Cagjarow Ugaadeen Hadaad Qaban Waydo Anagoo Dhulbahante Ah Baa Soo Raacayna, Xaalada Ceerigaabana

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 30

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    waa hoday waayeel cafimaad qaba ilaahay waa ku arkaa daacadnimada iyo sharafta wayeelnimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarxanFrxanadan
    @FarxanFrxanadan 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waa.odey.dhulbahantaha

  • @Cabdiqadiraden
    @Cabdiqadiraden 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    IIDOOROW. Ma dhulbahante ayaad sheegateen.kkkkkkk

    • @samirr546
      @samirr546 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Hadii la sheegto sow dadku walaalo ma aha ,
      Waxba lama sii raac raaco dandy waa in somalidu in ay walaalo yihiin la.tuso si aan cadowga debedu inoo wada dhamayn.

    • @malyunwarsame6906
      @malyunwarsame6906 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waaaw away soow tay noqdeen lafta gareen

    • @samirr546
      @samirr546 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@malyunwarsame6906 kuligeen reer nafta naga ayaa laynaga dhigayaa,kii sheegtaana walaalkii baa u sababay!!!!!

  • @gullbarwaaqo9594
    @gullbarwaaqo9594 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adeer hadal kaagu mawanaagsana jabhada alshabaaba ayaa gumaadey dad muwaadin ah oo ka timid wadankale oo soomaali waqooyi ama somali hargeysa la dhoho ayaa madaxdii iyo askartii ba laayey markaasaad leedahay aboolajees habixiso somali itoobiya adeer aboolajees waa iney bixisaa qolada sooduushey ee xuduud aaney laheen soogaley somaaliland aboolajees iyadaa sooduushey ee habiso doolada ay kusooduushey jabhada alshabaab eesoomaalilan ama hargeysa la dhaho

  • @MahmudAhmedAbdulle
    @MahmudAhmedAbdulle 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ma dhulbahante la iska so dhigay idooro filinkas jamahir ba cuntay labada orod kala daya dhulbahante io ogadena wa ba labada rer an la iska marin daroodka ader 😂😂 teda kle so inagi cadow isku naheen maxd hada iga sugaysan inaan ogadeen idin la dulo what a qiyaali

  • @MudaneSayidCaliHaadi
    @MudaneSayidCaliHaadi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Khaatumo maxaa la dhahaa balaayo haku dhacdee

  • @AhmedDhere-v6m
    @AhmedDhere-v6m 21 นาทีที่ผ่านมา

    MA DHULBAHANTU ISKA DHIGAYAA,, ISAGOO IIDOOORA

  • @farhanhade6561
    @farhanhade6561 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Isaaq waxaan usheegaya in anagu hadaan MJ nahy aanan isaaq cadow u arkin waxbadan oo taariikha oo halgana ayaanu wadaagna

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar 44 นาทีที่ผ่านมา +1

      majeerteenow inaa waxqabsataan oo xasan xabaalo qote ka hoosbaxdaan aaanu jecelahay cadow idinkuma nihin horw usocda .

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 40 นาทีที่ผ่านมา

    ceeshkii lasiiyaa qabtay cagdheer waa xaaraan ku kor maaati iyo caruur uunbey laayaan bal dad kusooryeeyay oo walaalkaadhigtay oo gogashiisa kuseexiyey sharciga islaamka inaa disho waaba khalad laakiin cagdheer ma illaahay bey khiyaameyn karaan iyagana waalalaayay guutooyin dhanbaa lawaayey 1ceeshka kuqabay baan maqlijiray .ceeshku idinqabay

  • @baashecabdilaahicabdilaahi7176
    @baashecabdilaahicabdilaahi7176 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar Ninkani madhulbahantaa ???????????????????????????????

  • @mxmedadn4194
    @mxmedadn4194 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kii runta idiin sheegaa waa horgal ama iidoor. Waana toogataan ee dilla isna

  • @saynebsaleh9254
    @saynebsaleh9254 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Akhas akhas waar ogaaden isba naf isuma hayo oo siday iyagu iskula dhaqmaan oo ay guryahooda u galaan ee xitaa ka Walaal kii ama inadeerkii uu u gumaadayo ayeey dadka kalena kula cakaanee iska celiya oo xasuuqa

  • @XasanWeli-r2z
    @XasanWeli-r2z 13 นาทีที่ผ่านมา

    Kkkkķ
    Beeen tos ah hadad ma ma qasho wa tan

  • @abdirashidguled6697
    @abdirashidguled6697 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War waa nin waalane haku dambaabina

  • @abduge1237
    @abduge1237 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cinwaanku waa khalad been abuur ah. Iidoor joojiya nacasnimadda. Ninka hadlaya waa iidoor.

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War odaygan anaa aqaan wuu yare xanuunsnaya.

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Malaha nabadda ayaa xanuun kugu noqotay

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ahmed 😂😂😂😂😂😂😂

  • @NimcoMahad-t2w
    @NimcoMahad-t2w 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan uarkaa horgal

  • @HassanKhaliifAdan
    @HassanKhaliifAdan 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inadhilo nacalad baakugutaala
    Tuugyahaw. Iidoorka ahi

  • @xasanisxal2956
    @xasanisxal2956 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Garaad jugu maalnay

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer iskagatagaa meeshan meel idoor ma ahee

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Jaahil taariikhda dib URAAC Jigjiga waxaa leh Dir Hawd.Reseefiya Dir baa leh 205 waa laga xoraynayaa ogaadeen Xadkaagii baad ku noqon inyar na suga

  • @HebelShow
    @HebelShow 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anagu badhyo culus uma baahnin soo raaca ogaadeenka badhho culus maxay na tari kartaa anaga iyadii baan adduunka taako dhul ah ku lahayne.

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Garaad faalso, idoorkii intey qori ismariyeen ayey dhulbahante noqdeen miyaa?