Wariye ka Xanaajiyay Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 893

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 6 ปีที่แล้ว +92

    Wallaahi waxaa fiicnaan lahayd in madax weyne lagaa dhigo markaad kursiga jaxiimo ku fadhiisato adigaa farmaajo u garaabi lahaa sidan umaadan hadasheen hadaad dabka ku fadhiisan lahayd waad garaabi lahayd

    • @mohamedyarrow2739
      @mohamedyarrow2739 6 ปีที่แล้ว +3

      hadaba hadii ay madaxda haysato maxay isku qancin la yihiin oo ay dhibaatada meeja ka jirta iskula wadaagi waayeen ileen iyagaa wax isla leeh .. maxaay tahay ninkaansiyaasigaa isoogo in sida farmajo haysta ineey qabsaneeyso hadana doonaya ...ma jirto bini aadam isagoo ag dhibka horyaal hadana u cararaya inuu badalo ....waxaan nahay dad muslin ah aaminsan in la dhimanayo.. dibna la isku soo saarajo lana issxisaabin doono .. waa ninnuucee ah inaga garaad ale siiyay qiyaamihiina og . lagu xisaabinyo maalkaga ..naftii alle ku siiyay masuulayadii ale kusiiyay. xageed marsiiyay..masiddii alle nafaray ayaad marsiisay mise waad ku xadgudubtahay...waxay nimankaan siyaasada soomaaliya isku haya , kuwa markaas xunka haaya iyo kuwa mucaaradayaba waa niman u batay dhagii ummda nabi mohammed dadeedu lagu tilmaamay iney ku dhimanayaan

    • @daqareabuu9772
      @daqareabuu9772 6 ปีที่แล้ว +1

      weriyahan wlhi waa rag rag dhaly aad iyo aya u heshay odagan jaajuuska ah oo tuug tuug dhaly wayay somalia waxa ay kadagi weysantahy waa ninka ina shakur ah oo ale kacabsaney waxansa kaxumahy nimankii cidanka asaga u ahaa oo asaga is kadhaafay in ay asagana kudaraan ayey ahayd ee la cuno intan dhib ah ma sameyn lahayn

    • @geeseykey3838
      @geeseykey3838 6 ปีที่แล้ว

      Tugaga is kadaa

    • @candixusen176
      @candixusen176 5 ปีที่แล้ว

      S

    • @cabdullaahimaxamuud1693
      @cabdullaahimaxamuud1693 5 ปีที่แล้ว +1

      dadka taageersan halgame ccshakur comentigood waa la tiraa taas cadaalad miyaa

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 5 ปีที่แล้ว +56

    30Ka Qodobe Lagu Haysto Mw Farmajo
    1:Maxaad usoo Celisey Dhalintii Magafe Haystay?
    2:Maxaad Usoo Daysey Maxaabistii Hindiya?
    3:Maxaad usoo daysey Dhibanayaashii siishalis?
    4:Maxaad usoo Daysey Dulmanayaashi Ethopia ku xirnaa mudada dheer?
    5:Maxaad usoo Daysey Wilashii Xaqdarrada ugu xirnaa Uganda?
    6:Maxaad u Difaacdey Qaranimada iyo Madaxbanaanida Somaaliya?
    7:Maxaad usoo Xirtay kanaalkii Qaraabka?
    8:Maxaad Dhaqaalahi Dalka kor ugu Qaday?
    9:Maxaad Gabre u Eridey?
    10:Maxaad Isla Xisaabtan iyo Isxilqaan u keentay?
    11:Maxaad u dhisatay ciidamada Xooga dalka si aad Dalka u Afgembiso?
    12:Maxaad Qabiiladii is dagaali jirey u Dhexdhigtay Nabada?
    13:Maxaad Gaalkacyo iyo Marko u nabadaysay?
    :Maxaad u Maxkamadeysay Dadkii xaday Xoolihii Dadwaynaha?
    14:Maxaad Dhulkii aan Gadanay oo ay ku Jiraan Jardiimooyinkii Muqdisho uso celisey.
    15:Maxaad u Dhistay Xarumaha Fanta Guud sida Madaxfkii Garoonkii iyo Tiyaatarkii Qaranka?
    16:Maxaad Soomaaliya Maqaamkeeda u Wanaajisey Caalamkana ugu Xidhay?
    17:Maxaad Siyaasiyiinta Xanaaqsan noogu bixisay adiga oo Bulshada Nagu diray?
    18:Maxaad Al-shabaab doorashada ugu diidey inay ka qaybgalaan sida Abu mansuur?
    19:Maxaad Shilin Somaaligii uso Celinaysaa
    20:Maxad Dayntii aan dalka geliney in laga cafiyo u dalbaysaa?
    21:Maxaad Heshiisyo calamiya oo dalka dani ugu jirto aad u galaysaa?
    22:Maxaad Hawadii Somaaliya ee dalka Debadiisa lagu Haystey uso Celisey?
    23:Maxaad Albaabkii Debeda maamul goboledyada ugaso Xidhay
    24:Maxaad Arimaha gudaha dalka faragelinta ugu haysaa Marwalba?
    25:Maxaad kaaramadi iyo sharafkii umada somaliyed usoo celisey
    26:Maxaad Mushaharaadkii Ciidamada xildhibaanada iyo shaqalaha Rayidka ee aan sanado ka hor doorashada ku galay maxaad u bixisay ilaa hadana u joogtaysey.
    27:Maxaad u Qaaday isbaaradii Wajeer taaley ee dadka somaaliyeed lagu bahdili jirey?
    28:Maxaad ugu Talo jirtaa so celinta Somaliya Airline
    29:Maxad u Heshiisisey Jabuuti iyo Eriterea.
    30:Maxaad Emaraad dalka uga saartay adiga oo sagaal Million Dollar ka Qabsaday?
    Intaas oo qodob oo Khiyaano Qaran ah ayaa lagugu haystaa Farmaajow IS CASIL
    Xildhibaano Xanaaqsan
    Nabar iyo Naxdin
    Dann iyo Doolar
    Guuldaro&Gunimo.
    Wixii
    Nabad Iyo Nolol
    Sheegtow sheergareeya

    • @mohamudnor8086
      @mohamudnor8086 5 ปีที่แล้ว

      War laguu Soo dhiibey ayaad wadaaa

    • @ragemsaid8697
      @ragemsaid8697 5 ปีที่แล้ว

      Kheyr Allaha ku siiyo
      Si wanaagsan ayad u diyaarisay

    • @nucmaanqaalid4311
      @nucmaanqaalid4311 5 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waxa fiicn bad nala socodsisey illhy farmajo mar lawd hanoo so dorto insha allh

    • @SM-qx5he
      @SM-qx5he 5 ปีที่แล้ว

      M Abdi mahadsanid will halyay ah baatahay runta rag kama nixiso

    • @ahmedwaliabdibarre8140
      @ahmedwaliabdibarre8140 4 ปีที่แล้ว

      @Halyeey Qaran sxb runta raga kama nixiso waa sx

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 6 ปีที่แล้ว +152

    Gabre villa Somalia ayuu seexan jiray intii ka horaysay prime minister Khaire iyo president Farmaajo. Right.

  • @MohamedHassan-yg3yh
    @MohamedHassan-yg3yh 6 ปีที่แล้ว +89

    Team Nabad iyo Nolol Like Share

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ف

  • @MOHAMEDHASSAN-ts8yo
    @MOHAMEDHASSAN-ts8yo 6 ปีที่แล้ว +1

    wlhi cabdirahman cabd shakuur gudoomiyaha xisbiga wada jir waa cadeeyay warkiisa waa nin macquul ah hadalkiisa oo dagan aqoonyahan ah masha allah waa nin wadanka lagu aamini karo kuwa la magac baxay nabad iyo nolol wax ka jiro malahan waayo nabad ma jirto dadkii maalinwalba qarax iyo dilal qorsheeysan ayaa shabaab u geestaa iyo ayaga nolol ma jirto aaway istaafkii cabdiraxman cabdishakuur yaa wax iska waydiiyay

  • @safiay9530
    @safiay9530 6 ปีที่แล้ว +98

    C/shakuur markii la dooranaayey Farmaajo waxa heshay 2cod hada 4sano ka dib ma is leedahay waxad helaysaa 2cod mese 0 ayaad la seexanaysaa ?

    • @zakarieissemohamud8506
      @zakarieissemohamud8506 6 ปีที่แล้ว +3

      Safia Y
      Hahaahahahaha
      Aaad ayad u mahadsantahay
      Safia y
      Kaba so qaad CC shakur u ku jwbaya
      Horta horey ayaa loo dhahay
      "Furuq hduu yimaado waraabow waa fara ka dhuuq"
      Waxan kala jeeda
      Markii hore dadka farmajo ayaa u cadaay
      Balse hda wx walba isha umacalina
      Marka adiga lee doorashada indhahaada wx ku arag insha ALLAH
      Codkana waa iska rabi lahaay
      Hdii aadan af dulaaq neyn
      "Lacag aadan rabin"😀😀😀😀

    • @farmaanjoabdisalan3317
      @farmaanjoabdisalan3317 6 ปีที่แล้ว

      @@zakarieissemohamud8506 hh

    • @ahmedmohamood8380
      @ahmedmohamood8380 6 ปีที่แล้ว +2

      Odaygaan tuuga ah ayaan layaabanahay waryaa ku aaminaya mardanbe hadlaayo kula tagtay

    • @Warsameamir8
      @Warsameamir8 6 ปีที่แล้ว

      Kkkkjkjjkkkjj kaan waa tuug tuug dhly

    • @mohavic1874
      @mohavic1874 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh 0 lee iska dheh kan tuug wye ileene😂

  • @khadiijomaxud2477
    @khadiijomaxud2477 6 ปีที่แล้ว +36

    Ilahey ha xoojiyo dowlad iyo dhamaan muslimiinta meelkasta ay joogaan

  • @honorrashka5716
    @honorrashka5716 2 ปีที่แล้ว

    Guul madaxweyne abdiraxmaan abdishakuur somali 2023 waxaan ku rajeynaya mdxwynah somali insha Allah

  • @shantasomaaliyeedwiilkooda3500
    @shantasomaaliyeedwiilkooda3500 6 ปีที่แล้ว +13

    Walahi wariyaha sidii loo aamusiyey qosol buu ka bixi waayey CC Shakuur gacan ku taagay

    • @maxamudfaarax4152
      @maxamudfaarax4152 4 ปีที่แล้ว

      Tuug ayaa tahay.waa.in.maxakamad.lagu.saaro

  • @sayid-cali6390
    @sayid-cali6390 6 ปีที่แล้ว +4

    Hogamiye hadal yaqaan ah,Weriye Xirfad badan iyo dhalinyar Aqoonyahano ah kadib waxan daawaday the best programm in 2018✌😅😅

  • @mohamedomarmohamedomar5077
    @mohamedomarmohamedomar5077 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah wariyahana nin fiican abdirahmaan abdishakuur tuug ha taageerin runta ka hadal

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ب

  • @ahmedwalisky5020
    @ahmedwalisky5020 6 ปีที่แล้ว +24

    Adeer ajanabi haku mar mar simoon somali hore ayeey isku leeysay kheeyre iyo farmaajo wax dhaaamo wali nama so marin

    • @ahmedhashi7385
      @ahmedhashi7385 5 ปีที่แล้ว

      Waa sax lipx

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ل

  • @calibaashi1653
    @calibaashi1653 3 ปีที่แล้ว

    That's good point

  • @FarahFarah-ud7rx
    @FarahFarah-ud7rx 5 ปีที่แล้ว +2

    Very intelligent he can lead Somali

  • @fuaadcabdilaahi8687
    @fuaadcabdilaahi8687 6 ปีที่แล้ว +49

    siyaasi cadhaysan

    • @istahilyusuf321
      @istahilyusuf321 6 ปีที่แล้ว

      fuaad cabdilaahi kkkk

    • @nurahmed8878
      @nurahmed8878 5 ปีที่แล้ว

      Badii baad gaday weli MA ciilqabtaa in aad si gado adoon a qofkale Waxkashegin

    • @sareedo8184
      @sareedo8184 5 ปีที่แล้ว

      Ninku waa nin qoyan biyo iskama dhowro

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ز

  • @cabdikariincumar4827
    @cabdikariincumar4827 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mudane madaxweyne ccw madaxweynaha mustaqbalka dhaw inasha allah runta ayaan ku jeclahay hadanahay shacabka somaliyed guuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuul

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ز

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 6 ปีที่แล้ว +61

    Ina Shakuurow shaqo kale doono adiga Indha Cadde ayaaba ku dhaama!

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 3 ปีที่แล้ว

    Ilaaheey haqabto asaga & dameereey

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ن

  • @The_bestSoilder
    @The_bestSoilder 6 ปีที่แล้ว +9

    Waa wariye fariido caqli badan. Midkastoo. Marka xilka lagaqoodo. Ayuu mucaarad noqdaa. Hadii sidaa loowarayso way isqarin lahaaye.xilnamaydoone.
    Waxaan ku boorinlayaa wariye kastaa inuu u waraystoo.
    Good wariye

  • @somalidhalada8957
    @somalidhalada8957 6 ปีที่แล้ว +71

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂wariyuhu ragsanaa runta sheegi ogaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂runta necebaa jaajuusku

    • @geeledahir2012
      @geeledahir2012 6 ปีที่แล้ว

      waxba mahayo waa. iskamacarad kaliya

    • @AJ-cf4qf
      @AJ-cf4qf 6 ปีที่แล้ว

      Adigu wadata magaca somaali dhaladna Ku darsatay dhalishadana badan thy bana haoranin jaajuuska marbo johorad noqda jawigusana wacan yahay jamhuuriyada ka muuqda jawigana usaxa joga loogu istaga laku tilmaama masuul sare maamulkisa muuqda jamhuriyada idilked jilka uwada huran

    • @somalidhalada8957
      @somalidhalada8957 6 ปีที่แล้ว +1

      +A J wax badan kama fahmin waxaa soo qortay laakin waxan u fahmay armuu madax ka noqdaa dalka 😂😂😂aniga nina qabiil uguma hiiliyo haduu abahaay dhalayne lakiin rabi CCSHAKUUR. CCRASHIID FIQI. IYO QAARKALOO HORE LOO TIJAABIYEY ALLOW HANOOGU DHIIBIN NINKII HORAY IIDAGOOW MARKALE BEEN HAYGU DAGIYIN DALIILBAN KU HAYAYOO RUNBAAN KULA DOONAYAAYE NAGUMA CUSBO RAG U SHAQERYO DANA SHISHEEYE

    • @AJ-cf4qf
      @AJ-cf4qf 6 ปีที่แล้ว

      Somali Dhalad qabil anigaba kalama hadlin mida kale adiga maahan ino fikirkada Ku cabirnado manta ayad qalad gashay birina wax masaxaysid dunida qofka hado wax qaldo waxna woo saxa mida kale somalida waxa dhiwatadan u kenaayo ayaba ah halka fikir ay Ku harero jogan mar hada thy qof siyasi ah ama qof jcl ino ka hadlo siyasada waa in aad ka fikirta maylo badan mucaradkaba all dunida mucarad kuma ahan mel bo mucarad Ku yahay meshasna macqul in oo qalad ka jiro muhimada ayah in mucarad lahelo

    • @cabdinasirnuur2991
      @cabdinasirnuur2991 5 ปีที่แล้ว

      Cabdirixman waa tuug xilna umaqaban karo marnaba xilkas ama hayarado ama haweynado

  • @dolidoli4991
    @dolidoli4991 3 ปีที่แล้ว

    SStv your questions to the political spoiler seemed encouraging and looks it's like attracts like.

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ت

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 6 ปีที่แล้ว +14

    bad iyo bari bay iibsadeen

  • @abdiali3812
    @abdiali3812 6 ปีที่แล้ว +1

    Mash Cabdiraxmaan is geezi educated leader we support u

  • @salahhaji2893
    @salahhaji2893 5 ปีที่แล้ว

    Tuuuuug cabdi raxmaan naceebkayga haku soo gaaro

  • @ahmeddaahir3013
    @ahmeddaahir3013 5 ปีที่แล้ว +2

    Thanks

  • @dahabohusen2330
    @dahabohusen2330 6 ปีที่แล้ว +26

    Farmajo ayaa laga cabsan inuu dib inoo celiyo
    Nin dhahay waan qaraabaneen ayaa na samata bixinayo iyo adigo saxiixaaga bada la haayo

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ف

  • @elmih80
    @elmih80 6 ปีที่แล้ว +67

    Kan hadaan ahaan lahaa Waan is qarin lahaa doqon ilka dheer

    • @abdiali3812
      @abdiali3812 6 ปีที่แล้ว +1

      Does free speech hurt you

    • @yassinduale7384
      @yassinduale7384 6 ปีที่แล้ว +3

      Warkan tuuganimada qaainnimada iyo indha adkaanta isku darsaday Maxaa loo waraysanayaa

    • @allahadoonkiisiiayaanahay27
      @allahadoonkiisiiayaanahay27 6 ปีที่แล้ว

      Miyaa xadro qabyaalad ku Haysaa Muxuu ladhuuman ?

    • @AJ-cf4qf
      @AJ-cf4qf 6 ปีที่แล้ว

      Sababta oo is Ku qarinayo maxe thy waa masul sare murtidiisa muuqato mamulkiisana wacanyahay bulshadana muhiim u ah cadawgisa cadta hostis horo u soco cabdiraxman cabdi shakuur

  • @geeljire395
    @geeljire395 5 ปีที่แล้ว +4

    Walaahi runta ayuu ku xanaaqayaa, mooryaan

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ت

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 6 ปีที่แล้ว +25

    Xisbiga laftiisaa xaaram ah waryaada kitaabka maysku xukunaa aduunku waa wax yar shareecada diinta islaamka maysku xukunaa taasaa ina deeqda

  • @guulujooga4729
    @guulujooga4729 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaahwaa caqi maska leh

  • @madadaalochannel8116
    @madadaalochannel8116 5 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan subscribe saar channelka

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ت

  • @cabdikariincumar4827
    @cabdikariincumar4827 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah halyeey qarnbatay ee uwad hawsha aadshacka uhaysid ulabajibar hakabaqin warka nobar iyo naxdin yiisan ku cabsigalinin waan ku garab taganha hadaa nahay shacabka somaliyeed nahay

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ز

  • @xaqiiqooyin6465
    @xaqiiqooyin6465 6 ปีที่แล้ว +30

    Waa. Daalin. Aandad iyodalba Rabin. Allow naga qabo tuuga

  • @sahraomar6872
    @sahraomar6872 6 ปีที่แล้ว +54

    Abdirahman abdishakuur comentiga ma aqriyo miyaa waxan kula talin lahaa inu aqriyo waayo umada aad bey uga so horjedaan

    • @cabdiqanigurey301
      @cabdiqanigurey301 6 ปีที่แล้ว +3

      Wuu akhriyaaa lkin istiil baa haya 4 sano kadib xitaa ma filayo inuu hal cod helayo

    • @taajirali9132
      @taajirali9132 6 ปีที่แล้ว +3

      sahra omar kkkkk
      Meyla aragtey sahro omar abaayo

    • @waalamahuraanciidanqaranab7471
      @waalamahuraanciidanqaranab7471 6 ปีที่แล้ว +1

      Wlh abaayo anaabo dhihi rabay sidaan comments dhan waa neceb wlh masha Allah sahro

    • @somaliyawadani5621
      @somaliyawadani5621 6 ปีที่แล้ว +1

      29sano dhibaatada wadan dil dhac kifi u kajiray ccsh. Xagu jira u hada ka hadlaayo dhibaatada somali ku jirtay dictatori hadaan heli laheen wallhi wa daawada somaliya lkn mid rawa waxuu rabo in la sameeyo

    • @somaliyawadani5621
      @somaliyawadani5621 6 ปีที่แล้ว +1

      Shara allha ya cizak sax hadal kaaga war gan soolida xalaasha dhib bu ku haaya kuwa tuugada 29ka dil dhac kufsiga loo so dhaweyo waqtiga dhibaatadas jirata ccshu xago jirta o hada dawla yar somali heleen ku haayo dhibaato war ka waa tuug xaaran quuye isbaaro umada wey naceen

  • @yaskaagajof1721
    @yaskaagajof1721 5 ปีที่แล้ว

    Liibaax cabdiraxmaan cabdishkuur

  • @mahameddoob3575
    @mahameddoob3575 3 ปีที่แล้ว

    Cawan

  • @sahraomar6872
    @sahraomar6872 6 ปีที่แล้ว +32

    Ninyahoow u hambalyer dowlada irsaaqadna ilaaha bixiyee nolaashada kale wado

    • @SaraAli-gh7rp
      @SaraAli-gh7rp 4 ปีที่แล้ว

      Alloow xaqa nagu toosi...

  • @cabdikariincumar4827
    @cabdikariincumar4827 4 ปีที่แล้ว

    Guuuuuul wadajir

  • @fartunsalahahmed7690
    @fartunsalahahmed7690 6 ปีที่แล้ว +40

    Kan in siyaasi la yirrhdan ka xumahay mana mudna run ahaantii nin micna badana uma arko waxaan si fiican looga dhex arkaa hinaaso farmajo hadii la qalo farmajo ayaa laga soo dhex saari lahaa

    • @AJ-cf4qf
      @AJ-cf4qf 6 ปีที่แล้ว

      Adiga aaminsan fartun taa

    • @aminonoor7698
      @aminonoor7698 5 ปีที่แล้ว

      Lkn somalida intee is xasdeso wlhi plhi pur pur iyo foolxmdn ayaa lgu jiraaa

  • @AF-wd2gt
    @AF-wd2gt 5 ปีที่แล้ว +2

    Habargidir guulayso

  • @nasteexofficials5176
    @nasteexofficials5176 6 ปีที่แล้ว +3

    Waaw masha allah saasaa loo hadlaa hadikle katag mesha

  • @shamsudiincabbaas2125
    @shamsudiincabbaas2125 6 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءاللہ
    جزاك اللهُ‎

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ل

  • @hodanahmed2020
    @hodanahmed2020 6 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan c.c.shakuur waa somali khasaaray. War iska ganacso waligaa Somalia ma madaxweyne kama noqon doontide.

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ع

  • @abdirisaqali7344
    @abdirisaqali7344 6 ปีที่แล้ว +29

    BAD GAD DHUL GAD IYO GABDHO GAD IN LA WAREYSTO MAAHA

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 ปีที่แล้ว +2

    Madax wayne mustaqbal insha'Allah guuuuuul guuuuuul guuuuuul

  • @jamaadwarsame6860
    @jamaadwarsame6860 6 ปีที่แล้ว

    Guul sntv

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ت

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 6 ปีที่แล้ว +2

    waa wariyo wanaagsan

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ل

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 6 ปีที่แล้ว +13

    Danley ha dhacdo

  • @naimahasaen3041
    @naimahasaen3041 6 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi waa geesi wariyahu

  • @aminonoor7698
    @aminonoor7698 5 ปีที่แล้ว +1

    Guuul abdrhmn

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ي

  • @isgow
    @isgow 5 ปีที่แล้ว +1

    Abdiaziz ilaahey ka cabso

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ل

  • @isdaji
    @isdaji 5 ปีที่แล้ว +1

    Vivi candiraxmaan cabdishakuur

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ط

  • @iskudayinaadwaxfahanto1055
    @iskudayinaadwaxfahanto1055 6 ปีที่แล้ว +5

    masha allah mas uul sare madax weynaha mus taqbalka c/ cabdi shakuur 100/100/ adigaa dhaama kuwaan hada jooga ee waxan ku leenahay horay usoco mas uul sare

  • @waalamahuraanciidanqaranab7471
    @waalamahuraanciidanqaranab7471 6 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaan yuu rabaa inuu hoogaamiya dadkii wax baratay dhamaan waa kasoo horjeedaan inyar ma ahee comments fiiri Abdirahman go waaye xidid baan nahee haa I ceebeyn yaaqee

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 6 ปีที่แล้ว +2

    C c warsame
    Siyaasi Dood Yaqaaan ah
    Masha Allaaah
    Itijaaah Mucaakis
    Wa loo Baahanyahay
    Höre u soco

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ت

  • @bahjaismail7723
    @bahjaismail7723 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh
    Wariyuhu ragsanaa Runta shegi
    Ogaa
    Waad uqalantaa
    Inaa thy
    WARIYE """ muwadin ah
    Oo Dalkisa u shaqaynaya
    Thank You so mach

  • @abdiemohamedde3793
    @abdiemohamedde3793 3 ปีที่แล้ว

    Yes

  • @kingsea3049
    @kingsea3049 3 ปีที่แล้ว

    Soomaliya Soomali baa leh,,,,,,,,,,,,, Soomaali Waa Qaran###

  • @ayanmohamed2645
    @ayanmohamed2645 6 ปีที่แล้ว +7

    Badiii aaaway waydiii

    • @jamesblack2577
      @jamesblack2577 3 ปีที่แล้ว

      Baddii hadii uu saxiixi lahayn waala qaadan lahaay oo sidaa ayee ku badbaaday

  • @somaliabba7820
    @somaliabba7820 5 ปีที่แล้ว +2

    Guulayso Masuul sare CCW cadawgaagu hajabo 💪💪💪💪💪

    • @HaniHeloS
      @HaniHeloS 5 ปีที่แล้ว

      Mohamud Hasan Nio Maxuu Ku GeeleysNaa Ninkan Waa Aragtaa Waxa Uu la qal qalayo mideda Kale Qabiil Ahaan miyaa U Difacee 😂😂😂😂😂 aduunyda sidaan ama Loo Jogaayo Qof walbo labo mitir uu galaa qabiil makula galaayo 😂😂😂

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 6 ปีที่แล้ว +46

    Wariyuhu wuu saxan yahay hadaad xanaaqayso maxaad waraysiga u aqbashay laguuma naxariisanayo meesha shaah laguma cabayo suaalo kulkul baa lagu weydiinayaa nin durbaan tumay ilaaq dalbay adaa xilka cagahaaga kusoo doontay ma waxaad rabtay in guul wadoow siyaad laguu qaado

    • @hassanbengoumaneh4330
      @hassanbengoumaneh4330 6 ปีที่แล้ว

      😋🙂🙂🙂🙂🙂🙂🙂🙂

    • @safiay9530
      @safiay9530 6 ปีที่แล้ว +1

      Thank u so much comankaaga waan ka helay

  • @hassanabc9190
    @hassanabc9190 6 ปีที่แล้ว +1

    Siyasiyiinta mucaradka ha.adeen dugsiga hoose ee mucaradnimada. somaliya mucaradka umabaahna

  • @abdirisakrage5115
    @abdirisakrage5115 6 ปีที่แล้ว +21

    Bal ninkaa masuulka isku sheegaya eega ma soomaali oodhan baa lacag qaadata adaa lagu nacay afxumadaada iyo rayi xumadaada

    • @himurakenshin6053
      @himurakenshin6053 6 ปีที่แล้ว

      Abdirisaq Rage wallahi waa runtaa. Jaajus dulli ah weeye oo hooyadis shilin ku iibsaday. Dee nin wadankiisa shilin kadoortay soo ma aha nin hooyadis jirkeeda iibsaday. Nijaas weeye

    • @qadaroqaali1543
      @qadaroqaali1543 5 ปีที่แล้ว

      warka waba dhibaya hadi la wediyo

  • @ahmedabdiomar7204
    @ahmedabdiomar7204 6 ปีที่แล้ว +43

    Asc ninkan timuhu waxay u cadaadeen siduuu uu ku iibinlahaa badda soomaaliya kanaa somali siyaasi ah

    • @cabdiqanigurey301
      @cabdiqanigurey301 6 ปีที่แล้ว

      Xaqiiiiq sidaaa weeye

    • @raxmadrabbi1578
      @raxmadrabbi1578 6 ปีที่แล้ว +2

      Suu somaliya ugadi lahaa suu ugu fakarayay ciraa kasoo baxday

    • @aminamohomed4269
      @aminamohomed4269 6 ปีที่แล้ว

      Kkkkk

    • @fatmatakoroma7021
      @fatmatakoroma7021 6 ปีที่แล้ว

      Waxey timu ucadaanen waxa baraso waana halyeey soomaliyee oo uujiyay geeysinimo

  • @mohamadhassan4986
    @mohamadhassan4986 3 ปีที่แล้ว +1

    asc libaax 2 maaha waa (cc Shakur)

  • @axmedkhaliif2528
    @axmedkhaliif2528 6 ปีที่แล้ว +1

    siyaasada somalia waa Hagar daamo iyo khiyaano maahan tan wadamada kale ay siyaasiyiintooda ugu daneeyaan dadkooda

  • @saynabxirsi1426
    @saynabxirsi1426 4 ปีที่แล้ว +1

    Ha la waydiiyo sababii uu u bixiyay bada soomaaliyeed

  • @beeloahmed4964
    @beeloahmed4964 5 ปีที่แล้ว +3

    Ar adeerkeey maxa lku dhigay 🤣🤣🤣🤣 cashir bila ciwana layiraa sheekdan cml adeer iska Naso anigu hdiinu nahay dhalinta HG Farmajo mdxa nosaran 💪💪💪

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ذ

  • @hanaamohamed3178
    @hanaamohamed3178 5 ปีที่แล้ว +2

    Hadal yar howlbadan doqon nimo loma bahno viva farmajo iyo qeyre

  • @khadiijomaxud2477
    @khadiijomaxud2477 6 ปีที่แล้ว +13

    Mamul gobaleed iyo mucarad gabalkoodii waa dhacey guul guul guul farmaajo iyo kheyre iyo dowladeena sharafta leh ilahey ha xoojiyo cidankeena soomaliyeed ee islaamka ah ilahey ha xoojiyo

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 6 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan waa geesi tool wayeey walahi insha allah madexweyn mustaqbal kuu rajeynaya

  • @heesosomalicusubchannel9263
    @heesosomalicusubchannel9263 6 ปีที่แล้ว +28

    dadka somaliyed tuug bay qabiil kutaagerayan allow nahanuuni

  • @cabdikariincumar4827
    @cabdikariincumar4827 5 ปีที่แล้ว +1

    masah allah gulayso bana leyahay murax dacad batahay ee hadanay shacabka somaliyed wangarb taganay

  • @sayid6649
    @sayid6649 5 ปีที่แล้ว +1

    Anoo fikir ahaan cabdiraxmaan kasoo horjeeda ...haddana wuxuu leeyahay awood cilmiyeed oo dhinaca siyaasadda ah iyo waliba daalacasho isbedellada siyaasadeed ee geeska iyo adduunkaba ka jira

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 4 ปีที่แล้ว

    War ninkan wa doodaa runtii absolutely

  • @mohamedosmaan1777
    @mohamedosmaan1777 5 ปีที่แล้ว

    Shid ku yaroo ciyaala waraysanayna.waa ceeb.cabdirahman.abdishakur kuyaroo ciyaala inad waraysisiiiso

  • @farhiafewerswt5748
    @farhiafewerswt5748 5 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah wa hogamiye dhan walbo kadhisan allow Ku xafid

  • @fatximaxmed5922
    @fatximaxmed5922 5 ปีที่แล้ว +4

    wariye hormar wacn ku rajeynaa adi io aqoon yahninta ku hor fadhiyo

  • @ahmed-nurahmed3285
    @ahmed-nurahmed3285 5 ปีที่แล้ว +1

    Mudane Madaxwaynaaa la dhahoooyaaa ma dhahoooyo ma ahi aniga wadanka nimaaa u magacaaban madaxweeeyne……….Subxaana Allah
    Iiimaan Masaaajid ooow ahaaan jiray ka waran heee?

  • @AbdulAli-ff8uf
    @AbdulAli-ff8uf 6 ปีที่แล้ว +29

    Tuug laqabtay talomaleh.

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ج

  • @eglanhussein4013
    @eglanhussein4013 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll waxa tahay lipax libax dhalay wlhi waxa mudan tahay madaxweyne inaad noqoto wll waxa lawayay war ye lpx Ah keep going

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 4 ปีที่แล้ว

    Inacabdi shakuuroow guuleeyso

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 ปีที่แล้ว

    Kenya siyaasi kasta oo Soomaaliyeed way u soo bandhigtay arinta badda. Xataa Cabdillaahi Yuusuf isagoo Nayroobi ayuu ka diiday. Afar kani ka mid yahay ayaa arintaasi Kenya u ogolaaday.

  • @fartahajji3192
    @fartahajji3192 6 ปีที่แล้ว

    C/rxmn C/shakur warsame😍😍😍waa nin caqli bdn marksta wan u bahanay in dowlada negativekeeda loo sheego horay usii soco mudane from sh/dhexe

    • @aliabdihassan8772
      @aliabdihassan8772 6 ปีที่แล้ว

      laxeeey gobalka ha iga sheegan

    • @fartahajji3192
      @fartahajji3192 6 ปีที่แล้ว

      +ali abdi hassan 😍😍😍😍gobolka wan ku la leeyahy awoowe

  • @mohammedsheikh9340
    @mohammedsheikh9340 5 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan waa nin duli ha shartiisa umada soomaali illaahey ha ka qabto

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 6 ปีที่แล้ว +1

    Kkkjjkkk.dhibaata ku dhacday

  • @yuunusismail9165
    @yuunusismail9165 4 ปีที่แล้ว

    Nabad iiyo nollolla
    Mashallahaa

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ج

  • @yuunusismail9165
    @yuunusismail9165 4 ปีที่แล้ว

    Abduraman abdushakur
    Benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale benale

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 6 ปีที่แล้ว +37

    Tuug faladaganka siyaasada labolabo. Com

    • @abdulhassan9985
      @abdulhassan9985 6 ปีที่แล้ว +2

      Xaar iyo nolol

    • @mohaali4652
      @mohaali4652 6 ปีที่แล้ว +1

      Adoo ilkayar ah ayaad nin habargidir ah afka ku taageeysaa saaxiib Is hubso ninku waa habargidir marka aad qof habargidir ah la hadleyso waa in aad hoos fiirisid

    • @1saamax
      @1saamax 6 ปีที่แล้ว

      @@mohaali4652
      😂😂😂😂😂😂

    • @Alxamdulillaahi
      @Alxamdulillaahi 6 ปีที่แล้ว +7

      @@mohaali4652 am sorry kanaa idinceebeeyey waxaad ahaa taanba murusadana qayraa qurxiyey mareexaanaa farmaaajaa qurxiyey abgaalna salaad jeelaa qurxiyey adna qabiilaa kuqurmiyey get los

    • @Alxamdulillaahi
      @Alxamdulillaahi 6 ปีที่แล้ว +1

      @@abdulhassan9985 adna soo Matag matihid xaarkaaba kudhaama oo 2018 jaceel dartiis loo cuney cuqdad udhimo idim alle

  • @abdiweliibrahimhassan9179
    @abdiweliibrahimhassan9179 5 ปีที่แล้ว

    Siyaasada C.C.Shakuur Muxuu siyaasad kagaranaayaa waayaabe

  • @elmih80
    @elmih80 6 ปีที่แล้ว +16

    Dowlada In eyna hore u socon Ayuu Rabaa wuuna ku qasban yahay sababtoo ah lacagti imaaraadka laga cunay ayaa wili shaqeyneyso isaga iyo calooleey tuugo

  • @abdulahisharif2431
    @abdulahisharif2431 5 ปีที่แล้ว

    wiriyahaan rageedi waaye viva wiriyayaasha kan oo kale ee aan cabsan

  • @sonataabdul151
    @sonataabdul151 6 ปีที่แล้ว

    Masha’allah wlhi mudane Abdirahman Abadishakur waa niin an cadi aheyn lkin insha’allah somalida hadey nabad iyo kala dambeyn raban dorta niinkan idinko qabiil u adegsaneynin dalkina miskinkan wariyaha shilimadka kaso radshey war madaxda kaxisho waxadan aqon u laheyn iyo siyasad damcan kaweyn ha weydin plze

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 5 ปีที่แล้ว

    Gabre buu rabaan shakuur

  • @waalamahuraanciidanqaranab7471
    @waalamahuraanciidanqaranab7471 6 ปีที่แล้ว +1

    Wlh gabadha waa hadashay Masha Allah allow kudaa
    Arts of International relations and diplomacy ayey midhaa wax ka baratay

  • @fowsiamoalim9928
    @fowsiamoalim9928 6 ปีที่แล้ว

    Waa run sheeg

  • @mahadomar3089
    @mahadomar3089 6 ปีที่แล้ว +21

    Tuug Hadalkiisa Lama Aamino hhmm

  • @alinoor8322
    @alinoor8322 6 ปีที่แล้ว +17

    Dowlad aan mucarad lahayn majirto walalyal lkn waxa laraba mucarad wax dhisayo inuu noqdo.

  • @maxamedxasan2331
    @maxamedxasan2331 3 ปีที่แล้ว

    Iskuul ma dhigan lkn waxaan bartay qabyaalada masuul ma noqon karaa qof yiri cumar finish kac lafta gaeen kac qoor qoor kac dhamaan tood jawaabi ayaan ka sugayaa macnahaa yaa iiga jawaabi kara

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 6 ปีที่แล้ว +17

    This guy has failed over nd over again he doesn't know when to quick!

    • @abdulhassan9985
      @abdulhassan9985 6 ปีที่แล้ว +1

      you mean he doesn't know when to quit.

    • @abdulhassan9985
      @abdulhassan9985 6 ปีที่แล้ว

      impeachment for the President of Somalia.xarmaajo

    • @abdulhassan9985
      @abdulhassan9985 6 ปีที่แล้ว

      Darood time is over. 🤣🤣

    • @abdiali3812
      @abdiali3812 6 ปีที่แล้ว +1

      @@abdulhassan9985 true bro they don't like im beause of his gabil but the guy is educated guy mash

    • @abdulhassan9985
      @abdulhassan9985 6 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiali3812 he's a very intelligent man.