#DIGRIGA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 52

  • @saredoahmed2451
    @saredoahmed2451 3 หลายเดือนก่อน +6

    Jazakalah abyoh culus xoog isaaran isoo duceya wallayal ilhy inu iga dulqado😢😢😢

    • @AntiZandiya
      @AntiZandiya 3 หลายเดือนก่อน +2

      Ilaah hakaa qaado kula midaa ahay abyo jamacadii xitaa wan dhibsaday casharada aqris leyguma karo marka buug so qabto hurdaa i qabaneso meel walbo waa iskaga hurdaa😢

  • @RayaanDacar
    @RayaanDacar 3 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allh abyo alha kudayo jawahir

  • @XalimoMohamed-yb4ym
    @XalimoMohamed-yb4ym 3 หลายเดือนก่อน +18

    Shaqo mahayi wax barasho ma haayi guur mahayi ilmo mahaayi nolasha igu adag iiso cudeya please ilahey dartiis culeska alaha iga qaado alxamdulilah caafimad wan qaba😢

    • @Sahruush
      @Sahruush 3 หลายเดือนก่อน +4

      Illahy Faraj Khair qabo haku furu hppti udhawow Allah ducayso salaad walba gadashed
      istiqfaarta badi qur'aanka calaqad la yeelo waa nolol❤😢

    • @jiijoqueen1075
      @jiijoqueen1075 3 หลายเดือนก่อน +2

      Illaaheey culeyska haga dulqaado xbbti

    • @hindaahmed4861
      @hindaahmed4861 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@jiijoqueen1075Aamiin

    • @nuurulceyn9838
      @nuurulceyn9838 3 หลายเดือนก่อน

      Abyo culeyska allaha ka qaado dikrigana bilaaw saliga nabigana scw scw badso waxa waliba wey ku hagaagayan I.a

    • @hodhanibrahimali2991
      @hodhanibrahimali2991 3 หลายเดือนก่อน

      Abayo samirka baadi iyo salada iyo digriga

  • @habibaadan4222
    @habibaadan4222 2 หลายเดือนก่อน

    Masha.allah Abayo..❤❤❤

  • @haa8793
    @haa8793 3 หลายเดือนก่อน +2

    Shukran abaayo familkena qasatan ayaa xalada kusugan walaladey aniga ayaa udaran hayad ayan ushaqeyn jiraa afar sano ila hada albabadii ayaa laiga xirxiray shaqadhii wankasotagay masajidka hadan galo wanhuridi quran aqriso is irahdo iyo daman walaladey habenki mahurudno bal malinkii ayan hurudnaa nosoduceyo walaladey muslimka qisadena wankula wadagi donaa sfcn inshaAllah

  • @RAOAILENJOY
    @RAOAILENJOY 2 หลายเดือนก่อน +1

    Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi Wasalim

  • @AhmedgabowGarmadow
    @AhmedgabowGarmadow 3 หลายเดือนก่อน +3

    Asc dhamaan iisoo duceeyavin allaah i caafiyo allaah dartiis markasto dukataan

    • @AntiZandiya
      @AntiZandiya 3 หลายเดือนก่อน

      Wcs ilahey hku cafiyo wll

    • @AhmedgabowGarmadow
      @AhmedgabowGarmadow 3 หลายเดือนก่อน

      @@AntiZandiya aamiin jzk markasto dukato iisoo duceey

  • @hindaahmed4861
    @hindaahmed4861 3 หลายเดือนก่อน

    Aamiin abyo shukran xbbti

  • @Haboncudoon1437
    @Haboncudoon1437 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran juuyeey ilahay khayr haku siiyo 😊❤

  • @Burrdham
    @Burrdham 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha' Allah

  • @Nimcomahamud-c5m
    @Nimcomahamud-c5m 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alxamdulilaah waan wdaa allaha daawo iga raaciyo

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 3 หลายเดือนก่อน +3

    Salalahu caleyhii wasalam ❤️ ❤️ ❤️

  • @RAOAILENJOY
    @RAOAILENJOY 2 หลายเดือนก่อน

    Jisakumallahu Qeyr uQti

  • @ShamsaDubow-nk4if
    @ShamsaDubow-nk4if 2 หลายเดือนก่อน

    Manshallah

  • @qadroxussen9414
    @qadroxussen9414 3 หลายเดือนก่อน

    Jisakallahu qeer ❤❤abaayo qali

  • @GudoonmaxamedIsmaacil
    @GudoonmaxamedIsmaacil 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah shuran wllshy qiimo badan ❤❤❤

  • @hudamahed5522
    @hudamahed5522 3 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah kheyr wllo

  • @yaasmiinmohamed638
    @yaasmiinmohamed638 3 หลายเดือนก่อน

    Aamiin Yaa rabi

  • @maranbdi814
    @maranbdi814 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid abaayo

  • @Sahruush
    @Sahruush 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs wrx wbr jaawir cdey tnx abyoh❤

  • @bilanali7417
    @bilanali7417 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah

  • @RAOAILENJOY
    @RAOAILENJOY 2 หลายเดือนก่อน

    Amiin yaa Allah

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤

  • @faafumodiidii3851
    @faafumodiidii3851 3 หลายเดือนก่อน +1

    mashaAllha❤❤❤❤

  • @lagendarygamer349
    @lagendarygamer349 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wcsww walalo thank you qeeyrka aad soo gudbiso

  • @intisaarahmed1839
    @intisaarahmed1839 3 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ marka umana shoogi karo wan kacabsan hayaa mar walibana indha leen kala socdaa lakin lama hadli karo isagana waxan kadareemaa inuu saaid iisoo fiiriyo marka arko isgoo ifiirinaayana wuu iga jeestaa marka talo ayan rabaa inaan isiiso abaayo seen wax yeelaa qofka aad ayan ku jecelahay meel aan kaala soo xariirana wan waayay

    • @gobaadkaliil1614
      @gobaadkaliil1614 3 หลายเดือนก่อน +1

      Saliga nabiga badso xbbt ama isagaad heli ama badalkiisa oo khayr qaba

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 3 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ asc abaayo suaal aan mar hore ku weeydiiyay iigama aad soo jawaabin aniga waxan 28 sano walina maguursan wax walibana waa qadar marka waxaa jiro qof ayan jcelahay

    • @kamilofarah4489
      @kamilofarah4489 3 หลายเดือนก่อน

      Abyo wax walbo waa qadar lkn dadal aa loo baahan yahay marka aqri suratul baqara walashey guurka ku adkaa waxan kula taliyay in ey baqaro bilawdo alx ilahey guurkii wuu u fududeeyay hada waa la qabaa

  • @nasteexoaliwarsame2156
    @nasteexoaliwarsame2156 3 หลายเดือนก่อน +1

    M.a❤

  • @fadumoabdalle3994
    @fadumoabdalle3994 3 หลายเดือนก่อน

    Abbyo culeys dareymaa io caajis jmcda wa dhmyyy shqo ma hayi 😢😢 mrka iso ducya

  • @fadumomuuse5154
    @fadumomuuse5154 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @KhadiijaXuseen-uw9yn
    @KhadiijaXuseen-uw9yn 2 หลายเดือนก่อน

    Ma❤❤❤❤❤❤

  • @FaraxSiciid-z5m
    @FaraxSiciid-z5m 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc aniga qiiso ku hayaa

    • @SaaraXasan
      @SaaraXasan 3 หลายเดือนก่อน +3

      Aby dhaqso usosheg hanasogarte😮

  • @NimcoMaxamed-l1y
    @NimcoMaxamed-l1y 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah❤❤❤

  • @zytunmoha6455
    @zytunmoha6455 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤