DAAHIROW SHEEKH DIRIR WUXUU KA SHEEKEEYEY OO AFKIISA KA SHEEGAY IN QOF DUMARA EEY U TIMI OOY TIDHI NIKEEYGII WAXAAN KA KARI LA'AHAY GABADHEEYDII OO AH DABCAN ISGA GABADHUUSA EE NINKAAN IGA FUR👺 DADKAAN WEEH XANUUNSAN YIHIIN WAA XAGA DHIMIRKA MA FAYOOBA
WAA DAD XANUUNSAN EE ALLAHA CAAFIYO
Walahay tan way xanuun santahay
❤
😊😊
Cawa maxkamada wey walatey😁
أعوذ بالله من الشيطان الرجيم waa waali bisinkei
Maxkamadii leesku shuminayo maaa u dambeesay cawa 😂😂😂😂