanay waxa warbaahinta dawlada oo nagu sheegaysay cadow

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt วันที่ผ่านมา

    Adeer sadex Reer arintu matagne ka bax meesha.

  • @FaaraxJaamac-m2m
    @FaaraxJaamac-m2m วันที่ผ่านมา

    Waa cayna kasa weeye reera walooba madaxa banaana

  • @mumina-l3l
    @mumina-l3l 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Halkaa wixii aygaysteena waalaga goyn siidhiqaatn idinka jaro dhalinta xabaa gashaye maxalogaystay wali igagaa wax xukumee yaahuuu cuni ogeey ceebtaada qarso

  • @maxameddeeqa4447
    @maxameddeeqa4447 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maqnud mad egtid 7 sona lana cayaye eeyahow

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Curadku waakee curadku miyaanu garxajis ahayn

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 วันที่ผ่านมา

    Kaagan shariifka iska dhigeyoow ee hanjabeyoow maxaad aheed? 😂

  • @mali9027
    @mali9027 วันที่ผ่านมา

    KALIMATU XAQ

  • @somalilandwaamuqadas4405
    @somalilandwaamuqadas4405 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waayahaye maxaad 7sano sidaa ugu hadliwayday ka soo jawaab su aashaa

    • @SaidHMohamed
      @SaidHMohamed 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hoyadaa jawaabta ka wa was qudhun baa tahee qaado waanada uskagyaw

    • @KhadarXasankhayare
      @KhadarXasankhayare ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dee horta barigi hore wxan modi jiray inad gob la cilay aad tihin manta ano xita idi codeyey aya hadan idiku mucarada mar waxay ahayd inad iska amustan wayo tolkay way beer jilic sanyino way iska amusi lahayen

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 36 นาทีที่ผ่านมา

      ​@@KhadarXasankhayare😂😂😂 manta mxd aragty u codeysaye

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 วันที่ผ่านมา

    odeygu waa guurti u

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    habarjeclo cidna ma haysto balse iyagaba kala celiya mar wlaba oo ay is haystan kumana dhegaysanayno hadayse is haystan faqashay adiga yaa wax ka waydiin waqti kuma luminayo doqomadan inta uu yidhi baaba nooga firlan

  • @ibrahimoogle3379
    @ibrahimoogle3379 วันที่ผ่านมา

    Waaruntaa

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 วันที่ผ่านมา

    waxba-fake

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez วันที่ผ่านมา

    Issakow intada ishaysataan baritoo somaliland majireyso waa wokhoyiga somalieeyd waa gobol awdal waagobol lascanood waa gobol dushanaa waa somalia shinbirawo heesa oo hess wanagsan hessa 30 sano kabacdi

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 วันที่ผ่านมา

      Nacaladi ha korto waaxad sheegyso & canwaanta bilaa isirka ah Somalia 🇸🇴. Sxb ISAAQ wa dhashii Nebi IBRAAHIM CS. Aduunka tol wuu ku leeyahay ee Naagahaga lagu abaahiyo Africa & Asia & Europe 🇪🇺 siilkoda u astur. Inta Ethiopia 🇪🇹 jirto , CARAB & YUHUUD jirto dhul ISAAQ leeyahay il saari maysid.

    • @ZahraIbrahim-vp2ez
      @ZahraIbrahim-vp2ez วันที่ผ่านมา

      @NOREDIN666 maxaad isuu ibiseen mantaa jabuti baa waftigini jogaa oo hortoda lagayidhi somaliland waa wokoyiga somalia

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 วันที่ผ่านมา

    Habka wax loo mucaarado baroorta lagama bilaabo waxaan soo xasuustay bari aan AddisAbaba joogay qofkii geeriyoodo 2 week oo baroor ah qamri iyo daafi lagu cunaa axanka😂😂😂😂😂

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 วันที่ผ่านมา

      Addisababa inay tahay Caasimada Guud ee Geeska Africa. Ku xisaabtan . Qabxado in lagu wasi doono Mar u qaxaan. DJIBOUTI 🇩🇯 & Muqdisho iyaga Muran ku jira mana sii jiri doonaan.