Donald trumb markuu biden kabadiyey 2021 xaaskiisu ifur bay tidhi hada markuu soo noqdaynsa waan kaftamaayey ee isoo cesho ayey ku soo noqotay 😂 hadana asad markii siiriya laga eryay ee falisoobay bay is tiri yaan lagugu sawirin 😂 dumarku nin rageed waxay kuu yaqaanaan markaad lacag haysid 😂
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo haduu lacag haysto iyo haduu falis yahay qofka nolosha lamidoobo haduu I jecel yahay uun baa iga badan lacag ma qiimeeyeen I.a
Naagi weji ma leh taa ku cimra qaata raggow😂😂✌️
Xaqiq waye
Waa sax 😂😂😂 naag waji maleh
Macal hoyadaana ku dar😂😂😂
@ maxaa hooyadii ka rabtaa xishood walal
Dumarland is not easy 😂😂😂
Waa danaysato waynaatay 😂😂😂
Wa fariid😂😂
Way kusugtay labadii badil kuheshiisa xaqay kukalatagaan
War maxaad tiri maxay ku raxaysan jirtay
Dumarka oo dhan baa sidaa u bdn waa dhaldhalaal doon uun weeye
Waa naag adag dee😂😂
ASAD HABA CUNO INTAY BIXIN ILEEN WAABA ASADE🦁 KKKKK MA MARKII XAALADU KU XUMAATAY AYEY TAGEYSA MARKII SHACABKU QAXAY AYEY AYAA WARKA LAGA YEELI LAHAA LKN HADA MAYA OO WUXUU CUNAYBA WAY LA CUNTAY WAA ISKU DANBE 🎉
Mahad sanid, wariye sare
Naa iska fadhii ruushka haddii kale waa luguu waayii😅😅😅
Waa British naagtu 😂😂
😁😁😁😜😂😂😂😂grcd naag kibirtay iga dheh
Waxa kale dadka lasoo wadaag
😂😂😂😜😁😁😁
Donald trumb markuu biden kabadiyey 2021 xaaskiisu ifur bay tidhi hada markuu soo noqdaynsa waan kaftamaayey ee isoo cesho ayey ku soo noqotay 😂 hadana asad markii siiriya laga eryay ee falisoobay bay is tiri yaan lagugu sawirin 😂 dumarku nin rageed waxay kuu yaqaanaan markaad lacag haysid 😂
Adigu dumarkaa ma kamid tahay, Kolay dumar iyo lacag aragtidaa ka dhaxaysee 😂
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo haduu lacag haysto iyo haduu falis yahay qofka nolosha lamidoobo haduu I jecel yahay uun baa iga badan lacag ma qiimeeyeen I.a