Sida saxda ah o saliida karotada lo sameyo Beta-Carotene Oil saliid timaha si dag dag ku dhereyneyso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 74

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 ปีที่แล้ว +3

    Jizakallahu khayr abaayo, waan tijabinaya ❤️❤️❤️❤️

  • @xxoriyad1890
    @xxoriyad1890 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah waa ku mahadsantahay walaasheey qeer Allaha ku siiyo

  • @nimcocariif2942
    @nimcocariif2942 2 ปีที่แล้ว +2

    Abayo Faiza Masha alaah abayo waxaad sosameysaa saliida rosemary iyo sida loobeero guryaha muhiim eenootahay waall waa codsi baarrakallaah

  • @HamdiMaxamud-tl5rt
    @HamdiMaxamud-tl5rt ปีที่แล้ว

    Shugran walashay Qaali Qof dadakeeda boos muhiima ugu jirtatahay wan ka faaidnay ilahay haku sharfo

  • @faadmahappy2879
    @faadmahappy2879 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xbbti saliid saytun malo isticmalikaraa

  • @istaraqcumar2834
    @istaraqcumar2834 2 ปีที่แล้ว

    masha allah shukran xbbti wan tijaabina insha allah saliida wan sugaaye thnks 🌹

  • @faHiima354
    @faHiima354 11 หลายเดือนก่อน

    Faizaaayyy abayo malaga dhaqaya mise walgu joogaya iso jawab boqraney ❤

  • @fatushahawaay3860
    @fatushahawaay3860 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran xabibti

  • @aaminabashiir6119
    @aaminabashiir6119 2 ปีที่แล้ว +1

    Tan wa xaqiiq la hubo hadal makarayo runti msha Allah xbbti hore usoco ❤️

  • @nimco9305
    @nimco9305 2 ปีที่แล้ว

    Shukran ya ukhti.

  • @hafsoupdi670
    @hafsoupdi670 2 ปีที่แล้ว +3

    Wllo waxan ubahanhy ina ii shegto wax suniyaha dag dag ku bixiya please ii sheg

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/Zu7MUgOvXEI/w-d-xo.html. Wakana abyo hore a video uga so sameyay linkiga taabo

    • @hafsoupdi670
      @hafsoupdi670 2 ปีที่แล้ว

      @@Faizasworldbeauty thanks byo

    • @hafsoupdi670
      @hafsoupdi670 2 ปีที่แล้ว

      @@Faizasworldbeauty wllo waxn rbaa ina kasoo hadasho faidada malabka uu uleyahy wajiga saliid oo nabraha leh vedio kasoo samey iam member of funz

  • @mulkihaji9454
    @mulkihaji9454 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi waan raadinayey saliida karoodka jazakalaahu kheir habiibtii ❤❤

  • @sumayoali5418
    @sumayoali5418 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazaakallah ukhtii waxad IGA caawisaa intii 2bilood timahaa igagurmaayo weyna igarafaaday Hal masko aan daaimo dadka timahaa badana oo xabad weyna ah badana taakadaaba iganacdo qafiifey noqoty

  • @xaawoluul7621
    @xaawoluul7621 2 ปีที่แล้ว

    mashaa allaah habo gacantaada allaha ku barakeeyo maalin walbo maa lamarsanaa

  • @safimohamed9135
    @safimohamed9135 7 หลายเดือนก่อน

    Hablo anaa jawab idinka so siinaa bil kadib insha allah 😘inaa tijaabiyaa rabaa

  • @khadroadan9787
    @khadroadan9787 2 ปีที่แล้ว

    mansha allllh xbbt faisa ala yaxfadka 7 cisho imisa jeer balaga isticmalaya ❤❤❤

  • @khadroomar4745
    @khadroomar4745 2 ปีที่แล้ว +1

    Faiza abayo saliida malaka dhaqaayaa timaha mase waa ku deysan karaa

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh thnkz💯💯💯👍 ✅✅

  • @shugriaxmed7837
    @shugriaxmed7837 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allh abyo allh ha ku xifdiyo

  • @munamohamed6215
    @munamohamed6215 2 ปีที่แล้ว

    xbbti Maalin kasto ma isticmali karaa si caadi ah mise in laga dhaqo ayaa la rabaa.

  • @hawahasan498
    @hawahasan498 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jezakallaah qeyr

  • @faizaali2327
    @faizaali2327 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaha abaayo horey usoco ale haku barakeyo xabbiti noso badi xabbiti ok

  • @Ali34388
    @Ali34388 2 ปีที่แล้ว

    Jazaaka alaah khayr abaayo 💯🌹❤️👍

  • @rahmaibrahim4742
    @rahmaibrahim4742 2 ปีที่แล้ว

    Thank you so for much 💓

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah abayo faiza waso tijabina insha Allah mahadsanid

  • @yasminqadar2339
    @yasminqadar2339 2 ปีที่แล้ว

    Cawa anga u horeyo faisa abyo Allah dartis ku jeclahy

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว +1

      Sido kale abyo illaha haku jeclado ♥️🌹

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah walashay💞

  • @umusuheil4610
    @umusuheil4610 ปีที่แล้ว

    Shukran abyo

  • @hipaaahasan5049
    @hipaaahasan5049 2 ปีที่แล้ว

    masha allah wanka helay walahi salidan shukran wllo

  • @dajiya5984
    @dajiya5984 2 ปีที่แล้ว

    Abyoy horta mhdsanid abyo waxa ka codsana routine timaha noso gali plz

  • @najahhassan3206
    @najahhassan3206 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll Marka malaga dhaqayaa timaha mise walagu joogi karaa

  • @amaalawees5105
    @amaalawees5105 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilahey haku xafiido

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 2 ปีที่แล้ว

    Mash allaah 🥰 horay usoco abayo

  • @ramiizahmed1001
    @ramiizahmed1001 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah abyo

  • @faizamohamud3380
    @faizamohamud3380 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @aaminomohamed8950
    @aaminomohamed8950 2 ปีที่แล้ว +1

    Fiiri abayoy dhaladaan hadaan haysan maxaa ku shubanaa neh ?
    Mida kle biyaha korootada ma la iska dadiinaa neh oo malagu darayo mii

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว +1

      Dhalada heysatid a u isticmali karta xbbti karotada biyaheda cream a laga sameya inshaAllah wa so sameyna videogeda

  • @honaamohamed4664
    @honaamohamed4664 2 ปีที่แล้ว

    Asc xbbti waxaan kuwaydiinaa rosemary biyo intaa kukar karsho shampada timaha maku dhex darsan karaa

  • @Anfa-99
    @Anfa-99 2 ปีที่แล้ว

    shugran xbbty lkn saliidan tinta malaga dhaqayaa mise waa loodaynaa

  • @wardasuldan5758
    @wardasuldan5758 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah waan isticmalay wanan arkay faidadeeda

    • @aaminomohamed8950
      @aaminomohamed8950 2 ปีที่แล้ว

      Abayo tinta miyee kuu dheratay neh
      Markaa isticmashay

    • @wardasuldan5758
      @wardasuldan5758 2 ปีที่แล้ว

      @@aaminomohamed8950 asc walalo mar tintu iga dadanjirtay goitan yacni ayan samaystay walahi way iijogsaden iibateen iibaxen hadii aad sifican uwado waad arkaysa faidada markasta waa saliid aan jeclay wax tarkeda

    • @faHiima354
      @faHiima354 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@wardasuldan5758abayo iso jawab marka marsato maka dhaqajidhey tedkle timaha jajabka maka bi iza hda noshahy iso jawab

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah😍

  • @minaqueen2051
    @minaqueen2051 2 ปีที่แล้ว

    abay faisa biotin 5000mcg isticmala tinta dhan wey iga sibsib mosa 😭 plus waxa samenayo isodheg jazakAllah

  • @qaliquruxu5894
    @qaliquruxu5894 2 ปีที่แล้ว

    M.a abyo salida kalarak timaha lo marasana karo no so gali abyo

  • @xafsocumar2593
    @xafsocumar2593 2 ปีที่แล้ว

    M.a keep going sis

  • @safaadam1864
    @safaadam1864 2 ปีที่แล้ว

    Asc abayo salida salid saytun maka dhigan karan tan kleh ee Aad karota kusamesa meheli karo

  • @filsanosmaan2520
    @filsanosmaan2520 2 ปีที่แล้ว

    abaayo mcn salida malaga dhaqa tinta mase waa lagu dhafa

  • @xamdixaajixuseen7953
    @xamdixaajixuseen7953 2 ปีที่แล้ว

    Asc subax wngsn abayo mcnto salan sare kadib waa kumahadsn inbadan qali

  • @samiyaxuseen5403
    @samiyaxuseen5403 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll miya lo deneya

  • @filsanxasan2212
    @filsanxasan2212 2 ปีที่แล้ว

    Abayo ani tinteyda zaid uzigatay bidaar cml yeeshay wax isoo celina isheeg adigo mhdsn

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/NCeNWKstGVM/w-d-xo.html videogan a hore uga so sameyay timaha goayo linkiga taano abyo

  • @Amina-hd4bn
    @Amina-hd4bn 2 ปีที่แล้ว

    Faiza💓💓💓💯

  • @ubaxabshir651
    @ubaxabshir651 2 ปีที่แล้ว

    Faiza abayo wankugu xiranahy waxana rabilaha sual inankuwaydiiyo abaayo anoo caadada iijogto mamarsankara nafaqooyinka

  • @fathimafarnham6863
    @fathimafarnham6863 2 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته يا اختي انا شوفت واحده تطبخ في النار جزر والزيت يصلح ولا

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว +1

      وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ، لا ما يصلح لان بكذا فوائده بتروح اما اذا سويتيه بحمام مائي يبقى فوائده

    • @fathimafarnham6863
      @fathimafarnham6863 2 ปีที่แล้ว

      طيب

    • @fathimafarnham6863
      @fathimafarnham6863 2 ปีที่แล้ว

      ❤️🥰🥰

  • @shirka2016
    @shirka2016 2 ปีที่แล้ว

    Sual Wlshey Wxan Ku Weydinaa Wlshey
    Dawacyada Muqdha Wax Lagu daaweyo Miyaa Jiraa Wlshey oo Baabinayo Miyaa Jiraa Wlshey haday jirto ii soo Jawab Wlshey

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว

      Haa abyo waxa jiro creamo baabi iyo

    • @shirka2016
      @shirka2016 2 ปีที่แล้ว

      Creamo oo la isku Cadeyo Miyaa
      Oo Ha Dow Markad iska dayso eey Nabari eey Maqaayan Miyaa wlshey Misana Sidhey kaga Bexen ayey kaga Baxen Wlshey

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว

      @@shirka2016 maya creamoleysku cadeyo ma aha creamo logu talagalay waye o skinka waxi garay ka qaadayo

    • @shirka2016
      @shirka2016 2 ปีที่แล้ว

      OK Mahad Sanid wlshey Saaid Ayan ugu bahanahy ee ii Soo Gali Wlshey Greamaha Ayagoo Video ah Wlshey
      Wadna Mahad Santhy Wlshey
      Isdha Wacan Aad iga Soo Jawabty Wlshey

  • @iftinburhaan1779
    @iftinburhaan1779 ปีที่แล้ว

    𝑇ℎ𝑛𝑘𝑠.ℎ𝑝𝑝𝑡👸❤️

  • @aaminoaxmed3184
    @aaminoaxmed3184 2 ปีที่แล้ว

    𝑀.𝑎 🥰🥰