Baraha Bulshada RTN Sheekooyin Qosol badan hhhhhhhhhh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Baraha Bulshada RTN Sheekooyin Qosol badan hhhhhhhhhh

ความคิดเห็น • 23

  • @user-dh2jw9vb1h
    @user-dh2jw9vb1h ปีที่แล้ว +1

    Allaaj subxaanahu watacaalaa halaha cabsado , gabaray xijaabo , saw rajayn maysid inaad kamid noqotid dadka janada galaya cadaab la , aan iyo xisaab la,aan .

  • @ksc8298
    @ksc8298 3 ปีที่แล้ว +1

    TV gan waa bilaa xig mad

  • @qaaliluula9951
    @qaaliluula9951 6 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan dhahayo Odayga wa cajiz waxey sheegin eneysan waligooda muqdisho tagin . waxa maqli jiray mad madow alla ku yaqan otta dheere wa wariye caan ah hada reer muqdisho tahay otta dheere caajiz uma arkesid Lkn hada reer koraad tahay waxad ka tahay otta dheere mad madow alla ku yaqan. Otta dheer 🤝

  • @engineerkadiye1467
    @engineerkadiye1467 6 ปีที่แล้ว +2

    Farxiya odayga program ka wu ka xoogay... sxpey mardambe ugooy odaygan... adigana hadu qof isku dhajiyo haubixin udaa intu ka daalayo

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว +1

    Otto dheere caruurta ha ku cariirin mesha waad soxamalatay inbadan ani iidle hadow ka maqanyahay mesha wanba ku caajisaa

  • @ibraahimdahir9392
    @ibraahimdahir9392 6 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhh qosol waaye

  • @nafisahassan9947
    @nafisahassan9947 5 ปีที่แล้ว

    Odaygan aankuhesta masha Allah meshadhan u siqurxiye hoyadey ayataqano ani wanyarahay

  • @hamdidheyman1994
    @hamdidheyman1994 7 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkkk eriga xijabka wato miya kulaha kkk iga badan ila sanad má qoslayi

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 6 ปีที่แล้ว +3

    Odayga fudedbadana😀😀 nin Adag waye 😀😀😀😀 farta Salam sare

  • @mahamudjama4758
    @mahamudjama4758 6 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan arkaa da’yar leh otto dheere Ma wacna, Waxaan idin leeyahay, wuxuu meesha ugu jiraa dadkayaga waayeelka ah ee noo daaya bil axsaanakum.

  • @sabaaxzayba4222
    @sabaaxzayba4222 2 ปีที่แล้ว

    Sixirku wu jira

  • @SafiyaAhm
    @SafiyaAhm ปีที่แล้ว

    Xigmad ma haysaan Bila mace ayaad haysaan waad iska qoslaysaan

  • @ksc8298
    @ksc8298 3 ปีที่แล้ว

    Qofyahay xishood waxan qosol kawayne ahaaah waa maxay dumarbaatahy

  • @ilhaanmaxamedcali1277
    @ilhaanmaxamedcali1277 3 ปีที่แล้ว

    War qofka xanunsan ide wey ku dhintan🤣

  • @ashaahmed9780
    @ashaahmed9780 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk cadi mahana

  • @cabdifataaxkabanle9734
    @cabdifataaxkabanle9734 5 ปีที่แล้ว +1

    Iidle mala ceyri kkkkkkkkkk

  • @yuusufhuseen8349
    @yuusufhuseen8349 6 ปีที่แล้ว +1

    Dhahay gariir shimbir kayelkaga iyo sarar fiqow gaga ismaleh gariir shimbir waye hada kadib baro kkkkk adiga hadlay wanku salamay asc ww

  • @yuusufhuseen8349
    @yuusufhuseen8349 6 ปีที่แล้ว +1

    Asc dhaman magaceyga wa yuusuf somali shekada wasan malin aya islan aya gariir gurigeda kuso dagay kadib wadad aye utaktay shiqow kuriga aya gariir kuso dagay ee xolo manqala shiqi aya dahay gariir shimbir waye islanti maqusan wadad kale aye utaktay shiqow waye aritii aye ushektay ooliyo aaku soo siyaratsy xolo qal wadad ki kale ayo wacay marki hilibka lacunayo sarar iyo Sarar lahesto aya shiqi hadlay waxa la dhahay gariir shimbir kayelkaga iyo sarar fiqow gaga ismaleh gariir shimbir waye hada kadib baro kkkkk adiga hadlay wanku salamay asc ww

  • @husseinmuheyadin8879
    @husseinmuheyadin8879 7 ปีที่แล้ว +1

    This guy is boring I want only idle and Farhiya

  • @yuusufhuseen8349
    @yuusufhuseen8349 6 ปีที่แล้ว

    Gariir shimbir waye islanti maqusan wadad kale aye utaktay shiqow arinti aye u shegtay ooliyo aaku soo siyaratsy xolo qal wadad ki kale ayo wacay marki hilibka lacunayo sarar iyo Sarar lahesto aya shiqi hadlay waxa la dhahay gariir shimbir kayelkaga iyo sarar fiqow gaga ismaleh gariir shimbir waye hada kadib baro kkkkk adiga hadlay wanku salamay asc ww